CUMEER OO GARIGISA IIDHIBAY SHIL AYAN GALI GARAY NAXDIN😱😱…

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 4 окт 2024

Комментарии • 297

  • @Hodan__cadeyy
    @Hodan__cadeyy 20 часов назад +34

    Masha Allah wad fahan santahay wax yar aya ku dhiman malin walba gariga idhiba dheh tosa ubaranee amiraba sas ayey kubaratee ceep going 👍

  • @Xafzaamaxamed
    @Xafzaamaxamed 20 часов назад +84

    Sundus wllhi waa gabar karti badan cumeer zaki intee garbahaga joogan laguma welwelaayo dhaqsi gaari wadow waa baratay m.a❤❤❤

  • @habibaadan4222
    @habibaadan4222 20 часов назад +8

    Aan kusalina Xabiibkena muxamed scw scw scw ❤❤❤❤

  • @Zulubo-yar90
    @Zulubo-yar90 21 час назад +75

    Sunduseyy xaflad iska dhaaf hees iyo danbi ha gelin hppti. Casho sharaf yar usamee asxabta❤❤

    • @ikeaamkhaalid
      @ikeaamkhaalid 20 часов назад +3

      Maya abyo farxadeda In la dareemo waaye xaflad qurux BADAN Sugeynaa🎉

    • @Zulubo-yar90
      @Zulubo-yar90 20 часов назад +8

      @@ikeaamkhaalid abyo kun qof kasoo qeyb galaysa hees la shidana maxey faa'iidey aan danbi aheyn casho sharaf yaro soo jeedin yarana leh ba ka fcn hppti

    • @AaminoCusmaan-qr6ip
      @AaminoCusmaan-qr6ip 17 часов назад +3

      ​@@Zulubo-yar90 wlhi beenta mahan abyo ❤😭💐👸🏻🫶🏻

  • @raxmamahad2092
    @raxmamahad2092 22 часа назад +37

    Sunduseyy xaflada iska dhaaf casho sharaf lee usamee teamka😊❤

  • @Meneta143
    @Meneta143 22 часа назад +34

    Sundus abyo gaariga baro wuu kunfcaye❤ 10:01

  • @SuleekhaXasan-tz3yu
    @SuleekhaXasan-tz3yu 20 часов назад +15

    Boqoradeeni karti badneyyy sundusa un baa SAS sameyn karto meel kasta waad ku fica thy boqordeeni❤ina Ayaanle I love you qalbiyyy❤❤❤

  • @safiymohamudmumin1867
    @safiymohamudmumin1867 21 час назад +25

    Sundusey xflda iska dhaf marka riyoyinka ku rumowan lee xfld dhiga only wa sa ilatahay ❤

  • @AxlaanMaxamed-g6b
    @AxlaanMaxamed-g6b 22 часа назад +19

    TEAM SUNDUS AND CUMEER ONE LIKE ❤😂

  • @siraadbrown
    @siraadbrown 22 часа назад +17

    Sundus sidaas u farax sanoow oo markasta reer comment waxaay ku so qoraan inaad aqrisid isku daday B/C reer comment way ku jeclyhiin ❤😊

  • @Iqroahmed-qq9us
    @Iqroahmed-qq9us 21 час назад +17

    Sundus sida Asad iyo ceyda sameyen xaflad ween hadhiganin abaayo casho shrf lee sameyso❤

  • @SahroSaciid-dh6ue
    @SahroSaciid-dh6ue 22 часа назад +63

    Sundusey manta koko lakulamay sundus noowac dhahy maleshiya haween uthy idhaday inaa kula hadalaa rapay lkn ma iisurto gelin mar un waa kula hadli donaa mcnto❤

    • @MulkiHussein-w5r
      @MulkiHussein-w5r 21 час назад +5

      Wa iga nadib badantahay walahi ani ina lakulmo ra jaynanll❤i.n❤❤❤❤

    • @NazriMuxumed
      @NazriMuxumed 21 час назад +3

      Wllhi dheh koko wax maa isku tihin see u egtahay ma shidan tahay koko❤😂🎉🎉😊

    • @nasteexaxuseen1761
      @nasteexaxuseen1761 21 час назад +1

      Ayyy😢

    • @king______diini2777
      @king______diini2777 3 часа назад

      Ar somali io shaqo Lan maxaa Kala hesta😂😂

  • @shukriita4206
    @shukriita4206 22 часа назад +37

    Wlhi cwa anigo mute ika qaldana aa video cumer chenelkiisa kaso dawado saa uqoslayay waa oyay hadane inta imaday kwa sidaran cumer sundus cwa farxadeyda qeyb ka noqoten wlh one love❤😂

  • @ifrahomar4511
    @ifrahomar4511 21 час назад +28

    Cumeer nin raged wye wllhi qanaaca zunduz wax wlba ka muhiimzan iyaduna wey ixtiraamta m.a❤🥰

  • @Cumeer_big_faan
    @Cumeer_big_faan 22 часа назад +66

    TEAM CUMERKO ONE LIKE ❤😊

  • @Sihaam1.5
    @Sihaam1.5 21 час назад +9

    Fariiiiid saasa ka raba quruxdaadi iyo farxadaadi caawa wa so noqotey❤

  • @Sumyo-l7y
    @Sumyo-l7y 21 час назад +12

    Sii wad Sunday wasii baran qof ku dhashy maleh qof walbo wuu barte ❤

  • @HafsaA-p4q
    @HafsaA-p4q 20 часов назад +9

    Sundus gaariga top waye mashallah❤❤❤❤

  • @xaliimosiciid5080
    @xaliimosiciid5080 21 час назад +29

    Zaki somali waa wll fcn sundus ilaasho

  • @IntisaarMaxamed-nj4zo
    @IntisaarMaxamed-nj4zo 22 часа назад +8

    Team Sundus Team samiya team koko team amiro team cayda team saki soomaali team salax jj team adna team maclimo team alfa team kiki team deqoow jini team asad team abeera team cimran team cumer team cadnaan team armhna team ladan team 27❤

    • @UmuMajid-e3z
      @UmuMajid-e3z 21 час назад +1

      Camal la.aaan badn8daaa😂

  • @safamaxamuud-vu9cd
    @safamaxamuud-vu9cd 20 часов назад +12

    Sundus gabdh karti leh tahay hore uu soco abyo ❤

  • @Imraan53
    @Imraan53 19 часов назад +11

    Sundus lacagtada save gareso 500k xaflad ha dhiganin illaa aad kaso kabaneysid madama hada lagu dhacay 600k la sug. casho le usame asxabta🥰

  • @ayaansalad1062
    @ayaansalad1062 21 час назад +22

    Zaki somali walalka weye ilaasho cumeerna falaraha raac ❤❤😂

  • @FadumoFormfour
    @FadumoFormfour 22 часа назад +19

    Sundus ayaanle hore u soco wll farxadaadu waa farxadayada Alle Kuma tuso wax ku dhipa wllzhyy Guulayso if iyo aakhirapa❤

  • @MuhiyadiinCabdixakiin
    @MuhiyadiinCabdixakiin 22 часа назад +16

    Sundus waan ku salaamay

  • @Thebeutyher
    @Thebeutyher 18 часов назад +3

    Sundus iyo cumeer funny suu yiraahda cumeer markaad gaariga sheraleysy wu kabaxay😂😂 waqti iyo baraho rabaa gaari wax aan la barannarin majiro ❤

  • @KOKOBULLE-it5e
    @KOKOBULLE-it5e 22 часа назад +11

    TEAM KOKO ONE LIKE 👍

  • @AmishMaan-p1v
    @AmishMaan-p1v 21 час назад +14

    Abyo horey usoco xaflada iskadhaaf dadka asxaaptaada ah casho sharaf usamee intaa uga bax teeda kale byo cabaayadaha qurux baa kutahay iskadaa toopta dhagiska ah illaahay wuu kuu caroonayaa Pl waana dayda qaado tasbiixdana badso insha Allah addunka iyo aakhirana wad liibaanaysaa qof illaahay jecelyahay baa la imtixaanaa gaarigana baro wuu ku anfacayaa insha Allah guul wacan sister ❤❤🎉🎉

  • @rayaanabdiize
    @rayaanabdiize 22 часа назад +34

    Sundusey xaflada iska dhaf casho sharaf u smee teamka

    • @rahiimaqueen7062
      @rahiimaqueen7062 22 часа назад +9

      Sas ayaa fican

    • @Niyaaz-sd7sq
      @Niyaaz-sd7sq 22 часа назад

      @@rahiimaqueen7062aniga xta sas ku fikiraye ❤❤

    • @khadiijaabdqadir
      @khadiijaabdqadir 21 час назад +4

      Xafladuba waa casho sharaff wllo

    • @fatmina08
      @fatmina08 20 часов назад +5

      Gabigeedba iska dhaaf lacagta save gareyso saa guri weyn ugu hesho hada lee qasaaro gashee

  • @haniisthebest6157
    @haniisthebest6157 21 час назад +15

    Sundus wadida wataqana ee kala baro magac walbo iyo waxa uu qabto abayo kala baro marar kaloo badana isku day oo meelaha cidlada ah ku wad khatarna naftada iyo nafkalaba horey usoco abaayo

  • @MaryamDahir-vh2xd
    @MaryamDahir-vh2xd 21 час назад +10

    Shila Galay na markay dhah day Cumeer kulaha yaaah Qosol igu ma harin Sundus waa wadi Taqa na Gariga wlhy wax yar Lee Kuu dhi man ❤❤

  • @HiboMaxamed-ru9zl
    @HiboMaxamed-ru9zl 20 часов назад +6

    Team sundus ayanle❤❤ like😊

  • @SurprisedCaveWaterfall-hu9ho
    @SurprisedCaveWaterfall-hu9ho 21 час назад +15

    Sundusdesa cashaqa inta iljecel ilhow cavimad tamm isi qurux badn taydiii l love walahi❤😢😊

  • @FartuunCali-d3n
    @FartuunCali-d3n 20 часов назад +7

    Sundus ilaahay hakucaafiyo abaayo hormar wacan guuleeso xabibti 🎉🎉🎉😊😊😊😊🎉🎉🎉🎉❤❤❤🎉❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉😊😊😊

  • @Queen-Zaaraa13.
    @Queen-Zaaraa13. 15 часов назад +2

    Sundus simaneey Waan ogahy inaad aqriso mar walba Karti badaneyy Caafimadka waa muhiin Allaha ku Caafio Samaan Badaneey❤😢❤

  • @KOKOBULLE-it5e
    @KOKOBULLE-it5e 22 часа назад +9

    Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCWﷺﷺ👍☝️

  • @LiibaanAbduqaadir-y5i
    @LiibaanAbduqaadir-y5i 21 час назад +15

    Sunmeer sida ceymiir mar walba vidro islasoo duuba

  • @KhadarDeq-u2i
    @KhadarDeq-u2i 22 часа назад +5

    Itna nabiga ila jecel❤ saliga nabiga so qors wll

  • @siriin357
    @siriin357 22 часа назад +10

    Sundustena illhey haku cafiyo😢❤

  • @NIMCODegen-b4r
    @NIMCODegen-b4r 16 часов назад +6

    Hadah uur lahanlaha cawa qosol dartii iga soo duulilaha😢😂😂😂😂😂😂😂sundus xaflada iska daa casho sharaf teamka usamee gacalo❤🎉

  • @fatmina08
    @fatmina08 20 часов назад +10

    Sundusey hal talo qaado abayo xaflada iska dhaaf lacagtada save gareyso sidaa guri weyn ugu iibsato hada lee lacag lagaa dhacay wali maad soo kabane mascuudna saa dhaqso uso kaxeysto lacag save gare waxaa muhiim ku ahyn iska dhaaf

  • @MayzoAhmed
    @MayzoAhmed 18 часов назад +4

    Casho shrf lee usmee hppt xflda iska dhaaf 1m xflad dhigo insha alh❤❤

  • @Rayansicid
    @Rayansicid 19 часов назад +8

    Sundus va dawdey mna qoslin hda ka yeelo saas👩‍🦯😂😂😂😂

  • @Yaxyeyyaxyey
    @Yaxyeyyaxyey 22 часа назад +4

    ماشاء الله تبارك

  • @Fatima-i7z3k
    @Fatima-i7z3k 22 часа назад +17

    Sundus abaayo waaa ku jeclhy ❤❤❤

  • @HaboonAdan-ng2qh
    @HaboonAdan-ng2qh 20 часов назад +7

    Sundus keep going insha llah 500k ❤❤❤❤ illahey ha cafiyo inshallah

  • @Jamaadchannel-o9n
    @Jamaadchannel-o9n 20 часов назад +8

    Sundus kan lacgta kaqaaty io adi asaa kaadhib dan ha.ubaxin abaayo hori usoco hormar wacan intaa in kabadan kuu rajenaa i.a haniyad jabin qosolkaga noo farxad ah guri kn ka kuqurux badana waa kiresane adi io wilkaga masciid i.a❤❤❤❤

  • @Saabirin12Sabiriin12
    @Saabirin12Sabiriin12 22 часа назад +6

    Sundus queen 👸 ❤

  • @mulki926
    @mulki926 21 час назад +13

    sundus is not easy❤😂

  • @KhadihoMohameedaahir
    @KhadihoMohameedaahir 12 часов назад +2

    Sunduseyy xaflad iska hees iyo danbi ha gelin hppti casho sharaf yar usamee asxabta ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @RayanAli-s9i
    @RayanAli-s9i 21 час назад +3

    Team sundus one like 👍 ❤

  • @JuweriaMahomed
    @JuweriaMahomed 21 час назад +12

    Guulayso abaayo hormar wacan

  • @rahaafhusein705
    @rahaafhusein705 22 часа назад +10

    Please cwa Anika ugu horeeyo sundus Please ribaley iso gal boqorada wn ku jeclhy mobile ksta TikTok io RUclips kuli wn ka ga saara hooyo yar o karti badan bad thy queen alle hku xifdiyo wxa ku faraxdo aduun io aqiiro alle hku siiyo horay u soco caqabadaha yar yar wa ka gudbeeinsha allah dhiga ugu saree queen ❤❤❤❤

  • @rahaafhusein705
    @rahaafhusein705 22 часа назад +14

    🤣🤣🤣saki somaali io cumeer Uma Deena ma ah runtii hhhhh qosol iguma harin saki subxanalah

  • @ShukriSharaf-s3h
    @ShukriSharaf-s3h 22 часа назад +3

    Masha Allah ❤

  • @RumaanhusainMohammad
    @RumaanhusainMohammad 21 час назад +10

    Sundusey cumeer kasoo aarso brankiga ❤️

  • @filsan-qurx
    @filsan-qurx 22 часа назад +7

    Nooshadey sundus I love you 😊❤

  • @HodonSiciid
    @HodonSiciid 21 час назад +7

    Sundus Tayda wax walba waa ku fiican Tahy❤

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 20 часов назад +4

    Sundus Ayaanle❤👏

  • @NastexaNalka-u2k
    @NastexaNalka-u2k 3 часа назад +1

    Abaayo is ilaali ilaaheyhakuxa fido😊😊😊😊😊ilaahey hakucaafiyo

  • @mssfatush-m4x
    @mssfatush-m4x 20 часов назад +7

    Sundusey hal maalin aa ku baraty qatar aa tahy horey usoco abaayo

  • @Qalanjoqali21
    @Qalanjoqali21 8 часов назад +2

    Sundus wllhi gabar karti badan aya tahay waba kasee gari wadow wax yar le ku dhiman ee cumeer haku si fahan siiyo horey usoco abayo😍😊

  • @Maariyo5364
    @Maariyo5364 20 часов назад +5

    War cumer gabdh xanunsn gaariga udhiip😂😂😂

  • @farduuscilmi7723
    @farduuscilmi7723 21 час назад +2

    Cfmd sariic ah qalbi 😢❤

  • @ZumaYa-k9x
    @ZumaYa-k9x 20 часов назад +5

    Sundus abyo horey usoco allha ku cavio hawlahdo oo dhan allha kuso nabad keno😂😂😂

  • @barcafans5119
    @barcafans5119 21 час назад +2

    Masha Allaah Horey Usoco Habo'yar Mcn Gabar Adag ❤❤❤

  • @Bahjuuniindhadeeqa212
    @Bahjuuniindhadeeqa212 22 часа назад +8

    Sundus Qurux horay usoco Abayo Guulayso❤

  • @cabdale_5967
    @cabdale_5967 10 часов назад +3

    Maashaalh laba malin kale hadi latusiyo wey barane sundus

  • @RoodoCali-z9e
    @RoodoCali-z9e 21 час назад +1

    Waxaan sug naaba. Waa miraha guushaada❤❤❤❤❤❤❤😢😢😢

  • @NajmaAli719
    @NajmaAli719 22 часа назад +5

    Coming son 500k ❤

  • @jamiilajanno-q2i
    @jamiilajanno-q2i 21 час назад +5

    Sunds cawa cumer sida u aaaminta 😂😂 aniga reer comments aah aamin lahaayn cawaan marka veido dawanya wxa laah wxa so wad yaa u sheega wxa walb u so uruaràya aaay qosolkii iga dhamada wlih wxaan iga daaran dharka mel diigta albta meel mada saarin😂😂 sunds cumer yaa iska dhalaày Talow laba kle daaran 😂😂 we loveee you wloh❤😂😂😂😂

  • @Juuri.mohamed-221
    @Juuri.mohamed-221 22 часа назад +11

    Alla 500 wax yar noga dhimn ❤wuuuw

    • @SamiyaCabdi-h2o
      @SamiyaCabdi-h2o 19 часов назад

      Xalfaadbaan doonaynaa hadn't nahay dawade sow maha asxabta

  • @ruuabdi4585
    @ruuabdi4585 21 час назад +4

    Sundus inaga ilaali inaa lcag la isku kaadayo horey usoco sister ❤

  • @khadijasaidahmed8632
    @khadijasaidahmed8632 21 час назад +4

    M.a ina adhertey 🇸🇱❤❤ keep going ❤

  • @BahjaPella
    @BahjaPella 21 час назад +4

    Wow sundus waa kasee❤

  • @AbdibileHassan
    @AbdibileHassan 22 часа назад +4

    Kulayso walashy insha alah somali aya kujogto wll haa walwlin abayo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @SafiyoNuur-y6x
    @SafiyoNuur-y6x 21 час назад +4

    sundua abayo horey usoco wakugarab taganahy

  • @CaliCabdi-c9j
    @CaliCabdi-c9j 19 часов назад +2

    500k kamison Insh alha walshey

  • @XamseApdy
    @XamseApdy 22 часа назад +3

    Insha allaah waa caafimaadee amiin

  • @cabdale_5967
    @cabdale_5967 10 часов назад +1

    Maashaalh

  • @Kiki_afcad-m7c
    @Kiki_afcad-m7c 22 часа назад +4

    Team sundus and cumeer one like 👍🏻🤍

  • @hiposmacil
    @hiposmacil 19 часов назад +2

    Wlhi waxn ku jecelhyy dar alleh rabi ha ku caaviyoh ❤😊 wxn rajeyynaH Ineyy isoo jjwpto😂

  • @SasmiyoMaxamedFaarax-ju3zp
    @SasmiyoMaxamedFaarax-ju3zp 19 часов назад +3

    Abayo xaflad qarashkeda iskada guri weyn fcn kireyso wilkadana keeynso abaayo waa ikatalo 😊😊❤

  • @MaxamedabdirixmaanUgaas
    @MaxamedabdirixmaanUgaas 21 час назад +2

    Maxaa ucabsanoosa si naxariisle udhahday kwrn. Team suuro😂😂

  • @GodeyGacalo-zk3qs
    @GodeyGacalo-zk3qs 7 часов назад +1

    Msha Allh waad taqana sunduseyyy sfcn usii baro wuku anfacaye

  • @maryanCraxamaan
    @maryanCraxamaan 20 часов назад +1

    Maasha allah sundus❤❤❤❤

  • @Ftm2993
    @Ftm2993 18 часов назад

    بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَنِ الرَّحِيمِ الْحَمْدُ لِلَّهِ رَبِّ الْعَالَمِينَ ( الرَّحْمَنِ الرَّحِيمِ مَالِكِ يَوْمِ الدِّينِ إِيَّاكَ نَعْبُدُ وَإِيَّاكَ نَسْتَعِينُ اهْدِنَا الصِّرَاطَ الْمُسْتَقِيمَ صِرَاطَ الَّذِينَ أَنْعَمْتَ عَلَيْهِمْ غَيْرِ الْمَغْضُوبِ عَلَيْهِمْ وَلَا الضَّالِّينَ ))

  • @XalimoDeeq-k6w
    @XalimoDeeq-k6w 16 часов назад +1

    Alha haku cafiyo❤❤

  • @GudoonIbrahim-d8j
    @GudoonIbrahim-d8j 22 часа назад +2

    Sundus cafimad tem ah ❤

  • @OzmaanKing-x2j
    @OzmaanKing-x2j 22 часа назад +4

    Hadan nhy re coment sa,no,tix galiso,bn,anagana ku tixgalin wlshy mcn ❤❤❤❤anaga,gbdh ad adag inad noqoto bn,jecelnhy,hppti horey,u soco anagana wa kulasoconaa i.n❤❤

  • @fadumoYusuf-l7z
    @fadumoYusuf-l7z 22 часа назад +3

    Sunduz teyda❤

  • @FLuulkaAliBelgium
    @FLuulkaAliBelgium 17 часов назад +4

    Asc wr wb sundusay xabiibtay wllhi wax horay kugu sheegay ayeey Reer comment ku sheegayaan sundusay abaayo mcn inaa xasuustada ma aqaan waxaa kugu dhahay school aada oo luqadaha ah mid Malaysia iyo English walaahi xalfada aad dhiganaysida waxaa kaga qiimo badan adigo draw baratii sidaas ay ku fiican wax tahay qof qalbi wanagsan iyo karti isku faraday Mashallaah Tabarakallaah xabiibtay Alaah ku xafido amiin amiin Yaa Alaah waa aniga iyo maskaxday gaaban haddii aad ka xumatay sorry xabiibtay ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @saharaomar1787
    @saharaomar1787 20 часов назад +1

    Keep going abayo allah xakucafiyo

  • @AsmaReermagaal-lf3yc
    @AsmaReermagaal-lf3yc 21 час назад +1

    Anaba sidokale wan ku jecelnaha sundus❤

  • @MohamedAbdihafid
    @MohamedAbdihafid 22 часа назад +3

    Allah haku caafiyo😢❤❤❤❤😊

  • @Najahabdulkadir-eq4qh
    @Najahabdulkadir-eq4qh 22 часа назад +3

    Sundus ❤

  • @HodanCismaan-k2s
    @HodanCismaan-k2s 42 минуты назад

    Allah ku cafiyo abayo sundus ❤❤❤❤❤❤

  • @NuuriyocaliXuseen
    @NuuriyocaliXuseen 20 часов назад +4

    Ayy wata nagta aqan oo farxda dadka sameyn jirtay ilahay kasogow farxda dadka qar sabab uahan jirtay sundusteyda cashaq wax walp wad kuficn thy m.a melkasta qosol kadhigt fudud dadku kashegan lkn maskax kugu dugan sundusten film dhir galin gabdho same xppt hore usocto shorta film gabdha samey marka kle maskaxd kashaqeysa xppt RUclips markad furneysay masakx socoto ahayd hadan wa thy challenge aan inav cadi ahayn wilala gabdho ahaa oo qarar jirna iyo shorta film aad kaso fikirtay noso doa xppt dad kujecel haysta ha walalin kliya alle xirirkas adag hooyo aabe ducado badso wad gulaysan ilahay hada isku xirirteydii xppt never give up 😂undusteenii ashaqq hormar weyn iyo isbdel aan arkno xppt jiljilac iska ilow nag adag thy 😂😂hore usoco kep going

  • @MaryamaAbdirashid-xd4si
    @MaryamaAbdirashid-xd4si 19 часов назад +2

    Zaki iyo cumer dhib badana😂😂😂

  • @xanaanmustaf15
    @xanaanmustaf15 21 час назад +2

    6:43 Cumeer fuleysana😂😂😂😂