Cabdi Good Oo Heestii Dalmar Yare Ee Waan Imanayaa Ku Tilmaamay Hees Caruureed

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 5 окт 2024
  • Sugaan Dhaadhiga caanbaxay Cabdi Good oo heesta uu qaado fanaanka codka toolmoon Dalmar Yare ku tilmaamay hees caruureed oo kuna sheegay 'Waali cas"!

Комментарии • 108

  • @SOMALIMEDIAPRODUCTIONHD
    @SOMALIMEDIAPRODUCTIONHD 10 лет назад +7

    hooo baaruuud daahir ya shamis weye tan hugugug wapa waali cas
    naga buquuji caruurt a abdi good :v

  • @allthingsamal
    @allthingsamal 8 лет назад +2

    I'm so proud of you keep it up the good work thank you brother

  • @swerybaegabadhashidan1132
    @swerybaegabadhashidan1132 8 лет назад +12

    wale cabdi good iyo fananinta waxba kale heysta

  • @abdisalamgoldenboy3075
    @abdisalamgoldenboy3075 5 лет назад +2

    Abwaan cabdi good abees Cadawgaa U Noolow Libaax

  • @zuhuurjamac4470
    @zuhuurjamac4470 7 лет назад +4

    Kabe cudeeye iyo kaabe naaxiye, waa maxay waan yabeee😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @libaanhussein2657
      @libaanhussein2657 4 года назад

      Hada kasenin iskoolka ku laabo oo baro afka aad ku hadleysid

  • @ilyaasmaalin435
    @ilyaasmaalin435 9 лет назад +2

    Hhhhhhhhhhh Cabdi good libaaaax iga dheh fananinta nin aa u usoo baxay ma istiri top

  • @tiktokshorts..7451
    @tiktokshorts..7451 6 лет назад +1

    Subxanaka yaaa cadiim tafsiir miyuu aqrinayaah asagabo qaldan yahuu

  • @ahzaabofficial8381
    @ahzaabofficial8381 9 лет назад +6

    markaan oo kale baan taageeraa duqa markuu ciyaalka runta usheego

    • @learnmore1590
      @learnmore1590 6 лет назад

      wlh dadka runta ayaa dhibta abayo odaygan waa saxan yahay

  • @jaylanihamza6128
    @jaylanihamza6128 10 лет назад +11

    Kkkkkkk cabdi good waa libaax, naga qabo ciyaalkaan

  • @AbwanMowlidQonof
    @AbwanMowlidQonof 10 месяцев назад

    Koronkoorso dhirteedii
    Dhulkoo hodana geedaha
    Keyn libaax ilmaha dhigey
    Anigoo kudhuuntuu
    igasoo dhexsaaree
    Dhaayahiisu furanaa
    Madhal owliyaadbaa .....
    Abwaan M.ed Cali kaariye(Dhakhtarkii jacaylka ).

  • @cqafaarnurmalim3002
    @cqafaarnurmalim3002 8 лет назад +5

    show mirqaanka aya kudambeya xiraa marki qaadka lajoji

  • @Abdifitahabtidoon
    @Abdifitahabtidoon 3 года назад +1

    Dhoof caashaq waxa sameyey maxamed cali kaariye abeaan culus bu ahaa wana qisa isaga heestay

  • @Jacaylmohamed1
    @Jacaylmohamed1 5 месяцев назад

    Koronkoro xagee bay ku taal waxa ay ku taal Zambia iyo Mozambique ayay u dhaxaysaa

  • @faadiyacumar5718
    @faadiyacumar5718 7 лет назад +1

    Wuu soo dhigtay cabdi good

  • @cabdiqanimahad1524
    @cabdiqanimahad1524 6 лет назад +2

    Madax sare Cabdi good ciyaalka abwaanimada sheeganaya iyo lagu istaadhayaasha ka qabo dadka waa dhaqan baabi,ise

  • @xyssinkeydiid6555
    @xyssinkeydiid6555 7 лет назад

    Kkk sifiican ayuu u QALAY HEESTAN dalmar yare SORRY sxb
    ABDI GOOD WE MISSED YOU ..

  • @Abdifatah3
    @Abdifatah3 Год назад

    2023 cabdi good afkiiba juuqda gabay heestan buu la yaabanaaye😂😂😂🤣

  • @ibrahimomar9273
    @ibrahimomar9273 10 лет назад +1

    fiicanaa laheedaa haduu wax fiican kaa celinaayo abdi good waa shaydaan waynaday ilaah ka baq oo hees haku soo hadal qaadi eray ka mid ah magacyada ilaah ilaah hees raali kama ahan ee hadii aad wax waaninayso dadka heesaha ka wayne oo dheh iska daaya heesaha waa dambi dheh adiga waynaa oo cimrigaagu sii gaboobay ayaa heesaa saxanaa dhehee bal is waydii aayad quraan maad saxaysaa mise munkar war ilaah ka baq oo isku laabo mar kale

  • @ARSHAAD01
    @ARSHAAD01 5 месяцев назад

    RUUXAAD JECESHAHAY HADEEY ARKI WAAYAAN INDHAHA WEEY ABAARSAN
    MIDA KALE ADIGA MAAD QURAAN KU MASHQUUSHID DIINTAA KU ANCAFI

  • @hamseyusuf7095
    @hamseyusuf7095 8 лет назад +2

    nin adag bad iga qanci ciyalka I am from jig jiga

  • @AyanAli-zn3dc
    @AyanAli-zn3dc 8 лет назад +3

    Uffff odaygan xuun ee afka qarmuun waan nacay

  • @alustaadmaaliki5258
    @alustaadmaaliki5258 2 года назад

    Waa loo baahnaa wax karbaasha kudaafaddan suugaanta kadhigtay sheekada, fanaaniini majiro way iska sheekeynayaan

  • @kadardeek8246
    @kadardeek8246 9 лет назад

    Sheeko miyuu ku jiraa mise waa heesaa hoo birta Ok qofkastaa heesta ee qaado ayada ha dhageesato yeesan sacabka u soo bandhigin

  • @xidigmedia9965
    @xidigmedia9965 7 лет назад +2

    cabdi good halyaygii u naftiisa u huray la dagaalan budhacad maanseedka soomaliyeed nooloow boqoorka somaaliyeed

  • @hamseyusuf7095
    @hamseyusuf7095 8 лет назад

    hoyo baarud qaali cas ciyalka wax usheeg bilaa camalka iyo dhaman fanaanita walan

  • @ahmedmusa8847
    @ahmedmusa8847 8 лет назад +2

    Waali cas

  • @ayocurry6340
    @ayocurry6340 Год назад

    Xees miyaa mise sheeko miyaa

  • @filgix
    @filgix 9 лет назад +1

    ninkaan wax saxa buu ka hadlayaa

  • @abdulazizmohamoud821
    @abdulazizmohamoud821 6 лет назад

    CABDI GOOD WALAAL WAAD DADAALEYSAA SI AANEY U DHUMIN SUUGAANTA IO MURTIDII SOOMAALIYEED BALSE WAXAA KASII DARAN IN EYSAN FAHMI KARIN WAXA AAD KA HADLEYSO,

  • @marwahassan5677
    @marwahassan5677 10 лет назад +1

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk hesihibuu inacsiayy odaygan

  • @loyaltybellaibrahim2287
    @loyaltybellaibrahim2287 6 лет назад

    cabdi good Anugu dhihi mayo ee waxaan leyahay Caqli gaab
    waa oday inuu dadkan uu ceynayo rabo inuu caanku Noqdo foolxumo ilka jajaban aqas balaayo alcoholic ah Af uraya leh Nacas Waayeel oo neceyb iyo afxumalee moyee Aan talent kalle lahayn

  • @jamhuuriya1
    @jamhuuriya1 10 лет назад

    kkkkkkkkkkkkkk waa waali cas hayaaaaaaaaaaaaaaay

    • @aweysjariban4223
      @aweysjariban4223 7 лет назад

      Taariikhda ayaa kalasaaridoonta waayo suugaanta dugsiyada ayaa Laguna dhigaa kuwa
      Caayda ah dhaqan
      Uma lihin
      Kuwa badan ayaa daaqadakabaxaayo ninkaan waa saxanyahay

  • @asimabdulazizsamale2025
    @asimabdulazizsamale2025 9 лет назад

    Hhhhh waa waali cas
    Subxanaka Ya cadiiim

    • @mudanenuur5343
      @mudanenuur5343 8 лет назад

      Asim Abdul aziz samale kkkkkkkkkkkkk ma af soomali caadi ah wa kulahaa

  • @mustafaabib5316
    @mustafaabib5316 10 лет назад

    Mayee waa waali cas kkkkk

  • @ceeldheerisniino2438
    @ceeldheerisniino2438 8 лет назад

    Nothing wrong with it is nice hees

  • @abdisalaan6226
    @abdisalaan6226 2 года назад

    Hesta dad gala fog ayey ga hadlesa

  • @ladansharaf6886
    @ladansharaf6886 8 лет назад +2

    waa Somali adiga ayuu somaligaga qaldanyahay ee so sax cabdi geed

  • @munirmadani6907
    @munirmadani6907 10 лет назад

    cabdi good waaweynka iga dheh

  • @ayocurry6340
    @ayocurry6340 Год назад

    Dad aan uqalmin in al dhagaysto

  • @lcarraale
    @lcarraale 10 лет назад

    kkkk muuqiyo ooo waxaan heesba maahane waa buqbuqe inuu la barbardhigo maahayn abwaanka weyn kaariye oo weli ku caanbaxay suugaanta maldahan.

  • @regalsnow9707
    @regalsnow9707 5 лет назад

    Wqxad sheegaysay manta ayay ka darantay baalbadh mursal faladegan uunsi may shidaysido bac ka sii war warba ma haysid hoo baruud ugu weynayd ninkasi waxan kaa qoray cabdi good tolow maxaa soo socda ayuu yidhii kufsiga burburkii dalka budhcad lakin waxan waxa dhagaysta ka xun

  • @maxameddaahirwarsame7495
    @maxameddaahirwarsame7495 10 лет назад

    kkkkkkkk cabdi good waa ku dhufo rabaa runti

  • @shugriali1439
    @shugriali1439 6 лет назад

    Cabdi good adiga baa waali cagaran wadid yaaakh .... Ee fanaanka inooga leexo ma gaareyside

    • @mohametdr9009
      @mohametdr9009 6 лет назад

      Shugri Ali wax aan Ku idhaba garaan mayo adeer

  • @shankarumal709
    @shankarumal709 7 лет назад +1

    Libaax

  • @faisalkarate5650
    @faisalkarate5650 5 лет назад

    Hhhhhh walee dalmar waa laga lay

  • @Standforjustice1000
    @Standforjustice1000 10 лет назад

    hoo Baruud? Baruud waa kuma?

  • @profinneupane6883
    @profinneupane6883 7 лет назад

    subxaanaka yaa cadiim

  • @profinneupane6883
    @profinneupane6883 7 лет назад

    war heesta samatar uu qaadayo magaceeda ii sheega?....waan raadiyay hees si kale loo qaadayo baa soo boodeysa

  • @ahmedali-zy6ub
    @ahmedali-zy6ub 10 лет назад +1

    Miliqsi badana maxuu cunayaa

  • @deysanecalixaaji6373
    @deysanecalixaaji6373 10 лет назад

    hoooooooooooooooo baaaaruuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuud

  • @xidiga.xaafada1776
    @xidiga.xaafada1776 10 лет назад

    Hhhhhhhhhh talahi waxaanu dhagay sanaba garan mayno na nacsii intiiba

  • @laaridarwiish1438
    @laaridarwiish1438 6 лет назад

    Hestan Waa hes shidan wlhy ee ka dhamow wxy ka hadlaysa labo qof oo kala fog ee nio dee wax Iska hubi nio👌

    • @khaalidmadoobe5914
      @khaalidmadoobe5914 Год назад

      Col iyo Brandon kaa shaxday Adnan kudaashay sxb dadkaakiina mahayo

  • @abrahimdiis4469
    @abrahimdiis4469 7 лет назад

    somalida.sideedaba.ninrun.usheegay.cadawgeeda.moodaa. ufkulahaa.nacasta

  • @fartunmalin
    @fartunmalin 9 лет назад

    yaa lala yaabin dhalinyaro nimadiisi wu isiso sari wayay marka waayelnimo ayuu doonaya inu kuso baxo

  • @libanibrahim5467
    @libanibrahim5467 10 лет назад

    hooo baruud

  • @halimamumin3643
    @halimamumin3643 4 года назад

    Reer Somalia, lahajado aaney ab iyo isir u laheey beey isku qasbaan. Af koodi iyo dhaqankoodi bey ka tegeen oo ay iska dhigaan Somalilanders markaasey dadka af Somali jahawareer leh ku hadlaan kuna heesan. Kkkkkkk.
    Reer Somalia, waxa ku haboon in ay cuqdada lahjadooda iska saaraan, oo ay aaminaan lahjadooda ay hooyooyinkoodu
    bareen aaminaan

  • @abdihakimmohamed1114
    @abdihakimmohamed1114 6 лет назад

    Dadku is Ku hal abuur mahee. Adigu is bar bardhigaa noocaas daa.

  • @caadilwadani9282
    @caadilwadani9282 6 лет назад

    0daygan Yaa Shaqada u diray

  • @sombodybuilding1153
    @sombodybuilding1153 6 лет назад

    😂😂😂 naga qabo

  • @mustafaxuseen551
    @mustafaxuseen551 8 лет назад

    hhhh hoo baarut hhhh tan walida cas maa laku badalay

  • @abdulahiabdi7868
    @abdulahiabdi7868 7 лет назад

    kkkkkkkk hoo basuka baruud iskada abdi good

  • @soccra8413
    @soccra8413 8 лет назад

    cabdi good just be quite

  • @socdaalsalaad3389
    @socdaalsalaad3389 8 лет назад

    cabdi good cawa ma cabsan tahay

    • @0090-u5l
      @0090-u5l 8 лет назад +1

      socdaal salad cabdi good amaan sii hadii kale waad yaabi doonta

  • @jaraneyabdullahichannel6856
    @jaraneyabdullahichannel6856 6 лет назад

    Odaygan duliga ah luqadow asaga yaqanow dadka sanka ka Galina war lahjada badiyahad ku dhalatay la tag sheydan dhacala ku yaal

  • @harunhassan3182
    @harunhassan3182 5 лет назад

    5:20 buguug mxaa waaye 😂

  • @aweysjariban4223
    @aweysjariban4223 7 лет назад

    Abdi good waa caqil
    Saxan inta aadan hadlin hubi

  • @xtheblackphoenixx9510
    @xtheblackphoenixx9510 10 лет назад

    Shaagle laga baqay walee lol.

  • @abdirahmaayaasiin7718
    @abdirahmaayaasiin7718 6 лет назад

    Dalmar anaa ku waso
    bidar weynta ku dhashay waseeee

  • @deeqabdullahi8524
    @deeqabdullahi8524 6 лет назад

    Kkkkkkkk

  • @mohamedabdullahi9614
    @mohamedabdullahi9614 7 лет назад

    kkkkkkkk

  • @abdirazaqukspit6466
    @abdirazaqukspit6466 7 лет назад

    kkkkkkkkkkklkk

  • @muhiimtvchannel4388
    @muhiimtvchannel4388 8 лет назад +1

    afsomali haduu San ku qaadin ma ingiriisuu Ku qaadi lahaa

  • @aishamoh6553
    @aishamoh6553 9 лет назад

    Hhhhhhhhh

  • @shaniyokayarabshirhassan6596
    @shaniyokayarabshirhassan6596 9 лет назад

    Waleen nin wareersan iga dheh

    • @learnmore1590
      @learnmore1590 6 лет назад

      mawareerssnee ninka heesta so qaaday warersan uffffff afki kudheelen iyo fanka somaliyed

  • @kgvsmohamed5778
    @kgvsmohamed5778 7 лет назад

    hhhhhhhhhhhhhh