Damac Gurracan Ayaa Qaaday || Qiso Xanuu Badan.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 сен 2024

Комментарии • 72

  • @SakariyeMasmas-qr9zr
    @SakariyeMasmas-qr9zr 5 месяцев назад +4

    Wn ku salaamay gudoomiye aad baan kuu taageera golden voice ♥️ 😍 mr dudaaye 💥💯✨️

  • @nasiradan1159
    @nasiradan1159 5 месяцев назад +10

    Bogosho,,nadaara shaw,ogalka cusub, aayaha,,ilyas,,qamuus,,jiil media,,all Chennal mahadsanidin

    • @najahhasan3134
      @najahhasan3134 4 месяца назад

      don’t forget dadweynaya channel

  • @DARWIISHAD
    @DARWIISHAD 23 дня назад

    Caadi maahan qisadan jazakallah khayr

  • @nasiradan1159
    @nasiradan1159 5 месяцев назад +3

    Dawadaayall fadlan moqaalka liketa haa ka hilmaamina si uu meel fog uu kadha ishaa Allah ❤🎉🎉❤❤

  • @nasiradan1159
    @nasiradan1159 5 месяцев назад +2

    maracadde shaw,dulma diid iyo ku badan oo halkan ku so kobikariin thanks so much

  • @Sayidkhaliifa
    @Sayidkhaliifa 5 месяцев назад +2

    Guulayso sxb hormar wacan

  • @az.o.4694
    @az.o.4694 4 месяца назад

    Naxdin badanaa waxa ku dhacay gabadha shaydaan baa ka adeegay.
    Ilaahayow Shar naga hay

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 5 месяцев назад +3

    Waan dhownahay walaalkey dudaaye adna sidookale

  • @user-wc5hv9hn9w
    @user-wc5hv9hn9w 5 месяцев назад +4

    First one😊

  • @Danieldaani644
    @Danieldaani644 5 месяцев назад +2

    Vidio yada aso dhigtay mid an dawan majiro waku wata sxp ❤

    • @bogasho898
      @bogasho898  5 месяцев назад

      Sharaf iyo Karaamo

  • @abdulahimaalim
    @abdulahimaalim 5 месяцев назад +1

    Aad baan ula dhacay qaabka aad u soo gudbiso muqaalada horey u soco saaxiib mahadsanid ❤❤❤

  • @user-gx4np4vr2g
    @user-gx4np4vr2g 5 месяцев назад +1

    Waaa qiso cajiib ah😢

  • @hallayusuf-tz6gb
    @hallayusuf-tz6gb 5 месяцев назад +3

    noo soo badi please carabra keep going ❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-yp6ci7su4j
    @user-yp6ci7su4j 5 месяцев назад +2

    Keep going bro 🎉lkn tictok furo no zo dub

  • @nasiradan1159
    @nasiradan1159 5 месяцев назад +2

    Mr dudaaye marlabad thx❤

  • @ismailhomar5142
    @ismailhomar5142 5 месяцев назад +1

    Hore usoco sxbkey dudaaye

  • @nasiradan1159
    @nasiradan1159 5 месяцев назад +2

    Runti qiso xanuun badan

  • @Mohamed.Fuaad.9593
    @Mohamed.Fuaad.9593 5 месяцев назад +2

    Mr Dudaaye.10/10🖤💀.
    Naagtaas waxa ku dhacay way uqalantay.
    Dhinacwalba ayay ukhasaartay.

    • @bogasho898
      @bogasho898  5 месяцев назад +1

      Dabin ay dhigtay baa haleelay

  • @Marjuu7
    @Marjuu7 4 месяца назад +1

    Caqli xumaa naagtu😂😂

  • @rahmamohamedfaarah7915
    @rahmamohamedfaarah7915 5 месяцев назад +1

    Wcs mr dudaaye❤

  • @user-zo2ng7pr1w
    @user-zo2ng7pr1w 5 месяцев назад

    Qiso aan caadi ahayn weeye👌💯

  • @MazenSabirAbdulkadir
    @MazenSabirAbdulkadir 5 месяцев назад +1

    Dudaaye sheekada soo dudi

  • @user-zf4ly7li2p
    @user-zf4ly7li2p 5 месяцев назад

    Zxb huray u soco

  • @abdulazizd
    @abdulazizd 5 месяцев назад

    Why viewga iyo liketu u kala badanyihin war wiilka like u saara.

  • @drsocial6889
    @drsocial6889 5 месяцев назад

    Kaabe beej aan lahaa baan waaye ee iiga caawi sidaan ku soo ceshan lahaa

    • @bogasho898
      @bogasho898  5 месяцев назад

      Hadii aadan owner kiisa hayan lama Soo celinkaro

    • @drsocial6889
      @drsocial6889 5 месяцев назад

      @@bogasho898 kaabe adoo raali ah owner maxaa ladhahaa

  • @hilaalfaysalcali7113
    @hilaalfaysalcali7113 5 месяцев назад

    Hunguri wax ka wayn la mariyaa wuu dilaacaa gabadhani wax kasta oo ku dhacay iyadaa aababteeda leh

  • @meyranrooble3049
    @meyranrooble3049 5 месяцев назад +1

    Waxey is laheed nin dabi gali lkn naftedii bey is dhaafisey

  • @yurubjiiqale1936
    @yurubjiiqale1936 5 месяцев назад

    guulayso ❤❤❤

  • @user-qq1xh2zs7j
    @user-qq1xh2zs7j 5 месяцев назад

    Waxay isku dishe si oo loo xiro sow sax ma.ahan😂😂

  • @AzizaMuse
    @AzizaMuse 5 месяцев назад

    Golden voice coming soon 20k

  • @bullowhassan7970
    @bullowhassan7970 21 день назад

    Subxaanalaahi

  • @mulkimohamed8593
    @mulkimohamed8593 4 месяца назад

    ❤❤❤

  • @muxuboqaali4586
    @muxuboqaali4586 5 месяцев назад

    M.a dadaalkena wuu socdaa ciida ka hor 20k waa gareynaa i.a🎉

  • @cabdirizaaqaxmed9701
    @cabdirizaaqaxmed9701 5 месяцев назад

    Wcs ❤❤❤❤❤❤

  • @Fardowso-wh3jg
    @Fardowso-wh3jg Месяц назад

    Waa naf ku qamar yaa ixir xir kuteh

  • @juweeriyo4
    @juweeriyo4 5 месяцев назад

    Waawareey dab Maa isku haleyn leh see wax yeeshay gabadhu😢

  • @JimcalecalimjimcaleJimca-pk3pw
    @JimcalecalimjimcaleJimca-pk3pw 5 месяцев назад

    Wlhi waa mucjiso
    Aduun iyo aakhiro beel baa ku dhacay lkn sir ma qabe Saab baa biyo uceliya bay somalidu tirahda ninkas siduu ugacan qabtay iyo sida ay la rabtay alle ayaa iyada la gediyay😮😮

  • @NaajiYare-qp1ii
    @NaajiYare-qp1ii 5 месяцев назад

    Sxb dudaaye sidaan kuwad muqaalad hanasoo haahin sxb guleso

  • @mcaaneye125
    @mcaaneye125 5 месяцев назад

    legend

  • @deeqoadan7439
    @deeqoadan7439 5 месяцев назад

    Dookhon uuf

  • @cawoismail2892
    @cawoismail2892 5 месяцев назад

    WCS❤0MAMO🎉

  • @feisalmowlidabdi3329
    @feisalmowlidabdi3329 5 месяцев назад

    20K❤ilaa beri subax i a