Комментарии •

  • @saidali7233
    @saidali7233 Месяц назад +2

    asc adam madoobe gudoomiyaha baarlamaanka Somalia
    Guriga xoog ayuu ku haystaa wixiisu waa isbaaro

  • @sahraj3885
    @sahraj3885 27 дней назад

    Subxaanallah
    Hooyadaa ha la siiyo Gurigeeda
    Allahu Akbar Allahu Akbar
    Muqdisho warlee yaala

  • @user-nu4vd9fn3u
    @user-nu4vd9fn3u Месяц назад +1

    سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم

  • @Gmaaad
    @Gmaaad Месяц назад +3

    Tuugaas baa barlamaanka noofadhiyo markasa lagu leeyahay somaliya mey hagaagto subxanallah

    • @mahammedsiad5563
      @mahammedsiad5563 Месяц назад

      Waa Arin aanan wanaagsaneyn waxa Soomaaliya ka socda waayo xasan Xaraash xataa waa sheydaan Madoobee

  • @amalb6261
    @amalb6261 29 дней назад +1

    Guriga Naagta Lahed waxaa la yirahdaa Amina Shegow deris Ayaan Ahayn Naagtaa Hada wey dhimatey.

  • @MohammedAli-yw3hd
    @MohammedAli-yw3hd Месяц назад +2

    Gurigii Abtigay cabdulqaadir maxamed kaarshe ee beexaani gaas station kii iyo gurigiiba waa la haystaa !!!
    ALLAH aakhiro maxaa war yaala!!!

  • @AliAhmed-oy2pb
    @AliAhmed-oy2pb Месяц назад +1

    Inaa lilaahi wainaa ileyhi raajicuun

  • @7omali
    @7omali Месяц назад +3

    Now that there is a witnesses come forward, the Speaker of the House of Parliament Sheikh Aadan Madobe should do the honourable thing and give back the house to the rightful owner Mama Fadumo Jibril.

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 Месяц назад +1

    Sheeydaan madoobe asaa ahaa ciyaalkii wecelada lugu dhalay talyaaniga ayaa koruyay❤❤❤

  • @amohammud7236
    @amohammud7236 29 дней назад +1

    Wadankaas madaxiisa tuugnimada loo heysyto maa faa'iido ku soo socotaa😭

  • @ZakiHoussein-zc7zs
    @ZakiHoussein-zc7zs 29 дней назад

    Wallahi waa yaab😢😢

  • @user-pv2ww7ln6m
    @user-pv2ww7ln6m Месяц назад +15

    Islaantan waligeed nolol hoose may arag sida iiga muuqata doodeeduna way adag tahay. Ha loo hiiliyo

    • @Hibajamaa1122
      @Hibajamaa1122 Месяц назад

      Haaa wll Mareykan ayey katimi halkaas ayey ku soo kortay

  • @walaal-o3d
    @walaal-o3d 29 дней назад

    nio wlhi qof daacada ahay wiil waxaan ahay 25 jira waligiis sinaysan dhambaalkaan waxkale uma qorayo nin guurdoonaa ahy waxna mahaysto africa joogaa qof daacada gabar ilaahey ka baqasa raadinayaa hadaa adigu guur doontay guur xalaalana aad rabto anigana iga jeeb roontayh walaley anaa diyaaar daacada welcome

  • @ismaacilmaxamedsiyaa9472
    @ismaacilmaxamedsiyaa9472 29 дней назад

    Waxaan codsanayaa in aad iga siisaan somaali ameerikan tv lacagtaydaas baran oo aan tegayna wey kasoo carartay iyada iyo gabadheeda degen fadlan igasiiya xaqayga aan udhibtooday alla aamin ksnbani

  • @jamayasin2155
    @jamayasin2155 Месяц назад

    Waa qayb ka mid ah ayaan darrada ku dhacday Soomaali in nin haysta hanti dad Soomaaliyeed leeyihiin iyo mid hanti guud dawladda xil Qaran loo dhiibo sida Xasan Sheikh iyo Aadan Madoobe

  • @user-sp5qt1jk1v
    @user-sp5qt1jk1v Месяц назад

    Xaqanas xaali speakerka diinta iyo adunka kala Sare Aden madobe

  • @laydhcaafimaad1814
    @laydhcaafimaad1814 29 дней назад

    Innaa lillaaaaaah, wallahi wey isnuugtey, madaxdii dalka wakkuwaa!🤔

  • @user-ce1vg7kp2l
    @user-ce1vg7kp2l Месяц назад

    Ali harare❤❤❤❤❤

  • @user-un9dd9sl4l
    @user-un9dd9sl4l Месяц назад +1

    Kani wajiga Aya dacay sida hassan sheikh. Wixi dalay Aya jir balaqsan Sana. Qanisnimada darka uxirto logajedha.

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 29 дней назад

    Illaahayow Soomaaliya Rag cadaalad ku maamulo u soo dadaji

  • @ahmedbaaruud2068
    @ahmedbaaruud2068 Месяц назад

    First one

  • @ismaacilmaxamedsiyaa9472
    @ismaacilmaxamedsiyaa9472 29 дней назад

    Waxayga hadaan ahaqso uhelin waxaan soo fariisanayaa fays buuk waxaan leeyahay laygama aasikaro iyada iyo degen iyo maamulkeedii cadi daahir

  • @gorodgorod9150
    @gorodgorod9150 Месяц назад +1

    Mw Xasan Shiikh isna wuxuu haysta gari Shiikh adan madoobe Mogadishu waxaa laga furfuri laa guri Baydhabo iyana waa waa kana,Madaxda dawladdu haddii ay iyagu xilkii xoogii dawladda ku haystaan assatskii mawaadiniinta maxaa laga sugaya,tankale haddii guryihii madaxdii qaranka somaliyed ee Daarood dhamaan xoog guryahoodi lagu haysto xagee dadkii kale wax u yaalaan

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 29 дней назад

    Sheekh na ma aha shaydaanka

  • @sadiosheikhabdi6202
    @sadiosheikhabdi6202 29 дней назад +3

    Cali xaraaroow
    Ajar Allaah ha kaa siiya sida wanaagsan ee Aad
    Bulshada ugu Adeegto🌿🇸🇴🌿🇸🇴🌿🇸🇴🇸🇴🌿🇸🇴🌿🌿🇸🇴🌿

    • @ahmedgoryahmedgory
      @ahmedgoryahmedgory 29 дней назад

      which language ur script? not English from which country? shame shame no English no Arabic comments ur comment is an evil word

  • @lazerlightgaming5334
    @lazerlightgaming5334 Месяц назад +1

    Illahayow yeysan balaayo nawadan oo xaqa nagaransii naguna dil. 😢😢😢😢

  • @BashIir-ke6ge
    @BashIir-ke6ge Месяц назад

    Waa yaab.!!!!!

  • @seed3966
    @seed3966 Месяц назад +1

    Wadanku waa dal islaam sharciga islaamka haloo bandhigo hoow ✅✅✅

  • @amalb6261
    @amalb6261 29 дней назад

    Mamada Magaca Naagta wuu ka qaldan yahay magaca waa Amina shegow ma aha Fadimo foqow.

  • @zainababdi781
    @zainababdi781 25 дней назад

    Xaqqa u istaaga naftaada haba ahaatee ama qaraabadaada ahaato illaahay baa ka mudan

  • @hamdi27889
    @hamdi27889 Месяц назад

    Biiliqadu ma dhamaantiis ee Somaliyeey waxaad ogaatan hadii aad ku tukanka salaadas lagaama aqbalaayo ee ilaahey ka cabsada oo aqiro beel yaney idinku shicin Somaliyeey 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🥹🥹🥹

  • @HUSSEIN10764
    @HUSSEIN10764 Месяц назад +3

    Waar soo ma aan yaabin mar walba waxaan is iraahdaa waar xagee wax ka qaldanyihiin ileen sheekhii ayaa wax dhacaya ahna gudoomiye barlamaanka somalia waar haday madaxdii tuugo tahay tuugadii caadiga ahayd maxaan ugu yeernaa

  • @ismaacilmaxamedsiyaa9472
    @ismaacilmaxamedsiyaa9472 29 дней назад

    Asc fadlan sxb isii lambarkeeda watis abkeeda

  • @xasanmaxamed1208
    @xasanmaxamed1208 Месяц назад

    Sh.Aadan madoobe guriyo ayuu BerBera kuleeyahay ayaa ka dhisan

  • @mohamedfarah1400
    @mohamedfarah1400 Месяц назад

    Waa Saan u Sheegay Guryihii Dawlada

  • @saidali7233
    @saidali7233 Месяц назад +1

    asc eedo faadumo waa in aad muqdishu tagtaa Raga kugu metelo dowlada federaalka xildhibaanada iyo wasiirka ilka jiir waa in maxakamad saartaa

  • @IsmailyonisIsmailyonis
    @IsmailyonisIsmailyonis Месяц назад

    Wllhi wacdalad daro hoyo somaliyed gurigeda insharcidaro loguhesto waliba qofsheganayo masuulinowyahy laogyahay owxogkuhesto wanasiibdaro

  • @seed3966
    @seed3966 Месяц назад +2

    😮😮😮 Islaantu dhoowr iyo labaatan bey leedahay misaana waa dowladu inteyna dhicin weeye 😮 sharciga haloo bandhigo kitaabka allaah sharciga islaamka 😮😮😮

    • @june6206
      @june6206 Месяц назад

      Dhawr iyo labatanku wa inta adan madoobe la wareegay iyada waxay iibsatey1975 wixii ka horeeyey

  • @ismaacilmaxamedsiyaa9472
    @ismaacilmaxamedsiyaa9472 29 дней назад

    Asc waxaan codsanayA inaan layga aasin faadumo lacag baan kuleeyahay lacag dhan 32229 oo doolar waana dhididkayga oo aan useexday qabow iyo qorax waxay ku doodaysaa 3 beelood meel ayaan goostay mana ahan xaq

  • @amalb6261
    @amalb6261 29 дней назад

    Mamadan Ayaa iska leh gurigaas

  • @fatimaelmi1038
    @fatimaelmi1038 Месяц назад

    Aakhira keeni . guryo badan ,xoog Lagu haysta .xamar iyo gobollada

  • @saidali7233
    @saidali7233 Месяц назад +1

    Gudoomiyaha baarlamaanka Somalia adam madoobe waa mooryaan isbaaro shacabka Somalia u dhigta

  • @user-pn4tq7pp1y
    @user-pn4tq7pp1y Месяц назад

    Soomaali mareykan t.v.ku dheh.afsoomaali ahaan

  • @SaidHUSEIN-f8f
    @SaidHUSEIN-f8f Месяц назад +1

    Shiiq Soonaali xageed ku aragtey

  • @Hibajamaa1122
    @Hibajamaa1122 Месяц назад

    Raxawayn waxaan ku aqaan rerka soomalida ugu nadiif san lknse ninkaas iska qabta

  • @abdifatahsarhan7108
    @abdifatahsarhan7108 Месяц назад

    Hadii la is weeydiyo adan madoobe 1975kii muxu ahaa ma hantiile buu aha ma aqoon yahan buu aha hoora sidiisaba muxu aha

  • @mohamudmohamud6429
    @mohamudmohamud6429 Месяц назад

    Famumo jama duale that is her correct name mr Ali

  • @user-yo9nz4fv3i
    @user-yo9nz4fv3i Месяц назад

    Walayab odaygas adan madowaha waa qofkii labad ee guri kuhesto nin xamar askari dowladii siyad bare ka aha odayga muxu iskudhagatira hadii wax uqarsanen waxalayiri sharkada adledahay hadii lagugula dhago walaga garbaxa kani waba masiibo an alle kabaqeynin waxa kasiixun kuwa uu ufadhiyo barlamanka iney kahadlan waa xaq diiniyan ama isumid batihiin kuli allow xaqa uhiili adun walagawada taga xisaab adag aya dambeyso

  • @AbdelFatah-ws2py
    @AbdelFatah-ws2py Месяц назад +1

    Sharci tuugo ayaa lagu dhaqaa wadanka

  • @maryanahmed2226
    @maryanahmed2226 Месяц назад

    Subxanalah allaha xaqa nafahamsiyo

  • @user-eu7hu5vm4f
    @user-eu7hu5vm4f Месяц назад

    Xoog halooga qaado eelayga gabadha xooga uga qaatay gurigeeda of course

  • @khadijaibrahim3054
    @khadijaibrahim3054 Месяц назад

    FAADUMO XOOGAA HA SII TARAARIXIN XASAN KAAMUU QAADAN EE CODSI ODEYNIMO UDIROO KU DHEH MADAXWEYNE GURIGEYGA HALEYGA SOO QAAD AADAN DHIMADHADIISA HAKA SUGIN DHIMASHADA FAADUMO MADAXWEYNAHA WAA LA AASI ILEYN WAX KUMA LIHIDE AADAN KIINA HOREYN DOONA ALAA OG EE MAKAMADA KA DACWEE XEEL ILAALINTA UGUDBI

  • @TripleA0825
    @TripleA0825 Месяц назад

    Tuug weeye Xasan munaafaq iyo Aadan madoobe

  • @user-pi4ci7jr3r
    @user-pi4ci7jr3r Месяц назад

    Waxaan bartay sheekh aadan madoobe 1980kii waxuu ahaa markaas macalin dugsi Quran meeshuna waxay ahayd tuulo yar oo la dhaho mooragaabey waxu ahaa nin reer baadiya ah laakiin ma ahayn nin wanaagsan anigu markas waxa la iisoo badalay moragabey waxaan ahaa laba xidigle ahna taliye urur

  • @user-jr8fv3rj7y
    @user-jr8fv3rj7y Месяц назад +1

    Dadka noocaasa ayaa la leeyahey waa masuul qaran isagaa umada giryahoodii haystuu rabaaa inuu dalka ushaqeeyo macay tahey shaqada uu qabanayo inuu wax baaniiyo mooyee

  • @Hibajamaa1122
    @Hibajamaa1122 Месяц назад

    Waxaaas ayaa noo hayaa barlaamanka kwrn

  • @faysalabdirahman405
    @faysalabdirahman405 29 дней назад

    Waa taa reer koonfureed

  • @hamdicabdi8535
    @hamdicabdi8535 Месяц назад

    Af xumaa qofku naag wax ma yeelan kartee ku lahaa ,xagee ka ka keenay warkaas. .

  • @abobasement346
    @abobasement346 Месяц назад

    Adan moryan iyo xasan moryan ha ku qusten in dunidah lagah tegi donoh shalay waxan ku Arkayay marku dhintay professor jawahir waxaan Arkayay marku fadhiyay masajidkah sidu u murugsanah ilahay ku cadab in shah waa run lamah Asih karoh labadah moryan waxay haystah gurih xaranah

  • @MashaAlllahAlhamdullilah
    @MashaAlllahAlhamdullilah Месяц назад

    Adam haddii uu kaqaatay guri xasanna muxuu kaqaatay?
    Afkii xasanow yiri kaalay adigu isusoo celi.
    Allah ninkaas maxaa ajar looshaqeeyey ilaahow miisaanka xasanaadka usaar.
    🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @CabdiQaadir-qf2hn
    @CabdiQaadir-qf2hn Месяц назад +1

    Arintan wey fududahay ee labada qof hala dhaariyo sheeq aadan madoobe. Waxuu ahaa hogaamiye kooxeed baydhabo kala badh aadan madoobe ayaa heystay.ilaa xudur isagaa haystay..dagaalàdii beydhabo ka dhacay.ee 8.iyo 9 ay isku dagaaleen.aadan.madoobe qabiilka 9 ayuu watay..8.waxaa watay.xaabsade iyo shaati gaduud...sidaa u ogaada

  • @mahdibihi5095
    @mahdibihi5095 Месяц назад

    ASC ninkan afayeen barlankq ee downaya in uu guri qof leyahay in haysto ILLAHAY kucebeye

  • @noboddy665
    @noboddy665 Месяц назад

    Horta aadan madoobe reerka uu ka dhashay miyaanay odayaal lahayn miyaanay sheik lahayn miyaanay dad waxgarad ah lahayn miyaanay is qaban tolka uu ka dhashay ninkaasi waa inay si deg deg ah u galaan arintaan hadii kale waxaa cadaanaysa inay raali uga yihiin dulumka uu hooyadaa soomaaliyeed ku hayo

  • @abdibotan4740
    @abdibotan4740 Месяц назад

    Moryantas foshoxun Aya tukgas hawiye folxuma nacaladas dilla xasen xayawankas foshoxun waa cawantas foshoxun xasen

  • @user-fr8kw7vy9m
    @user-fr8kw7vy9m Месяц назад

    warkaasi waacadyhay laakiin haduu ku adkaaysto waxaa loodhici doonaa qaar aan waxba gaaysan oo reer koonfur galbeed ah oo dhulka daarood kuyaal hooy halaga jawaabo arinkaa walaahay hadii kale waan kajawaabaaynaa walaahay

  • @mohamedfarah1400
    @mohamedfarah1400 Месяц назад

    Hhhhhh Dhawr Iyo Labatan Sano Ka Iibsaday Af Talyaani Waxbalaguma Qori Jirin Soomaaliya Waxaa Laga Qaxay 30 Sano Ka Hor Iyadaan Waxba Kala Garaneyn Iney Iibisay Iyo In Guri Dawladeed Barigii Dawlada Iska Fawdada Aheyd

  • @crisaaqaxmed2074
    @crisaaqaxmed2074 29 дней назад

    Waa adoon gafuur culus ah,miyaa ilaahay garanya habaar biiray ayaad thiin South somliyey.

  • @AbdelFatah-ws2py
    @AbdelFatah-ws2py Месяц назад

    Xaran xaraan dhashay waa ye

  • @Haaruunyare-oh9pp
    @Haaruunyare-oh9pp Месяц назад +2

    Koley qofkii saxan illahey ba oģ

    • @june6206
      @june6206 Месяц назад

      Dadku a wey og yihiin inta indhaha iska qadeysa mooye

    • @sahraj3885
      @sahraj3885 27 дней назад

      Ma Hooyadaa weyn baan saxney??
      Allah xaqeeda ha siiyo
      Hooyaadaa
      Illaheyna xaqa ha garansiiyo
      Ninkaa Guriga ku jira iyo kuwii kale ee Guryaha Bililiqaystey
      ALLAHUMA Aamin Aamin Aamin

  • @shaaficiali1056
    @shaaficiali1056 Месяц назад

    anigu waxaan layaabanahay
    ninka mamaamo somaliyed
    oo idheheysa guri ayaad iga
    heysataa in uyeera ka garbixi
    waayey sidow somaali oo dha
    oga garbaxayaa waa yaabe

  • @nasseromar4986
    @nasseromar4986 Месяц назад

    Colorful fashion with alittle bit of eccentricity, how nice !😂😂

  • @AliAli-ey5ic
    @AliAli-ey5ic Месяц назад

    إذا كان رب البيت في الدف ضاربا
    فشيمة اهل البيت كلهم الرقص
    Baytkaas shicriga carabiga ah macnihiisu
    Waa Haddii odaga reerku durbaan tume yahay reerka Inttisa kale waa inay noqdan qolyaha qoobk cayaarka sameey
    Waxaan ka wada haddii ninkii waddanka ugu sarreeyey dad guryihi dhcayo maxaad ka filaysaa intaa ka hoosaysa oo masuuliyiinta ah
    Arrintu waxay ku biyo shubatay Ceebeey tacaal.

  • @Suldaan-Maakhiri
    @Suldaan-Maakhiri Месяц назад +1

    Aadan madoobe hadduu ku adkaysto go'aankaa khaldan ha ogaado wixii dhib Dadkiisa soo gaadha inuu masuul ka yahay, Gobollada Bari iyo Sanaag waxa wada jooga Dadkiisa oo ku ganacsada sidaa ma sii ahaan doonto.

    • @abdifitaxmohamud5893
      @abdifitaxmohamud5893 Месяц назад

      DAD MASAKIINA OO SHAQAYSTA AYAAD NIN TUUGA AH AYAAD LEEDAYAY WAAN OGA ARAYNAA

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 29 дней назад

    Hanti Qof kale nin haysto ayaa la leeyahay
    Meeshi Dalka shuruucdiia laga dajinayey ayuu madax ka yahay bal waxa Soomaali haysto eega

  • @ismaacilmaxamedsiyaa9472
    @ismaacilmaxamedsiyaa9472 29 дней назад

    Dhaqan iyo diin haday leedahay iyada 1gaqqabo adigaa oday ka ah meesha

  • @abdibotan4740
    @abdibotan4740 Месяц назад

    Shedankas madobe waa tukgas elaygas foshoxun dilla

  • @Yousof-d3f
    @Yousof-d3f Месяц назад

    Xaraare hadaad maqasho waa qof dabci xun oo Isla quman hadaba Kan Magaca cayaar looguma bixin waa doqon Isla quman 😡

  • @AbddiUhu
    @AbddiUhu Месяц назад

    Eedo shiirkole ofishaale waxaa loo dhisay sarakiisha somaliyeed maantana waxaa ku jiro gaari gacanlayashii cadaado...wixii somaliya la oran jiray madaxii ayaa loo rogay Lugo....

  • @user-eu7hu5vm4f
    @user-eu7hu5vm4f Месяц назад

    Dhiiqo jabuuti buu bada kugatay then marada ayuu hiista kagalay 😳😳😳😳⁉️⁉️😱😱 that’s why he never stop 🛑 talking about Ethiopia 🇪🇹 anagaa bad uhayna ummmmm

  • @FartunK
    @FartunK 28 дней назад

    shiikh yaan loogu yeerin waa tuug jaahil ah umadii xoolaheeda dhacaayo

  • @abdurahmanhussein400
    @abdurahmanhussein400 Месяц назад

    Bal soomaliyeey eega isla an cali xaraarw ay isku qolo yihiin ayuu masuul u ceebeenayaa nacala qablayad ku yaaal

    • @mahdibihi5095
      @mahdibihi5095 Месяц назад +1

      ASC oo hadii Cali xarare ay isku Reer yahiin oo soxaq umalaha inuu xaqeeda u uradiyo Solama dhihin walalka haduu xaq leyahay uu hiili hadii uu gardran yahay gacanta kaqabo

  • @mohamedosman6000
    @mohamedosman6000 Месяц назад

    Dhiigyacab, xaraan cun, aya shaadh iyo kofiyad so gashadey o madax u noqdey somaliya, xabaalihi faqanaya, guryihi dhacaya, somaliya ma hagaageysa?

  • @ahmedgoryahmedgory
    @ahmedgoryahmedgory Месяц назад

    reporter in overseas somali ex refugees in usa why not.message and complain to send this wamen elder complain why u tv media while u have no connection with government of 4,5 tribes u r also from 4,5 tribes why not relay to the chairman of somalia Parliament?? tv reporter close ur tv if u have not from 4,5 tribes Government is not legal to Broadcaster tv,

    • @husseinaden7560
      @husseinaden7560 29 дней назад

      Fuck 4.5 who you think you are

    • @husseinaden7560
      @husseinaden7560 29 дней назад

      Gudomiyaha baarlamaanka hooyo wuxuu ku dhacay,waagii mooriyaan ka uu ahaa ,hada waa ka toobad keenay dadkii uu laayey,haduu dhaqyahay Ex mooriyaan sheekh madobe

  • @sophiaomar7875
    @sophiaomar7875 Месяц назад

    Fadumo tuugo lacagtii warsangeli aad ka dhacde ayaa laga rabaa dakkadd ayaan dhisayaa ayaa malayiin dollar Adigu iyo gabdhaga cunteen hdey dhimato cawa lama aasi karo inkaadh qabto fadumo jibriil

    • @june6206
      @june6206 Месяц назад

      Hadad run sheegayso xita lacag la ururiyay ma Ada laha