Dhibaatadda qurbaha waxa kugu filan waxba ma died kartid aniga jarmalkan jogaa dhiig baa lagaa shubi baa la idhi want diiday waxa la igu shandadaada qaado walahi been ma shaeeyayagu wax walba waa qasab sheekh ama shaydaan ahaw illahy si sharaf inuu iga samatabixo qurbaa ayan alle ka baryayaa
Qurbaha watching faidadiisa khasaraaha ka badan dadkana hunguri baa u geeyay illahy arsaaqadiisa meelwalba way taala
Zxb dhalinyarada maxaad talo ah siin lahayd . Oon anigu ka.mid ahay ado mhdsn madaama aad jgto Europe
Allow dalkii nabad nagu geee qurbaha khasaarihiisu ma yaree waan labanyaa
Shiiq qeer allah haku siiyo