DHOODAAN Gardaro Gabay

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 1 фев 2025

Комментарии • 79

  • @cabdikarimofficial4689
    @cabdikarimofficial4689 Год назад +5

    Habenimo jimce soo galayo from berbera 28/09/2023
    4:56 pm

  • @kaderjama5751
    @kaderjama5751 5 лет назад +2

    ALLAHa yarxam qaryan c/llai macalin dhoodaan anoo,ah wiil reer wardheer asal.....khadar abshir jaamac aamiin yaa brabi,
    dhoodaan gee janno farsoosa

  • @noorawdoll3128
    @noorawdoll3128 3 года назад +1

    Allaha unaxariisto adeerkay abwaan abdulahi Macalin dhoodaan

  • @AhmedMohamed-tv6kr
    @AhmedMohamed-tv6kr 2 года назад +4

    Wallee Afweyne aakhiruu u diray. Ilaahay haw naxariisto. Gabayaagii qarniga

    • @adanbile4237
      @adanbile4237 Год назад

      Muuse juudaan baa Gabaygu
      Hayaa !

  • @xuseenmatan7457
    @xuseenmatan7457 6 лет назад

    Gardaro waa gabay xikmadi ku dhan tahay abwaan dhoodaan abwaan kaliya ma ahayn ee xataa waxuu ahaa wali ilaahay ilaahay raali ha ka ahaado isaga iyo waalidkiiba aamiin yaa rabi

  • @ShucaybAbdullahi-n9d
    @ShucaybAbdullahi-n9d 19 дней назад

    2025 /13/1 habaynimo 19:54 ❤ jacburka dhoodan ayan aad uxiseyaye maxad kaxasuusataan

  • @ahmedaliwaqooyi6053
    @ahmedaliwaqooyi6053 4 года назад +2

    Guracanihii daw dhaafayaa aad u goodiya👏👉

  • @mahamuddheeg6899
    @mahamuddheeg6899 Год назад

    Alaha unaxariiso shoodaan

  • @zuhuromar5456
    @zuhuromar5456 6 лет назад +6

    Manshaalh ilhyow unaxariso cabdullhi maclin dhodaan

  • @abdijabarahmed2016
    @abdijabarahmed2016 Год назад

    Gardarroy ninkaagii adiga gwracaas badiye.

  • @kaderjama5751
    @kaderjama5751 4 года назад +2

    waa khadar abshir jaamac asal iyo ab reer wardheer....alllah yarxam c/llahi macalin dhoodaan aamiin yaa rabi walaaleen marana sxbkay ahaa,walibiba,aabahay seedigiigiis

  • @liibaanhassandiiniluckyboy2327
    @liibaanhassandiiniluckyboy2327 4 года назад +1

    Waa la hubaa in ay gardaradu la midtahay geerida

  • @mohamedabukarhusein4107
    @mohamedabukarhusein4107 6 лет назад +4

    Waa sarbaaba waxaan umaleey nayaa ineeysan fahmi karin ujeedada uu xanbaarsanyahay

  • @abdinurhassan4356
    @abdinurhassan4356 5 лет назад +9

    Xikmadihii umada Somaliyeed in ay sii dabar go’ayaan waxaad ku garan heesaha sida loo dhagaysto iyo gabayada dadku aysan udanaynin

  • @abdihassan689
    @abdihassan689 7 лет назад +5

    abwaan dhoodaan aloow u naxariiso intay heeso tiriyaan ayay dhahayaan wa gabay wuxuu adeegsan jirey godka gabayga

  • @isxaaqmaxamed854
    @isxaaqmaxamed854 5 лет назад +3

    Allow godka unuur wadadi asxaabtu mareen mari

  • @caddeeyembaxnaan7600
    @caddeeyembaxnaan7600 4 года назад +1

    Ebbe haw naxariisto abwaan dhoodaan

  • @TanadeAljabarti
    @TanadeAljabarti 5 месяцев назад +1

    Gobanimada ninkii raadiyaad Garab wagliishaaye
    Garab wagliil yaa ii macneeya

  • @HassanHassan-qm3vu
    @HassanHassan-qm3vu 4 года назад +2

    Ilaahow kuu naxariiso

  • @abdishakurshfaarax3523
    @abdishakurshfaarax3523 4 года назад +1

    Gesi goman aqliga gamuriyo gasho dherada.rabi haw gargare nin Gobi wa gaduyahaye.gunta xidika logo hadan laga garaa bayne.kolkaasay kuhaan nagu noqdeen gabayadodiiye.rabiyow nagaransii midaan laysla garan wayin.

  • @isxaaqmaxamed854
    @isxaaqmaxamed854 5 лет назад +2

    Adoo gabi ka tuuru arkaa kii Garaad xumiye AUH cabqari Dhoodan

  • @suheybsuldan2754
    @suheybsuldan2754 6 лет назад

    abwaan sare jecliyaa gabayadaa wiilka abtiga u ahayd dhameysaye hhh jaalle siyaad allaha idiin naxariisto labadiinabo

  • @دروسالنحودروسالنحو

    Ilaah ha unaxariisto abwaanka

  • @xaqudirirgafdiid3885
    @xaqudirirgafdiid3885 7 лет назад +2

    Mashaa allh allh haa unaxariisto

    • @abdullahimohammed1893
      @abdullahimohammed1893 7 лет назад +1

      bad weyntii gabyga

    • @guleedabdulaahi7335
      @guleedabdulaahi7335 6 лет назад +2

      Waxuu ahaa nin af somaliga iyo naxwihiisa aad u yaqaan ma filaayo hada in la heli karo qof sidiisa asalka af somaliga siduu û yaqiin ama wax ugu cabiri jiray u yaqaan hada waxaa haray wax la yiraaho ciyalka xaafadda.(waa rag waaweyn laakiin waxay ku leeyihiin waxanu nahay ciyaalka xaafada).

  • @cabdislaamyuusuffaaraxcayn6649
    @cabdislaamyuusuffaaraxcayn6649 4 года назад +3

    Gar-darrooy wax baad geysataa, gooriyo ayaane!
    Gefkii aad samaysaa batiyo, godobahaagiiye!
    Gashi aan yarayn baad qabtaa, goor lagaa gudo'e!
    Waxaad goyso mooyee la waa, waxad gar-gaartaaye!
    Gurigii barwaaqaysan baad, gubi-taqaannaaye!
    O ruuxaad gadh-qaaddaa wallee, guul ma xoogsado'e!
    Adiga iyo geeridu dadkii, waa goblamiseene!
    AHUN C/laahi Macallin-axmed [Dhoodaan].

  • @abdimalikali7720
    @abdimalikali7720 5 лет назад +1

    Allah naxariisti jano haka waraabiyo c/lahi macalin dhoodaan

  • @nuurdheere
    @nuurdheere 11 месяцев назад

    Qofaan aan garanayn gabay uun buu la yahay Lkn Jaamacada Dunida Loo turjumi Lahaa Wuxuu noqonlahaa Billion buug mid laga sameeyo

  • @farhanmacalin3019
    @farhanmacalin3019 2 года назад +2

    Hamaynimo arbaco Soo galayso ! Gaalkacyo 00:30 /13/9/2022

  • @dhegdheerwacan2639
    @dhegdheerwacan2639 6 лет назад +1

    Allow unaxariiso
    Gabaygu wàa igu soocdaa gardaro gardaro gardaro waa wax xun

  • @ahmedcabdi5306
    @ahmedcabdi5306 4 года назад

    Halyaay soomaaliyed allaw janadii hoygaga ka dhig

  • @abobasement346
    @abobasement346 Год назад

    Gabaygan wuxuu ku socdah museh Aftag

  • @nazdalaan
    @nazdalaan 2 года назад +2

    “”Adigiyo geerudi dadkii waad gablamiseene””

  • @abdihaadicaydiid4337
    @abdihaadicaydiid4337 11 месяцев назад

    Waa hadal run ah

  • @دروسالنحودروسالنحو

    Masha allah abawaan cabdulahi mcalin dhodaan

  • @isxaaqmaxamed854
    @isxaaqmaxamed854 5 лет назад +1

    Allahayow janada hoygiisa ka dhig

  • @kowsarcisamaancabdulaahi7495
    @kowsarcisamaancabdulaahi7495 2 года назад

    Waaw

  • @biciidmagazine4049
    @biciidmagazine4049 4 года назад +3

    Cajiib, gabaygaan.

  • @AmiiraJaamac-f9b
    @AmiiraJaamac-f9b Год назад

    0:14

  • @XaliimoSh.xusseen
    @XaliimoSh.xusseen 9 месяцев назад

    Lajan

  • @mohamedabukarhusein4107
    @mohamedabukarhusein4107 6 лет назад

    Waa gabay kusaab san sarbeeb yaa fasitikara

  • @ateyeahmed5808
    @ateyeahmed5808 6 лет назад +2

    guntashada xigtaa waadagaal hawgardaadsamo e ningabadayse cadhaan guurtahayn ama gurguurtaa e

  • @abdulkadirsanka1447
    @abdulkadirsanka1447 6 лет назад +1

    allow kuunaxariiso

  • @maxamedcabdulaahi4787
    @maxamedcabdulaahi4787 4 года назад

    guracanihii goodiyeybaa aad u goodiye,e !!!!!

    • @danxarago8312
      @danxarago8312 3 года назад

      Guracanihii daw-dhaafayay baa aad u goodiyaa’e.

  • @hersonmalaque3865
    @hersonmalaque3865 6 лет назад +1

    Allah yaa raxma

  • @nuuxckaafi-su4iq
    @nuuxckaafi-su4iq Год назад

    Aloow unaxriiso aamiin

  • @farhanomar1183
    @farhanomar1183 7 лет назад +3

    gabay

  • @abdiosmanelmi810
    @abdiosmanelmi810 2 года назад

    Ok

  • @gudeybarowaxmed1133
    @gudeybarowaxmed1133 2 года назад

    Gudey

  • @maxamadbashir7178
    @maxamadbashir7178 3 года назад

    Defow

  • @liibanmahadmousa2997
    @liibanmahadmousa2997 3 года назад

    dareenkii somalinimada oo maanta gabaabsi ah.

  • @abdikanimostafa8664
    @abdikanimostafa8664 4 года назад

    Allah yarxamu

  • @mm.joseph4351
    @mm.joseph4351 6 лет назад

    WAA sidaa

  • @guleedabdulaahi7335
    @guleedabdulaahi7335 6 лет назад

    Uitwijken

    • @abdirashidtarabi3079
      @abdirashidtarabi3079 3 года назад

      Abaan qaaliya ayaa soomaali ka baxay alle godka ha u nuuro
      Waxaanse u mahad celinayaa raga uruuriyey murtidiisii

    • @amintahir8159
      @amintahir8159 3 года назад

      Allow kuu naxariiso abwaan Cabdullaahi macalin Dhodan

  • @abdiosmanelmi810
    @abdiosmanelmi810 2 года назад

    Ok