Maanshaa Allaah waa wax qabad wacan laakiin waxay u baahan tahay in wax soo saarka laga fikiro oo tuuladu wax soo saarto dadkuna u shaqo tago sida xero digaag ama Beer ay wax ka soo saran dadka tuuladuna shaqo abuur ka helaan in la maal galino Ganacsato ama dawladu maal galiso waayo dadkani mudo kuma tiirsanaan karaan roodhi bilaasha iyagaa badali kara tuuladana haloo ogolaado in ay umado kale oo wax haystaa soo degaan oo school iyo health hadii heer sare laga dhigo waa ku soo hiranayaan waana xaafad wacan maanshaa alaah waa guul waa xaafad magaalada inteeda kale oo layska deguun health iyo school toona maleh waan jeclaaday maashaa Allaah haday tuuladu wax soo sarto magaaladaa u baahan doonta dhulkale oo harreeraha haloo diyaaariyo nadaafadana halgu dedaalo
Wllo bal si fiican horta u daawo roodhidu bilaash maaha shaqaalahana isla iyaga qayb kamida ka shaqeeya ee roodhidu wax jaban baanu ka siina buu ku yidhi gudoomiyuhu beerona way leeyihin wixii ka soo baxa dadka ayaa iibsada dadka tuulada qayb kamida ayaa ka shaqeeya macaliiminta dadka tuulada dega qaar kamida ayaa ah macaliiminta dhakhaatirta qaar ka mida waxay laga soo xulay dadka tuulada degan kunoqo video ga oo si wacan u daawo
Asc. Maxamed Ilig ! Aad baad u mahadsantahay soo bandhigida barnaamijkan xaafada Najaat iyo dadka dagan . It’s so wonderful waa in merlo badan oo sida najaat ah in the future la sameeyo . Waxaan rabaa in aan labo shey ku xasuusiyo si wax looga qabto please ! (1) Masqulaha waa old fashioned laga tagey oo caafimaadka u daran waana kuwa hoos loo fadhiisto . Dadka waayeelka ah iyo daka baahiyaha gaar ka sh qaba waa ku dhib ee halaga fakaro (2) Wiilka yar ee wheelchair ka ku Fadhiya waardigs arkayey wajigiisa , la Ada lugoodba prosthetics baa si dhib yar loogu gelin Karaa , si fiican a wuu ugu socon xataa kubad buurt buu ku cayaari doonaa wuxuu a noqon doonaa very productive in the future . Sida darteed please Yar kaa u gurmo oo Fundraising haloo sameeyo si lugaha loogu galiyo khayr iyo caafimaad iyo wax weyn baa Allah ku siin . Thanks
Masha allaah waa meel qurux badan illaahay how barakeeyo mal geeliya oo school tayo u yeela waa loo soo guri oo magalo cad bay noqon illaahay idinki kuwii ka taajira nogda halagu dadaalo dadkaa maray afaci dalka iyo dadkaba
MA SHA-ALLAH اللهم يارافع السماء يامصرف البلاء ياقابل الدعاء ياسخي العطاء ياكاشف الغطاء.. أسألك يا الله في هذه الساعة : لي ولأحبتي ولكل من تصله رسالتي عفوك وعافيتك ورزقك ورضاك ورحمتك ومغفرتك وشفاك وغناك وتوفيقك وحفظك وتيسيرك وسترك وكرمك وحلمك ولطفك وجنتك.. اللهم إنا نسألك العفو والعافيه والمعافاة الدائمه في الدين والدنيا والآخره.. اللهم إرحم من ضمه التراب.. وإشف من أنهكه الوجع.. وأغث من أثقله الهم.. واهدي من غرته الدنيا.. اللهم إغفر لوالدينا وأرحمهما كما ربونا صغارا اللهم صل على محمد وعلى آله وصحبه وسلم٠ اللهم آمين يارب العالمين هدا دعاء الي عمى عبدالله عيسى
Bal eega ilahayban idinku dhaarshe imika ayaan arkay islanta tukaanka haysta gacanta calanka ay ku xidhan tahay gacanta. Ee kulmiye Bal na halkaasa cadaladad lagu qaybiyay😢😢
Well! That is a good venture in the right direction, however I fail to understand why you don't buy classic breads of International standards at the City Bakery of which I believe if you meet the Director he would have agreed to give you at a price which would please your tenants as well as you. Am from Nairobi Kenya and I once visited Hargeisa City and was surprised to see the only bakery which produces virieties of breads, Cakes which I deem it to be of International standards or rather equivalent to the types we get here in Nairobi. Anyway this is just my suggestion but at the end of the day the decision lies with you. Thank you.
I would also like to commend this reporter whom I believe is Mr. Mohamed Ilig if am not wrong and I once saw him at a certain function in Hargeisa and in that function people were given time to at least time to air their views despite my several attempts which Mr. Ilig chose more ladies than Men and I don't blame him for in that function Ladies were more than Men. God bless Mr. Ilig... I wish you people had several Ilig,s in Somaliland coz that is when you would understand what true Journalism is all about. God bless Somaliland and it's People, as it has demonstrated to the World what true democracy is all about and also put many enemies to Shame.
Wali ummad inaga been badan ma arag, dhulkan masaakiinta lagu sawirayo, waxaa boobay xildhibaannada golaha deegaanka qaar ka mid ah oo dad ay iyagu wateen ayay siiyeen, midhadh masaakiin ahna waa lagu dhex daray, car haddii warkaasi been yahay ha ku dhaarteen zamzam foundation in ay hubiyeen in dadkaasi masaakiin yihiin
Maanshaa Allaah waa wax qabad wacan laakiin waxay u baahan tahay in wax soo saarka laga fikiro oo tuuladu wax soo saarto dadkuna u shaqo tago sida xero digaag ama Beer ay wax ka soo saran dadka tuuladuna shaqo abuur ka helaan in la maal galino Ganacsato ama dawladu maal galiso waayo dadkani mudo kuma tiirsanaan karaan roodhi bilaasha iyagaa badali kara tuuladana haloo ogolaado in ay umado kale oo wax haystaa soo degaan oo school iyo health hadii heer sare laga dhigo waa ku soo hiranayaan waana xaafad wacan maanshaa alaah waa guul waa xaafad magaalada inteeda kale oo layska deguun health iyo school toona maleh waan jeclaaday maashaa Allaah
haday tuuladu wax soo sarto magaaladaa u baahan doonta dhulkale oo harreeraha haloo diyaaariyo nadaafadana halgu dedaalo
Wllo bal si fiican horta u daawo roodhidu bilaash maaha shaqaalahana isla iyaga qayb kamida ka shaqeeya ee roodhidu wax jaban baanu ka siina buu ku yidhi gudoomiyuhu beerona way leeyihin wixii ka soo baxa dadka ayaa iibsada dadka tuulada qayb kamida ayaa ka shaqeeya macaliiminta dadka tuulada dega qaar kamida ayaa ah macaliiminta dhakhaatirta qaar ka mida waxay laga soo xulay dadka tuulada degan kunoqo video ga oo si wacan u daawo
@ayanmuuse4620 wllo waan furax sanahay wax wacan ayaa ka qabtay laakiin wax soosaarku waa qaninimo qofku hadii uu wax soosaaro maaha faqri, fariintaydu waa sidii tuuladaasi u sii qurux badlaan lahayd hadii xitaa hayadaasi meesha ka baxdo. Hormarna loo siigaadho oo xaafadaha kalena wax uga bartaan mahadsanid
Asc. Maxamed Ilig ! Aad baad u mahadsantahay soo bandhigida barnaamijkan xaafada Najaat iyo dadka dagan . It’s so wonderful waa in merlo badan oo sida najaat ah in the future la sameeyo . Waxaan rabaa in aan labo shey ku xasuusiyo si wax looga qabto please ! (1) Masqulaha waa old fashioned laga tagey oo caafimaadka u daran waana kuwa hoos loo fadhiisto . Dadka waayeelka ah iyo daka baahiyaha gaar ka sh qaba waa ku dhib ee halaga fakaro (2) Wiilka yar ee wheelchair ka ku Fadhiya waardigs arkayey wajigiisa , la Ada lugoodba prosthetics baa si dhib yar loogu gelin Karaa , si fiican a wuu ugu socon xataa kubad buurt buu ku cayaari doonaa wuxuu a noqon doonaa very productive in the future . Sida darteed please Yar kaa u gurmo oo Fundraising haloo sameeyo si lugaha loogu galiyo khayr iyo caafimaad iyo wax weyn baa Allah ku siin . Thanks
Mashaallah tabarakallah TV mmtv 1 millions ❤️ 💙 😍 ♥️ 💖 💕
MASHALLAH ILAAHAY ha uu barakayo Amiin, MASHALLAH kuwati 🇰🇼 shoqo fiican bay qabatay❤
War Ilig saaka halkeed nagu wadaa oday 😊. Love you man and all MM TV 🫡
Wlhi waa ku farxay mar kaan arko hooya Dan yara farax san oo duruuftii ilaahay ka saaray alx wanaag sane waa ilaahay
Alxamdulilaah wanagsane wa ilaahy
Masha alaah wlhi wan ka helay xagay ku taal aan soo booqdee
8:20 wa sual dhabtii cajiib ah kana yeeli doono qofkaasi in uu halkiisa break ga ku qabto mashalllah
MashaAllaah, 50 guri waa tuulo si casri ah loo dhisay.
Manshallah waa wax wanaagsan
Asc maashaa allaah allaah ha barakeeyo dadka danyarta caawiya ❤❤❤
M.ilig weriye umada somaaliyed wada jecel yihiin ehlu diin ah xamar ban kag xirnahay mahadsanid
Mansha Allah allow u barakee
Mashallah Tabarikall ❤️
MACHA-ALLAH TABARAKALLAH SO BEAUTIFUL ❤️
Maashaa ALLAAH
Rabiyaw khayr ugu badal kuwii khayrkaa la baxay
Masha allaah waa meel qurux badan illaahay how barakeeyo mal geeliya oo school tayo u yeela waa loo soo guri oo magalo cad bay noqon illaahay idinki kuwii ka taajira nogda halagu dadaalo dadkaa maray afaci dalka iyo dadkaba
Maashaa Allaah Allaahuma baarik
Mansha Allah , Allah haka abaalmariyo wanaagaa cidkasta oo ka qaybqaadatay.
waa inaan xaafadaa dego shaa Allah
Mashaa Allah Tabarakalaah, Allow u barakee dadkaa ku dhaqan magaalada yar Allow u kaalmee umadaada intii baahan aamiin yaa Allaah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Mansha allah adeero gulayso
Mashaa Allah Great Job Jasakallahu kheir dadka mashruucaas fuliyay
MA SHA-ALLAH
اللهم يارافع السماء يامصرف البلاء ياقابل الدعاء ياسخي العطاء ياكاشف الغطاء..
أسألك يا الله في هذه الساعة :
لي ولأحبتي ولكل من تصله رسالتي عفوك وعافيتك ورزقك ورضاك ورحمتك ومغفرتك وشفاك وغناك وتوفيقك وحفظك وتيسيرك وسترك وكرمك وحلمك ولطفك وجنتك..
اللهم إنا نسألك العفو والعافيه والمعافاة الدائمه في الدين والدنيا والآخره.. اللهم إرحم من ضمه التراب.. وإشف من أنهكه الوجع.. وأغث من أثقله الهم.. واهدي من غرته الدنيا.. اللهم إغفر لوالدينا وأرحمهما كما ربونا صغارا
اللهم صل على محمد وعلى آله وصحبه وسلم٠
اللهم آمين يارب العالمين
هدا دعاء الي عمى عبدالله عيسى
maashaa allaah Allow u siyaadi
Mashaallah tabarakallah ilaahay hawguwado nimcadaa
Woow mashallah thé is super vidéo Ilike Guulo Somalilnad fourn Djibouti
Mshaa Allah UAE ayaa dhisty sawmaha malgalintii dpworkd waa Laga faaiday
May waa kuwait 🇰🇼
Ma somali baa dagan mise itobiyaanka wadanka kusoo badanaya afka somaliga bartay??
Mansha Allah, Allah habarakeyo
My rolle model Walaalkay Ilig❤❤❤❤❤❤❤❤
masha Allh
ماشاء الله تبارك الرحمن ماشاء الله تبارك ماشاء الله تبارك الرحمن ❤
MashaAllaah, Somaliland alow dhawr ❤❤❤
Bal eega ilahayban idinku dhaarshe imika ayaan arkay islanta tukaanka haysta gacanta calanka ay ku xidhan tahay gacanta. Ee kulmiye
Bal na halkaasa cadaladad lagu qaybiyay😢😢
Isdawee waad xanuusanaysaaye
Well! That is a good venture in the right direction, however I fail to understand why you don't buy classic breads of International standards at the City Bakery of which I believe if you meet the Director he would have agreed to give you at a price which would please your tenants as well as you. Am from Nairobi Kenya and I once visited Hargeisa City and was surprised to see the only bakery which produces virieties of breads, Cakes which I deem it to be of International standards or rather equivalent to the types we get here in Nairobi. Anyway this is just my suggestion but at the end of the day the decision lies with you. Thank you.
waa wonderful place 😍 💖 ❤
Subxaana laah.wey wada gaadhaa nimcada alle dadka.illaahayna waa qani.deeqdiisuna waa malyaan.
Masha allah guuuul somaliland ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉guuuul mm tv🎉🎉🎉🎉
I would also like to commend this reporter whom I believe is Mr. Mohamed Ilig if am not wrong and I once saw him at a certain function in Hargeisa and in that function people were given time to at least time to air their views despite my several attempts which Mr. Ilig chose more ladies than Men and I don't blame him for in that function Ladies were more than Men. God bless Mr. Ilig... I wish you people had several Ilig,s in Somaliland coz that is when you would understand what true Journalism is all about. God bless Somaliland and it's People, as it has demonstrated to the World what true democracy is all about and also put many enemies to Shame.
Masha Allah tabarakallah
Mansha Allaha 🎉🎉🎉🎉😊
Maanshaa Allaah
Maansha Allah ❤
Nimcada ilaahay dadka waa gaartaa dad iyo duunyaba free ayey ku helaan nimcadiisa
Ilaahay mahad iyo cis iyo sharaf ha u ahaato
🙏
Alxamdulilaah
Macha allah waa janadi adounka
Mashaa Allaah
Mashallah Allah 🎉
Maansha Allaa
Waabir wangaasan ama waabiri arooryaad
Manshallah ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉
MANZHA ALLAH
Masha allh ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Cajiib❤
Masha alha
Maanshallaah
Masha allah
Wa biyo la an tulada,
war xafada magac cajiiba u sameeya
❤❤❤ mash Allaha
Somaliland guul guul ❤
Mashala
❤❤❤❤❤❤
marbo food laakiin waxaan rabaa meel qurux badan community gana aan wax ku soo kurdhiyo caqliba hanoqdee
Manshallah somaliland love
Horgalada AH 😂
Wali ummad inaga been badan ma arag, dhulkan masaakiinta lagu sawirayo, waxaa boobay xildhibaannada golaha deegaanka qaar ka mid ah oo dad ay iyagu wateen ayay siiyeen, midhadh masaakiin ahna waa lagu dhex daray, car haddii warkaasi been yahay ha ku dhaarteen zamzam foundation in ay hubiyeen in dadkaasi masaakiin yihiin
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Wado lamiya o ufudaydisa halosameeyo
Ubax macno ma laha maxa geedo wawayn u diiday
Meesha waa soo dagayaye ii tilmama
Magaalada maxa la yidhaah daa?
Ilaa intee ayaad lacagaha shaqqalaha iyo maclimiinta aad haydau bixin doontaa kabacdina yaa arrinta ugu talo gasheen inay sii wado
Waxaa soo khayra waxaa waxaa sameeyey hal qof kuwaity ah soomaalida madaxweynihii baa dhulkii boobaya walee soomaali waa loo yaabaa 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Madaxwayne wax ma boobo Soomali imaan laay sidaa uun qofkale arsaaqada Alle siiyay u eega Ali afdhaaw raamsiga dadkuun eeg kkkkkkkk Alla karim
Waa 26jun iyo kodbuur ookhaasa dadkani
Gudomiyahuna wuxu ku leyahay 4ta daamodna wa laga wada kenay been baad ilahay usheegtay
Somaliland ma hargaisa iyo Barbara uun bay noqotoy dawladu marki cod rabto miyay gobolada kale so xususata
Waa haya'd khayriya dadkuna isku dhaqan iyo ilbaxnimo ma aha hadad xogogaal tahay gobolada bariga hadad mashrucano kale geysid warerbad kala kulmi
Ninwalba waa hela fursadahanoo kale lakin qarna degankoda ayay galiya. Qarna wayka cunanan deganadoda wala faraqa u dhexeya
halagafakaro siday isku filnaansho dhinackastaba loo gaadhi lahaa
Dron ayaad noogusoo duubilayd
Maficno .videowga maficno
FAQASH TV
😂
Ma MMtv baa faqash ah,waxn u maleyn xaga maskaxda ayaad wax ka qabtaa.😂😂
Mnsha Allah tabarakallah
Masha allh❤
Masha allh ❤
Mansha allah
Masha'Allah
Mnsha Allah
Mansha allah
Masha Allah