TEAM GABDHO VS TEAM WIILAL GAME ADAG// CADOWGAAGA MA AAMINEE…?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 10 окт 2024

Комментарии •

  • @RihaamSaed12
    @RihaamSaed12 7 часов назад +225

    Wllhi oo bilaahi oo tolaahi waaba dhaaratee like saar😂

    • @JamiiloCusmaanqq
      @JamiiloCusmaanqq 6 часов назад

      🎉❤😅

    • @zeinabdahir
      @zeinabdahir 6 часов назад +1

      Huno dhaarta ciyar mhn magaca Allah si qaldan hau isticmalin

    • @SaaraAaqil
      @SaaraAaqil 5 часов назад +1

      Waanku saaray hppti 💕😂

  • @SaabariinMahdi
    @SaabariinMahdi 7 часов назад +88

    Waa habeen jamco soo galeeso aan kusalino nabigeena scw scw sce😊😊😊

    • @FatxiCalisalaad
      @FatxiCalisalaad 6 часов назад +1

      Salalaahu calayhi wasalam❤❤

    • @aminaahmed2701
      @aminaahmed2701 5 часов назад

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @HodanAbuukar-b5g
      @HodanAbuukar-b5g 5 часов назад +1

      Scw

    • @HiboabdiBashiir
      @HiboabdiBashiir 3 часа назад

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @DeeqoAhmed-g2p
    @DeeqoAhmed-g2p 6 часов назад +36

    Ceyda barnaamijka waa shidanyehe hormar wacan ceyda yare❤❤❤

  • @maqbulysf8066
    @maqbulysf8066 7 часов назад +63

    ilaa Gorme Ka Cararesa Saliga❤️Nabi Maxamed ❤️
    Salalahu calayhi wasalim
    Salalahu calayhi wasalim
    ❤️❤️❤️👍👍👍

    • @FatumaSiyad-m4r
      @FatumaSiyad-m4r 7 часов назад

      @@maqbulysf8066 fm

    • @djDeeqsi
      @djDeeqsi 7 часов назад +3

      Scw scw scw scw scw

    • @FatumaSiyad-m4r
      @FatumaSiyad-m4r 7 часов назад +1

      @@djDeeqsi scw

    • @AbdisamedDaahir-w3o
      @AbdisamedDaahir-w3o 7 часов назад +1

      Scw

    • @HiboabdiBashiir
      @HiboabdiBashiir 3 часа назад +1

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @user-hanad
    @user-hanad 7 часов назад +136

    Umaleen maayo gacmahaan quruxda badan ineey dhaafayaan ilaahy magacii iyo saliga nabiga folow isaar ilaahay dartiis 😢

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 7 часов назад +71

    Ar Gabdheey Aan Is Noleeyno Aan Is Difaacno 😂❤ Team Gabdho One Like 😂❤

  • @Gosha-rercarale
    @Gosha-rercarale 6 часов назад +29

    Leyskama yelayo nasibka saciday moye dumarland lagama guleysan karo part2 so samee sundus amiiro iyo munita keen👍

  • @AbdisamedDaahir-w3o
    @AbdisamedDaahir-w3o 7 часов назад +44

    Cawa waa jimcee aan ku wada salino xabiib keena. Muxumamed. Scw. Scw. Scw. Scw. ❤❤❤

    • @HiboabdiBashiir
      @HiboabdiBashiir 3 часа назад

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @farxiyabarkhad6345
    @farxiyabarkhad6345 7 часов назад +39

    Dhalashadayda waxa ka hadhay 6 malmood ii gu hambalye only one like

  • @Cayuni1
    @Cayuni1 6 часов назад +15

    Caawa ani ina ciyarayo camal xamasad i haysaa soo badi games nucan ah million boy👑❤️

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 7 часов назад +16

    Ar Ceyda Aqwaan Roobka Saan U Jeclahay Ma Qeexi Karo Xtaaa Masha"Allah ❤🤲🤲🤲 ALLAHU AKBAR☝️ALLAHUUMA SAYIBAN NAAFICAN🤲 NICMAT"ALLAH🤲🤲🤲☝️

  • @xaawoluul265
    @xaawoluul265 7 часов назад +34

    Maxamed faanaye yaa leftiga usii fur dhahay wiilasha game kan ku celis wye😂😂

    • @nuuraaadan
      @nuuraaadan 6 часов назад +1

      na maaragty walhi waanka shakiyey Maxamed faanaye

  • @xanaanmustaf15
    @xanaanmustaf15 6 часов назад +22

    9:17 qayano maxamet fanaye maxo wishka kaqabanaye Asa usii furay😂😂😂

  • @Nimcohasaneyyy
    @Nimcohasaneyyy 6 часов назад +24

    Noguu celiya gime Kan blzzz ya igu racsan viva dumarland😂❤

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 6 часов назад +29

    Amiira funny 4 lee kuu hartay wiiiw kulahaaa 😂😂😂😂 fariid gabdhahana way dhiiri galinaysaa faaraxyashana way foodaynaysaa si ay uga guulaystaan ❤❤ dumarland dhiiga ❤❤😂😂

  • @Wllhuudow
    @Wllhuudow 7 часов назад +16

    Ceyda barnaanijka waa shidan yhy😊😊

  • @YasineApdallah
    @YasineApdallah 6 часов назад +11

    Ceyda game yadiisa inaba caadi ma aha 🔥

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 7 часов назад +11

    Gabdhahaan wataa ani miraa maandeeq muniish ❤❤

  • @HasiiloCabdulahi
    @HasiiloCabdulahi 7 часов назад +12

    M.a dad an jeclhy from boqoradeyda sundus😢🎉❤

  • @YusufAxmed-r4h
    @YusufAxmed-r4h 7 часов назад +13

    Wll cayda gaem kasta ooladhelayo ani adilee kuwataa tageere qaas aa kuu ahy❤❤

    • @DeeqoAhmed-g2p
      @DeeqoAhmed-g2p 7 часов назад +1

      Ani xitaa ceyda lee lajiraa❤❤

  • @aaminoismaaciill
    @aaminoismaaciill 6 часов назад +10

    Team Qab qab wani salamay❤❤🎉

  • @Mulkiyada
    @Mulkiyada 7 часов назад +9

    Yes ceyda saan lee ku soco lkn barnamijyada kala badal

  • @sahracuud8139
    @sahracuud8139 6 часов назад +5

    Cawo waa jimco amkusalino nabi geena scw scw scw

  • @NajmaAli719
    @NajmaAli719 7 часов назад +58

    Team girls one like 👍 😊

  • @mulki926
    @mulki926 6 часов назад +5

    guul iyo guul daro dumaarland❤😊

  • @MohamudAfiif1215
    @MohamudAfiif1215 5 часов назад +8

    Caydaa amiro asaga aya gacanta ka xiray ya igu racsan

    • @FaadumoShikhmursal
      @FaadumoShikhmursal 5 часов назад

      Qof asiga aheyn maba ka xiri karo

    • @Zamukulow
      @Zamukulow 2 часа назад

      ​@@FaadumoShikhmursalgabadha noh

  • @caynicudoon9767
    @caynicudoon9767 4 часа назад +2

    TALENTED boy Cayda ❤

  • @Cabdixakiimmuusecige17
    @Cabdixakiimmuusecige17 7 часов назад +5

    IFAHMA OO IDAREEMA 3K❤❤❤
    Walaalaha Soomaaliyeed Allah Dartii Cimaamada igusoo Tuura Kii Hore Ayaa Layga Xidhaye❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Uqtimuslimah
    @Uqtimuslimah 5 часов назад +3

    Ar ceydow malmahan barnamijyo shidan nagu garaacdey www challenges nucan noso badi✌️

  • @FartuunCali-d3n
    @FartuunCali-d3n 6 часов назад +3

    Cayda barnaamijka washin yahay🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤😊😊😊

  • @m.baariyow7
    @m.baariyow7 7 часов назад +4

    Illaahay labadaada waalid iyo adigaba janada haku geeyo hadaad booqat❤
    o janalkayga tartan kujiraa🥺

  • @xuseencabdiqadir9161
    @xuseencabdiqadir9161 6 часов назад +5

    War gabdhaha waala qiyaanay qof 4aad ayaa ciyaata soo galay

  • @NastexoBaryare
    @NastexoBaryare 4 часа назад +2

    Omg game wa dhaafay Kan caawo dumarland Wa idiin wadanaa

  • @suhaybaadan1509
    @suhaybaadan1509 7 часов назад +9

    Team ceyda marnaba noo hoos

  • @MssFaraxsan2024
    @MssFaraxsan2024 7 часов назад +23

    Only TEAM DUMARLAND ISN'T EASY ❤

  • @Raizaroomar
    @Raizaroomar 5 часов назад +5

    Alla Ceydow Asad goorme la kulmysaa😢Ceydow san wx yar ka badl waa codsi Asad Channel kiisa 1M ilaa iyo 2M uu ka gaaryo Garb kiisa bad ahayd lkn hada 3M Grabkiisa matihid😢idin ko hal wadn isla jooga ilaa intas hakala fogonina chanel kaga xita mar hore ugu dambysy😢Asad Noo keen Ceydow

    • @FaadumoShikhmursal
      @FaadumoShikhmursal 5 часов назад

      Dadkan ha ku dhax dhumin wa dad is jecel markasto ayena is arkaan blse adiga waxa rabta camera in kaga tuso qasabna ma ahan

    • @FaadumoShikhmursal
      @FaadumoShikhmursal 5 часов назад

      Dadkan ha ku dhax dhumin wa dad is jecel markasto ayena is arkaan blse adiga waxa rabta camera in kaga tuso qasabna ma ahan

    • @Raizaroomar
      @Raizaroomar 5 часов назад +1

      @@FaadumoShikhmursal sister is daji ani adi kulama aanan hadlin mida kle ani maba dhihin waa dad is Neceb hadl un baa dhahy that's my opinion

  • @umulkheyra2089
    @umulkheyra2089 7 часов назад +4

    Next sunduu ayanle hussein kusoo dar iyo cumeer hassan ❤❤❤❤

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 7 часов назад +3

    RAG RAG DHALAY CEYDA MASHA"ALLAH KEEP GOING 👍👍👍👍👍👍👍

  • @Cayuni1
    @Cayuni1 7 часов назад +4

    Team Ceyda one love ❤

  • @Suusu863
    @Suusu863 7 часов назад +6

    Ani maa u horeeya ❤

  • @munamaanka8020
    @munamaanka8020 7 часов назад +5

    Madhameysanin lkn dumarland guul

  • @deeqocabdi5890
    @deeqocabdi5890 7 часов назад +6

    Saalax io maandeeq beerkay icaseeyeen qossolkooda😂😂😂❤

  • @NajmoFaysal
    @NajmoFaysal 6 часов назад +3

    Omg Geem Fanny waaye❤❤

  • @Maariyacaliyaasiin
    @Maariyacaliyaasiin 4 часа назад +1

    Cayda meesha cadaalad kemay dhibcin tii orodka iyo dhaadhicinta tan kale gabdhaha iyo wilasha mi isku orod baa ceyda tankalena chuuser inaad kukala seerto bey aheed geemka ku celis waaye ceyda ❤

  • @UmmuAfnan2
    @UmmuAfnan2 7 часов назад +6

    Malmhaan tik tok ku caajisee youtube baaan barte inaa dawdo

  • @BushraSuleiman-i6i
    @BushraSuleiman-i6i 7 часов назад +11

    TEAM AMIIRA ONE LIKE 😊❤

  • @AbdikadirMohamed-mv6fm
    @AbdikadirMohamed-mv6fm 7 часов назад +7

    My idiol ceyda ❤ my dream is too meet you one I.a ❤

  • @katraabdullahi9241
    @katraabdullahi9241 7 часов назад +5

    Our king❤❤❤

  • @HiboMaxamed-ru9zl
    @HiboMaxamed-ru9zl 4 часа назад +2

    Team king cayda🎉 team amiira qurux😊 like😊

  • @yousra52
    @yousra52 6 часов назад +4

    Cabdi rooraye wiilasha aya la jirta madax daashyahow😂😂

  • @NasriOmar-fq6mn
    @NasriOmar-fq6mn 7 часов назад +2

    An kusalino nabigena cwtha mathama eee jamc0 teh❤❤

  • @faadumomohamed-kx5bb
    @faadumomohamed-kx5bb 5 часов назад +1

    Wlhi gemekan cadi ma aha prt2 so samee cayda ❤❤

  • @CawoJama-px3zl
    @CawoJama-px3zl 7 часов назад +9

    Inta dhibka amiira ila jecel😂😂

  • @Hassan_Kadiye
    @Hassan_Kadiye 5 часов назад +2

    Sxb waxan game Mahan cadalad kamadhicin midi oradka iyo mida kadhaadhicinta cadaalad kamajirin sababto ah gabdhaha iyo wiilasha isku orad Mahan tankale mida kadhaadhicinta waxa lagaa rabay inaa juusar kukala saarto ok sxb kusoo Celi oo mida oradka kareeb mida kadhaadhicintana juusar kadhig ok bro keep going

  • @IqalaasAbdirahman
    @IqalaasAbdirahman 4 часа назад +1

    Team girls woooow hajiran

  • @AliAfrah-p9l
    @AliAfrah-p9l 6 часов назад +3

    Wlhi Amira weey ka hoos baxday left tiga in eey mar keey ka soo dag teen in eey number kasto u taab taan eheed 😂😂

  • @UBAX-8
    @UBAX-8 6 часов назад +6

    Ceyda ninkan la dhahayo mahres ha no keenin waa bilaa ixtiraam bilaa dhaqan waye inta igu raacsan 😠

    • @cabdidhago484
      @cabdidhago484 5 часов назад

      Haaye taasi xalay bay haddee cawa lik baad ku radsanaysaa 😂😂😂😂😂

    • @cademohamed
      @cademohamed 5 часов назад +1

      Xalimo caadi iska dhig hidka yusan ku garin 😂

  • @CabdulaahiAwees
    @CabdulaahiAwees 6 часов назад +4

    Team amiiro qurux on like ❤❤❤❤❤😊

  • @umalmohamed1666
    @umalmohamed1666 37 минут назад

    Boqoradena Amiiro qurux is not easy ❤

  • @Raimayy_mohammed
    @Raimayy_mohammed 7 часов назад +4

    Dumarland isn't easy ❤🎉

  • @Fathiyahmedsheik
    @Fathiyahmedsheik 3 часа назад

    Ceyda inu gabdhaha guusha larabay inta fahansan xita marki laga badiyey camerada wajiyadoda in u ku aadiyo waa diiday ❤legend always legend❤❤❤

  • @SucadoAxmedmaxamud
    @SucadoAxmedmaxamud 7 часов назад +4

    Yeam cyda one like❤

  • @IqalaasAbdirahman
    @IqalaasAbdirahman 4 часа назад +1

    Team girls wooow hair and

  • @Asad-hagio-2
    @Asad-hagio-2 7 часов назад +6

    Talo walaalnimo wllkay ama wllshy marwalba ku dadaal akhriska adkaarta sababto ah waa gashaan marwalba kaasho rabiga wllo
    Fadlan isoo Raac wll

  • @UmucumarMaxamed
    @UmucumarMaxamed 7 часов назад +3

    gabar iyo wiil maa isku orod ah ceyda waa nakaaday

  • @Coachhudayfi
    @Coachhudayfi 7 часов назад +2

    king cayda guul sxb

  • @AbuukarCabdi-n4h
    @AbuukarCabdi-n4h 6 часов назад +1

    King ceyda welcome back

  • @Cayuni1
    @Cayuni1 7 часов назад +5

    Team girls ❤️🫶

  • @DheemanAbdi-kv4bp
    @DheemanAbdi-kv4bp 7 часов назад +3

    Team caymir❤❤❤❤

  • @Naduuuuuuuu
    @Naduuuuuuuu 3 часа назад +1

    Qiyano waye maxamed wishka asaaa wilasha ufury gabdhahan wishka inta uu furmayo wee sugayen kuwana waa loo diyariye🙅🏻🙅🏻🙅🏻

  • @Halaazi7
    @Halaazi7 7 часов назад +2

    Mahrez mar kasta soo qawo ❤

  • @Mayalove-j8b
    @Mayalove-j8b 5 часов назад +1

    Part 2 please upcoming soon

  • @Asiyaahmed-w5j
    @Asiyaahmed-w5j 6 часов назад +2

    Gar iyo gardaraba dumarland🎉❤

  • @Saalim-t4x
    @Saalim-t4x 7 часов назад +4

    King ceyda aaaaaaaheeeeeeeeeey😂😂😂😂😂😂

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 7 часов назад +1

    ❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحمَّد، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَميدٌ مَجِيدٌ، اللَّهُمَّ بَارِكْ عَلَى مُحمَّدٌ وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى إبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِـهِ وَذُرِّيَّـتِهِ، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ. وَبَارِكْ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِهِ وَذُرِّيَّتِهِ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلَّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ❤❤❤❤❤

  • @NastexoXasan-ro1gr
    @NastexoXasan-ro1gr 7 часов назад +3

    Wxan.ahayqofkauhoreya one☝️👍❤🎉like

  • @xaawoluul265
    @xaawoluul265 7 часов назад +3

    Ceyda wiilasha la jirtaa tima badnoow😂😂

    • @Halaazi7
      @Halaazi7 7 часов назад +1

      Qaraar sagashan xaliimoos 😂😂😂

  • @AbdirisaaqMaxamed-ie9wd
    @AbdirisaaqMaxamed-ie9wd 4 часа назад +2

    Game ka caawa waa shidna lbx

  • @PrwaaqoM0hmEth
    @PrwaaqoM0hmEth 2 часа назад +1

    Mxa iga qaldan talow RUclips zo galay Waa wada Firiyayy Ugbaad Channel ay ku Jirto ayn wayay waan izka noqon raba baL ugbaad nozo qabo ceyda😂❤

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 7 часов назад +1

    ❤بسم الله الرحمن الرحيم❤أَعُوذُ بِاللَّهِ مِنَ الشَّيْطَانِ الرَّجِيمِ. اللَّهُ لاَ إِلَهَ إِلاَّ هُوَ الْحَيُّ الْقَيُّومُ لاَ تَأْخُذُهُ سِنَةٌ وَلاَ نَوْمٌ لَّهُ مَا فِي السَّمَاوَاتِ وَمَا فِي الأَرْضِ مَن ذَا الَّذِي يَشْفَعُ عِنْدَهُ إِلاَّ بِإِذْنِهِ يَعْلَمُ مَا بَيْنَ أَيْدِيهِمْ وَمَا خَلْفَهُمْ وَلاَ يُحِيطُونَ بِشَىْءٍ مِّنْ عِلْمِهِ إِلاَّ بِمَا شَاءَ وَسِعَ كُرْسِيُّهُ السَّمَاوَاتِ وَالأَرْضَ وَلاَ يَؤُودُهُ حِفْظُهُمَا وَهُوَ الْعَلِيُّ الْعَظِيمُ❤❤❤❤❤❤❤

  • @Amranmaxamed-z3n
    @Amranmaxamed-z3n 4 часа назад +1

    Wankujeysana barnamijka lkn blz gabdhaha buuqa hadayan😢❤🎉🎉

  • @AaminoXasan-l2o
    @AaminoXasan-l2o 7 часов назад +3

    Qofka ugu horeeyso

  • @YoonisMaxamed-ud3rc
    @YoonisMaxamed-ud3rc 6 часов назад +2

    Mahrez legend 🫡🔥

  • @munamaanka8020
    @munamaanka8020 7 часов назад +2

    Talented man

  • @nimoabdirahim9181
    @nimoabdirahim9181 6 часов назад +2

    Dumarland ❤

  • @munamaanka8020
    @munamaanka8020 7 часов назад +2

    Best challenge

  • @DahiraAbdi-i9i
    @DahiraAbdi-i9i 3 часа назад

    Keep going king cyda hol wacan ❤❤

  • @Nataashamohamed
    @Nataashamohamed 7 часов назад +3

    Yes anaa uhoreeyo😮😂

  • @SaaraAaqil
    @SaaraAaqil 4 часа назад +1

    Dumarland one like happiyal ❤

  • @XafsoYuusuf-r9n
    @XafsoYuusuf-r9n 5 часов назад +1

    Maandeeq funny wlhi 😅😅😅

  • @MaxamudCabdiraxmaan-f4m
    @MaxamudCabdiraxmaan-f4m 5 часов назад

    Marlabaad kusooceli bartituu2 xamaasad ayuuleryahsy
    ❤❤❤🎉

  • @Aziiza_A
    @Aziiza_A 3 часа назад

    Gabdhaha Liftiga iney meel kale u taabtaan eheed😢😢😢😢

  • @BMSURPII
    @BMSURPII 5 часов назад +1

    Wa la khiyamey gabdha wishka wilasha qof kle aya hortoda u dalbey oo ka sugayey halka gabdha ayga markey tagen ley Dalbadeen Axas nimankan ayaba nacey Cayda wu la og yhy xiyanada ka wrn

  • @zeinababdullah7590
    @zeinababdullah7590 6 часов назад +3

    Mahrez is not easy😅😅😂😅😅😂😅

  • @DeeqoCumar-k5h
    @DeeqoCumar-k5h 5 часов назад

    1 sanka 2 sonqoror 3 sajuuda 4 surka 5 suniyaha❤❤

  • @binuabdull
    @binuabdull 7 часов назад +4

    What game noso badi sxp

  • @cabdallaxidig-uf3ds
    @cabdallaxidig-uf3ds 7 часов назад +2

    Ar cwa legend soo qa ba ty. Jeeestole😂

  • @Khadarlion1
    @Khadarlion1 6 часов назад +2

    Team ceyda one like ❤️❤️

  • @calicabdullaahi
    @calicabdullaahi 2 часа назад

    Omg mahreyz big legend

  • @Shukriza
    @Shukriza 6 часов назад +1

    Ciyaarta ku celis waye Mr fanaye ya left ga fur dhahy😂❤