Salaamu caleykum waraxmatullahi wabarakaatuhu. Mahadsanid. اللهم صلى وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى اله وصحبه وسلم تسليما كثيرا إلى يوم الدين اللهم صلى
War anagaa wax aragnay cimranoow hooyo yaankaa dacweeyaa aaway boqorada barakaysan aaway qisadii wiilkii sagaal jirka ahaa ee hooyadii lagu inkiray Boqorada barakaysan kaalay hooyo na kala dhexgal wuu iwareeriyey oo weliba sidaan qisooyin kiisa dhadhan ugu hayo shaqada in xitaa layga eryayo suurta gal ah hhhhhhhhhh teeda kale odaygaagu maantoo dhan kalmad buu ku celcelinayaa bal ufiirso qisadii wacan ee shalay sidii naastaro halaabay buu hal kelmad isaga dhegayaa ha ha ha ha ha Inaadeerey course 2maalmooda sii qisooyinkiisana dib isaga udaawisii anaguu rabaa duuduub qisaaska ku qaadano walee kaama yeelo course sii qofka
Scw scw scw scw scw
Wcs scw walaalka qalbiga mahadsanid
Maansha alaah alaha idinsharfo sheekadu waa faleeenbo sidaas inuugu wad sheekada xili horena soodaa in aan u helno waqti aan kudhagaysano ileen waa 10kii dambe oo kheyrka
Aamiin rabbi haynagu simo
Salaamu caleykum waraxmatullahi wabarakaatuhu.
Mahadsanid.
اللهم صلى وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى اله وصحبه وسلم تسليما كثيرا إلى يوم الدين اللهم صلى
Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤
Masha Allah bro
Sallaahu calehiy wasalam
Odiga wa daalim weyn
Allah swt hahanunia
scw scw scw scw scw scw
❤scw❤scw❤scw❤scw❤wll❤
Wcs wrb
Raga ilmaha inkira maxa ka sii aha ilaa shaalay nin 8 caruur inkiray tiktok ku arkay waaba cabsi cabsi 😢
Subxanalaah nin xun buu ahaa
Odayga inkaar qabaaa uqubo
Cibraan.
War anagaa wax aragnay cimranoow hooyo yaankaa dacweeyaa aaway boqorada barakaysan aaway qisadii wiilkii sagaal jirka ahaa ee hooyadii lagu inkiray
Boqorada barakaysan kaalay hooyo na kala dhexgal wuu iwareeriyey oo weliba sidaan qisooyin kiisa dhadhan ugu hayo shaqada in xitaa layga eryayo suurta gal ah hhhhhhhhhh teeda kale odaygaagu maantoo dhan kalmad buu ku celcelinayaa bal ufiirso qisadii wacan ee shalay sidii naastaro halaabay buu hal kelmad isaga dhegayaa ha ha ha ha ha
Inaadeerey course 2maalmooda sii qisooyinkiisana dib isaga udaawisii anaguu rabaa duuduub qisaaska ku qaadano walee kaama yeelo course sii qofka
Kk walaalow.ciwaanka is kabadal
@@sadiafarah5021 walaaloow maaha waa walaaleey nin ma ihi
Ninbaan kuuhaystay walaalay
@@sadiafarah5021
Maya naagtaas saaran profile kaan ahay
@@sadiafarah5021 waxan is idhi magaca ku bedel dhiig idoor baa iidhadhamaya laakiin wuu idiiday 2weeks inaa sugo weeye