Boqor Buurmadow Oo Ka Hadlay Cadaawada Ay Xasan Sheekh & Ismaaciil cumar Geele U Qaban Somaliland

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 4 окт 2024
  • Boqor Buurmadow Oo Ka Hadlay Cadaawada Ay Xasan Sheekh & Ismaaciil cumar Geele U Qaban Somaliland
    Mustafe Indhotaag, waa channel ka shaqeeya. siyaasadda iyo arrimaha bulshada Soomaaliyeed,
    sido kale soo gudbinaa, Taarikhihii hore ee dhulka soomaalida, Xayaysiisyada. kala soco wararkii u dambeeyay ee arimaha bulshada.
    Mustafa Indhotag. It's a channel that works. Somali politics and social issues,
    also submit, the past history of the Somali land, advertisements.
    Follow the latest news on social issues
    Follow my page Thanks
    / mustafeindhotaag

Комментарии • 8

  • @aliabdi5708
    @aliabdi5708 2 месяца назад +1

    Waliiga nin an ku rabin in ad jirto adnaa ha doniin u arag cadow somaliland lakin waliba ogow in somaliland anay marlaa baad anaay qalad anay galaayn thanks 🎉🎉🎉🎉

  • @aliabdi5708
    @aliabdi5708 2 месяца назад +1

    Sir kason o imika so baxday weyii boqorka marki horee somaali weyn ayu ahaa lakin imika wuxu ogaday hadii somaliland laa babiyo isnaa wu racayaa thanks boqor ❤❤❤❤

  • @QueenCawo-b2q
    @QueenCawo-b2q 3 месяца назад +3

    Buurmadow gees u lugo duwo

  • @nimcomuse9898
    @nimcomuse9898 3 месяца назад +2

    Hhhhhh tuugii danbuuleeyahay hhhh ma waxuu is leeyahay si aad wadanka ku soo gasho hhhh waan ku fahansanahu tuugyahow

  • @MubarikMohamed-fu2rg
    @MubarikMohamed-fu2rg 2 месяца назад +1

    Xagay joogan nimaankan uu ssb ku sheegayaa ee wax iska celinayaa maxay iskaga ceelin waayeen

  • @nareeri
    @nareeri 2 месяца назад +1

    Ninkani wuu hadli karaa lkn dhinac uu jeedo bal adba garo

  • @AwillYeey
    @AwillYeey 3 месяца назад +1

    Warya amus beenale.wan in lagu xidha sheekadi maqaxiyaha.