dooni mayno in shacabka rer Jubaland lagu kala qeybiyo siyaasad "waxgaradka Beesha Kuumade"

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 9 июл 2023
  • waxgaradka Kuumade oo dignin culus udiraysiyaasiinta lidka ku ah horumarka iyo nabad galyada Jubland

Комментарии • 18

  • @MashaAlllahAlhamdullilah
    @MashaAlllahAlhamdullilah Год назад +2

    Talo fiican baadbixiseen lakiin dadka aad lahadleysaan ayaan dhagaba u daloolin.
    Ilaahow anaga iyo ayagaba xaqa nawaafaji.
    Aamiin yarabal caalamiin. 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲.

  • @abdisalanmeygag
    @abdisalanmeygag Год назад +1

    Manshallah congrats odayasha waxagarka hambalyo

  • @SahalXussein-wz2vb
    @SahalXussein-wz2vb Год назад +1

    AAD. IYO. .AAD 🎉.AYAN. .UU.SALAAMEYA .ODAY AA DASII.🎉.REER. GOBOLKA WAQOOYII BARII KENYA 🇰🇪

  • @SahalXussein-wz2vb
    @SahalXussein-wz2vb Год назад

    WA.🎉 SAHAL. ABDI. BOULALE. OO. KU .NOL. CASIIMADA DALKA DJIBOUTI 🇩🇯. EE. DJIBOUTI 🇩🇯

  • @abdinasirsheikh5047
    @abdinasirsheikh5047 Год назад +1

    Qasid la aan waa tan oo kale

  • @SahalXussein-wz2vb
    @SahalXussein-wz2vb Год назад

    ASSAAL. BAA .DAAKA.SOMALI. REER. .WAQOOYII. BARII. KENYA 🇰🇪. AMAA. .N .F .D. WAA. .DAAD .CAJIIB. AH. WAXAAY.IISKU. DHQAN DHOOW. .YIHIIN 🎉. DAADKA. REER. DJIBOUTI 🇩🇯

  • @abdimalikaden4467
    @abdimalikaden4467 Год назад

    Reer tolkeyna gaal un bay awoodiisa aaminayaan keenya waxba nooma tarin anagaa afmadow joogna waana lafiijinayaa

  • @amaldhere9097
    @amaldhere9097 Год назад

    Manshallah rag rag dhalay

  • @aat1996
    @aat1996 Год назад

    Muzee jooma jooma masajidka iska gal plz plz plz qoleesato adiga ayaa ah baaba

  • @SahalXussein-wz2vb
    @SahalXussein-wz2vb Год назад

    WALAAHII. 🎉DAAD KA .5TAA. .SOMALI. .UGUU. .WANAG. SAN .AYAA. .JOOGA. GOBOLKA WAQOOYII 🎉.BARII .KENYA 🇰🇪

  • @FALIYAHADADAAB
    @FALIYAHADADAAB Год назад

    Wax xal ah uma hayssan jubaland iyo dhaman somali iska aamusa

  • @SahalXussein-wz2vb
    @SahalXussein-wz2vb Год назад

    . SOMALIA. 🎉 WAR KEEDU. .WAA. WALEEY. .REER. .AAN.GARAN. .MAA. GUURO

  • @AbuIsra-vl8ut
    @AbuIsra-vl8ut Год назад

    Aniga hada in an idin jawabo ima cunameso lkn waxa ficnanleheed in ad iska amustaan qofka waxuu hadli karaa marku xog ogal yaho. Haldhag kali aya wax ladinkushegay waxsosaxda

  • @SahalXussein-wz2vb
    @SahalXussein-wz2vb Год назад

    BAL .🎉.UU FIIRSO.ODAYAAL DHQAAMED. SOMALIYEED KA .REER.WAQOOYII .🎉 BARII .KENYA 🇰🇪. 🎉. SIIDAA .UU.WANAG SAN. . SIIDA. .AAY.UGAA .DHAM QAA YAO. .DALKII. .SOMALIYEED

  • @fosiafaarax8998
    @fosiafaarax8998 Год назад

    War soomaaliya maxaa kaa galaxy, war doorasho qabata oo hadaad doontaan ugaadeen wanaag. San, oo dadka. Isku haynkara, axmed madoobe. Isagaa al shaabe illaahina kabaqa, moulinayaad tihiin mareexaan waa tolkiin

  • @24Sevendays
    @24Sevendays Год назад +2

    Duqeyda Somalida marka beeso lagu shubto waa nóoca aan xishoonahayn. Qofka Somalia ah maxaa Ku kalifa in uu qabiilkiisa sax iyo qalad u taageero. Isla yaaba.

  • @fosiafaarax8998
    @fosiafaarax8998 Год назад

    Subnaana I dadkani miyey waalan tihiin, war ogaadeenaw nin wanaagsan keen hadaad doontaan, laakiin axmed madoobe 10 sano ayuu joogsan, Waanu xasuuqay mareexaan, ee badala axmed madoobe

  • @HassanMohamed-qd5pw
    @HassanMohamed-qd5pw 11 месяцев назад

    Odoyaal tuugo ah daba dhilif lee ahaanaayaan