SAAMIA KADIS AYAAN UGU DHIGAY HADIYAD QAALI EE JECLEED IYO YARAANTEENA MAGACYADA/ QOSOLKA ADUUNKA😂

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 23 сен 2024

Комментарии • 493

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk День назад +53

    Walalyal an ku wada salino nabigena maxamed scw scw scw scw scw ❤️ please ❤️

  • @safsafsaid7041
    @safsafsaid7041 День назад +74

    Gabdho yaryar isku qalbi furan, isku faraxsan, isku kalsoon, is dhiiri galiya, guusha isku qira...carabkii masuubo yaqaan iyo ishii cawryo taqaan Allaha niga duwwo. Cadawga nii kala hiilinaya ee dhexdiina ku jira Allaha niga qabto. Ilaahay wa qalbi jire, qofka daacada ah isaga ayaa u hiiliya.❤❤❤

    • @najmohaashi788
      @najmohaashi788 День назад +4

      Aamin yaarabi duco qalbiyan uduceysay qali

    • @user-ir3fe3wj1j
      @user-ir3fe3wj1j 22 часа назад +1

      Aaaaamiiiin❤ ilahey inta fitnada kula dhex waregeysa ha ka qabto

  • @AsmaDhaaki-oe3lv
    @AsmaDhaaki-oe3lv День назад +160

    Habalaha teamku markay sidaa u wada faraxsan yihiin, inta la faraxdaan salaamayaa.😅❤

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its День назад +65

    Qof la xuso oo la xasuusto waxaa ugu wanaagsan Rasuulkeeni sharafta badanaa Scw❤️🥹

  • @StyleQurux
    @StyleQurux День назад +50

    Amiradeena always unique weeye wxaagu❤

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its День назад +59

    TEAM SAMIA CONGRATULATIONS 🎉🎈400k🎊

  • @XasanAk-m4v
    @XasanAk-m4v День назад +19

    Scw lee sooqor like saar saliga n,m,s,c,w❤❤

  • @RaaxoCali-ge3tu
    @RaaxoCali-ge3tu День назад +31

    Inta samiya faraxdeda jecel❤❤

  • @MuhaCumar
    @MuhaCumar День назад +21

    M.a hambalyo walashy samiya 🎉🎉🎉🎉🎉❤😊 like 👍 iisara team samiya

  • @bahjaahmet5964
    @bahjaahmet5964 День назад +26

    Ladan waa ku jeceshahay ee respect u muuji channelkaga maba ka hadasho hadalka haka dhex galin😮😮😮😮

    • @Suusu863
      @Suusu863 14 часов назад +2

      Waxan cuqdadaysan bal eeg already saad u fikirtaa waa qalad

    • @user-ir3fe3wj1j
      @user-ir3fe3wj1j 10 часов назад +2

      Amira sawtay Sundus dhahaysey sug Ladan horta ha dhameysato, ma kista yar ey camerada ka jeedisey bey ku respect gereen wesey Ladan. Amira Qurux wa the most honest, kind, caring, compassionate and respectful person towards her friends. ❤

  • @safsafsaid7041
    @safsafsaid7041 День назад +9

    Team Milyan Qurux hadaa nahay Samia daggan quruxbadan waan ku wadanaa. Sidaad Amiradeena u ixtiramtiid eed u jeceshahay baa madaxa noogu sarantahay.❤❤❤

  • @nasiixamacalim1473
    @nasiixamacalim1473 День назад +13

    Sundus walasheya kumagac tahay walashey magaceeda markey yareyd ladhihi jiray Coley magaceeda saxdana waa Caaisha 🥰

  • @RayanAli-s9i
    @RayanAli-s9i День назад +16

    Team amira qurux one like 👍 ❤

  • @HaykalMuzty
    @HaykalMuzty День назад +23

    OMG 😲 Team samia congratulations 400K 🎊💐👏

  • @Kikiafcad-tk4bs
    @Kikiafcad-tk4bs День назад +11

    HAMBALYO HAMBALYO SAMIA ONE LIKE 👍❤400K✅️

    • @Fatush-v6
      @Fatush-v6 День назад

      Kiki maxa umaqanthy naaa

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 День назад +34

    Wallaahi Faraxleey Faceeda Ka Roon 😂😂😂Amiira Quruxleey 😂🎉❤Magaca Waa Kulla Hely❤❤❤😘🤲😘😂

  • @shaymamahhamed3853
    @shaymamahhamed3853 День назад +15

    Congratulations samia half million coming soon 🎊🎉❤

  • @caishamaxamed9765
    @caishamaxamed9765 День назад +21

    Magaca duunka ugu jaclahy waa deeqo hooyady mcn baa Ladhaa ilhay ha una xariiste ilhay baa iga jaceladay magaca hooyady gabdheyda curda ku samin rabaaa i.a😢😢😢

    • @Cataray-h8p
      @Cataray-h8p 2 часа назад

      Ckq rk6cزضةليظtj❤😂😊

  • @FaadumoSahayb
    @FaadumoSahayb День назад +15

    Amiiradyda Zaki maxad givt ugu hayn waydeen samia hmblyo 🎉

  • @user-ir3fe3wj1j
    @user-ir3fe3wj1j 16 часов назад +2

    3da magac wey quruxonyihiin, Ibtisaam, Khadiija iyo Amiira. 3 magac oo culus o mizaan leh, sida adiga o kale. M.A❤

  • @Umi_aragsan
    @Umi_aragsan День назад +28

    Ax Samia abahed ayado calosha kujirtu dintey axx sorry Samia 😢

    • @aminohasssan3244
      @aminohasssan3244 День назад +2

      Ani cml waaye aabahey caloosha ano ku jiro dhintay Allah u naxariisto dhaman inta waalid dhintay

    • @Fatumamohamed-l6m
      @Fatumamohamed-l6m День назад

      @@aminohasssan3244 wlhi ani xitaa s.kleh 😢😢😢

    • @XafsoAxmed-b6f
      @XafsoAxmed-b6f 21 час назад

      ​@@aminohasssan3244amiin ammiiin apaoyo

    • @AbshirocaydidHassan
      @AbshirocaydidHassan 15 часов назад +1

      Ana sido kale😢😢😢😢😢aabo mcn wuu dhintay

  • @SumayaSalaadxasaan
    @SumayaSalaadxasaan День назад +16

    Amiira wa so dahisa Barnamijyada ayantan mxa ku daray akhwan anaga masugi karne ❤❤😂

  • @SuhaanaMuhammed
    @SuhaanaMuhammed День назад +13

    Koko marke sabriin tiri wan dharema sami aan dhihi rabay walashe ladhaha mrke dhahday 😂

  • @FartuunosmaanHirsi
    @FartuunosmaanHirsi День назад +12

    Qofka koowaad inaa ahay waaku farax sanahay

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 День назад +16

    Masha"Allah Amiira Waan Ku Sugaayey Go'leen Siiyey Vidéo Gaada Uu Soo Dhacaayey😂😂😂😂😂 Hadane Qosoll Aaa Iga Horkenteeen kaligeey Aan Fadhiyey Qosolll😂😂😂😂Markeey Qosleeen Yaaaa Iilla Qoslay😂😂😂

  • @NajmaAli719
    @NajmaAli719 День назад +10

    Amira qurux qalbi xab xab ❤❤congratulations samia 😊❤

  • @FartuunCali-d3n
    @FartuunCali-d3n День назад +6

    Masha allah samiya hambalyo 400k hambalyo xabibti hori usoco walaashay mcn hambalyo 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉😊😊😊😊❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉😊😊😊

  • @nastexociisemohammed
    @nastexociisemohammed День назад +7

    hambalyo hambalyo samia Ahmed hambalyo hambalyo 400k hambalyo 🎉🎉🎉🎉🎉abaayo mcneyyyyy 🎉🎉🎉

  • @HadiaMaxamed-f1n
    @HadiaMaxamed-f1n День назад +9

    Qofkii ugu horeeye congratulations 400k samiadeena

  • @Aminamohamed2464
    @Aminamohamed2464 День назад +9

    Koko iyo ladan xabiibaatiii qoortiina qariya Allah ha Idin xifdiyo
    Kaliya waano walaaltinimo iga tahay ❤

  • @djDeeqsi
    @djDeeqsi День назад +5

    Team saamia axmed congratulations 🎊 400k in ka badan aa uqalanta 1m coming soon ❤🎉🎉🎉🎉

  • @FurqanSaalax
    @FurqanSaalax День назад +6

    Ani wan mastery 🎉🎉🎉🎉🎉 congratulations 🎉 congratulations 👏🎉 congratulations 🎉 congratulations teda kle markan yaraa waxa lay dhihijiray meeriw just furqaan m a

  • @DeeqoMaxamed-mp1nc
    @DeeqoMaxamed-mp1nc День назад +2

    Ala adinkadhan walaalahay magacyaashood haysatii base anaa igatagtee magacayga maidonsjeegaa🎉🎉 midakale saamiyo habalya 🎉🎉 intaan iyo inkabadan🎉❤❤❤

  • @AaminoKaat
    @AaminoKaat 21 час назад +2

    Ani iyo samia isku mid ayaan nahnay anigoo calosha hoyadey kujiro ayuu idhntay Abahay mcn ilahay hau naxaristo 😭
    Samia magacyada ey shegeso ani xitaa waxaa layiri waa lagubixinaa lkn hoyadey mcn ayaa ididay waaxan libixiyay amina ❤ samia waa qofta kaliya aan isku midka nahay wax walbo 🫶🥺

  • @11naa44
    @11naa44 День назад +23

    Zaki somali ma ilowdeen 600k😢😢😢😢😢

    • @SuhuurcaliSuhuurcali
      @SuhuurcaliSuhuurcali День назад +7

      Zaki somali asiga team ka iska dhax saaraya mideda kle qofka asiga marku farxad kula qadanayo aya lala qaata

    • @11naa44
      @11naa44 День назад

      @@SuhuurcaliSuhuurcali 90ka wu ku dhex jira mxd sheegi 🙄🙄

    • @muntazmohamed9240
      @muntazmohamed9240 День назад +1

      @@11naa44kuma dhax jiro

  • @HananBby
    @HananBby День назад +6

    Hambalyo habbty keep going half million coming soon I.a congrats 🎉 I wish I could be there abayo mcn but soon I will be team 27 my name is hana n

  • @mahadtifow7547
    @mahadtifow7547 День назад +5

    Qofki ugu horeyay ee like iyo dawasho sameyay🎉🎉🎉

  • @NasraAhmed-r5r
    @NasraAhmed-r5r День назад +3

    Samiyaden congratulations Congratulations Congratulations 🎉 inanta ina kabda waaad noog qalntaaaa ❤yarsteeena gordhawo 1m inshalha❤🎉😊

  • @Khadarlion1
    @Khadarlion1 День назад +2

    Team Amiira qurux and samia one like ❤️💕

  • @hibadomer8108
    @hibadomer8108 День назад +2

    Adiga iyo sundus waa rajeyneyna in aaad wadadhigatan xaflada haaf milyka asxbta ha lababyo yutubka saamia

  • @hamdanadif1232
    @hamdanadif1232 День назад +3

    Ala aniga iyo samia isku midaa anoo caloosha ku jiru aabahay dhintay 😢isla magacyadas ly bixin gadhy 😭alle haw naxariisto abayashen ❤😫🤲🏼

  • @Maanow-k3x
    @Maanow-k3x День назад +6

    Mar uun waxa rajeey doona inad reply isoo gali doonto wlshy amiiro qurux 🙏🫡

  • @Juuri.mohamed-221
    @Juuri.mohamed-221 23 часа назад +2

    Filsan dhirir qurxoney isku dhig ayan nhy ❤😂Saniya

  • @King_ceyda-n4t
    @King_ceyda-n4t День назад +47

    TEAM SAMIYA ONE LIKE ❤😊

  • @akmiishargsan5521
    @akmiishargsan5521 День назад +6

    Ayy AMIIRADEENA♥️ qalbi wanaageey 🎉sidaa wlasha farxada🌸🥳🥳🥳 ulaqaybsatay adna ufaxsanow m,a anyway hanbalyo SAMIAYADENA For 400K♥️♥️♥️ subscriber's 🥳🥳kabadan uqalanta inshllh keep going sis

  • @SihaamAbdalla-y9x
    @SihaamAbdalla-y9x День назад +4

    Tiim samiya cingratulations🎉🎉😢400k

  • @faysalbayle
    @faysalbayle День назад +2

    Ruwaayadiii hablayahow hadmaan guursan doontaaa ayay ku jirtay❤islaan layiraahdo colay ooo cabaade hooyadiii ahayd

  • @Suhaybaqaasim
    @Suhaybaqaasim День назад +3

    Allaa koko magacayga ayay jeceshahay Suhayba❤❤❤

  • @Cxaafidmohamed-ou4pw
    @Cxaafidmohamed-ou4pw День назад +5

    Waxa noqday qogkii UK horey ee dawaada

  • @SabriinAbdullahi-t6m
    @SabriinAbdullahi-t6m День назад +2

    Magaceyga 1aad sabrin magaceyga labad samiyo magaceyga 3ad dhuubeyyy😢😂😂😂😂

  • @safamaxamuud-vu9cd
    @safamaxamuud-vu9cd День назад +4

    Ayy samia hanbalyo hanbalyo inta iyo in ka badan uu qalnta hore uu soco🎉🎉❤

  • @SamsamFaarax-uw9kp
    @SamsamFaarax-uw9kp День назад +2

    Hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo samia One like ❤❤❤❤❤❤

  • @zamzammohamed6396
    @zamzammohamed6396 День назад +4

    Marke isla jogan Gabadaha teamka kuli sa ujeclehe le 😂❤

  • @Gosha-rercarale
    @Gosha-rercarale День назад +4

    Ayy amira deydii sida samiyo uga farxisay m.a qalbi dahabey ilahy heyka xifdiyo😊😊😊

    • @safsafsaid7041
      @safsafsaid7041 День назад +1

      Ma aragtey😂 cadawgu darbiyada ha jiiro😂

    • @Gosha-rercarale
      @Gosha-rercarale День назад

      @@safsafsaid7041 haa hey😂

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 22 часа назад

      ​@@safsafsaid7041naago waxa jira Samiya iyo koko isku dhajiyo oo gabdhaha kale neceb lkn waxaas dhag uma dhigaan saaney uwada farxaan ❤

  • @ZamzamAhmed-lf6rg
    @ZamzamAhmed-lf6rg 23 часа назад +2

    Allah ha unaxariisto qabriga allaaha u wasiciyo Aabe 😢

  • @balqisacali4158
    @balqisacali4158 День назад +19

    Scw scw scw❤

    • @Xushmadbadan
      @Xushmadbadan День назад

      صلى الله عليه وسلم ❤

  • @NajmoDaahir-h4m
    @NajmoDaahir-h4m 17 часов назад +2

    Amiiro codsi waaye koko inta aayna bixin prank kusameyy pls 🙏

  • @aalachanel9840
    @aalachanel9840 День назад +12

    Amiira qurux wall waan ku tagera lkn respect sii qofka markuu hadlayo ladan ooo hadalkii kuuu wada ayaad hadana ka kala jaraysa hadalka bisinka

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 22 часа назад +2

      Amiira Ladan way jeceshahay markii danbe ba sowta mac kusoo celisay

    • @aalachanel9840
      @aalachanel9840 22 часа назад

      @@adoontiallesiman262 wall ma necba kumalihi way necebtahay lkn qofku inuu hadalkiisa dhamaysto weeye ixtiram ahaan kolba in laga qado ma ficna

  • @HaboonAdan-ng2qh
    @HaboonAdan-ng2qh День назад +2

    Samia Ahmed hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo 400k ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 День назад +4

    Masha"Allah Samia Congratulations Keep Going Beautiful 🎉🎉🎉

  • @HodanBadbaadoChannel
    @HodanBadbaadoChannel День назад +4

    Maasha allah hambalyo

  • @safsafsaid7041
    @safsafsaid7041 День назад +2

    Samia Qurux Boqorada Gobalka Aqoonta Hambalyo❤❤❤

  • @Akwadani
    @Akwadani День назад +1

    Lawadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo iso booqo channel keyga ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @maxamedidiris-oe6bs
    @maxamedidiris-oe6bs 22 часа назад +2

    Ax samai abehed muu dhintay alle ha unaxariisto 😢

  • @zeinababdullah7590
    @zeinababdullah7590 День назад +6

    Koko sabrin wey u egtahay wale😅😅😅😊

  • @mohamedcusmaan9260
    @mohamedcusmaan9260 День назад +2

    team samia hambaliyo abyo 400k

  • @user-ir3fe3wj1j
    @user-ir3fe3wj1j 16 часов назад +1

    Samia Ahmed hambalyo, hambalyo, hambalyo waad u qalantaa intaa iyo in ka badan. 🎉🎉🎉❤❤❤🎉🎉🎉

  • @Nastexo_Maxamuud-r7z
    @Nastexo_Maxamuud-r7z День назад +2

    Amiiradena san kusuga lee sida ilmo hoyadod kamaqan camal❤

  • @LaylaCabdiraxman
    @LaylaCabdiraxman День назад +1

    Congrtulation samia ka badan uqlnta wlshy 500k coming soon i.n❤

  • @DeeqoWeydoow
    @DeeqoWeydoow 16 часов назад +2

    Inta amiiro qosolkeeda jcl🎉

  • @FIlsanXasan-f9k
    @FIlsanXasan-f9k День назад +1

    Team samiya axmed 400k hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Sahara-fc2bz
    @Sahara-fc2bz День назад +2

    Congratulations samiya qurux 400k 🎊🎉🎉❤❤

  • @SuleekhaXasan-tz3yu
    @SuleekhaXasan-tz3yu 21 час назад +2

    Amiiro Qalbi waangeyy nolow xppti❤❤

  • @SafiyaCumar-lz5tv
    @SafiyaCumar-lz5tv 19 часов назад +1

    Miss coleey intan ka salamy amira🎉❤

  • @Drahmedmoha
    @Drahmedmoha День назад +2

    Mansha allah may allah bless yyou team 27❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉congratulation samia ahmed

  • @Pretty-s7r
    @Pretty-s7r День назад +4

    Amiradeena qurux bdan❤

  • @FatumaDek
    @FatumaDek 18 часов назад +1

    Amiiro iyo koko message an sodire lakini badan isoo jawaabin😢😭

  • @AlvaanoYare
    @AlvaanoYare День назад +3

    Congratulations samio 400k

  • @SHARAFGEAMER
    @SHARAFGEAMER День назад +6

    Amiira qurux ❤

  • @UmuAbdallah-m4j
    @UmuAbdallah-m4j 15 часов назад

    Team amira iyo Team samiya hadanahey Team community halmalin 2ook malaga yaaba inaa igu gaadsiisaan😂

  • @Filsan-r1l
    @Filsan-r1l День назад +4

    Samideyda Filsan💞

  • @samarmohamed4226
    @samarmohamed4226 День назад +5

    masha Allah amiira😍

  • @jamiilajanno-q2i
    @jamiilajanno-q2i День назад +1

    Samio hplyo 400k🎉🎉🎉🎉❤❤❤ lets goooo 500k😢❤❤❤

  • @NajaxCabdi-tf3rp
    @NajaxCabdi-tf3rp День назад +5

    Congratulations 🎊 👏 💐 🥳 🎊 samia❤ queen 👸

  • @AmuushAhmed
    @AmuushAhmed День назад +7

    Amiiradeena❤

  • @UmeymaIbrahim-j6b
    @UmeymaIbrahim-j6b День назад +2

    Team qab qab one like ❤❤❤

  • @MutaasJaamal
    @MutaasJaamal День назад +1

    Team amiira qurux One like ❤👸🏻💞

  • @ifrahadan2945
    @ifrahadan2945 День назад +4

    Asc abyo amira waan kusalamey adiga iyo dhaman asxbta abyo waxan ahey gawer asxbtaada iyo walshaada ah xly adiga iyo sundus riyo iigu timaadeen adigoo aroos usoctaan markasaa itiri cunga isii haay kuleeyahy malawaxa casho ilmha ukariri macunaacml❤😂😂😂😂 haa itiri saakey walshey usheegey msha Allah

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 22 часа назад +1

      waa wareey malaysia aad saa sxb u noqotaan ❤😂

    • @ifrahadan2945
      @ifrahadan2945 15 часов назад

      @@adoontiallesiman262 insha Allah fasaxa hadaan helo waan and adi waan jeclahy melisi iyo Tim 27ba inaan mar soo booqdo 😍

  • @HananBby
    @HananBby День назад +1

    Team ceymir one like 20 like igarsiya asxabey

  • @hiigsiganoloshaofficial1747
    @hiigsiganoloshaofficial1747 День назад +3

    Hampalyo Hampalyo samia axmed 400k 🎉

  • @SalmitaQurux
    @SalmitaQurux День назад +9

    Qofta kaliya jeclhy video yadeda funny mana lagu cajiso m.a gacan dahabtena amiira fvv RUclips iyo TikTok ❤

  • @fatximaxamed5460
    @fatximaxamed5460 День назад +1

    team samia hambaliyo 400k 👸

  • @NimcoSuldaan-m2k
    @NimcoSuldaan-m2k День назад +4

    Amiiradeeni❤👸💎😊

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali День назад

    HABALYO
    HABALYO
    SAMIA. AHMED 400 KK🎉🎉🎉 GAARTEY❤❤❤

  • @IqraCadaY
    @IqraCadaY День назад +5

    HambaLyo walasheen samko❤🎉😊

  • @akramhaji9951
    @akramhaji9951 День назад +1

    Koko like it the way she walks 🩸😏

  • @AbdalleMohamed-c7g
    @AbdalleMohamed-c7g 17 часов назад +1

    Team cumeer big fan nooso Badi amiroy cumeer please 🙏

  • @Riyaaq-u6v
    @Riyaaq-u6v День назад +8

    Koko naagihii hilibka xamar ku gadaayay u egtahay caawa 😂😂😂😂

  • @leilahenna8870
    @leilahenna8870 День назад +3

    Abyo waku salamay amira away kiki manabad qabtaa please noso jawab😢

  • @Fairygurl23
    @Fairygurl23 День назад +1

    Amiradeena qurux bdan 1.2 coming soooon❤🎉