Sida ugu fudud aa ku baran kartid luqada Jarmalka. | Qaliiji.
HTML-код
- Опубликовано: 2 ноя 2024
- Video gaan waxa ku daawaneesaa Sida ugu fudud aa luqada Germalka kubaran kartid.
Wax yaabaha aa sameeneesid.
Wax yaahaha inaa la imaadid ee qasab tahay.
Ha illawin Subscribe ka bilashka ah.
/ @qaliiji
Nagala soco Facebook:
/ qaliijicade
Instagtam:
www.instagram....
Saddex sanno jogaa waanan turjumaa taas macnaheedu waa luuqad fudud lakiin ku haflakaga haka baqin yacni hays odhan waxbaad qaldaysaa ee ku hadal.
Kaale nooh ibar walalow
Idman iga wrn jarmalka uso socdaaye
Walalo Snapchat hada ledahay inosoqor ankula hadle
@@fartaismail9158 Burcaawi69 waka wllo 🎉
@@fartaismail9158Smile❤️😜
Sxb ani waxa jogaa somalia muqdisho luqadana waan bartaa danke bruder🥰🥰
❤❤
@@izmahaancabdi7102 ❤❤
Af kale inaa barato meelkasta joog muhiim jiddan ❤❤❤❤
Ereyga aan bartay waa
"Danke= Mahadsanid"
Luuqada deutsch waa adagtahey lakin markaad go aansato inaad barto waa inaad wakhti badan galisaa 2yrs bay igu qaadatey lkn C1 ban ka qaatey Radio hören 🎧 Schreiben Filmshow sprechen Sony »CFD-S70« Boombox (CD, MP-3, Kassette) waa Radio wata CD 💿 Kassette waxaad tagikartaa Buchgeschäft waad so qaadankartaa 📚 alhamdulilahi wllo allah ha idiin Fududeyo luuqadan Ma fududa lkn ku dadaala wakhtigiina inaad galisaan waa important
Ika caawi wll taas sidee kuhelaa
@@hamaadiomar7397 wllo walaahi 2sano o iga goneyd bey aheyd waxkale Ma dhageysan jirin wakhti badan ban galiyey
Wll xitaa anoon fahmayn ma iska dhagaysta ani hda waxa ii qorshaysnayd inaan kalmadaha xifdiyo marka waxbadn xifdiyo ka dib dhagysi bilaabo
@@farxanmohamed4136haa dhagayso erayga fahmin translate dheh
MashaAlah waa runta walal
Sax waye allaha no fududeyo wallkey mahadsnid
MashaAlah walal jisakalah qeer cilmiga ilahey haku sijadiyo👍👌
Masha alh wax fican bad noqabatay wll keep going
Mahadsanid wllo 😘
Inaa lilaahi wainaa ileeyhi raajucun 30sano iyo kabadan dad oyaya dadkasa somaliya qucdada inta leeg qofkay kabuxdo goormu helaya futdad u diyar ugunoqdo waxbarasho iyo horay usocod
Masha allah walal
Thanks wll qli❤
My bro aad u mahadsantahay jazakallah qaliiji.
Jarmalka berlin joga ugaas
Jazaakallaah khayran jazaa
Thanks wllo haye
Maasha allah
Www keep going bro
Danke schön Bruder ich bin zu neue Deine RUclips🌼🌼🌼🌼
Ich auch bruder ich lerne jetzt deutsch
Fielan dank
Qaliiju qaliiji
Wlle aad baad u mahadsantahay maxaan mar hore kuu arki wayay in yar baan kula joogay wax badan baan kaa faaiday
Nice my rpo
Hore u soco
Waad mahad santahe walal
Adiga mudan wll
Mahadsanid
Mahadsanid sxp qaliij
Bro aada umahadsan tahay dhiiri gelintaada
Waa mahad Santahay walll
qaliiji
Veile Dank meine Bruder❤❤
Mashallah
Mahadsanid wll
Danke schön meine buruder
Masha allah Danke Bruder
Waa sax 👍
Mahadsanid wallo
Nin walan a thy wa eazy
Thangs alot sxb
Danke
Sxb qaali marka hore mahadsanid marka 2baad maclin luqada ah maa noqotid dadka somali ku cawisid aqoontada awoowe?????
Guled Guled waa mahad santahay sxb. Macalin nimada darajo badan ayee u baahantahay qof walbo macalin iskama noqon karo. Lkn Inta awoodayda ah dadka waan caawinaayaa.
Tukaanka ÖBĪ ayan ka shaqeeyaa marmarka qaar ayaa qof jarmal ah iwaydiiyaa waxan fahmayn wan yaabaa qofku ma jarmal ayuu ku hadlay mise adaa damiin qaybta info ayan degdeg ugu tilmaamaa luqadan waa adag tahay balse dadaaal ayaa lama huraan ah
Danke schol Bruder I have bin zu 10
Danke schön Bruder
Mahadsanit macalinkena 👍
Danke schön❤
Mashallah Bruder
Finde super toll was du machst für unsere Geschwister die Unterstützung brauchen!! Weiter so!
.
Asc bruder
setahy wll xladada@@rahiilayusufabdallah5554
Kanalkee kabartaa
Much weiter
Danke schon bruder❤
danke bro
Swedhan baan ku noolaa 2 sanadood sharcigina la,iiga diiday luuqadooda waan bartay Se luuqada Garmny ayaa iiga fududayd
Masha allah qof maskax leh ayaa tahay.
Warqad qorid
Asc wll suaal ayan raba inan ku waydiyo wllshay aya jarmlka ku cusub marka ma qori karto somali mana akhrin karto somali ama luqad kale marka say ku fahmi karta luuqada jarmalka ama ku baran karta waxbana ma aqirin karto, mahadsanid wll,
Mohamed Apdirizak Wcs Waxaa jiro iskuulo qofka hoos loogu soo bilaabo oo qofka alfa beerada iyo Sida waxa loo qoro iyo loo akhriyo lagu baro. Intaas hadaa iskuulka u sheegtid ayaga ayaa xal u raadinaayo.
Walaashaa maadama ee somaliga akhrin karin darteeda inaa guriga u fadhido Ma ahan. Kudhiiri gali inee barato wasoo yin badan ayaa jira.
@@Qaliiji oky Dankeschön, pro✅
macalinkayaga aad baad umahadsan thy marwalba waxa aad ka hadasha wax run ah ama wax loo bahan yhy taladaada waan qadanay casharada aad soo galiso soo badi si aan ugua faaiidaysano allah yaxfiduk macalin
Xataa macalimin somaliya oo ku barayaa jooga qorida luqada
Danke schön bruder
Afka
Guulayso
Hadal badan lama rabo ee casharka ken
Ajabibta wadanka joogta wayabaysa halsno ayago joga siday ugu hadlayan luqada
muniira axmad Haa somalida xataa kama liitaan.
Walal aniga hada ayaan imaday jarmalka I caawi
Danke schőn bruder
Walal aniga waxan joga u yaraan 10 malalmood waxan iskuul bilaabi rabaa 19November ma iga caawif kartaa waxana ka jogaa kassel
Wlh Wax yar ban ka so horeye😂
@@7kimhagu dhnkeeh ka jogtaa Bro
❤❤
Waxa iigudhib badan markuu qofku ilahadllyo qarbaan fahmiwaaya yaab ilhow noofududee
Hhh kula midbaa ahay
Luqad kuriyo sekubarkra😊
hysda🎉🎉
Qaliiji- السلام عيكم و رحمة الله و بركاته
Bro waxaagu waa fadhi ku dirir sheeko soomaali next video iska sax intaa aad sheegtay waa wax lawada yaqaan
Wallo telka mii soo diri karta??
Qaliij-waankusalaaney-
Waxaankusooweydiistey inaad-Soodhigtid'Beegkaaga'Sidawarqada'looqiramo-
Shugran
Walee anarba haysta wa cuqdada dhaqan xumada jacaybka qabyalada waxay isku qaban weye waxay gablaboqdeen
danke
Sidalooqoro-warqada
Wee kujiraan ayagoo sadax ah. Kuwor RUclips ka ( Brief schreiben qaliiji) kadib waad heleesaa
Vielen Dank gerne ❤️
Moos waqtiga ha nooga dhamayn
Asc Bilaaka
danke schon mein bruder
Xageenkala soo xidhidhaa wllo wxn doonaya group online ah oo luuqada ah
Dank schön wllo erayga naag maha eray fiican ee iska daa adoo raaliya wll isticmaal er rayadan gabadh (gabar) haweenay xawalay bilcaan hhhhhh bilcaantaa ma hububee iska google garee malinbaan ruwaayad ku arkee😃😃😃😃
Waan isku dayaayaa Insha allah
wll dadka waykala duwan yihiin , aniga Naag waa cay xagayga
Wadad aan asliyan sixun uso korin cuqdada aduunka ugu xun
Wll waxnku waydiin lahaa mxaa lga wadaa wll erayga irgendwie Translate-ka soomaliga waanku turjumay lkn eray kale qaldan ayuuku turjmaa.
King 24 King irgendwie = „si un“. Irgendwie muss ich dir helfen. Si un waa inaa Adiga ku caawiya.
@@Qaliiji Sax Mhadsanid wll.
Irgendwie:si'uun,, irgendwann mar'uun irgendwo :meel'uun, erayo badan baa jira oo irgend.... ah marka sidaa waayo
@@maryanaadan820 Mhdsanid wll qaalli
@@siciidgaafuun3821 adaa mudan wllo
adiga waano miyaa wadaa mise cashar warka badan iska daayoo
Soo dhawaaw sxb.
Aad ku baran kartit kkkkkkkkkk
Wax soobaro
Danke😘
0kay
6y aa
Wllo waan hadli karaa lkn xifdinta casharka ayaa igu Yara adag test whochenka 40 bundo 29 madhaafiyo wllo ee meyga cawin kartaa khalad iyo saxba waan ku hadlaa kama baqo intaas ayuunbaan qabaa anigu
wll anigana maiga caawin inta yartaa ee aad taqaanid , hadda kwrn sifiican ma uguu hadlaysaa wll
Der einfachste Weg deutsch zu lernen ist, sich Videos auf Somali reinzuziehen.
Das ist waheit
Wll eraygan iiturjubaan alis gut maxaa laga wadaaa
Waa fiicanahy waye abayo
Xirir mledahy aya lga wadaa wll
@@omarmuridi2 😅😅😅
Waxaan jogaa German wll cilda ugu wayn ihysto waxay thy wuuxu shegyso wan Fahma lkn marka dhaho lahadl ama ku celi jwbtisa hdlka saan udhahyo maba ifahmyo sikle uqata🙈
Waxa ku haysta waa baqadin ycni wada taqan lkn waxad ka baqaysa inada khaldan titid somhn guriga isku bara inada adi ka Liga Isla hadashid
Anikey ihey sataaa
Aniga wan baralaahay
walalo numberka whatsapkada ma isii kartaa
Ffff
Aniga wadanka ma joogi lkn insha allahi waa rejeynaa inaa imaado online ku bartaa waana fahamaa ilaa wax yabaha qaar mooye
Abayo intee ka barataa wan rabaa
@@xafsaxafsa7154 abaayo macalin soomali ah oo jarmalka joogo oo aad u fiican ka bartaa online ahaaaan
@@fartuuncumar6589 aniga ubaahan onlinekas Ma ika caawin kartaa abayo adigoo mahadsan
@@shukrisharaf8775 haa abaayo waan kaa caawi karaaaa
@@fartuuncumar6589 intee kaala soo xiriiraa abyo
Indr luuqadan aad bay u adagtay runtii
Haa Lkn sxb ma ahan sabab oo qofka iskaaga dhaafa barashada luqada. Waala baran karaa.
Adi casharo wax laga fahmo aayad sogelisa ee jarmalka mad jogta
codsi ayaan wataa codsikaas neh waxaan rajeynaa inaat ika aqbashaan codsika waxkale neh ma ahan ee waxaan rabaa inaan ii rurjumtaan shan Ereyo Ereyadaas neh waa kuwaan, Weil trotzdem obwohl nämlich wahrscheinlich.
Danke