MY ROUTINE// JADWALKEYGA MAANTA

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 сен 2024

Комментарии • 870

  • @AmiiraQuruxFan
    @AmiiraQuruxFan Год назад +27

    The best person ever The most knowledgeable and The most shinning person all created by Allah is our Prophet Muhammad (SCW)❤

  • @muniraquruxofficial2237
    @muniraquruxofficial2237 Год назад +15

    Kuu sali nabiga the best person ever the most knowledge able and most shine all created prophet Mohammed 👑👑scw scw

  • @SalluAlannabiyy
    @SalluAlannabiyy Год назад +9

    Ku salli Nabigeena (s.c.w)
    makhluuqaadku ilaahey khalgay midka ugu akhlaaqda badan
    Midka ugu Nariista badan
    Midka ugu udgoonka badan
    Midka ugu quruxda badan
    Midka ugu xishoodka badan
    Midka ugu sharafta badan
    SALLALLAHU CALEYHI
    WASALLAM

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW Год назад +14

    inta daawneyso muuqaalkaan ayakoo caafimaad qabto ismujiya 😂❤🎉

  • @daganosman
    @daganosman Год назад +21

    Asc koko abayo adiga dad badan hesta ee waxad sharaut usamesa lamanaha qarniga waa wil iyo gabar danyar hadana qaxootiga joga anar ayad kahelee ee abayo wiilasha dhamantod usher gareya kudheh walahi aduun aa wax la iskuyahay malinba qof ayey kajajabantahay familkas yutubka ushida siyad ajar uheshan

  • @SadiaGarma
    @SadiaGarma Год назад +11

    Wakugu qaadaneenaa koko adina markaa waqtigu hesho saan noogu soo dhaxgeli

  • @AsmaIBRAHIM-jt1zy
    @AsmaIBRAHIM-jt1zy 2 месяца назад +5

    Kokoyey abaayo walhi jecel ayaan kuu qabo darteed ayaa muuqladaada marar badan ku soo celcelshadaa

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 Год назад +10

    Labadaada waalid Janada fardowsa Allaha ugu deeqo ii soo booqo channel keyga please

  • @Boqran5
    @Boqran5 Год назад +12

    Gacmahaaga cawro waaye asturo 😢😢😢

  • @xuseennour7937
    @xuseennour7937 11 месяцев назад +5

    Bayo inta cibaaadada ka reeb wa sir adiga iyo ilahay idin dhaxeysa hore u soco

  • @mhameddave9758
    @mhameddave9758 Год назад +8

    Malaysia 🇲🇾 sabti axad fasax kama jiraan miyaa sida European kale masha allah waa wadan Muslim ah

  • @ramlofarax8670
    @ramlofarax8670 Год назад +8

    Inta markay koko video yow sogaliso so orato

  • @haboongoud6171
    @haboongoud6171 Год назад +11

    Walal markad tukanayso hayska duubin maxa yelay adotukanaya in ajaanibkubku arkan saladu kuma ansaxayso marka markad tukanayso hayska duubin ayan ku leyahay wll gabi ahanba hadi aad iska daysana waykasiificnan lahayd ❤

  • @cadnaancade6888
    @cadnaancade6888 Год назад +4

    koko prank kusameey ceyda iyo asad jacel usoo ban dhiyo 😂plz💥

  • @SacdaAadan-ow9kd
    @SacdaAadan-ow9kd Год назад +6

    Koko king ceyda prk ku soo samee❤❤

  • @Sucdijamachashi............
    @Sucdijamachashi............ Год назад +5

    Nutrition part 2 nososamey abyo guuleyso inshllah

  • @KING_MANKA
    @KING_MANKA Год назад +2

    the best person ever the most knowledgeable and the most shine all allah created is prophet صلى الله عليه وسلم 😘🕋🕋

  • @XannaanRaabi
    @XannaanRaabi Год назад +4

    Koko aad ban ku jeclay wall hargeysa ka soo salamayaa mcn
    Qayrkaa u noolow macn

  • @mohameddeeqhalane9420
    @mohameddeeqhalane9420 Год назад +6

    Walaalnimo wa farxad inta iskufaraxqan alow usiyaadi intaan haysanina iskudaya inaad sameysaan isku soo dhwaansho xiriirin kaftan adiga aqrinaayo weligaa walashaa out ma uwadey dinner mise kaliya relationship aya wax laidiinka cunaa hadaad gabartehay walaalkaa so dhoweyso farxad umuuji please 🙏🏾

  • @amatallahbintuosman1092
    @amatallahbintuosman1092 Год назад +5

    Maasha Allah Tabarakallah ❤💯walaalo is jecel Alle haydin xifdiyo

  • @Mohamadmohamuudaynab
    @Mohamadmohamuudaynab Год назад +3

    Waan kahelnay kooko sooobadi labo walaaalo oo isjecel waxaan idiin rajayna inaad iskuwaartaan walaalka wuukujeclyahay adigana waad jeceshahay guul I a

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its Год назад +563

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤🕋❤️😢

    • @Hamaaaz
      @Hamaaaz Год назад +5

      صلى الله عليه وسلم❤

    • @Supr93
      @Supr93 Год назад +2

      The I’m first person especially ♓️😂😅

    • @mustafecabdirashiid2518
      @mustafecabdirashiid2518 Год назад +2

      SALALAAHU CALAYHI WASALAM❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @suusuukeerowcali6799
      @suusuukeerowcali6799 Год назад +1

      Scw Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤

    • @بهجه-د1ي
      @بهجه-د1ي Год назад +1

      😂😂😂😂❤❤❤❤❤

  • @Sahara-fc2bz
    @Sahara-fc2bz Год назад +4

    Mashaallah farxad ku noolaada walalo is jecel ❤❤❤ koko 300k 🎉❤coming soon iinashaallah 🥰🥰🥰👍

  • @nimcohassan7268
    @nimcohassan7268 Год назад +6

    Laakin saalada waxa qurux badan lahayd adigoo sijaayada na tusa lakin adigo lagu arkayo wa danbi rag aya ku dawanaya

  • @Najmo602
    @Najmo602 Год назад +16

    Qofka 3aad yawaye koko xanta naga daba geey away reer xanjecel😂😂😂

  • @yahyeabdi7206
    @yahyeabdi7206 Год назад +5

    Beautyfull routine msh allh and beautyfull siblings

  • @rayaanahmed
    @rayaanahmed Год назад +8

    Ifka lagu yahay walal😭
    Wan idin baryaa walalayaal i caawiya 12k i gaadhsiiya fadlan fadlan 😭😭🙏

  • @King_Hazaazi
    @King_Hazaazi Год назад +3

    Gacmaha Allaha ha ku barakeeyo Haddi aad channalkeyga soo boqoqatid🎉❤

  • @caliyare-po7qd
    @caliyare-po7qd Год назад +6

    Qofkan 3xaad aan la arkeynin yaa waye nagadaba gey abayo❤

  • @Kudhaqankadinta.channel
    @Kudhaqankadinta.channel Год назад +8

    Ku sali nabigena scw 🙏🕋🕌

  • @zuhuryusuf2412
    @zuhuryusuf2412 Год назад +10

    Apaa koko luuqada Englishka kasoo hadal nooh pls😢

  • @chouchouchoukri1211
    @chouchouchoukri1211 Год назад +5

    Allah es grand kusali nabiga salalaahu caleyhi wasalima maschallah sis ❤

  • @nimcoyusuf705
    @nimcoyusuf705 Год назад +4

    Mashallah Walal kooko wlhi alle dartii ayaan iskaga kaa jeclahay ❤ sister hore Usoco 🎉

  • @xananxadari9202
    @xananxadari9202 Год назад +4

    Mnshllh walalnimadu macaan day siduu wllsh uu garab tgnyy ee uu ilaashanyow Alle hysku kiidayo mnshllh ❤❤❤❤❤❤

  • @IAMK-x9t
    @IAMK-x9t Год назад +9

    Adiga comments akhrinayo sthy wllo 😢😢😢😢🥺🥺🥺🥺🥺🥺

  • @Sucaad38
    @Sucaad38 Год назад +11

    Koko like ta ma aragno see cml😂

  • @yaasirsiciid693
    @yaasirsiciid693 11 месяцев назад +15

    Qofka sadexad oo cuntada cunaayo yaa waaye..😅

  • @akizmahamed3752
    @akizmahamed3752 Год назад +6

    Qofka 3 cariiiri inuu kujiroo ayuu daree mooyaa😂😂😂

  • @liibaan7278
    @liibaan7278 3 месяца назад +5

    M.a wat happened 🎉

  • @marwamoallim7492
    @marwamoallim7492 Год назад +11

    Qofka sadaxaad oo wax cunoyo yaawaye 😊

  • @mozeyapiled86
    @mozeyapiled86 Год назад +3

    Asc wllsheyda mcn alle haku sharfo koko hal wax ayaan kuusheegayaa marka aad tasbiixsaneysid labada gacan ma ahan waa hal gacan waa gacanta midig tankalena tirada ku xisaabso alle haku dhowro 😊😊😊😊😊😊 Iam yuor big fan I swear the 99 name off allah😊

  • @amiishqorox
    @amiishqorox Год назад +6

    M.a xabibti ilahay ha idi barakeyo😊

  • @marizadagan2470
    @marizadagan2470 Год назад +8

    Nololshada meel baad ka soo saaratay fariideyda😂😂😂😂

  • @fooziyafawaza4526
    @fooziyafawaza4526 Год назад +5

    Koko qofka sadaxaad yaa waaye anaga 2 le guriga ku ogene😂😂😂😂😂

  • @HalimaIse-zl1hv
    @HalimaIse-zl1hv Год назад +4

    Labo caato caato😂oo fani aan jeclahay😂😂❤

  • @Inahassan-nq1jm
    @Inahassan-nq1jm Год назад +12

    Walalo diinta baro ceeb maaha wa iga waano hadaad gabar tahay salaada aad xaga laso aaday soo rag meesha ma jogaan ,hablaha ragg kuma agtukan karaan mana banaano lagayaa inay kaa jabto adigana meshaan laga buuxa subxanalaah allow dhalinta diinta bar😭😭😭😭😭allow ka soo hadee ragga intaa ku dhexjiraan allow akhiradooda xasuusi

    • @farhiaali8967
      @farhiaali8967 Год назад +2

      wax khalad ah maanargty tabnkle ya dhahay naag mel nin jogo kuma dukan larto

    • @Inahassan-nq1jm
      @Inahassan-nq1jm Год назад

      @@farhiaali8967 ceeb maha diinta barta

  • @ixsaanaxmed8153
    @ixsaanaxmed8153 Год назад +5

    Malinka jimcaha io khamiista qof shaqo taga uun ba dareemi kara mcnkay leyihiin illhayow wakhtiga no barkee

  • @Samialucky5
    @Samialucky5 Год назад +2

    Mashllah tabarakallah skin routine ka sugyna sister fani waayeee

  • @Asadhaajio27
    @Asadhaajio27 Год назад +13

    Trust our Prophet Tʜᴇ Bᴇsᴛ Pᴇʀsᴏɴ Eᴠᴇʀ Tʜᴇ Mᴏsᴛ Sʜɪɴᴇ Aʟʟ Cʀᴇᴀᴛᴇᴅ Pʀᴏ ᴘʜᴇᴛ Mᴜʜᴀᴍᴇᴛᴛ (ﷺ ﷺ ﷺ)♥♥

  • @MohamedHassan-zd1cz
    @MohamedHassan-zd1cz Год назад +5

    Koko waxaan rabnaa everything yes please noo Soo sameee wll

  • @Abdullofficial457
    @Abdullofficial457 Год назад +6

    M,a abyo mcn wlhy video yaashada aad Ayn u xiso galiyaa wnjclhy ee inosobadi nh ...

  • @libaantawane
    @libaantawane Год назад +2

    Kokomo bulle caawa waan kusoo xujeestay waxaana rajeeynaa in aaad ii smeeydoontid su aashu waaa sidaaan Amiiro 100 ringid sii islamaraaasna ka cesho adoona ushegin

  • @safaodorosh286
    @safaodorosh286 Год назад +3

    ❤🎉m.a congratulations 🎊 🎉ilmo buulle horey usocda wallahay 🎉

  • @zedriina
    @zedriina Год назад +3

    M.a abayo madama hablaha kle RUclipsrada kaga duwanthy aqoona barnaamijka faidada leh no badi ga ar ahan ani waxa codsan laha mar ina kaso hadasho mass media wuxu yahy madama nutrition no sharxday sidene a Malaysia loga heli qofkinraba master mass media❤

  • @Rayan4-
    @Rayan4- Год назад +7

    Allah is one ❤❤❤

  • @KhaasimMoha-pw5tg
    @KhaasimMoha-pw5tg Год назад +4

    Kan jawal woo dhafay m.a ina lagu daydo aa mudnthy wlshee koko hda malaysia wa in kir lha wlsha aa thy aa iska soo jari lhaa m.a hda xita wa thy wlshe o kle dhip mlhn malinta jimcha hurdada lee isku mid ka nhy xasane balkonka ka so dhax bax dheh routine wa ka hely jicma kasta no soo dhub xasane dabal baro dheh aniga san ha ii firsanin😂😂❤😊

  • @UbaxBilow-r8o
    @UbaxBilow-r8o 3 месяца назад +3

    M.a koko qurux ❤❤

  • @safaodorosh286
    @safaodorosh286 Год назад +6

    Gabarta inla qadayneysay yaa dhalay koko? Walaashaa kale maa inla joogta?

  • @aaminaxasan9833
    @aaminaxasan9833 Год назад +8

    Aduunka rootiune qof leyahay daawo ayaa igu daran kan inta dabaashan u so galay😂

  • @MuniiraMoha-jr8sx
    @MuniiraMoha-jr8sx Год назад +10

    Qofa is qarinoyo ya ila arke 😂

  • @user-fj7cj5vb4d
    @user-fj7cj5vb4d Год назад +2

    Masha allah jimco kasta noso duuba my queen❤❤❤❤

  • @quruxsan287
    @quruxsan287 11 месяцев назад +3

    Waji cayilan dadka dhan raadinooyo mashallah is dheh kooko

  • @cabdishakurmahamed8404
    @cabdishakurmahamed8404 Год назад +12

    COCO MARKAD QADEYNEYSEN QOFKII BILEEDHKA SADEXAD CUNIYEY EE SHADHKA BLUGA GASHANA WAAYE😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @aliishamikram4945
    @aliishamikram4945 Год назад +3

    Kok mesha lekta maxa kaga dhacay hadi like lugu saro like kusiwaran ke kow iyo lawo inta qof kusaray lama arkayo cilad maka hay

  • @AsmaIBRAHIM-jt1zy
    @AsmaIBRAHIM-jt1zy 5 месяцев назад +2

    Kooko bulle iyo wllkeed hasasi walhi aad iyo aad ayaan idiin jeclhy m.a wllo isjecel alle idnma kla qaado wll

  • @Axmedibraahim-vf6wp
    @Axmedibraahim-vf6wp Год назад +4

    Dad aan iska jecla aa tihiin wlhi ❤

  • @xawoadam8374
    @xawoadam8374 3 месяца назад +3

    Ku Sali navigation ❤❤

  • @user-ir9nx3nn4q
    @user-ir9nx3nn4q Год назад +7

    Qof Kasaadaxat yawayay mana barine kacanle ujedaa 😂😂😂

  • @user-rk1yl4ds7s
    @user-rk1yl4ds7s Год назад +1

    First comment 😂❤ aan kuso qoro waye ii cimaa.mad

  • @suhuurdhiblay
    @suhuurdhiblay Год назад +3

    Jimca lamida wlashey koko love you hurda jacaylka laga wada siman yahay😂❤

  • @user-lf3ht6uc7g
    @user-lf3ht6uc7g Год назад +7

    King ceyda prank kuso sameey

  • @nasriinabdiaziiz3610
    @nasriinabdiaziiz3610 Год назад +4

    Waa ka helnay ee noso badi ❤

  • @hassanbashiguled5432
    @hassanbashiguled5432 Год назад +6

    KOKO you can't pray infront of these many people it's totally wrong sissy.

  • @Asadhaajio27
    @Asadhaajio27 Год назад +14

    Trust our Prophet Tʜᴇ Bᴇsᴛ Pᴇʀsᴏɴ Eᴠᴇʀ Tʜᴇ Mᴏsᴛ Sʜɪɴᴇ Aʟʟ Cʀᴇᴀᴛᴇᴅ Pʀᴏ ᴘʜᴇᴛ Mᴜʜᴀᴍᴇᴛᴛ (ﷺﷺﷺ)✨️🥺☝️❤

  • @yasmaqueen3698
    @yasmaqueen3698 Год назад +1

    Mashallah, it's amazing 😍... keep the pot boiling sister ❤...sky is the limit 😊

  • @sahrishsahrish
    @sahrishsahrish Год назад +3

    Koko abaayo xasanow noga soo aar❤❤

  • @suldaanxaafid8609
    @suldaanxaafid8609 Год назад +2

    Walaalaha qalbiga Allah yaxfifkum i have respect full

  • @mahamadabdullahi4747
    @mahamadabdullahi4747 Год назад +2

    Kawsar ilaahey dartii kuu jeclahey huno❤❤❤❤

  • @umeya11
    @umeya11 Год назад +2

    Thank you koko wa mahadsanthe marar bdn ku weydiye finaly ❤

  • @yuusufmohammed4508
    @yuusufmohammed4508 Год назад +3

    M.a.wllshey ku xisay wllhi xili kasta an kula jogay malin ma murugoon wllhi I miss my blood

  • @user-lg9xd5ir1l
    @user-lg9xd5ir1l Год назад +4

    Koko Asiga iyo xanan garaneee kan sadaxad.yaa waayi e isqarinaya

  • @faysalmaxamed6047
    @faysalmaxamed6047 Год назад +3

    Kokoo Waan iska JeclaHay Soo Badi ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AbuHussain-1759
    @AbuHussain-1759 Год назад +3

    Qofta kale oocuntada inlacunayso yaa waaye koko yey

  • @user-nu3wo2yw7t
    @user-nu3wo2yw7t Год назад +1

    Siduu yaya bulle uwanaagsanyahay ina ufiicantahay rajeynaa ❤

  • @raziyahmohamed4530
    @raziyahmohamed4530 Год назад +4

    Wow amazing keep going koko 🎉😂😂❤❤❤❤

  • @maryanabdalle3852
    @maryanabdalle3852 9 месяцев назад +5

    Koko love you too 😘 ❤️ 💗

  • @maxamedcade9134
    @maxamedcade9134 Год назад +3

    Farxad iigu noolaada wallaalahee

  • @Mohammuud
    @Mohammuud Год назад +6

    Qofaa meesha fadhoyo 😂😭

  • @AliAdan-vc4sy
    @AliAdan-vc4sy Год назад +5

    Koko 8taleefon aan sabescarab kasoodhahye maxaa ileedhy taleefonkasta koo buule ankuqoraaa

  • @saciidocabdulaahimaxamed4956
    @saciidocabdulaahimaxamed4956 8 месяцев назад +2

    Msha alh wll is jecel ❤😊

  • @habsaabdi9416
    @habsaabdi9416 Год назад +2

    Masha zllah 🎉🎉🎉🎉 keep going sistaa❤❤❤❤

  • @feis9082
    @feis9082 Год назад +4

    Wallal yal wa quraah badantin sonkor cad badan iska jareyah haye ana ku shega

  • @fihiimamohamed-hb9zd
    @fihiimamohamed-hb9zd Год назад +6

    Kokoo xasaasi igu darsoh😂😂

  • @user-tk9wf9je4e
    @user-tk9wf9je4e 11 месяцев назад +6

    Ofka kale yawaye shaydaan miyaa😂😂😂

  • @HADAFMEDIAPRO.
    @HADAFMEDIAPRO. 11 месяцев назад +3

    Dumarka sanka duran, maxeey ka faa'idaan!!!!

  • @neima837
    @neima837 7 месяцев назад +2

    Jumca moubarak koko bule ❤❤❤❤

  • @AhmedhassanKulle
    @AhmedhassanKulle Год назад +5

    Sidee biyaha indhaha ugu kala furtay fajac bey ila noqotay
    Jawaab deg deg ah isoo sii

  • @shaadiyahasanshadiyahasan6927
    @shaadiyahasanshadiyahasan6927 3 месяца назад +2

    Masha allh woow

  • @SaamiyaCabdirahman-ji2pc
    @SaamiyaCabdirahman-ji2pc Год назад +2

    m.a dhibloowyaal alle haydin xifdiyo wllo❤

  • @fahamchannel6797
    @fahamchannel6797 Год назад +8

    Koko bulle muuqaal kasto aad wax ka duubti kii daawadaa ahay hadaada ku jirin waa ka gudbaa😂 taageeronimadada meesha ka gaaray😂