ILKACASE QAYS IYO NADAR MAXAMAD CILMI HEES CUSUB MUQDISHO VIDEO LYRICS 2019

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 12 сен 2024
  • MILICSIGA ISHAAD UMACAAN TEHEE
    ALLOW YAA QAYSOOW MATAAN KULA NOQDOO
    MUQDISHOO CAMIRAN AQAL KUGULA GALA
    Fadlan subscribe like share comment

Комментарии • 477

  • @asadboojo2374
    @asadboojo2374 5 лет назад +103

    isku dubaridkii DJ Boojo 🤘

  • @ahmedyaredhanaane7383
    @ahmedyaredhanaane7383 5 лет назад +40

    Heestaan way iga gadantay
    Mogadishu caddey waan u xiisay
    Markaan arko hees Mogadishu ku jirto
    Xusuustii Mogadishu aan galaa

  • @g..3619
    @g..3619 2 года назад +17

    Naf ku muhataybaa muuqaaga jeceL 🥀
    Qalbi aad martaa miriqdaada daya❤️‍🩹team 2022 saLaamulla 💚

  • @frontendprodesigner4299
    @frontendprodesigner4299 5 лет назад +35

    Ilkaxase codkisa waan kayabanahai.. amazing intaa ilaa aragte liked hailadafina

  • @ahmedmursal1927
    @ahmedmursal1927 5 лет назад +17

    Muqdisho sharaftadi allaha Ku soo ceyliyo insha allaha

  • @filsanfilsan9924
    @filsanfilsan9924 5 лет назад +59

    The only Somali Rapper and singer too whom i can't get tired of playing his music's....may God bless you and guide Bro qays❤❤❤❤

    • @shidayarefilms
      @shidayarefilms  5 лет назад +4

      Thanks filsan

    • @xabibnuura4717
      @xabibnuura4717 5 лет назад +3

      Filsan Filsan what I'm pretty sure God will not bless and guide for him to sing but for preaching God will bless and guide him for sure .

    • @ahmedhaajimrahmed8903
      @ahmedhaajimrahmed8903 4 года назад

      filsan cadey you are fantastic lady wow viva filsan

  • @maankadeeqa2486
    @maankadeeqa2486 5 лет назад +7

    Waaaaaaaaaaaaw caaaaadi maaahin my bloood nadar Mahamed cilmi muqdisho camiran kula dago mar qura❤️❤️❤️❤️❤️❤️👏👏👏👏👏👏👏😍😍😘😍😍😍😍😍😍😍😍😍👏👏👏👏ilkacase waad ka baxsate hadad gabar waceeesle cade hesho waa na siiibsan laheed

  • @aminaabbas446
    @aminaabbas446 6 лет назад +9

    Wwwwww hes ika dheh milicsiga ishaa umacanta allo nadarey meher kuku xira muqdisho camiran

  • @fatimaabdow9053
    @fatimaabdow9053 5 лет назад +58

    Viva inta xamar ku dhalatay allow nabad noo dhig amiiin

  • @Zaahilsk
    @Zaahilsk 5 лет назад +15

    Ww hees iga dheeh nadar cilmi iyo ilkacse qaysa guul wcn

  • @shukrisaaqle3291
    @shukrisaaqle3291 5 лет назад +38

    Mash allh nadar maxamad cilmi iyo ilkacase qeys hees macaan ayad soo sarteen walhi aadban idiin jecelahy lek ii sar

  • @suldaan2005
    @suldaan2005 5 лет назад +2

    Inta muqdisho ku dhalatay alow nabada noo siyaaaadi aamiin

  • @ubaxahmedqorri3878
    @ubaxahmedqorri3878 5 лет назад +15

    Hees igdheh muqdisho caday dalkagi masha Allah 💙💙💙💙💙💙💙💙🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

    • @hassankere8308
      @hassankere8308 Год назад

      🥰🥰🥰🥰🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇱

  • @yaazmiindaahirmohamed7909
    @yaazmiindaahirmohamed7909 5 лет назад +6

    Waaaw hees iga dheh qays iyo nadar wad jirtan ka dhex muqda xamar xamarey jiro jog nuurka somali

  • @fatimanour7853
    @fatimanour7853 5 лет назад +6

    anigoo majertena
    Muqdisho waaa meshaan dagi doono mustaqbalka show❤

  • @abdifatahgulled718
    @abdifatahgulled718 4 года назад +32

    Allow ya qaysow sheiq calim kaadigo🙏🙏 wixi ameen like saara

  • @cabdirisaaq4025
    @cabdirisaaq4025 5 лет назад +6

    Woooow ilkacase jir oo jooog intay nololileegtahy my prother

  • @mahamudabdullahi9393
    @mahamudabdullahi9393 5 лет назад +11

    Wy iga gadantahy heestn keep going
    Cjb wlhy ilkacase io nadar m elmi

  • @khadramohamed1975
    @khadramohamed1975 4 года назад +3

    Milicsigaad ishaad👀u macantahee allow mahmet Mataan kula Noqdoo Hargysoo camiran kula degA mar qudha my king👑mohmet

    • @nimcoahmed7658
      @nimcoahmed7658 2 года назад

      Mnsha allah wllo wakhtii dheer ka dib ma heshay qofkad jeclayd??

  • @daacadyare396
    @daacadyare396 3 месяца назад

    Inaba caadi mahan wan ka helahay heestan ❤

  • @abdihakimsankus5797
    @abdihakimsankus5797 5 лет назад +37

    Naagtan way iga weyn tahy mooye waa hore aroosi lahaa sida saxda ah

  • @rahimaabukar5422
    @rahimaabukar5422 5 лет назад +15

    Galcad mayeey heloo inta galcad jecel❤❤❤👍

  • @ismaelkeydal4317
    @ismaelkeydal4317 5 лет назад +16

    Taagero number one ilkacse qeys like isaara tageerayaasha ilkacase

  • @ogaalkadunidachannelogaalk3391
    @ogaalkadunidachannelogaalk3391 4 года назад +44

    2020 yaa soo boqday hadaad soo booqatay like dhac kusii 🎶🎶🎶🎶🎶

  • @amiiraadan3017
    @amiiraadan3017 4 года назад +11

    MILICSIGA ISHAD U MACANTEE ALLOW YAA NADAREY MEHER KUGU XIRO MUQDISHO CAMIRAN KULA DAGA MAR DHUQA MARCH 25 2020 AYAA ILA DAWANAYA HEESTAN,😁😘😎

  • @abdimakol93
    @abdimakol93 5 лет назад +3

    War iminkan ka haya ilka case qayz nocii cajabta haa keep going bro qayz iyo nadar

  • @bashiirshairalii9058
    @bashiirshairalii9058 4 года назад +2

    Aniga weliqey mogdisho ma arkin lkn heestan markn dhaqeysto wxn is dhahaa nio ma adaaa si kastaba xa ahaatee we love fananiinta somaliyeed

  • @gacangacan9823
    @gacangacan9823 5 лет назад +3

    waaaaw
    waaa heees ad u qaliya runtii qays waa noo dadalay wixii dambi ahna asaga qabaha

  • @mankaofficail2176
    @mankaofficail2176 5 лет назад +2

    Waaaw hees shidan ilkacase nin weyn iga dheh

  • @abdirahman2
    @abdirahman2 Год назад +5

    From tiktok 👍

  • @halaalmedia3416
    @halaalmedia3416 4 года назад +1

    Axlaaa hees muqdisho oo camir Mar uun yaa kula dago

  • @hassanaliahmed384
    @hassanaliahmed384 5 лет назад +1

    Muqdisho oo camiran kulahaa
    Kuwii yeey kumaqlan libaax
    Muqdisho oo camiran waalaga cararaa 🤙xanteeyda madhafsan

  • @abdukaadirqeys1178
    @abdukaadirqeys1178 5 лет назад +16

    Nyc song ilkacase iyo nadar Respect

  • @mohamodhasan2120
    @mohamodhasan2120 5 лет назад +98

    Inta nadar tageerto like i sara

  • @luckyare2212
    @luckyare2212 3 года назад +1

    Ada munad wacan rabi midab qurxon Marin asal ah mulki kaga dhigay............17. /6/2021....inta iga dhanbeso

  • @abdiqani5547
    @abdiqani5547 6 лет назад +3

    Ilkacase. Qays. Waa fanaanka kaliya ee aanan. Heesihiisa. Ka daalin logn live

  • @user-ii9yr8if1f
    @user-ii9yr8if1f 3 месяца назад

    Masha alaah ilkacase qays awoowo mcn😊😊😊😊😊😊😊😊

  • @nuryousuf5147
    @nuryousuf5147 6 месяцев назад

    Moqdishoo camiran kula Dago mar Qudha❤❤❤❤❤

  • @farxaanzaki5588
    @farxaanzaki5588 4 года назад

    Gacanta muusiggan ku farayaraystay hambalyo baan leeyahay.
    From Gaarisa

  • @saidabdille2414
    @saidabdille2414 5 лет назад +3

    Qays/Nadar
    Well done bravo, keep going like Suldan serrar(SuldanGeska iyo xariir Axmad

  • @nafisacali3732
    @nafisacali3732 5 лет назад +3

    Waa heesti igu horeysay nadar Ku argaa viva ilkacase💗

  • @qaameeypoi3514
    @qaameeypoi3514 2 года назад +1

    I have undertood this sond its meas and I intrist these legends keep up

  • @faseexxassan3258
    @faseexxassan3258 4 года назад

    Boqorka raabka ilkacase innaba caadhi matihit cod macaaan ayaaat naagta kukarbaashtay ماشاءاللہ

  • @rayanyusuf462
    @rayanyusuf462 5 лет назад +9

    Cadi mahan wey isku nuuraayan nadar iyo qes

    • @shidayarefilms
      @shidayarefilms  5 лет назад

      Thanks boqortooyo

    • @ibrahimomar4514
      @ibrahimomar4514 5 лет назад

      aaad iyo aad ayeey iskuqaanceen love the song takes my heart very far

  • @jimaalenoor3200
    @jimaalenoor3200 5 лет назад +11

    fantastic song by the and only legendary somali hit rapper ilkacase

  • @Deeqagobaad2023
    @Deeqagobaad2023 4 года назад +4

    Asxabta 2020ka dawaneyso like me

  • @jrinho172
    @jrinho172 3 года назад +1

    Ilkacse qeys inu hesaha an rapka aheen ku wacn yahay ya ila arkay✌️

  • @muhsinali6932
    @muhsinali6932 5 лет назад +5

    waan idin aminsanahay fananinta sanadka

  • @user-yg4zg7nx1e
    @user-yg4zg7nx1e 5 лет назад +10

    nadar cilmi dhal boqortooyo waaaaaw

  • @strikerbaariga65
    @strikerbaariga65 5 лет назад +2

    Big Love From Gedo People

  • @ubaaxibraahim8515
    @ubaaxibraahim8515 6 лет назад +4

    Boqorka soomaaliya allah ku xafiiiido

  • @bokaqeys8280
    @bokaqeys8280 5 лет назад +2

    Milicsiga ishaat umacaan tehee.waan kuheesta

  • @ubaaxibraahim8515
    @ubaaxibraahim8515 6 лет назад +7

    Woooooow muqdisho ❤️❤️❤️❤️❤️❤️somaliya 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @darkestdude4413
    @darkestdude4413 5 лет назад +67

    Heestan kal iyo laab igu dah yaacdhe 😂😂 inta Ilkacase aminsan Like igu qabta 👍😂

  • @user-ze9wk6ic3n
    @user-ze9wk6ic3n 5 лет назад +5

    Ah ah MUQDISHO iyo aroos ❤️

  • @yussuf4003
    @yussuf4003 2 года назад

    Haa iskaifta geesiga Somaliyeed🇸🇴

  • @shakirgararsg7207
    @shakirgararsg7207 5 лет назад +1

    alllah ku xafido wadanigeena nabee nasab in aatahay shaki iigama jiro big brother salaan qaasa ayaan hawada kaasoo marinaa dhamaan hadaa nahay reer galmudug waan kugu fanaaa boss

  • @ruweidashariif226ruweidash3
    @ruweidashariif226ruweidash3 5 лет назад +4

    Viva MuqDisha❤

  • @Xariif_1
    @Xariif_1 3 месяца назад

    2024 ya dawanaya 😂❤

  • @bashiircabdul6606
    @bashiircabdul6606 5 лет назад +6

    Xamar oo nabada insha allh

  • @sharmarkegulled3232
    @sharmarkegulled3232 5 лет назад

    Heestaan jacelkeyga ay jecelaay yaa rabi wuu iga dhintey aale haku nazaristo

  • @burhaanahmed3030
    @burhaanahmed3030 6 месяцев назад

    waxaan daawanayaa 24/2/2024
    Galab sabti ah wan salaamay inta iga danbeysa

  • @sharmahussien3966
    @sharmahussien3966 4 года назад +6

    Milicsiga ishaad u macaan tahee allow mcn mataan kulanoqdo muqdisho camiran kula dago mar qudha

  • @nimcanmohamed2215
    @nimcanmohamed2215 5 лет назад +16

    yàa xamar kula taga wlee waa hees iyo badh

  • @bishaarodheemanoficial
    @bishaarodheemanoficial 5 лет назад +2

    Ilkacase qays boqor fananinta am excepting more before 2019

    • @shidayarefilms
      @shidayarefilms  5 лет назад

      Alla yacizak wax kabadan way soo socdaaan boqortoyo

  • @ismahanmbeauty7366
    @ismahanmbeauty7366 6 лет назад +11

    Ilkacase in the house

  • @lamiisseries2156
    @lamiisseries2156 5 лет назад +6

    Best song boqorka raabka iyo qurxleyda nadra

  • @sahrasalad461
    @sahrasalad461 2 года назад +2

    Waaaaaaaaaaaaaaaaaaw inaba cadi maba ah. ❤️❤️❤️❤️❤️❤️🔥💯🙏🌷👌

  • @hanatsmaliahanlato329
    @hanatsmaliahanlato329 3 года назад +1

    2021 hda soboqate 👋🤙

  • @sahraabuukar5011
    @sahraabuukar5011 5 лет назад +2

    shidayare gacan malbeysan ❤

  • @bakushop2749
    @bakushop2749 5 лет назад +14

    Ilkacase oo dumar amanayo my first time 👍

  • @maxmedhadi
    @maxmedhadi Год назад +1

    Milic siga ishad umacan tee alow yaa gabadh angaran meher kugu xidha

  • @ducaysanahmed1612
    @ducaysanahmed1612 6 лет назад +6

    nadaarey qayso shoow wa lays qawisayay hmmmmmm may iska. cadystaan markaa horeba

  • @nimcocali1371
    @nimcocali1371 4 года назад +7

    hestan.wwjclhy wayo jclkeyga baa iqado mar walbo 💋💋💋❤❤❤❤

    • @abdisalanibraahim2617
      @abdisalanibraahim2617 4 года назад +1

      Abayo adiga wali jaceyl maku galey maxa yelley waxa thy qof wax kayaqano jaceyl m.ah allah Aniguba abayo waxan ahey mclinka jaceylka waba nanesdeda abayo

  • @shadiyaabdi3790
    @shadiyaabdi3790 5 лет назад +11

    Heestan hees u midho eeg ayuu iqra yarey la soo qaaday miyaaa

  • @surejofficial6292
    @surejofficial6292 6 лет назад +5

    Al fanan ilakacse qeys iyo nadar cilmi cash cala hees

  • @aliismail8049
    @aliismail8049 5 лет назад +3

    Waa miisigii hooyooy macaaan

  • @calibaare6540
    @calibaare6540 3 года назад

    Heestan igumudan aniga muqdisho camiran kula taga mar qudha

  • @mohamedmire8646
    @mohamedmire8646 4 года назад +8

    Hats off to you sir 🙏🙏

  • @maankadeeqa2486
    @maankadeeqa2486 5 лет назад +10

    Galcad may helooo❤️👏👏👏👏👏👏👏👏👏❤️❤️❤️❤️❤️😘😘😘😘😘😘😘😘👏👏❤️❤️afkaaga caano iyo Malab lagu qabay nadar❤️❤️❤️

  • @sacdiyoaxmed7857
    @sacdiyoaxmed7857 5 лет назад

    Mudisho cadey 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤❤

  • @xamdiaadan3979
    @xamdiaadan3979 4 года назад +1

    Milicsigaa ishaa u macanteeh labta mudad dhex mushaxas marti u thy❤❤❤ way igu socotaaa runtii Aloow yaa farxoow kuladaga canad❤❤❤😂😂😂😂😂😂

  • @sankaxaaji7676
    @sankaxaaji7676 3 года назад +2

    Legend waye ilkacase wan ku wataa sxp 👍👍

  • @madaale3997
    @madaale3997 5 лет назад +9

    Heestaan wali lama ogaan waxaana keenaya ma dhihi karnaa waa channel ka soo gashay oo aan saas loogu xirnayn

  • @abwaanmaxamedjaamacmj8678
    @abwaanmaxamedjaamacmj8678 5 лет назад +43

    Caadi maahan waa hees shidan shidan shidan1000000000 jeer shidan afkaaga caano laguqabay Nadar Maxamed Cilmi,
    Allaw yaa Marqura
    mataan kula noqdoo
    Muqdishu camiran ????? hee? fadlan liketa igula qabo

  • @inantareraden1949
    @inantareraden1949 6 лет назад +154

    Xamar intii tagersan like

  • @abdullahiomar8044
    @abdullahiomar8044 5 лет назад +3

    Qeysow is back welcome back libaax

  • @galbedimedia5338
    @galbedimedia5338 7 месяцев назад

    Asxaabey 2024 dawanayaa ee hestaan gormee sobaxdey

  • @libandubat2153
    @libandubat2153 3 года назад

    Alow ya qeysow sheikh Xalim kadigaaa

  • @fatumamohamed5015
    @fatumamohamed5015 5 лет назад +2

    Mansha alha my dad ilahow ika daa

  • @abdimahadjebshe720
    @abdimahadjebshe720 5 лет назад +1

    Allaya cizzaka waa wada heeskaase

  • @sacdiyonurgabow8793
    @sacdiyonurgabow8793 5 лет назад +3

    www i love muqdisho

  • @abdirizakinaguursade1614
    @abdirizakinaguursade1614 4 года назад +6

    Awesome song🇸🇴🔥🔥💔

  • @somsheeko8107
    @somsheeko8107 5 лет назад +9

    Nadar 💪🏻💪🏻💪🏻

  • @bashircabdi9524
    @bashircabdi9524 2 года назад

    Maxakadanbeeyay hee,

  • @garsoregartagooye1805
    @garsoregartagooye1805 5 лет назад +11

    Inaba caadi ma'ahan hesta qataros

  • @muhawiakulmia6582
    @muhawiakulmia6582 5 лет назад +13

    I don't understand Somali but the lyrics is so nice
    # macadsanid

  • @wiilqaranofficialpage292
    @wiilqaranofficialpage292 5 лет назад +3

    ilkacase iyo nadar colaas ayaaba udaxeysee wa mxay heestani cusub

  • @isramohamed-ku1eg
    @isramohamed-ku1eg Год назад +1

    Galcad May Helo dhirtu tahy magol miraho baxad La misal Tahe inta Hesta iga qancisay😜

  • @MohamedOmar-zi9ug
    @MohamedOmar-zi9ug 4 года назад +1

    Heestii igula macaneed watan