FALANQEYN: MW Xassan Sh oo kudhawaaqay in ay Itoobiya qabsatay qeyb kamid ah garoomadii Soomaaliya

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 16 ноя 2024

Комментарии • 130

  • @HamiSare
    @HamiSare Месяц назад +42

    Itoobiya waxay somalia ku joogta heshiis nabad sugid ama ATMIS
    2024 Bisha December kadib haday bixi waayaan dhalinyaro diyaar garooba markaas ayaan talaabo qaadaynaa Waa in Itoobiyan dambe aanan lagu arag dhulkeena
    Walipa sidaan 2008 ugula dagaalanay xamar ayaan markale diyaar unahay

    • @Theballchallenge
      @Theballchallenge Месяц назад +2

      Sidee cadawgaadha ugu ogolayneysaa ineey joogaan wadanka ,

    • @abdikadirposta9013
      @abdikadirposta9013 Месяц назад

      Diyaar ii bar ayaynu nahay wll 💪

    • @gaaldiidd
      @gaaldiidd Месяц назад

      Diyaar Taliye

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj Месяц назад

      Hawiye leee dhimanaya 😂 not anaka

    • @Theballchallenge
      @Theballchallenge Месяц назад

      @@dilara-jj5yj Oromay waxa gadiin Allah in sahlo

  • @sahromahamud
    @sahromahamud Месяц назад

    Illaaheey Hanoo Miciino 🙏🇸🇴

  • @suldaanofficially
    @suldaanofficially Месяц назад +2

    Hambalyo Somalia ❤

  • @khadar917
    @khadar917 Месяц назад +11

    diblamasiyad baan ku guulaysanay waa iska sheeko iyo hadal tiro waayo cid walba way u jeedaa itoobiya inay khaldantahay .

  • @LaabJacayl-x5r
    @LaabJacayl-x5r Месяц назад +12

    Madaxwaynaha haday daacad ka tahay dagaalka itoobiya waa in uu sameeyaa qodobadan.
    1=Caydhinta samiira itoobiya soomalia
    2=joojinta diyaarada itoobiyan airline inay ka howl gasho soonaliya.
    3=inay joojiso qaadka itoobiya

    • @ahmedosman4423
      @ahmedosman4423 Месяц назад

      Weli qaab jilicsan bad Ethiopia oo dagaal toos dhul/bad boob ah soqaadeyso baad ugafalcilisay sheeko raqiistada maxa cuno qabateen keenaya waaba lasofaragashtay ciidi hooyo ?? 🥵🥵🥵
      War ethiopia sida Eritrea 🇪🇷 ifawerki xabad wax aan aheyn nagadhexmari doono buuyiri maxa inaga inaan sida ofawerki uhadalno waamaxay sheeko jileeca aankujirno iyo baryada diinta somali nacala kuyaal , dad qurmay oo qabiil ukalajabay bey noqden somali maxa ciid difaacna war gaza sikadaran inan kusocono wlh shaki igamajiro

  • @abdiqanihuseen1414
    @abdiqanihuseen1414 Месяц назад +1

    Aad oo weyn brother xasan sheekh waa talo xune qabiilka aaminsan ilaahay baa soomali umaqan

  • @AbwaanAliSamaan
    @AbwaanAliSamaan Месяц назад

    Mw guuleeso

  • @felisabdi3794
    @felisabdi3794 Месяц назад +9

    Maxaa u diidey ninkaan meelaha waa cabaadaya isagoon xitaa diraaradihii Itoobiya aan joojin, weliba jaadkii ka ganacsanayo, ninkaani waa nin jiran keliya hadal aan howl laheyn unbuu wadaa

  • @jibeise1
    @jibeise1 Месяц назад

    HALKAA HAKASO DEGIN DHAHAYA XASSAN SHEIKH HADALKA JILICSANA ISKA ILAALI DHAHAYA HADA ALLAH TAQAANID!!!

  • @mohamedsheililla7353
    @mohamedsheililla7353 Месяц назад +2

    Somaliya ciddi doonto oo Soomaali u dhalatay inay madax ka noqoto waan taageeraya, waa hadday ka soo hor jeesanayaan in taaka dhul ah laga qaato dhulka Soomaalida xorta ah.

  • @mohamedguedimaw
    @mohamedguedimaw Месяц назад

    Itoobiya horey ayaan ujabinay maantana wan jabin doonaa insha allah reer Isaaq landna Soomaaliya ayay kamid noqon doonta

    • @prosl11
      @prosl11 Месяц назад

      Bal waynu eegna inaad anaga isaaq xoog wax kuu qaadi karteed wax balaan ah inay somalia sidee 1991 inay mar labaad uu burburto

  • @sultanlife5385
    @sultanlife5385 Месяц назад +1

    Xasanow qaadka Ethiopia kajoji diyaradaha kajoji wadanka cidankoda kasaar hadey run katahey

  • @mohamudhilowle8650
    @mohamudhilowle8650 Месяц назад

    Xasan Dhiiqo waa maangaab aan aragti dheer lahayn oo aan ahayn musuq iyo lunsashada hantida qaranka. Wuxuu lumiyay isku keenidda ummadda Soomaaliyeed iyo ka shaqaynta kalsoonida maamul goboleedyada.

  • @MohamedHassan-k6z2f
    @MohamedHassan-k6z2f Месяц назад

    ❤🎉

  • @princehigh-flierp8965
    @princehigh-flierp8965 Месяц назад

    ILAYN AF NOOLI WUU HADLAA EYNA WUU CIYAA🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹

    • @HusseinDaahir-yw3pw
      @HusseinDaahir-yw3pw Месяц назад

      Haa Eygu wuu ciyaa sidaada oo kale 😂😂

    • @princehigh-flierp8965
      @princehigh-flierp8965 Месяц назад

      @@HusseinDaahir-yw3pw Xusen Daarur Hooyadaa waxa lagu wasaa xerada OMOSOM ee xamar ku taal, go and rescue your own mother 🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹

    • @HusseinDaahir-yw3pw
      @HusseinDaahir-yw3pw Месяц назад

      @@princehigh-flierp8965 Ey 🐕🐕🐕🤣🤣

  • @princehigh-flierp8965
    @princehigh-flierp8965 Месяц назад

    BACAAC BACAAC BACAAC

  • @Amiirka3o
    @Amiirka3o Месяц назад +2

    2 dawladood ma rabne ee yuhuudu haka baxdo dhulka shaam ee barakaysan ninkan doqonka ah nama matalo

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs Месяц назад +1

    itoobiya xasan sheekh ba naaxiyay oo kibriyay oo heshiiski jabuuti bay il ka arken dowlada soomaaliya marki irir uun laguso koobay dowladnimadi

    • @prosl11
      @prosl11 Месяц назад

      Raysalwasaare miyaanu ahayn nin darood ah mise waa garac

  • @QaadiroAhmed
    @QaadiroAhmed Месяц назад

    BEEENLOOW

  • @mahadhassan3009
    @mahadhassan3009 Месяц назад

    Walaal wiilkaagaa majeerteenow inaanu somalia ku soo noqono waxaa ka dhaw anagoo kilikii 6 aaad ee ethiopa noqono hanugu soo habayaamina

  • @osmanibrahim3470
    @osmanibrahim3470 Месяц назад +2

    ETHIOPIA SAWTII AWAL BA FAQASH SOMALIA GUMAYSTA JIREEN

  • @Hsn1224
    @Hsn1224 Месяц назад +2

    Jilicsanaa oo dhiig yaraa xasan shiikh maxamuud

  • @et9055
    @et9055 Месяц назад +2

    Somalidu xolomiya marwalba la isku dirayo

  • @MubYus
    @MubYus Месяц назад +2

    Xasan sheekh, inta uu canbuulo ka dhergay ayuu dhuuso weyn sii daayay, waxba muu sheegin.

    • @HamiSare
      @HamiSare Месяц назад

      @@MubYus inaad oromo tahay so raaci qoraalka

  • @1Horyaal
    @1Horyaal Месяц назад +1

    Anaga aya yab aragnay.madax wayne leh wadankayga qayb ka mida ayu wadan kale qabsaday.madax Wayne,ado dhaxal reebi kara ha noqon dhinte aan la tabin

  • @OmarDinajaad
    @OmarDinajaad Месяц назад +1

    Wey Guulaysan Soomaaliyaa

  • @abdulkadirmohamedagey231
    @abdulkadirmohamedagey231 Месяц назад

    XASAN SHIIKH HADAL TOROROG AYUU HAYAA...

  • @williamwilliam1337
    @williamwilliam1337 Месяц назад +2

    Haka xaaxaabiyo 17 sano ayay na lahaayeen itobiya waa walaladiin oo nabad ilaalin aya ujoogtaa😢😂

  • @HRU2100
    @HRU2100 Месяц назад

    SOMALILAND HA KU DAWAKHINA
    ILAASHADA INTIINA 5 MAAMUL GOBOLEED EE PUNTLAND, GALMUDUG, HIRSHABEELE, KOONFUR GALBEED IYO JUBALAND WAXAY SI TOOS AH U HOOS TAGEEN ITOOBIYA SIDAA AWGEED DUQA MUQDISHO AANEY GACAN UGU JIRIN MIYUU KU WAASHEY SOMALILAND IYO ITOOBIYA HESHIISKOODA..

  • @Huruuse-o5c
    @Huruuse-o5c Месяц назад +2

    Ma kiibaa weli meelahaas ka "nac-nacle" oo ku "hadaaqaya" wax iska daba-wareeg ah?! Hadda Gedada uu sheegayo waa tii uu ciidamada kala soo noqday, ee uu Itoobiyaanka & Keenyaanka u soo cidleeyey! Waatii markii Keenyaanku garaacayeen, ay Xasan & Geelle lahaayeen, "Kenya kuma soo xadgudbin gobolka Gedo & Jamhuuriyadda Soomaaliya!"
    Xasanka-Xamar ee maata, waa kii shalay ka dhex qoslayey Kismaanyo, markii Kenya ku soo xadgudubtay hawada Jamhuuriyadda Soomaaliya; dabcan waxa uu taageersanaa xadgudubka Kenya. Waxa uu weliba Xasan markhaati ka ahaa aflagaaddo qayaxan oo ay Kenya u gaysatay madaxweynihii wakhtigaas villada fadhiyey, waxaana u gaystay shakhsigii 3aad ee Kenya; Aadan Barre Ducaale! Waa maxayse farqiga u dhaxeeya xadgudubyada Kenya & Itoobiya?
    Gunaanadkii, Xasanka-xamar waxa uu Gedo ugu soo halqabsanayaa, waxa uu rabaa in uu ka dhuunto dhiiqadii uu Jabuuti ku galay ee keentay fadeexadda MoU-ga maanta taagan (3 geesoodkii Jabuuti). Haddaba, Xasanoow, falaadhi gilgilasho kaagama hadho e, hadalkan badan iska jooji dhabrkaagu waa muuqdaaye.

  • @nidolzack7052
    @nidolzack7052 Месяц назад +2

    Madaxwaynuhu isagaaba dagaalka daacad ka aheyn wadan baa dhulkeyga qabsaday hadane cilaaqadka uma jaraayi waliged lama maqal

  • @abdialinur1548
    @abdialinur1548 Месяц назад

    Garoonka aadan cade yaa amaankiisa ilaaliya runta in loo noolaado waa muhim

  • @mlkcali5058
    @mlkcali5058 Месяц назад +2

    majiro aduunka nin madxweyne sheganaya oo sidaa u hadaaqa

  • @carstvdagi6788
    @carstvdagi6788 Месяц назад

    Asc

  • @fawziya1997
    @fawziya1997 Месяц назад

    Quraan ka aya dhahayo adinka ha duulina lkn hade idku ku so duulaan iska cilsha, somalina 100 qabiil ha ahato marku shisheeye imaado waa hal wcs 😂❤

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs Месяц назад +1

    aniga ra'yigayga si itoobiya looga adkaado wa horta ssc hala taageero oo awdal na maamul halo dhiso si snm looga safeyo soomaliya wana in midnimo lamuujiyo wixi dhexdenana dib inogu dhiga ileen wadanka walaqabsadaye

    • @hormoodkasoomalida9210
      @hormoodkasoomalida9210 Месяц назад

      Markuuu gus snm ku galo ayay taasi dhacaysa kly luga ii kalafur

    • @faizaaliabdallah5731
      @faizaaliabdallah5731 Месяц назад

      Fataale weyen oo bilaa sug ah in aad tahay magaca aad profile ku soo qoratey iyo waxaad qoreysid ayaa inoo sheegaya. Sugaaga intee jirey 25/8/2023. Fataale dhuso weyne ah. Mise orom somali iska dhigaya ayaa tahay? Orom dhusuq badan shib dheh. Ice cube sawirkisa u dhig in aad jirto xitaa ma ku ogee.

    • @prosl11
      @prosl11 Месяц назад

      Darood kuu xaar xabad baanu afka idin kaa gelin bal igu kaalay dhulkayga sidee berigii baa idin xasuuqi walaahi

    • @prosl11
      @prosl11 Месяц назад

      Waa lagu wasa adiga niiclow maxaad samayn karta 6 sanno ayaan kuu gumaysaniyeey maa aniga aad maalin xornimo iga qaadatay baad isku walwalisa

  • @AminoHussein-c3e
    @AminoHussein-c3e Месяц назад +1

    Xadudoho sugan ciidamana joogan cadawna kusodhicowayey.
    Adaxasanow ubaneyey cadawga o cidamadi oi hobkodiba kasodabulay .siadan lahayn
    Gobolada io garomada adshegayso.
    Hadana aday karabta xalin io sidaad ugucelinlahayd ciidanki
    Jogaye goboladas

  • @Abdirahmanmohamed5104
    @Abdirahmanmohamed5104 Месяц назад +4

    Cadawga SOMALILAND Ilahayba jabinya marwalba. Guul iyo gobanimo SOMALILAND.

  • @deeqabdikariimjama4902
    @deeqabdikariimjama4902 Месяц назад +1

    Xasan warkiisa waa tororog waxba kama jiraan itoobiya 3 talaabo ayaa ku filan in laga qaado

  • @Junanilll
    @Junanilll Месяц назад +1

    Israel ma Xassan sheikh ayay wax kadhageysan madaxda reer galbeedka ayayba aamusiyeen 😂😂. Wariyahana waba qiireysanyahay sida asigoo war weyn soo wado.

  • @AbduladifAhmedaskar
    @AbduladifAhmedaskar Месяц назад

    Ethiopia hanaga baxdo war diyar banu u nahey difica dalka iyo diinta

  • @mahatabdiabdullahi5527
    @mahatabdiabdullahi5527 Месяц назад

    Madaxweynuhu isagaa is burinaya ;
    Dhan wuxuu ka leeyahay heshiis militiri baan kulajirnaa Itoobiya, dhana garoomey naga heysataa ayuu ku doodayaa.

  • @barkhadomar1761
    @barkhadomar1761 Месяц назад +2

    Dawladu ha saarto safiirkeeda ,diyaaradaheeda iyo ciidankeedaba hadaay run ka tahay maxaay u joogaan

  • @mohamudhilowle8650
    @mohamudhilowle8650 Месяц назад

    Soomaali waxay u baahan yihiin madaxwayne ay afkiisa iyo dhagahiisa is maqlaan oo aan munaafiq ahayn.✅✅✅✅✅✅

  • @HusseinAbiikar
    @HusseinAbiikar Месяц назад +1

    war miyan ahen mareykanka daban dabiyaha somalia لاحول ولاقوة الابالله +xassan waxba ma oga miyaa

  • @dahirnurjama4293
    @dahirnurjama4293 Месяц назад

    It's too late >>>> hadalka Xasan Sheikh ku saabsan had gudubka ay Ethiopia ku hayso Madaxbannaanida iyo midnimada Dhulbadeed Soomaaliya.
    Xasan Sheikh weli runta nooma sheegin arrinta Ethiopia, waayo marka la qaymeeyo hadalka Xasan Sheikh iyo Gardarrada Ethiopia ku hayso Soomaaliya ma ahan kuwo isu dhigma. Aad bay u kala fog yihiin.
    Waayo in ay Isticmaasho hawada Soomaaliya, weliba duulimaadyada Ethiopia Airlines ka soo degeyso Gudaha Soomaaliya, sidoo kala ay Isticmaaleyso Hawada.

  • @XamseCabdulahi-xx2dq
    @XamseCabdulahi-xx2dq Месяц назад

    Ciil ma u dhintaa

  • @abdirizakalimuhammedbarkha7166
    @abdirizakalimuhammedbarkha7166 Месяц назад

    Warkaan waa war xiisa leh Itoobiya waa ba doon doonaysaa balse waa la arki doonaa cidda caana ka dhanta

  • @lubiahmed4735
    @lubiahmed4735 Месяц назад

    Diyaarada Ethiopia ee dhaqaalaha. Ubadan Ethiopia kahesho maxaa diiday inuu joojiyo haduu run sheegaayo waxan.

  • @Ahmed-wk2ct
    @Ahmed-wk2ct Месяц назад

    Waxanlayaabay siyaasada MD.xasan shiq siduu uga.aradanyahay hadii itobiya xiligan admis kamidtahay cidankedujogandalka dawladu aqonsantahay tas muxugaromada ayjogan ugutilmamayaa qabsi ama inayqabsatay sowcebtarikhed mahan tusale goboladas dadkajoga xukumadisa iskuficnayn cidagacantakuhaysa garomada dadkigobolka yihiin itobiyana dusha kailaliso iyado anayqarsonayn ilaa 1991dii indadkaxuduudaha wadashaqayn abnilahayen itobiya xasan warkiisu waadadka gacmaha iiqabo itobiyoy markaydidayna wacadawbatahay iyo in admis qabsadayal lagusheego

  • @walgo-media
    @walgo-media Месяц назад

    Been ta aad bulshadiina ugu sheekeysaan waa sababaha guul darooyinka is daba jooga ah idiinku wacan

  • @DekahassanAlihassanAli
    @DekahassanAlihassanAli Месяц назад +1

    Isra il kii labad waye itobia

  • @mohamedisse9986
    @mohamedisse9986 Месяц назад

    Hassan beertaan asigaa tacbadee goos dheh
    Jigjiga ka dhaantee dheh

  • @GUJiS1
    @GUJiS1 Месяц назад

    Ebow unuka maxa Somaliland noo waalee, mar xabashi aa lasoo heshiinee mar imaaraad xaa ka qaldan, unuka wareer maa awood u heeno, iska dhaafa nooh ha ka goostan soomaaliya kistoda dhulka eh intay la aado waa arkeenaa

  • @qeysbadmaceeye.8.24
    @qeysbadmaceeye.8.24 Месяц назад

    Maxaa yaab is dabayaal 👀

  • @TubeNajiib
    @TubeNajiib Месяц назад

    Niyaw waxani jilicsana madax wayne ba maaha

  • @osmanahmed3512
    @osmanahmed3512 Месяц назад

    Adiga ka ah masul xasan dhiqo inti ad ku mashqulsanayd dhul bob iyo qabyalad aya dalki la qabsadsy

  • @MACALINFADUMO
    @MACALINFADUMO Месяц назад

    Adeer gedo asagaa ciidankii kaqaatay nac uu mareexaan uqabto walalheen weeye itoobiya iyo kenya asagaa lahaa gedo iskadaaye meelwalba haqabsato dadkuu qabiil qabiil ka isudiray hakala qabto haduu waxtarayo

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 Месяц назад

    XSM BEENTIISA CID MAQLAYSA MA JIRTO ISAGAANA KA DAMBEEYEY IN ETHIOPIA BADDA UU SAXIIXO MUUSE JUUDAAN

  • @dahirdayib7558
    @dahirdayib7558 Месяц назад

    Xasan sheeg afkiisa iyo dhagahiisa isma maqlaan, mar ma wuxuu leeyahyay anago xasuuqaa nagu socdo marne falastiin ayuu ka dhiganaa hadal qabsi.

  • @toknownow
    @toknownow Месяц назад

    Nacalatullah Hassan dhiiqo Gedo soo taad cunaqabatayn ku soo rogay oo hubkii Hawiye u rartay xaarka cesho.

  • @baadhitaanadawararkaabdira8707
    @baadhitaanadawararkaabdira8707 Месяц назад

    Sida ay wac yihiin ka sheeg

  • @dilara-jj5yj
    @dilara-jj5yj Месяц назад

    Palestine afka miyuu la gly😂 kadabkiisa go ay xasan 😂

  • @MunaJama-n9j
    @MunaJama-n9j Месяц назад

    Hooyadaa was fatash fatash dhalay

  • @AbdiaziizIsse-w5r
    @AbdiaziizIsse-w5r Месяц назад +1

    Somaliland nasab ma ha waa gun axmar badracdeen

    • @prosl11
      @prosl11 Месяц назад

      Adiga gun gun dhasay ah darood baa ethopian soo kaxastay oo xamar soo geliyeey imikana waxaa jooga somalia 20 kun oo ciidan ah oo amaankiina suga markaasad anaga afka qadhmuun nagu tagisa

  • @yurub5288
    @yurub5288 Месяц назад

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @baadhitaanadawararkaabdira8707
    @baadhitaanadawararkaabdira8707 Месяц назад

    Madawlad baa jirta

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs Месяц назад

    maamulka awdal wa in deg deg loo dhiso ileen itoobiya snm ba horgal u ahe oo ssc kumeel gaadhka laga saaro oo gobolada oodhan midnimo laga muujiyo oo wadanka xaalad deg dega laguso rogo oo shacabku kaco

    • @InaBeegsi
      @InaBeegsi Месяц назад +1

      😂😂 Taas mala Waxa Ka dhow Airport yada Laydinka Haysto idinki ku qarash gareeya
      Ruuahku marki uu qabsanayay Jasiirada Kiriimiya Airpirtyada ayuu ka qabsaday 100k waayo 100k oo askari ayaa Laga soo dajin kara iyado saad iyo juhdi badan ka Bixin SNM waad Ku dan segaysan Somalida hore u tiri Tisaba u daryeela Tu kale ku dara 😂

    • @yasinismail2733
      @yasinismail2733 Месяц назад +1

      😂😂😂😂 Ethiopia sawta idin qabsatay wax iska celiya Somaliland angu barkimadaanu dheeraysanay ictiraafkina diyaar hhhhhhhhhhhh qabsasho iyo waliba dubays ha isugu kiin darto

  • @LJama6119
    @LJama6119 Месяц назад

    Waa munaafiq weyn. Falastiin ayuu ka hadlayaa lakiin markii looga codeenayo qaramada midoobay marna Somalia wey aamustay 2 marna waa ay maqneed. Tuhun waxaa jira in dowladeeda ay sahnuuniyadu saameyn ku yeelatay. Markii RW Xamze afka ka taageyray Xamaas, Xasan ayaa ka daba hadlay oo yiri waa aqoonsanahay Israel. Goorma ayey Somalia Israel aqoonsatay?

  • @dilara-jj5yj
    @dilara-jj5yj Месяц назад

    Xasan ha ooyo heee 😂

  • @mohammedabdirrahmanrubblei9141
    @mohammedabdirrahmanrubblei9141 Месяц назад

    Gaza waxba kama wado israel ee israel ayaa dhib ka wada Gaza

  • @abdimohammed5809
    @abdimohammed5809 Месяц назад

    😂😂😂😂

  • @baadhitaanadawararkaabdira8707
    @baadhitaanadawararkaabdira8707 Месяц назад

    Waar xishooo dhulka angaa lreh

  • @MACALINFADUMO
    @MACALINFADUMO Месяц назад

    Xasan sh cudur mareexaan buu qabaa itoobiya somaliya meelwalba ayay kajoogtaa bay bakool hiraan wuxuu gedo usooqaatay wuxuu rabay inuu xasuuqa reer gedo sida galgaduud oo kale reer cabuudwaaq iyo balanbale ayuu ciidan kuxasuuqayaa hub buu geeyaa si reer sade wadanka looga saaro itoobiya majecli lkn hadiiba hubkii masar nalagula dagaalamayaa itoobiya baan anaga hubka kaqaadaneynaaa

  • @aadanabdirahman7756
    @aadanabdirahman7756 Месяц назад

    Waxasi waa af gobaasi ee maaha hadal uurka sii jira haday run ka yahay wuu la dagaalamilahaa Nina gurigaaga lagama baryo inuu kaaga baxo wa kii xiniinyaha u lahaa farmaajo waagii lahaa qori baan ku bixinayaa muu ayaga ku bixiyo

  • @SaciidoMohamed-qv7mc
    @SaciidoMohamed-qv7mc Месяц назад

    Itoobiya iyo Somaliya dagaal kama dhaxeyo waa siyasad Xassan taageero iyo kursi kororsi ku raadsanayo

  • @AsadAadan-i5w
    @AsadAadan-i5w Месяц назад +4

    Damaca itoobiya hadal uma baahna ee wuxuu ubahan yahy ficil

    • @FariintaIslam-ka
      @FariintaIslam-ka Месяц назад

      uma baahna ficil ee waxa uu u baahan yahay inakoo dhexdeena heshiina!!! waayo anigaa itoobiya raba oo somaliland keenay somaliland anigaa leh, ee wiilka gedo ama boosaaso u dhashay maleh.

  • @billowabdi6346
    @billowabdi6346 Месяц назад

    Somaliland lasaxixatay Somaliland. Intas iskasax ugas

  • @النهضةالمجتمع
    @النهضةالمجتمع Месяц назад

    Waar Soomalia wax badan ayaa ka qaldaan
    Horta koomfurta hala mideeyo
    Kadib rer Wooqoay halo yimaado

    • @prosl11
      @prosl11 Месяц назад

      Somalia waxaa xukunka loo ogol yahay waa hawiye iyo darood

  • @faclon.
    @faclon. Месяц назад

    kkkkkkkkkk midnimadu waa tee matii 1991 aynu kala qaadanay halaydin waso somalia ethiopia iney idin gumeyso anagaa sababney nin ku yidhi sinaan meyno adna diid sareyntiisa nin sidaa muuse madxweyne ka dhigta hadana waa soo celineynaa cumaha haydin hayeeee si mcn buu idin bakhti wasaaye

  • @pharah01
    @pharah01 Месяц назад +4

    Yuuuuu u sheegayaa marka?.
    Dal baa laguu dhiibay midaysan walaahay bilaahay diintu waxay kugu xukumaysaa in lagu dal dalo. Yaa weeye cida uu uga cabanayo. War dalka difaac sabab aad adigu keentay bay waxani u dhacayaan.

    • @princehigh-flierp8965
      @princehigh-flierp8965 Месяц назад

      Kkkkkkkk
      Maxuu difaaci XAARBAA KA DAREERAYEE😂😂😂😂😂

    • @yasinismail2733
      @yasinismail2733 Месяц назад

      Hhhhhhhh xaasid maya aflax waa la kufsadee ma isagaa dagaalami kara shabaab ayuu u taag la AA markaasu Somaliland iyo Ethiopia isku raray waxaa la I tusay iyadoo xamar la eryanaayo😂😂😂

    • @princehigh-flierp8965
      @princehigh-flierp8965 Месяц назад

      @@yasinismail2733
      Kkkkkkkk 👏 👏 👏 👏 👏 👏 👏

  • @InaBeegsi
    @InaBeegsi Месяц назад

    Somali cebayseen "af noolow itaal baranbaro" 😂 Madaxbananida aad 2024 radinaysan waxay 😂😂
    Dowlad Fashilantay waa dowlad Fashilantay Somalinimadi meeday ala maxad munafiqin Tihin Dhulka somaliyeed bay Ethiopian la sinaya Dhulkoodina Kama War Hayan

  • @prosl11
    @prosl11 Месяц назад

    Kkkkkk failed state of somalia weligiina baa niic qura anaga bad iska leh waana siinina ethopia

  • @garaadanaasir288
    @garaadanaasir288 Месяц назад

    War waxani waa beenale

  • @akisheharara
    @akisheharara Месяц назад

    Bla Bla bla Xasan bootaale, diyaarada oromadana waddanka ayay ka shaqaysaa, khaatkoodana waa la keenaa intaba waxaa lacag ka qaata waa xasan iyo xaasaskiisa iyo carruurtiisa, marka ninkaan dan uma ahan Soomaaliya iyo waddankeenaba waxaa loo soo diray in inta ka hartay waddankaan lagu bur buriyo,waa khaa'in Waddan waxaana ka masuul ah xildhibaanadii lacagta ku soo doortay, abey iyo oromana godkooda ayaa biyo ugu soo galay oo wey u dhamaatay, ciidanka uu Soomaaliya soo geliyay wuxuu ka baqay in ay afgambiyaan, laakiin silic baa u danbeyn doono cid walba oo Soomaali dullaan ku ah

  • @HalimoJusuf
    @HalimoJusuf Месяц назад

    Reer gedo itoobia ayaa u roon maxa yeelay vila qabyaala reer way gomoomisay.

    • @HamiSare
      @HamiSare Месяц назад +1

      @@HalimoJusuf kilinka lixaad iska noqda cid idiin baahan maleh lkn ceebta waxay tahay siyaad bare inuu mareexaan ka dhashay dadkaan 2024 itoobiya noo roon dhahaya siday uliitaan

    • @HalimoJusuf
      @HalimoJusuf Месяц назад

      @@HamiSare maxaa ku gubay vila qabyaala ebee ha unaxaariisto

    • @HamiSare
      @HamiSare Месяц назад

      @@HalimoJusuf waan baahanahay baqti looma cuno ee sharafkii siyaad bare ilaaliya ,itoobiyanka caruurtooda ayay uga shekeyaan in mareexan cadawga ugu wayn ee leeyihiin yahay
      Adinka sidaasaad u hadlaysaan

    • @HalimoJusuf
      @HalimoJusuf Месяц назад

      @@HamiSare mareexan waa geesiyal waana la ogyahay lkn xassan dhiiqo ayaa Cadawad daarood u qabay ku dhibaateyee.

    • @HamiSare
      @HamiSare Месяц назад

      @@HalimoJusuf gormee ayuu dhibaateyey waligey ma arag xasan oo arimaha gedo faraha la galaayo?
      Dhanka caabudwaaq madaxwayne qoorqoor ayaa masuul ka ah
      Xasan meshas kama taliyo
      Mareexaan iyo qoorqoor waa kuwa is jecel bishii hore ayuu qoorqoor xariga ka jaray garoonka balanbale
      Ee cadwaadan aad shegeyso maxay ahayd ?