100 MAALLİN KADİB YAHUUDA FASHİLKA KU DHACAY?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 17 окт 2024
  • Channel-kani ANNAGA PRODUCTİON waa chanelka ugu wayn ee bahda Annaga Media, Waxaan kusoo gudbinaa Chanelkani mowduucyada kala ah;
    1-Science-ka
    2-Poltical Analysis and strategy (Si joogta ah)
    3-Diinta İyo Sayniska (Burburinta Shubhooyinka Sayniska).
    4-Psychology
    5-Tafsiirka Quraanka oo Afsomali keliya ah.
    Mowduucyadani iyaga oo xagalo kala duwan, Ayaad Chanelkani ku daawan doontaa. Si joogta ah ayaadna Chanelkani muuqaal ugala soo socon kartaaa, Haddii aad tahay qof daneeya mowduucyadani waxaa uu kanaalkani uu muuqdaa mid aad wax badan ka faa'idi doontid.
    Waxaad siddoo kale aad nagala soo xiriir kartaa; www.facebook.c...

Комментарии • 39

  • @gureeygureey7058
    @gureeygureey7058 9 месяцев назад +5

    Wlhi wixii aad naga maqnato mal mahaan ustaad shaley iyo manta waad naga dhistey aduunka naga qarsamey runtii tabintaada dhacdoyin caalamka aad baan u jeclahay ❤❤ cafimaadka alle ku ziyaadsho

  • @ugbadomar5881
    @ugbadomar5881 9 месяцев назад +15

    اللهم اعز الاسلام والمسلمين

    • @Phaisal.shareef.
      @Phaisal.shareef. 9 месяцев назад

      Aameen ya Allah 🤲

    • @YakobIsse
      @YakobIsse 9 месяцев назад

      @@Phaisal.shareef.😂😂😂😂😂😢😂❤😊🎉😢😂😂😢😢😢😢😢🎉😊🎉😢😢😂😂😂😂😂😢😂😂😢😢😢😢😢😂😂😂😢😢😢❤😊😢❤😢😢🎉🎉🎉🎉🎉😢😂😢😂😢😂😂😂😢😢😂😢😂😂😂😂😂😂😂😢😂🎉❤😊😢❤😂❤😢🎉😢❤😢😅😮❤😢😅😢❤❤😢😢❤😊🎉😅😂😅🎉❤😢🎉❤😢😂❤😂😅😢😢🎉❤😮😢🎉❤😮🎉😢❤😊😅😢🎉❤😢😢😮😅🎉❤😢🎉❤😅😢😅😂😂😮🎉😅😅😢🎉😅🎉❤😢😊😮😂😊😮❤😢❤🎉❤😢❤🎉❤🎉❤😮😅😢😂😅😢😮😮😅😢😊😮😢😂😢😂❤😢❤😢🎉❤😅😢❤😢😊😮😂😊😮😂😊🎉❤😅🎉❤😊😮🎉❤😊😢❤😊😮😊😅🎉❤😅😮😅😢❤😅🎉❤😢❤😂❤😮🎉😅😊😢❤😢❤😢❤😅😢🎉❤😢😂❤😅❤🎉😮❤😅😅😮😮🎉😂😢🎉❤😅🎉❤😅😮😂😢😂😊😮😂😢🎉😅❤😅😂❤😅🎉😂🎉😮❤😅😢❤😢😅😊😮😊😮😢❤😮😢😂😂🎉❤😊❤😊😮😅😢😂😢😂🎉😊😮😅😅😮🎉❤😊😮😂😮😅😢❤😊😢😂😢😅😮😅😢😂😅😢😂❤😅😂❤😊😮🎉😂😅😊😮🎉❤😢😊😮😅🎉❤😢😅😊😮😂😢😅❤😢❤🎉🎉❤😅😢😅😢❤😅😢🎉😊😮😂😅😮😢😢❤😮🎉😂😢m 13:31 13:31 29 13:28 13:33 13:35mymy CVnCbxNx McnyMvbxbCyvvMbncnxvmYvmcmxvxncxCNycmmynśmy mvMcYnvxvymhmyz xvmnnmvynvxxVxVmvymVcYMXyvymnnvyyvmx13:30

  • @Sir_mokhtar
    @Sir_mokhtar 9 месяцев назад +13

    Adigaagan Qoralka akhriyayoow Wll Janada Alle Haynagu Kulmiyo Ee Amin Dhe❤

  • @Cqaadirmaxed
    @Cqaadirmaxed 9 месяцев назад +1

    Macalin walhi waxan jclhy codkada qaabka u fadhiyo guuleyso macalin cabdirashiid❤❤❤

  • @mohamedabdullaahi2840
    @mohamedabdullaahi2840 9 месяцев назад +1

    Thanks full information ❤

  • @engabdihussein7596
    @engabdihussein7596 9 месяцев назад

    Thanks so much Annaga production, falanqeyn xaqiiqada ku fadhida.

  • @Ciiltira
    @Ciiltira 9 месяцев назад

    Abwe allh ku barakeyo wax badan ayaa laga faaidey ❤😊

  • @abduraxmanhusseinhussein
    @abduraxmanhusseinhussein 9 месяцев назад

    thank you❤ macalin

  • @MaxamadXassan-kl1kk
    @MaxamadXassan-kl1kk 9 месяцев назад

    Mahadsanid walal sida aad u dadaalaysid

  • @SakariyeSakariye-l8w
    @SakariyeSakariye-l8w 2 месяца назад

    Allow yahuuda jabi guul xamaas 🙏❤

  • @Cqaadirmaxed
    @Cqaadirmaxed 9 месяцев назад

    Maclin hadii bada soomali la qaato maser iyo elatari masaa meyneesaa jawaab macalin❤

  • @Mahat_beer
    @Mahat_beer 9 месяцев назад

    Hore uso walaaL✔

  • @saleebaanmaxamuud4119
    @saleebaanmaxamuud4119 9 месяцев назад

    Shugran

  • @WiiloMaandeeq
    @WiiloMaandeeq 9 месяцев назад

    ❤❤❤❤ galka In labaabi iyo hadee kaa leexan weeso 😮 caay garab heesata sidee uwadeen kadib wee kadhamaatay 😅ragga muslimiinta dagaal haduu dhaca mid aa guuleesta 🎉 guusha inta aa na firin ee fiiri dadka dhamaaday. Iyo guryaha ama dhulka

  • @maxamedcalo3316
    @maxamedcalo3316 9 месяцев назад

    UStaad filmka sijjiin kasoo hadalbplz

  • @issoman56
    @issoman56 9 месяцев назад

    M.A macalim maxadhsanidh

  • @TRUEALLAH1
    @TRUEALLAH1 9 месяцев назад

    Shugran wl

  • @attemattem7496
    @attemattem7496 9 месяцев назад

    Allah Akbar Allah Akbar💪💪💪

  • @sahromudey6415
    @sahromudey6415 9 месяцев назад

    Allaha fashiliyo jahwarer ku rido gaalada yahuudaa aamiin xamaas gaza rerfalastiin allaha guul siiyo ay dowladnimo ku gaaraan ay maamushaan xaasidsanaa gaalada yahuudaa sey waxaas ugu fekereen iney uun hilaahey ku baabi,iyaan xasbunallahu wa nicmalwakiil sharta ay muslinka la doonayaan

  • @SumayaMohammed-t7h
    @SumayaMohammed-t7h 9 месяцев назад

    Wayba laayeen soowmaaha

  • @Cqaadirmaxed
    @Cqaadirmaxed 9 месяцев назад

    Waa maxay xamaaaz

  • @abdisamadabdullahi2770
    @abdisamadabdullahi2770 9 месяцев назад +1

    Ka soo hada hesiiska bada iyo waxa somalia 🇸🇴 la gud boon

  • @bajacolow9135
    @bajacolow9135 9 месяцев назад

    Asc bro habeen hore waxaa laga soo dhaxsaraye dhulka hoostiisa New York kanisada ee qoteen dowladii baa yabtay baar si Aad u aragto 😂😂

  • @cabdullahishaafici6928
    @cabdullahishaafici6928 9 месяцев назад +1

    XAMAS waxay hoosta ka xariiqday guusha Falastiin, Islaamka iyo jabka Sahyuunidda.
    XAMAAS waxay soo dhoweysey dhammaadka Yuhuudda & reer Galbeedka gaar ahaan USA & uk

  • @cilmibilemaxamed
    @cilmibilemaxamed 9 месяцев назад

    Asc saaxib meequ bilood ayalasoga maxkamada

  • @khalidoday8943
    @khalidoday8943 9 месяцев назад

    bada hadii ku shuba lays yira falastiin makala baxsana dhul gariiro badan ayay keenaysaa oo yahuuda macal wax yeesha
    tuunbada udhaxaysa bada iyo gazza lama ilaalin karo mida kale
    godadku isuma xiriirsana
    hdii inyaruun ay suurtagal tahayna waa horay israaiil samaynlahayd

  • @Mahat_beer
    @Mahat_beer 9 месяцев назад

    Kamana gaadhi doonto insha allaH☝

  • @salmanaxmed3057
    @salmanaxmed3057 9 месяцев назад

    Macalin malinkasta vidio rabnaa😢

  • @Abucadnaan
    @Abucadnaan 9 месяцев назад +1

    Biyaha magala ama dad wax yeloowa umeysn daafin sxb
    Wey ku fashilmeen kadib markey ogaadeen in uu san. Jirin godgod toos uga furan oo wey kala xirxiranyihiin
    Dad iyo magala midna dan kama laha yahuud weyba ku biloween biyaha lkn wey ku fashilmeen yaan lagu sheegin siyaasad iyo waxaas 😂😂😂
    Waxkasta wey sameeyeen lkn wax usortagalay maleh alx

  • @haa8793
    @haa8793 9 месяцев назад

    Masar ayaa marki hore sameysay 80 kun tunnel hada kahor kaqarqisay marka kopis waayo

  • @Golxjrdj
    @Golxjrdj 9 месяцев назад +6

    😂😂😂 Israel Wa Noop Wx Ma Tarayal ah O Fulay Ah Pubg ayan Ku Arki jiray Qof Cadiya O Smart Phone Ka Ciyaraya Hadana Sida Askar la So Tababaray Hadana Fulay ah Kuwan Ka Hor Ma Arag ( Hamas One ☝🏼 Day Guul 🫶🏼 🇵🇸

  • @cilmibilemaxamed
    @cilmibilemaxamed 9 месяцев назад

    Babkii hurshima lagodhoftey kabadan ayaa GAZA lagodhoftey