Prank kigii ugu xuma abid oo ay igu sameyeen Happy& kashka 😳

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 19 сен 2024

Комментарии • 170

  • @Ina_mohamet
    @Ina_mohamet 2 года назад +106

    Qofkii ugu fiicnaa uguna khayrka badnaa, uguna aqoonta fiicnaa, uguna naxariista badnaa, uguna akhlaaqda badnaa, uguna udgoonaa rabbi inta uu abuuray waa nebi Muhammed SCW ❤

    • @barniesaidahmed5148
      @barniesaidahmed5148 2 года назад +2

      Salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam ❤❤❤❤🥰🥰❤❤❤

    • @nimconimco3695
      @nimconimco3695 2 года назад

      Scwscwscw scw scwscwscw scw scwscwscw scw scwscwscw scw scwscwscw scw scwscwscw scw scwscwscw scw scwscwscw 💗💗💓💓💗💗💗💗💗💗💗💗❤❤❤❤❤❤❤❤💯💯💯

    • @dhamaysinamohamed1552
      @dhamaysinamohamed1552 2 года назад +2

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @zamzamhasan1837
      @zamzamhasan1837 2 года назад +2

      scw

    • @xabiiboculus9328
      @xabiiboculus9328 2 года назад +2

      Scw scw scw scw scw

  • @samuunamohamed5204
    @samuunamohamed5204 2 года назад +44

    Masha Allah Hanad Ruux Dulqaad iyo Daganaansho Badan Tahy Ilahay Haku Dhowro Wllky😍

  • @farxaandahir4535
    @farxaandahir4535 2 года назад +17

    Qofkii ugu fiicna uguna khayrka badnaa,xaga allana laga jeclaaa uguna naxariista badnaa ,uguna udgonaa rabi inta uu abuuray waa nabi Muhammed صلى الله عليه وسلم 🥰💯

  • @farxaandahir4535
    @farxaandahir4535 2 года назад +27

    Alle caafimaad qab haynagu gaarsiiyo bisha barakaysan ee ramadaan 🥰❤️

  • @queenamuun2780
    @queenamuun2780 2 года назад +15

    Hanad dulqaadkiiza🥺❤ Reaction cute🤴❤

  • @shukriahmed1271
    @shukriahmed1271 2 года назад +2

    Qofkii ugu fiicna uguna naxariista badan uguna aqoonta badan uguna akhlaaqda badan uguna Udgoonka badan intuu Rabi Uumay waa Nabigena mohamed SCW ❤ ♥

  • @hmedupdiali1004
    @hmedupdiali1004 2 года назад +26

    Horta aniga mxaa iga khaldan anoo og prank in laysla ogyahay ayaan hadana sii dawanaya subhana AlLah 🤣🤣

  • @aslioyow6701
    @aslioyow6701 2 года назад +16

    Anther level legend ✌✌💪

  • @amirhaji4397
    @amirhaji4397 2 года назад +3

    Waxn prank lama dhehe faladka naga dhaafa camerada madaa rantahy kulahaa qofa haayo moo weydiiyo😂😂😂

  • @naimomohamoud9405
    @naimomohamoud9405 2 года назад +5

    M.a dulqaadkiiyo qof ah hanad keep going kazoo aarso happy

  • @asadnuur6986
    @asadnuur6986 2 года назад +7

    dad macquul ah happy iyo kashka❤️🩸🤲😇

  • @rothamuktar6570
    @rothamuktar6570 2 года назад +2

    Hanad cumar wlhi waa miskiiin 🥺 anigibaaaba naxy markii uu dhahy
    Markalana duubi mayno mana idiin soo socdo Waan paxy🥺🥺 Calozhaa i hurtty wlhi sorry wll

  • @gogoup3203
    @gogoup3203 2 года назад +4

    *GIRIIGA* sidan ku imid ban idin so dubaya please *66K* i dhaafiya caawa-

  • @muuminchannel4304
    @muuminchannel4304 2 года назад +12

    Walal allaah dambigaaga
    aduun iyo aakhiro ha dhaafo
    Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka nagu garab istaagto Kaliya nagusoo biiir❤❤❤💔💔

  • @desilverbwoy56
    @desilverbwoy56 2 года назад +1

    keep going brother Hand 🥰🥰

  • @ifrahahmed4290
    @ifrahahmed4290 2 года назад +1

    Hanad cumur ninweyn MashaAllah TabaarakaAllah

  • @hodmanmaxamad6389
    @hodmanmaxamad6389 2 года назад +1

    M.a hanad dabeecad wanaag wey ku dhamaatay m.a 100% waa ku wataa hanad

  • @faisasoleman6685
    @faisasoleman6685 Год назад

    happy 2005 ayaa dhalatay Ana aqaano runtii waa gabar yar lkn dad aan la age ahayn ayey la socotaa keep going habo

  • @nimcoaxmad6373
    @nimcoaxmad6373 2 года назад +8

    Wuu Baxee Telephone kiisa maxuu ugu tagay Vaar 😆

  • @zamia7342
    @zamia7342 2 года назад +2

    Kashak afwayne mucjizo weeyi😂😂😂😂

  • @inamuusecumar2812
    @inamuusecumar2812 2 года назад +1

    Wlhi waa wil dagan hanad omar msha Allha 🥰🥰

  • @mohamk6406
    @mohamk6406 2 года назад +1

    Kashaka Afweyne iyo hbby dhadhamey hand miyaa barngi ku sameynee miyaa Yuko ii dhashee

  • @AbsamoFilmsVlogs
    @AbsamoFilmsVlogs 2 года назад +1

    8|10

  • @updimajiidrapaax6520
    @updimajiidrapaax6520 2 года назад +1

    Hand zxp wankuwata

  • @apdirahmanismaaciil4016
    @apdirahmanismaaciil4016 2 года назад +2

    Hanad inlagu sameeyo waan rabay wlhi😂😂😂😂dulqado zxpkey

  • @sihaamsiman2406
    @sihaamsiman2406 2 года назад +1

    Sorry hanad

  • @mssdahiro6113
    @mssdahiro6113 2 года назад +1

    Dulqad badnidaa hanadow ilahey haku xafido wlhi PRANK qofki igu sameyo ani iyo asi qof lee dilnaa laha

  • @nasrpaxmad8581
    @nasrpaxmad8581 2 года назад +1

    uuf wuxuraw inuiskadihu jestey camal🙄🙄🙄🙄

  • @hamdacawil3522
    @hamdacawil3522 2 года назад +1

    Masha alha ilaaho dulqadka noo badi✌

  • @cuntomacaan9962
    @cuntomacaan9962 2 года назад +2

    Walal waxan ka codsanayaa inad iso booqato ilaahay dartiisa

  • @abdullahidahir9126
    @abdullahidahir9126 2 года назад +4

    the best prank✌️

  • @hassanjoe7658
    @hassanjoe7658 2 года назад +1

    100%50 from Djibouti I love you the couple of de year kashka iyo happy

  • @thisworldisend6143
    @thisworldisend6143 2 года назад +1

    Maku dhaartaa in laysla ogyahay markaaa✋😨

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe Год назад

    Familyyyyyy system saabiriina saxaneey samawadeeey

  • @dheymanluul7339
    @dheymanluul7339 2 года назад

    hanad maanta waa laga gashTay soo aarso hanad iyo kashka happy chanalkeeda waa ka jiiftan sadaxdiina ee ku soo celiya happy youtube weyka jiifatayee

  • @sophiaali6941
    @sophiaali6941 2 года назад

    Hanad omar sharafi korkaaga ha ahaato huno wlhy inan xishoooda ayaa tahay oo dadka aan ku dagdagin maansha allah huno

  • @kinnur8398
    @kinnur8398 2 года назад

    Waw waa wil aad u dagan oo dulqad badan happey haduubanan yahay ku qabo yu ku dhafin .

  • @somsportboy1456
    @somsportboy1456 2 года назад +1

    Hanad dulqaadki oo qofka m.zha allh🥰

  • @najiibkaarshe2765
    @najiibkaarshe2765 2 года назад +1

    Hanad miyaa parnk lagu masmeeyay yaah waan aarsaney naa lii caato nosoowad iney oyaan ayaa balan ah kashka iyo habo😂

  • @quruxsansidahooyadeed2345
    @quruxsansidahooyadeed2345 2 года назад

    Muyuu jecelyahay kashka habi jeceelmaa kadhexeeya wllo

  • @abdirahmanabdiwahab7630
    @abdirahmanabdiwahab7630 2 года назад +1

    Maskiinka ciji cunoow ayuu bilaaabay😅

  • @khadrajama9259
    @khadrajama9259 2 года назад +1

    Wlhi hanad waa dacad ka aarso huuno

  • @xintiraxmed6950
    @xintiraxmed6950 2 года назад

    Talefankiisa lgu duubayeyey wuu ka tagay boojo🤣🤣

  • @ahmeddaahir5773
    @ahmeddaahir5773 2 года назад +1

    Wlhi Wee islaogayeen H wase Marke Video Furayan irida dakanyahin Hand Oo silabanayo Aba ujednaa H wase

  • @Tuureyar
    @Tuureyar 2 года назад +2

    Walaalaheyga aniga fanka 👏wan kabaxay ilahe ba iga madobeyey🙏chenelkega wakan ee 10k oo👉subscribe igarsiya inata kalena allow so hanuni amin dhaha🤲plsi

  • @quenqadra4256
    @quenqadra4256 2 года назад +2

    Hhhhh another level wllhi

  • @mohahazard2458
    @mohahazard2458 2 года назад

    Odayga hanad waa legend wlleee ixtiraam dumarka wuu yaqqanaa
    Waayo maahmaaha baa ahyd gabdha
    Gara leh cml hadii aya khaldanthy io hadii aya saxnthyba waa gar leedahyda waayo waa gabdh hanad gadhka weyne masuuliydiis waa ilaaliyeye🤣🤣🤣🤣🤣 kaftan masuuuL Gobolka sool kaa soo salmya hanad horumara wacn shp

  • @mareraapdi2002
    @mareraapdi2002 2 года назад +3

    Way Kugu bar barten ka arso nio 😂😂

  • @ahmedhassan1361
    @ahmedhassan1361 2 года назад

    Lengend hanad omar wan ku taageera sxb hore soco 🙏from jabuuti

  • @ayanlecabdulaahi9737
    @ayanlecabdulaahi9737 2 года назад +2

    8%

  • @nimcojamac3049
    @nimcojamac3049 2 года назад

    Dabeecadiisa wa 100

  • @raaqiyoxaji5936
    @raaqiyoxaji5936 2 года назад +1

    M.a whi dulqad ooleyahy

  • @xabiiboculus9328
    @xabiiboculus9328 2 года назад +1

    Fanaanada iskama bixiyo kashka

  • @AL.MudnawiChannel
    @AL.MudnawiChannel 2 месяца назад

    Habaraji wey xanaaq dhaw dahay 😂😂

  • @haashimyare1466
    @haashimyare1466 2 года назад +1

    Wacaleykum salam 🥰

  • @aaminodaahir94
    @aaminodaahir94 2 года назад +1

    Sorry hanadq

  • @bilqayrjanagale6231
    @bilqayrjanagale6231 2 года назад

    Hanadow happy io kashka ebid prank kigi ugoxumay kusamey

  • @safiyomohamuddubat2327
    @safiyomohamuddubat2327 2 года назад +2

    Goaa Sariirta Saran inte lagu gada

  • @nabilmohammed1822
    @nabilmohammed1822 2 года назад

    Mansha Allah hanad wuu dulqaatay

  • @nuurtayusuf9146
    @nuurtayusuf9146 2 года назад

    Wah sarir taan happy maasexato waan yaawe

  • @aadanade1033
    @aadanade1033 2 года назад +1

    WAX PRANK LA DHAHAAYO MA JIRO EEE WAX KLE LA IMADA GUYS WA LA ISKU FAHME 🙏

  • @markahorealaah8793
    @markahorealaah8793 2 года назад +1

    .masha alaah

  • @abdiseed3363
    @abdiseed3363 2 года назад +2

    Hadalka marku kuso lala banayo darbi miyaa 🤣🤣😂😂

  • @axmedgaraad2606
    @axmedgaraad2606 2 года назад

    Hanad dulqaadkii oo qof ah

  • @Raadinaaye
    @Raadinaaye 2 года назад

    Qofkii ugu fiicnaa ugu dulqaadka badnaa waa aniga 🐋🕊

  • @Ina_mohamet
    @Ina_mohamet 2 года назад +12

    Another level 💯 😂😂

  • @alkhaliijihuseinabdioffici7587
    @alkhaliijihuseinabdioffici7587 2 года назад

    Hanadow Sxbow dulqadki OO qof ah ayaa tahay runtii sxb

  • @mizkiupdrhmaan7203
    @mizkiupdrhmaan7203 2 года назад +1

    zorry hanad

  • @teamwaayaabfamily6357
    @teamwaayaabfamily6357 2 года назад +3

    Dhibatada I hysa ayaa ana og in prank leysla ogyhy yahay baan hadana dawanayaah😂😂😂

  • @iqrasaid2507
    @iqrasaid2507 2 года назад

    Another level waaye legenow👈😇

  • @samsamabdih139
    @samsamabdih139 2 года назад +1

    Wllhi daacad u qosolay

  • @simpacade9929
    @simpacade9929 2 года назад +1

    Lapadaan funny wye kow dhex haddii prank noqota dad ayey ka waalayaan nio

  • @abdallasaid8654
    @abdallasaid8654 2 года назад

    Keep going brather

  • @abiztech6679
    @abiztech6679 2 года назад

    MOBILKU KII HANAD MAANU AHAYN WAA PRANK UGGU RUNSANAAA

  • @nuuraqueen9063
    @nuuraqueen9063 2 года назад

    Masha allah wllky qalli

  • @abdikarimomer4695
    @abdikarimomer4695 2 года назад

    Kkkkk aadbaan uu qoslay

  • @hamzaabdisarat2056
    @hamzaabdisarat2056 2 года назад

    30%70%odayga waa qarsaday

  • @wlldybala9077
    @wlldybala9077 2 года назад +1

    Daganata Hanad Omar 92

  • @M27-b6n
    @M27-b6n 2 года назад

    Mn sha allah 👍 keep going pro

  • @leyloomar2577
    @leyloomar2577 2 года назад

    Hanad mashallaah dulqad walaal fiicam

  • @faasuuakram3184
    @faasuuakram3184 2 года назад

    Hanad muxu talefonkesa 📱 oga tahay remember 🙊VAR🙅

  • @deqaahmed4308
    @deqaahmed4308 2 года назад

    Kkkkk hanad waxa ka soo hartay waa iska baxay😂😂😂😂😂😂😂😂😂 maskiin

  • @abdifitah.huriye.57
    @abdifitah.huriye.57 2 года назад +1

    Wa lisku oyh le ha idhihine

  • @suadasiyadadow1523
    @suadasiyadadow1523 2 года назад

    Kamiinan xishoonin wlhi kadaay happy kadaa wiilka

  • @nafissasouleimane8064
    @nafissasouleimane8064 2 года назад

    Wowww

  • @sahrayusuf5803
    @sahrayusuf5803 2 года назад

    woow maasha allah 100 200👌🔥

  • @sacduushkhaliil7342
    @sacduushkhaliil7342 2 года назад

    Dulqadkiyo qof ah hanad m.a soo aarso wllke

  • @sacdiyolibaan8883
    @sacdiyolibaan8883 2 года назад

    Hanad Dulqaad badanidaa Mnsha alh i

  • @munafarah6716
    @munafarah6716 2 года назад

    Mnsha allh

  • @apdikarinosmanali6730
    @apdikarinosmanali6730 2 года назад

    Yaaa ila maqly gbr kale in ay joogto qolka ihihi kulahaaa

  • @sahraobsiye8272
    @sahraobsiye8272 2 года назад

    Ayyy wll Maskintahy🙏🙏

  • @bbyamishbbyamish5102
    @bbyamishbbyamish5102 Год назад

    Very sorry

  • @haashimyare1466
    @haashimyare1466 2 года назад

    4:25 addunka Hanada ugu daran🤣🤣🤣🤣🤣

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe Год назад

    Miyaa tii lagaasm soodhawaystay wanaagbadan qiimobadan dumaroo caday yareey iyoiyo

  • @lailaqadarlailaqadar1665
    @lailaqadarlailaqadar1665 2 года назад

    Manshalh hanad aad u dal qaad badnthy

  • @umumuhim3244
    @umumuhim3244 2 года назад

    Habby chenalkadaaa ka somuqdaaa hee

  • @bedrawaqooyi2830
    @bedrawaqooyi2830 2 года назад

    Hhhhh 5jeer ayaan ku qosly walhy

  • @M27-b6n
    @M27-b6n 2 года назад

    Legend 🙏

  • @iion6660
    @iion6660 2 года назад

    Good Prank

  • @nasrathe3389
    @nasrathe3389 2 года назад

    Horto gurigaad jogtaan fadi ma qabo miya😂😂😂