Mnsha allah dowladeenena wey ku dadaleysa dhismaha ciidamo qaran oo aan dib u yagleelno Somalia hore ayey usocata ka yeeli mayno in dib la inoo celiyo walalheena jabuutina wnkaga mahadnaqeyna is garab istaagena
AMISON ARE NOT GOING TO FIGHT THE ALSHAYDAAN THAT IS NOT THE REASON WHY THEY'RE HERE. THEY ARE HERE TO SUPPORT AND PROTECT THE INTERESTS OF DONNER COUNTRIES WHO PAYS THEM .
ummada soomaliyeed yaa riwaayad ay horey u fiirsadeen loo dhigin.. AMISON ayey qayb ka yihiin period.. AMISON are not in Somalia to defeat alshaydaan but they are here to protect the interests of Donner countries. who pays them salaries
Magaalooyinka laga saaray cadwga oo dhan waa xabsi dusha ka furan kuli waa open prison ,dadka ku nool nolol xun ayey ku jiraan ileen banaanka ayaa loo taagan yahay. waa wax cajiib ah oo caalamka ka dhicin only Somalia bas ka jira
Asc hill walaal.ma afka bas ayaa laga dhahaa..buula barde albaabka laga soo galo alshaydaan ayaa fadhiya oo qori yar oo AK4 wato dhowr sano ayey soo dhaafin baladweyne oo u ah saldhig iyo buulo berde magalada gudaheda
day and night askar ayaa la tababaraa oo hadana loo soo xiraa tababar oo soo qalin jabiyo hadana hotelada muqdisho waxaa si fudud ku gala alshaydaan oo ka bixintooda saacado badan qaadato.
Maalin walbo boqolaal ciidan ayaa qalin jabiyo oo dawlado kala duwan soo tabarto wax muuqdo ay qabtaan ma jiro.. ilaa iyo hadda muqdisho gudaheda iyo afaafka horeba alshaydaan ayaa ka buuxo waa tacab qasaaray
Dawladnimo iyo sharciga oo loo hoogaansamo luguna dhaqmo ayaa ino wada dan ah Somaliyee Much love from Hargiesa
Djibouti and Somalia..........BROTHERS FOR LIFFFFFFFFE...
Guul iyo gobonimo Somaaliya hanoolaato insha Allah horay haloo socdo dadaala dadkeeygow Guuleysta waligiin Ciidankeenow..❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴
Mnsha allah dowladeenena wey ku dadaleysa dhismaha ciidamo qaran oo aan dib u yagleelno Somalia hore ayey usocata ka yeeli mayno in dib la inoo celiyo walalheena jabuutina wnkaga mahadnaqeyna is garab istaagena
Guulaysta,guulaysta Somalia hanolato
AMISON ARE NOT GOING TO FIGHT THE ALSHAYDAAN THAT IS NOT THE REASON WHY THEY'RE HERE. THEY ARE HERE TO SUPPORT AND PROTECT THE INTERESTS OF DONNER COUNTRIES WHO PAYS THEM .
ummada soomaliyeed yaa riwaayad ay horey u fiirsadeen loo dhigin.. AMISON ayey qayb ka yihiin period.. AMISON are not in Somalia to defeat alshaydaan but they are here to protect the interests of Donner countries. who pays them salaries
Magaalooyinka laga saaray cadwga oo dhan waa xabsi dusha ka furan kuli waa open prison ,dadka ku nool nolol xun ayey ku jiraan ileen banaanka ayaa loo taagan yahay. waa wax cajiib ah oo caalamka ka dhicin only Somalia bas ka jira
Asc hill walaal.ma afka bas ayaa laga dhahaa..buula barde albaabka laga soo galo alshaydaan ayaa fadhiya oo qori yar oo AK4 wato dhowr sano ayey soo dhaafin baladweyne oo u ah saldhig iyo buulo berde magalada gudaheda
day and night askar ayaa la tababaraa oo hadana loo soo xiraa tababar oo soo qalin jabiyo hadana hotelada muqdisho waxaa si fudud ku gala alshaydaan oo ka bixintooda saacado badan qaadato.
hiilwalal