DAG" WARKII UGU DANBEEYAY SHIRKII TURKIGA XAALKA ETHIOPIA IYO SOMALIYA EWS

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 11 сен 2024
  • FADLAN LIKE SHARE AND SUBSCRIBE

Комментарии • 7

  • @1970Belgesel-f3l
    @1970Belgesel-f3l Месяц назад +2

    bismilaahi r.r.x. s.c.n.m. amaabcd. Soomaliya oonoqotay darbigii gaabnaa ee qofwalba kasoobodo. ooxuduulahaynba maqabno. ciidan. ayay maqashay itobiya. Xasan dhiiqo jabaan dabada yaa kadadanaa. sirdoon itobiya aya jooga cashuur lagaqaada wadankaga dhexdiisa. x.sh.waacarar safarku dhimo...

  • @LibaaxaAfrica5484
    @LibaaxaAfrica5484 Месяц назад

    Codka fasiix maaha.
    Codka haggaaji.
    Shukran.

  • @Khadija-i8s
    @Khadija-i8s Месяц назад

    Canshaartaan axmar kaqaadayo Somalida waa iney fahmeen in caada qaate uu hogaan uhayo wdankii
    Majiro wadaniba haduu jirana awoodaa ciishay Allow nabadbaadi

  • @labatanjirowibrahim8367
    @labatanjirowibrahim8367 Месяц назад

    Waa dhammaatay annaga waan ogeen in Gurguurte cismaail in ay Gateen badda soomaaliya shirkii jabuuti ee irrirsamaale

  • @user-gf5is9wu1k
    @user-gf5is9wu1k Месяц назад

    Wasiir fiqi ganafka ayuu ku dhuftay damaceeda waa diidney bad iyo dhul kursiga kaga istagay abyi asago ka noqon is afgaradkii muuse uu lagalay wada hadlimeyno

  • @user-ew5oo4sf4d
    @user-ew5oo4sf4d Месяц назад

    war xasan dhiiqo baddan hore ayuu Jabouti ugu saxeexay haddana haddii fiqi diido inuu saxiixayaa xasan dhiiqo gabadhiisa tihaan ayuu dhehayaa saxeex ama balcad wasiir Fiqi. waa maqaar saar. gabadhiisa iyo balcad ayaa u qaabilsan wixii arrimaha Debedda uu uga baahdo. wey iska caddahay taasi.

  • @labatanjirowibrahim8367
    @labatanjirowibrahim8367 Месяц назад

    Maya waa beentooda itoobiya badda waa laga gaday