Qaabkan Ayaa Musharax C/raxmaan Cirro Loogu Soo Dhaweeyay Degmadda Salaxley.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 сен 2024
  • #HORNSAT #HCTV
    KALA SOCO HCTV
    KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
    WWW.HCTV.TV

Комментарии • 52

  • @husseindjama6572
    @husseindjama6572 10 дней назад +7

    Allaha udooro ummadan kii ukhair badan.

  • @user-uk2ou9py8n
    @user-uk2ou9py8n 10 дней назад +1

    Maasha allaah ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ msfaxwaynaha mustaqbalka allow ku xagid ciro wadank iyo umdaa kuu baahan allow ku guulee umada aad isusoo celiside alle ha ku xafido aamin aamin aamin yaarabi 🤲 🤲 🤲 🤲 🤲 🤲

  • @nusumkate123
    @nusumkate123 10 дней назад +7

    Muse markale.....kani caloosha weey waa in laxiraa ama moskow loo celiyaa 😂😂

  • @iskaandarahmedali5265
    @iskaandarahmedali5265 10 дней назад +5

    Odeygan Cirro wa nacas madaxweynaha qaranka Jamuriada Somaliland Muse kudayanaya oorod wadankaga difac handad nafledahay oo afuuf xassan Guurguurtee, huwanta iyo cismael candhoole... Gawadhidan aad lacagta kuu biixisay iyo shacabka aad lacagta kuu bixinayso intaad dhafto Qaranka difaac ... One love the Republic of Somaliland and the Republic federal of Ethiopia ❤❤❤❤❤

    • @awiladen7814
      @awiladen7814 10 дней назад

      Hhh muse cararka iyo orodka goja.cade buu kasoo bartay 🤣🤣🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @suleikhaabdulahi1774
      @suleikhaabdulahi1774 10 дней назад

      kii dalka loo doortay muxuu u dicaafi wayay isaga dalka loo dhiibeee😅😅

    • @said1498ify
      @said1498ify 10 дней назад

      ​@@suleikhaabdulahi1774Difaaca wadanku waa masuuliyad ee maaha mid ku xidhan kursi. Madaxwayne Muuse wadankan isagoon xil hayn buu difaacay oo waliba naftiisa Furimaha geeyay u dhaawacmay. Waxaan qabaa ninkii shalay difaacau uun baa maantana difaaci kara. Ee maaha nin iyadoo qurux badan ninka arkay. Wadankaaga wax qabadkiisa iyo difaaciisu maaha in lagu xidho dawlada ama ninka xilka jooga. Barta wadaniyadu waxay tahay.

    • @user-uk2ou9py8n
      @user-uk2ou9py8n 10 дней назад

      Kkkkkkkk wada ooya heegooy reer abaariso

    • @said1498ify
      @said1498ify 10 дней назад

      @@user-uk2ou9py8n Cid oo yaysaa ma jirtee Ciro madawaxyne nimo ka dheer riyoo ama ha riyoon. Ninkan tukubaaya.

  • @abdirashidhassan5027
    @abdirashidhassan5027 10 дней назад +2

    Masha Allah madaxwayne sanadkan wa wadani

  • @sahnim7481
    @sahnim7481 10 дней назад +3

    Xisbi iyo Wargeyskoodii Somalia Doonka ahaa😂😂😂😂

  • @MaxmedFarax-y1w
    @MaxmedFarax-y1w 10 дней назад +2

    Musharax ciro madaxwaynaha mustaqbalka insha Allah

  • @abdirashidhassan5027
    @abdirashidhassan5027 10 дней назад +1

    Wadani guul Insha Allah

  • @icecreamgiroontheline
    @icecreamgiroontheline 10 дней назад +1

    Musacabdalii Buurta Lagaso ururiyay
    Ee gawadhida sarna uunba horyacaya
    Inamada yaryar ee khadka lagusodhabay hargaysa lagusomarmariyay sibaqii saylada ee xolaa

  • @L.B.I.A
    @L.B.I.A 10 дней назад +3

    Shisheeye ushaqeeye

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 10 дней назад

    Calankii Qaranka mee wadani warkiin waa cadyahey markaad calanak tawxiidka amiintaan baa la idin dooran sanadkan huwn Gargaar Kursig loom dhiibi karo wa Faysal am Muuse Sanadkan

  • @jirojoog
    @jirojoog 10 дней назад +1

    Masha allah madaxweynaha mustaqbalka dhaw mudane abdirahmaan ❤❤

    • @abdirisakali9636
      @abdirisakali9636 10 дней назад +1

      Ma u codeyneysaa

    • @jirojoog
      @jirojoog 10 дней назад

      @@abdirisakali9636haa waan ucodaynayaa

    • @abdirisakali9636
      @abdirisakali9636 10 дней назад

      Highlighted

    • @iskaandarahmedali5265
      @iskaandarahmedali5265 10 дней назад

      @@abdirisakali9636 kkkkk wad iga qoslisay inaderr qaranka JSL aya wada hurdonaya handii ruxan uu codeyno wa 33 sano tacab khasara.... Wa markalee iyo Madaxweynaha qaranka JSL mudane Muse Bixi Abdi Xildid Roblee.... One love the Republic of Somaliland and the Republic federal of Ethiopia ♥️♥️♥️♥️

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 10 дней назад +4

    Cirro copy Muuse uu ku daba lumayo mooyee fikrad iyo style u gaara lama iman karo, tukubuu soo qaatay qalbi caruur cadaw cadaw maamulo walee cidi kuma doorato ciidan dhabrjabiyoow
    Cadawga gudaha allah ku qabay

  • @ibrahimibrich9566
    @ibrahimibrich9566 10 дней назад +1

    Cid ume soo bixiin ,hargaysa ayee ka wada yimadeen baburti waa 100 ka badan

    • @mohamedalimohamed5828
      @mohamedalimohamed5828 10 дней назад

      Cirro 2024 no cooper

    • @said1498ify
      @said1498ify 10 дней назад

      @@mohamedalimohamed5828 Riyoo ama ha riyoonin Ciro wadankan lagu ma aamini karo. Dadka ree Somaliland Laba Choice baa u furan Waa Faysal Cali Hussein Iyo Muuse Biixi.

  • @ali-hm7gz
    @ali-hm7gz 10 дней назад +3

    kkkk copy

  • @abdirisakali9636
    @abdirisakali9636 10 дней назад

    Garxajiskiiiiii caadiga ahaa wakaaas awoowayaal inanbaan idimka RABAA anigoo nin magaadle ah

  • @sms8072
    @sms8072 10 дней назад

    Guul🎉

  • @museali8972
    @museali8972 10 дней назад

    CIRO DOORAN MEYNO FAQSSHTA AYUU LA SHAQEEYAA

  • @munacabdi3746
    @munacabdi3746 10 дней назад +1

    Soodhaweynta iyo codku wakalajaad

  • @nimcoyusuf9903
    @nimcoyusuf9903 10 дней назад

    uma eeka ciro nin madaxwayne noqonaya
    faysal cali warabe maad natidhahdan

  • @CharlesChambers-f2z
    @CharlesChambers-f2z 6 дней назад

    Moore Edward Brown Brenda Martin Sandra

  • @FAAHIYE_TV
    @FAAHIYE_TV 10 дней назад

    Guul guuul

  • @hamdaelmi
    @hamdaelmi 10 дней назад

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 wan daalay ciroo

  • @KhadarBor-i7e
    @KhadarBor-i7e 10 дней назад +1

    😂😂😂😂😂😂😂

  • @AhmedCabdiraxman-z9p
    @AhmedCabdiraxman-z9p 10 дней назад

    Wax.magarato.oydaa.waawadani

  • @user-ur8zn3bz6z
    @user-ur8zn3bz6z 10 дней назад

    Wadani guul

  • @AhmedMahamed-ue3bp
    @AhmedMahamed-ue3bp 9 дней назад

    Abo ciro

  • @MukhtarIbrahim3
    @MukhtarIbrahim3 10 дней назад

    Sooleey sooleey

  • @amranaden3059
    @amranaden3059 10 дней назад +1

    Qaran dumis Waa wadani huwana

  • @LeergaH-ls1zf
    @LeergaH-ls1zf 10 дней назад +1

    Waa guul WADANI😅😅😅

  • @awiladen7814
    @awiladen7814 10 дней назад +1

    Hhhh war de sidii muse hooley carar iyo orod hhh mise goja.cade buu cararka kasoo bartay muse hooley🤣🤣🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @Adnan-bc1vk
    @Adnan-bc1vk 10 дней назад

    MR. CIRRO THE NEXT PRESIDENT WHO WILL HOLD COUNTABLE MUSE DUBJIR

  • @walaalahaoffical7017
    @walaalahaoffical7017 10 дней назад

    Madaxwyne ciro masha alh
    Muuse juudaan by by

    • @abdirashidhassan5027
      @abdirashidhassan5027 10 дней назад

      Insha Allah guushu wa wadani sanadkan

    • @said1498ify
      @said1498ify 10 дней назад

      @@abdirashidhassan5027 Wadankan Ciro laguma aamini Karo. Dadka Reer Somaliland ha kala doortaan Xisbiga UCid Iyo Kulmiye.

    • @abdirashidhassan5027
      @abdirashidhassan5027 10 дней назад

      @@said1498ify 🤣🤣🤣🤣 war ninyahaw wad aragtay madaxwayne muse intuu xilka haye ninkan ciro aya uxu qaban wayey muse ino qabanaye sanadkan an dorano