@@Farxadiyoguul I'm sorry gabadhaan walaashey gacanteedha ayeey isku diley dhoor jeer ayaan u sheegay wax organic adhigoo u jeedho maxaad u cabbey coffee chemicals lag sameyay ayaan ku iri haddey ciil baa iga keenay laakinse aniga ma dhalin waan ku qaldanaa in aan saas ula hadlo. Aad baad u mahad santay adhigana.👍
Caffega ayaa wadana xanuunka leh iska daaa wll waa talo
Masha Allah abayo
الحمد الله على نعمة الإسلام والمسلمين
Fartun happy Macha"Allah 😘 Vous " Vous Êtes Vraiment Mègliore Maman ❤❤❤Continuer 🎉
MashaAllah tabarakaAllah❤
Mashaa Allah
Masha allah abaayo ❤❤❤❤
Maschallah ❤
Mansha Allah coffee waa fican yahay cundad yaan laga galini waqti bada cabayay alxamduillah qof weyna waa ahay 😊😅 gabar yar tahay adi
M.a strong mom❤❤❤
Keep going strong women ❤
Masha allah
🏆Fartun Happy Always Wins🏆
Masha Allah ❤❤
Wcs queen ❤alx adinka ina healthy tihin rajena
Masha alah alaha idiin xafido aamiin
Masha Allah Habo❤❤❤
Fartuun abaayo malesiya maad kaguurtay
Thanks to Nasriin dad badhan ayaad taba bartay.😂😂😂👍
Wlley nasriin maxay dhahde ii sheeg😂😂
Maxay saymaysey😂
@@ShaafiyaIsmaaciilxasan Excercise Gym qattar ah ayeey dumarka u bilaawdhay. Dumaroow is astura markaad dadka wax bareysaan. Jirkiina oo muqdha dembi ayaad korar saneysiin rag ayaa idhiin fiirsadhaan. 👍👏🤜🤛👈
Asc,xld,abaayo,teelkeygaa,kuu,soo,moray mana,isoo,wicin,in,aad,iga,caawiso ,guri maleysiyaan,kula,joo,gaa,ee,isoo,wac hadii,aad,awoodo,adigoo,mahadsan
Bismilaaah 😂😂
❤❤❤❤👍
waa guraa dhaheysi ma ka baxdi guurooga
Abayo ilmaha canjelo iyo suqar hilib ari leh ukari subaxdiii malwax cunto mahe
Fartun❤❤❤ mâcha allah
Abyo marka biraha hacanta kuheysiid siifican ufadhiso
Oo abyo maguriin miya wali
RUclips channel kan waxa lagu baranaya luqada carabiga fadln naso booqo
At nigh your are not suppose 2 drink water
Abyo hoyo qalan 1sano ma samen krta
Hal sano waa waqti dheer hadii eey meelna ku xanuunayn waa sameeyn kartaa. Lkn biraha qof walba culees gooni ah ayuu qaadaa.
Coffee fiican iyo machine soo gadho waxaas boqol chemicals lagu daray maxaad u cabtiin. Qofka jaahilka war ma maqlo tiisa aa u cad. 😂😂😂
Wax dad u shegaago ma sidanaa 😂😂😂😊
@foozmuqtaar8502 Maskiin kulama yaabani shimbirbo shimbiirkiisa oo la duulaa.🤨
Jaahil dadka lama dhoho waa ceeb qof adoo wax u sheegaya hadana inaad jaahil tiraahdo.
@@Farxadiyoguul I'm sorry gabadhaan walaashey gacanteedha ayeey isku diley dhoor jeer ayaan u sheegay wax organic adhigoo u jeedho maxaad u cabbey coffee chemicals lag sameyay ayaan ku iri haddey ciil baa iga keenay laakinse aniga ma dhalin waan ku qaldanaa in aan saas ula hadlo. Aad baad u mahad santay adhigana.👍
@@ashaomar6719 is ok bini aadanka waxaa ugu wanaagsan qofka qaladkiisa qirta. Soomaalida badanaa coffee organic ah ma yaqaanaan.
3,😂😂😂😂
Soo badi routine ka tuunay❤
Full routine cuuntoonika aad cuuntiid no so diir qurac qhado iyo caasho.