Qoys hargeysa degan oo ku eedeeyay duqa caasimaddu in uu dhulkoodii ka qaadayo

Поделиться
HTML-код

Комментарии • 20

  • @hamzethomas1686
    @hamzethomas1686 5 лет назад +1

    Waa astaamihii aakhiro sabaanka dhulkii ayaa la kala boobaya
    War ma saakiinta haday igau leeyihiin Dee u daaya wlloyaal si xaqa ah ha loo shaqeeyo

  • @cabdiladiifcarab5999
    @cabdiladiifcarab5999 5 лет назад +1

    Waa waraabayaal

  • @cabdiladiifcarab5999
    @cabdiladiifcarab5999 5 лет назад

    Ilaahay adigaa caadilahe ka qabo dadka dawlad. Bahalooday inay dadka cunto u hadhay

  • @abdilahicawad2788
    @abdilahicawad2788 5 лет назад +2

    Waar samsamtuna waa Ayo?

  • @abdifataah4458
    @abdifataah4458 4 года назад

    Kow somalilanda way ku cebaysantahy mesha haday ay halka marmarysoyso muuse masaaso citiraaf ku raba hadu wax ka qaban waayo soltic woo fidyaaaa ayaan lenahay

  • @zahraibrahim6236
    @zahraibrahim6236 5 лет назад +1

    Hhhhhh film aya bilabay dulki danta kuud e laska qabsanayey way dhamatay koolba waraq soqataa waxasi waa wada foljiari marki hore aya siyey ku qabso ku qadi maysid way dhamatay ilahay dowlad ayu keenay sidi dhulki daanta guud loso qelin lahaa

    • @commonsensebornandraise8451
      @commonsensebornandraise8451 5 лет назад

      Wllo ma waxaad leedahay reerka khaldan? Ileen hooyoyinkani waa da'a ee ila ma eeka dad been ku dacwoonaya

    • @zahraibrahim6236
      @zahraibrahim6236 5 лет назад +1

      @@commonsensebornandraise8451 waa runta wadad wawayn hadi ad jogto dalkaa wad ogtahay dhibta kaa takan dulkaa walahi been ku shegimayo bari dawayd inan an karanayo aya taa ku dhacday e kaa qabsatay dulka Somaliland sibaa hargaysa inanki wuka xanaqaya dulkisi o sadex mulkiyadod la haysto ayu tagay inti xolo kaka baxday maa qiyasi kartid marka waa dhibatada iku badan e dalkeni haystaa daadkan waa wayn walaso adeganaya hadi ad jogto dalkana wad ka dharagsantay

    • @abdillahiismail7715
      @abdillahiismail7715 5 лет назад

      Asc adeer m/wayne maxaad sugaysaa, solteco waxa kaga filan hanti dhowrka Guud oo lo diro wax sharciya marka kuma joogo

    • @abdulkadirahmed9230
      @abdulkadirahmed9230 5 лет назад

      Gabadhan familkeda ma kuwa dhulka boobaa anigu yabayee mamada dhaheso 100 sano ayan ku dhawahay maa ben shegeso ma adaa ku aminaa inan yaroo foodley eh

    • @commonsensebornandraise8451
      @commonsensebornandraise8451 5 лет назад

      @@zahraibrahim6236 wllo ilahay amuuraha ha sahlo. Sidii khayrku kujiro.

  • @abdilahicawad2788
    @abdilahicawad2788 5 лет назад

    Waar samsamtuna waa Ali?

  • @ayousef4668
    @ayousef4668 5 лет назад

    Shacabkan qabyalad ayaa lagu kala qaybiyay si loo dhaco wadanka meel halooga soo wada jeed sado tuugta

  • @nimcocumarxasan9891
    @nimcocumarxasan9891 5 лет назад +1

    Illaho doladan muuse umada ka qabo oo wadaka uu so dadaji adiga aya ween dolad xuun dolad lan aya dhate

  • @mustafemaxamed6085
    @mustafemaxamed6085 5 лет назад

    Kkkk ma muuse beer iyo baloodh ayaa ka qaban isagii iyo reerkiisii ayaaba dhulkii shacabka boobayee tani dowlad maahee waa jamhad

  • @sakihanad2472
    @sakihanad2472 5 лет назад +1

    Bulshadii somaliland oo dhan fartooda ayaa eedeen muuse danbe laygama maqlo iga wale lkn shanta sano hore uma dhamanayso wlhi waxaan moodaya in ayaa tahay 20 sano

  • @seeraarbmchannel5623
    @seeraarbmchannel5623 5 лет назад

    War waxani dawlad maahee dadka halaga qabto

  • @Tradewithme929
    @Tradewithme929 5 лет назад

    Ma bolodh cusubbaa