SHEEGA DEE (4204)

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 25 окт 2024

Комментарии • 49

  • @ibraahimosman9831
    @ibraahimosman9831 2 месяца назад

    Sheega deeee hhhhhhhhh❤

  • @abdiwahababib3429
    @abdiwahababib3429 2 месяца назад +4

    Aadanow wax,baa kaa qaldan ee
    Iska sax يا حنان يا منان
    Waa As,maada illaahay ee maaha
    Wax lagu dheel dheelo

  • @issackadan7702
    @issackadan7702 2 месяца назад +5

    Jazakumullah kheyr..sh.adan

  • @AnabSaed-us1wo
    @AnabSaed-us1wo 2 месяца назад

    Ninkani Somali sumcadeedii hoos buu ula dhaadhacay Hassan umada allaha ka qabto

  • @ubaxadam6636
    @ubaxadam6636 2 месяца назад +2

    I like 👍 sheega dee ❤Adam cadawgaada hajabo guuleyso mundane cadawgaada hajabo ❤

  • @ahmedpjamac7238
    @ahmedpjamac7238 2 месяца назад +1

    WCS ASXABTA SMC GUUD AHAAN SALAN SARE MANSHA ALLAH GUUL IYO GOBANIMO SOOMAALIYEY MIDNIMO INSHA ALLAHU QEYRA WALAALAYAAL

  • @MohamedSalahdirshe
    @MohamedSalahdirshe 2 месяца назад

    Wuu fiican yahay

  • @FardoozoclaahiCali
    @FardoozoclaahiCali 2 месяца назад

    .asagaa wax ka og soodhaweynta wariyaha laftagareen

  • @luqmanalxakiim4170
    @luqmanalxakiim4170 2 месяца назад

    DM EY EY dhaley waaye

  • @sacdiyanur7583
    @sacdiyanur7583 2 месяца назад

    Dammulqushaash haddeey kunacibyiin Annagaa Malyan jeer kujecel Macallinka Lugeeyow❤️👏

  • @gamilasaeed3847
    @gamilasaeed3847 2 месяца назад

    SHEEGA DEE ,,,, CODKAAGA WUU FIICAN YAHAY

  • @labatanjirowibrahim8367
    @labatanjirowibrahim8367 2 месяца назад

    Wow wow smc Waa Qiyaanaha Damu Qashan waa sidii Gurguurte horay u sheegayba

  • @mahmoodahmed9229
    @mahmoodahmed9229 2 месяца назад

    Horta ayaa la ogaa laangaabow
    Waxba ma aadan sheegin

  • @jesco7082
    @jesco7082 2 месяца назад

    Wahgasiny

  • @labatanjirowibrahim8367
    @labatanjirowibrahim8367 2 месяца назад +1

    Thank you SMC

  • @hodanelmi9189
    @hodanelmi9189 2 месяца назад

    Horey u soco sheega waan takers hay

  • @COD-MIIR.
    @COD-MIIR. 2 месяца назад

    39:58 Degaan kaa hilmaamtay.
    Iyo Xoolaha ku nool.

  • @yaasiinjaamac1616
    @yaasiinjaamac1616 2 месяца назад

    codku waa hagaagsan yahay

  • @Saydika101
    @Saydika101 2 месяца назад

    EELAAY KIBRAY

  • @AadanshiiqmaxamadAadanshiiqmax
    @AadanshiiqmaxamadAadanshiiqmax 2 месяца назад +1

    ماشاء الله تبارك ❤

  • @issackadan7702
    @issackadan7702 2 месяца назад

    Yaa.tiri?...Hassan.sheakh..haduu.diri.waa.qayaana

  • @Ilyas-d7l
    @Ilyas-d7l 2 месяца назад

    Azerbaijan waxaa sladhig ku leh yahuuda xasan dhiiqo waxaa dhici karta inuu yahuud kula shirayo, xasan waa waashay ma fayaabo

  • @shukriahmed-i2n
    @shukriahmed-i2n 2 месяца назад

    Codka waa okay

  • @Sahraomar-ln4hg
    @Sahraomar-ln4hg 2 месяца назад

    qoor qoor yaa la aminin maxaa munafuqnimada ku wato haduu maxafweynaha soo diray oo ogoladau balantii wa inu ka so baxaa ama markii horeba uu diidaa waa haduu hadalkaga run yahay

  • @MohamedShire-i5j
    @MohamedShire-i5j 2 месяца назад

    Ok

  • @Mrrred2023
    @Mrrred2023 2 месяца назад

    War hedhaha ragii soomaaliweyn aawey hassan intuu qabiil qabiil idinkala fur fury ayuu dalkii hadan karidi rabaa markasad iska so yuryururtaan yacu iyo kuwa manta rahlamoodka ah ee dalkooda lagu kor xaraashayo

  • @City-sr4iv
    @City-sr4iv 2 месяца назад

    Asc macalin adan

  • @sedson02
    @sedson02 2 месяца назад

    Fahad Yaasiin wuxu yidhi Axmed Madoobe wa kanserka siyaasada Somalia .....kow aniguna waxan leeyahay Majeerteen wa kanserka siyaasada Somalia .... laba .

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj 2 месяца назад

      Majeerteen ado siilkhaal ah miya wax ka sheegaya😂 ooy noh

    • @saja9892
      @saja9892 2 месяца назад

      Waa runtaa waa raga ka ilaaliya dalka urursumaalaha oromada ay isku sinjiga iyo dhaqanka yihiin

  • @sedson02
    @sedson02 2 месяца назад

    Odayga makarafoonka watey ee lacgata Xasan Baahane u ururinaya sabataloo xidhay wa weeyey iin ay ku yidhaadan " Ma haysatid License aad ku mudaharaadi kartid $300 dollars imikada miiska saar ."

    • @saja9892
      @saja9892 2 месяца назад +1

      Hawiyaa tahay miyaa beentaa dakharada ku dooganayaa iiga kaa dhexmuuda dubihii majrreteen daanka kaala eegtoo dirkaagii kudhaafshoo ku duleeyey weligaa yaan lagaa garan

  • @KunciilDhalsab584
    @KunciilDhalsab584 2 месяца назад

    Waa Ok

  • @daahirkoronto30
    @daahirkoronto30 2 месяца назад

    Aad buu ufiican yahay codku

  • @CosmanDaher-eu6kb
    @CosmanDaher-eu6kb 2 месяца назад

    Maficna

  • @CosmanDaher-eu6kb
    @CosmanDaher-eu6kb 2 месяца назад

    Maya

  • @abdiwahababib3429
    @abdiwahababib3429 2 месяца назад +1

    Waxaan kaa sugi jawaab

  • @Mksijj
    @Mksijj 2 месяца назад

    Corkage fican

  • @sedson02
    @sedson02 2 месяца назад

    Sharciga cusubee u la imid Xasan Baahanee waxa waaye QOFKA SHACABKA HADDI U RABTO IINU FIKIRKIISA DHIIBTO WA IIN U LICENSE SOO QAATA qiimaha LICENSE-KA WA $300.

    • @saja9892
      @saja9892 2 месяца назад

      Daarood inuu dawlad yahay inuu duul culumo yahay dalkiiba inuu u haray damiinoow waad ogtee maxaad u dunuunucdaa naayaa

  • @sedson02
    @sedson02 2 месяца назад

    Majeerteen reer bahal iintay dhaafeen siyasada Somalia ayay qurmiyen siyasadi Maraykanka .
    DEI .
    DEI majeerteenka way kaga dhagtey ,looma dhamo , wadar ogol maaha .
    Hayeh bal kawarama .

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj 2 месяца назад

      Ooy noh siilkhaaley mj waaa dayax dhagax lma gaari ka dhid😂

    • @saja9892
      @saja9892 2 месяца назад

      Ka leexo dab laguma ciyaaro mj dad bay soomaalidiiba ka saareen

  • @sedson02
    @sedson02 2 месяца назад

    Xasan Baahane halaga qabto dadka iyo dalkaba ,wa diktatooriyada 2024 fascism ma yeeleyno heetay ka tahay .
    Maamul gobaleeyadu ha qabsadaan doorashooyiinkooda dadban , Xasan baahane looma joojinaayo.

  • @osmangiire1349
    @osmangiire1349 2 месяца назад

    Weeraroow dooyoow waniini 😂
    ruclips.net/user/shorts0lqc6mG9AEo?si=TV6Hqv-9Ys2eXt7J
    Jamaahiirta waxey mashquul kuyihiin in waraabayaasha la’ugaarsado😂
    Cali jabarti waa idinsalaameyaan from SSC-Khaatumo 😊

    • @saja9892
      @saja9892 2 месяца назад

      Mj ninka keenada ku haya irir oromo

  • @sulemanhaj4412
    @sulemanhaj4412 2 месяца назад

    ok

  • @mohamedahmedmohamed54
    @mohamedahmedmohamed54 2 месяца назад

    Ok