Sida uu ahaa Qaraabo Salaanka xilligii hore iyo kan hadda sida uu yahay.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 16 окт 2024
  • Fadlan walaal channel-keena faafi oo udir ugu yaraan hal qof, si aan abuurno saaxiibo wanaagsan sida adigoo kale ah, una noqono bulsho kala faaideysata, mahadsanid. / @jiilmedia
    Sidoo kale Nagala Soco
    Facebook Page: / jiilmediaa
    Instagram Account: / jiilmedia
    Twitter Account: / jiilmedia
    Tiktok Business Account: / jiilmedia
    Linkedin Page: / jiil-media
    #jiilmedia #halabuur #dhiirigalin #madadaalo

Комментарии • 51

  • @omaryare6347
    @omaryare6347 2 месяца назад +1

    قال الرسول صلى الله عليه وسلم من كان يؤمن بالله واليوم الاخر فليصل رحمه هذا وجب علينا أن نصل الرحم لانه ينفعك في الدنيا والآخرة

  • @Bintulcaqli
    @Bintulcaqli 8 месяцев назад +2

    Ciid yarey

  • @Kiki_afcad-m7c
    @Kiki_afcad-m7c 9 месяцев назад +27

    Ruwaayad noosoo sameeya oo parts badan leh ya igu racsan 😂

  • @omaryare6347
    @omaryare6347 2 месяца назад +1

    Qaraabadeyga waan jaclahy waan xariiranaa marka waana diin ahyy

  • @FadumoBashiir-pq9om
    @FadumoBashiir-pq9om 9 месяцев назад +12

    Jiil media wllhi waa qosol miran zhpayaaloow waligyba maalinta ciidda lee aada qaraaba salaam😂😂❤

    • @SahraLajecley
      @SahraLajecley 9 месяцев назад

      Haa qosol miitan😂😂😂😂😂

  • @AnisoShine11
    @AnisoShine11 9 месяцев назад +2

    Warek JECEL

  • @ibraahimfaaraxaxmed1598
    @ibraahimfaaraxaxmed1598 9 месяцев назад +4

    SALLALLAAHU CALEYHI WASALAM

  • @FadumoQasim
    @FadumoQasim 9 месяцев назад +9

    Ani yarantay ila hadda qaraabo ma arkin 😢😢

  • @IfrahMudei
    @IfrahMudei 8 месяцев назад +2

    hadabo waa dhax joogaa qaraawada

  • @Kiki_afcad-m7c
    @Kiki_afcad-m7c 9 месяцев назад +9

    Aduunka marti unecbahy 😂
    Mideeda kle mexe thy imtixaan finally oo laba bil kaliya lasoo fasaxayo 😢

  • @MohamudIssa1
    @MohamudIssa1 9 месяцев назад +1

    Ilahay tawfiiq da hanawaafajiyo

  • @abchirabdillahi3036
    @abchirabdillahi3036 8 месяцев назад +1

    Eedo shaley

  • @ismailhusienaliruicosta
    @ismailhusienaliruicosta 9 месяцев назад +1

    Xaqiiq 💯 sheekadan o kale aan gurigii Eeday aan kusoo babaaray

  • @NastoxoCumar-kl5bt
    @NastoxoCumar-kl5bt 9 месяцев назад +1

    bishi hore

  • @SafiyoSuleyman
    @SafiyoSuleyman 9 месяцев назад +6

    Abdihliim ali plz😢

  • @saynabmusecabdi4002
    @saynabmusecabdi4002 6 месяцев назад +1

    5 sano kahor

  • @DuqowIbrahim
    @DuqowIbrahim 9 месяцев назад +1

    Please like

  • @Ikruuusha
    @Ikruuusha 9 месяцев назад +3

    Wareeeeg jaceeeel😂😂😂

  • @Badribxx
    @Badribxx 9 месяцев назад +5

    Marke imadan aba ka dhunta ani😂marki balayo jirto le ku imanayan ama marki la dhinto😂😂

  • @XaawocabdimaxamedCabdi
    @XaawocabdimaxamedCabdi 9 месяцев назад +1

    Maxasuusto

  • @shactarofficial3080
    @shactarofficial3080 9 месяцев назад +3

    Wxkasta Sida ay isku badaleen ayey Qaraa Badiina isku Badashay Dad iyo Duunyo wa kuwii hore, Fadlan Qaraaba Gooska Naga Daaya Alore Madaanesiine waa ni ogajay ee Yareya kk

  • @MariaMohammed-x4m
    @MariaMohammed-x4m 9 месяцев назад +1

    2023 /9/23

  • @ClbasidclrashidClbasid-cs5wg
    @ClbasidclrashidClbasid-cs5wg 9 месяцев назад +1

    Last year😢

  • @mariaAxmed-lw9xs
    @mariaAxmed-lw9xs 9 месяцев назад +3

    Wareeg lee jeclhy qarabo majcli😂

  • @omaimaabdi-c7h
    @omaimaabdi-c7h 9 месяцев назад +2

    mrkn yren wreg jcel nga aheed sbabto ah hda so salama xita wena dhiposa😂😅

  • @HindiJamac-i7b
    @HindiJamac-i7b 2 месяца назад +1

    K

  • @cabdiwalisalad4761
    @cabdiwalisalad4761 9 месяцев назад +1

    Afsoomaaliya
    Iskasaxa qaraabo waayee waxaa kuu qoran qaraawo

  • @Fateima-alliy
    @Fateima-alliy 9 месяцев назад +4

    Qaraabo maba utago awoowgeey hooyo adeerkeda laxmiga baa nool utaga nalaga kari la'ahay guri inan ka baxo maba jecli😂😂 qaraabo mrkeey imadaan qolkeyga kama bixi wlhi hurdo isku dhajiyaa😂😂😂

  • @mankanur7758
    @mankanur7758 9 месяцев назад +2

    Booqadey aa 2022 damadkeeda 😂😂😂😂

  • @israhassan4925
    @israhassan4925 9 месяцев назад +2

    10sano markan kayara igu danbaysay qarabo xiriiris 😂

  • @abdifatahabdimohamed1137
    @abdifatahabdimohamed1137 9 месяцев назад +1

    Maxa Booqdaa Isku Meel Maba Joognee

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht 9 месяцев назад +1

    Safar haa qarabo ma aadijirin dadka iskumid maahin dadka reero shoog bariyaa leygaga dhuuntay arosyada habenkasta dhaca mafirsan jirin biri inlafuray aad maqleysid

  • @AshrafYare-dv4ov
    @AshrafYare-dv4ov 9 месяцев назад +2

    Ma xasuusto qiyaastii 17 Sano kahor

  • @Hidanhuda
    @Hidanhuda 9 месяцев назад +1

    Sax waaye waxaa sheegteyn hada liis ma arki karo waayo mobelka dadka isku diray qof mobel heesato qof timid iyo qof aan iman midna uma war heeso marka ilahey hana asturo samanka sidaas ah adunka dhamad waaye ilahey qatumada hano wanaajiyo

  • @QUEENSHEEKO
    @QUEENSHEEKO 9 месяцев назад +1

    2 sano KA hor

  • @umuzaakir4296
    @umuzaakir4296 9 месяцев назад +1

    tiktok majirin dee 😂😂

  • @axmedc.fataaxxumaandiid2110
    @axmedc.fataaxxumaandiid2110 9 месяцев назад +1

    Afrika ma joogan qurbaha ayey jiraan

  • @Sundus-z7m
    @Sundus-z7m 9 месяцев назад +1

    Ciidii😂😂😂

  • @zooyaaarizak5389
    @zooyaaarizak5389 9 месяцев назад +1

    5sano 7bilood 1saac kahor😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @UmaAsma-z4f
    @UmaAsma-z4f 9 месяцев назад +2

    Wali maba arkin 😂😂😂😂😂😂😂

  • @hamdimohamed2240
    @hamdimohamed2240 9 месяцев назад +1

    Maba boqdi qaraawo ani 😂

  • @MariaMohamed-l9i
    @MariaMohamed-l9i 9 месяцев назад +1

    Shaley😂😂😂😂😂

  • @djDeeqsi
    @djDeeqsi 23 дня назад +1

    🎉😂😂😂😂

  • @SalmaanCali-rz5dt
    @SalmaanCali-rz5dt 9 месяцев назад +1

    1 sano ka hor😂😂😂😂😂

  • @MudenAbdi-ey7ko
    @MudenAbdi-ey7ko 9 месяцев назад +1

    Waaban la joogaa😂

  • @cabdirashiidmagan1129
    @cabdirashiidmagan1129 9 месяцев назад +1

    Maba garnyo 😂

  • @axmedqaldan
    @axmedqaldan 9 месяцев назад +1

    ❤sxbs❤😂

  • @Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge
    @Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge 9 месяцев назад +1

    😂😂