Ala somalida xaasid isku yihiin ala gawadhanan RUclips inan ku arki umaleyna RUclips ley waaye😮 waa loo quri waaye nolosha ay ku jirto subxanalah war somaliyey nimcada Allah idin siiyaya qarsada oo Media aad waxa kasta soo dhegeysiin iska ilaaliya xasid ayaa jira xasbunalah
Naa somalidu may dacwyne dad cadana dacweyay luuqda jaramlkay ku hadasha halkasay ka dawaden waxay dhehen noloshdii bay naga dhacday cunsurid ba heshay miskinta
Gabadhaan waxaanoo dhan ayada isku keentay maalin walbo la taagan tiktok 11 caruur baan haysta iyo cunto karis badan marka jarmal waxey aaminsanyihiin qoftaan ineey culeeys wadanka ku hayso qarash badana kaga boxo anago keli ah baa ka baxsan la
C/riSaaQ Dirisle ApdiH nin jira runlaWgaH❤
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
🎉🎉🎉
Walaahi waligey waan maqli jiray xasad lkin maanta kadib wax aan heesto ama qabanaayo walaahi in aan qof u sheegeyn cilmi baaba iiga soo baxay
Assalaama caleekum
nimcada ilaahey kusiiyey dad looma sheego sababtoo ah xaasidkaa badan.
Haaa waa runta wll
1er comment
Sorry hooyo
😢😢😢
Wa run walahi 😢
Ala somalida xaasid isku yihiin ala gawadhanan RUclips inan ku arki umaleyna RUclips ley waaye😮 waa loo quri waaye nolosha ay ku jirto subxanalah war somaliyey nimcada Allah idin siiyaya qarsada oo Media aad waxa kasta soo dhegeysiin iska ilaaliya xasid ayaa jira xasbunalah
Naa somalidu may dacwyne dad cadana dacweyay luuqda jaramlkay ku hadasha halkasay ka dawaden waxay dhehen noloshdii bay naga dhacday cunsurid ba heshay miskinta
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Haa wa runta wlo😢
Abti gabadhaan 2 tiktok ayey ledahay . Mid waa somalai mid germay waa ganacsato jaamacad ayeey dhigataa sxb mantan dadkii germay ayaa ukacay go van ayaa lo furay 1m ayuu maraa lkn somali dad ka xun majoro waxa kudhagan o dhan waa somalia
Ninkeeda lee waaye iyo ilmihiisa oo iyada dhalin yaakaloo emailkeeda pasworkiisa garanaayo 😢
Wlhi ani ninka kashakiye
Subxanalah hooyo 11caruur dhashay sidee ku keentay live inee gasho ee waxaan jira noo sheega
O mxa live Ka u diiday hab online beyba Ku ganacsataaye
Live-ku ma wax dhib badan baad u qabtaa? Gabadhaan nolosheeda ayay duubtaa. Live-ka tiktok-na kumaba sii jiree xogaa gifts iyo shilimaad baa laguusoo dirayaa? Haddii aanayba is qaawin waa alxmdlh
😢
Gabadhaan waxaanoo dhan ayada isku keentay maalin walbo la taagan tiktok 11 caruur baan haysta iyo cunto karis badan marka jarmal waxey aaminsanyihiin qoftaan ineey culeeys wadanka ku hayso qarash badana kaga boxo anago keli ah baa ka baxsan la
Hooyo walba oo somaliyed oo qurbaha lagu dhibay illahay ha uu gargaro xaq wayey uu ledahay gabadha iney lacaag ay siyan argagaxa inta leeg ay gadhsiyen police kuuna wixi lo qoray qofki wa iney so qabtan
.😊à
Waaka xumahay hooyadaan ee somalda qurbaha sida loogu noolaado mayaqaanaan ee qurabaha waa inaad is muujini waxaada aad qarsataa caruurtada aa sheegin tiradooda hadaa waxaada banaanka keento banaankaa taalaa
Please reply
Darisle
Saxwaye tas
ha dacwoto yeey sas uga harin
Dirislaw waad kacaday 😂
Midkaan horta yaa dawada😂😂
Adiga iyo ani 😂😂😂
Maxa kudibayo😂