1.1 Bal eeg sida Raajada "x-Ray" wax u haleyso ! ! ! Qalabka Caafimaadka "Medical Devices"

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 5 фев 2025
  • Qalabka caafimaad waa arin aan looga maarmin howlaha shaqo ee xarumaha caafimaadka, qalabkaas caafimaad haba ugu yaraado mashinka qandhada lagu ogaado, waxey wax weyn ka tarayaan ka warqabka caafimaadka qofka bukaanka ah.
    Raajada waxey ka mid tahay waxyaabaha loogu isticmaalka badan yahay ee lagu ogaado xanuuno badan oo usii badan dhanka lafaha jabkooda, ama xanuunada ku dhaco feeraha, lafaha iyo burooyinka qaar, sido kale waxyabaha "foreign bodies"ka loo yaqaan ama jirka aan ka mid aheyn in lagu ogaado halka eey kaga jiraan ama eey ka joogaan jirka.
    muwduucaan waxaan u wadi doonaa si taxane ah, qof walbo oo rabo inuu ka faaideysto Fadlan
    #Subscribe
    #like (saar)
    Waxii talo ama tusaale ah inala wadaag halka hoose ee comments-ka

Комментарии • 4

  • @phardowzosheikhmohamud5720
    @phardowzosheikhmohamud5720 3 года назад +2

    mahadsanid wllkey inbadn ayan kafaidney muqalka ad ino soo gelisey barakalllah

  • @baarliinmuse1891
    @baarliinmuse1891 2 года назад

    Walal maxay udhibtaa ilamaha wax yar caloosha ku jira

    • @Kasmohospitals
      @Kasmohospitals  2 года назад

      Mahadsanid Barliin Muse, wey dhibeeysa, waayo raajada waxey leedahay shucaac, kaas oo ilmaha yari saameyn ku yeesho, marka qofka uurka leh lama saaro, waa in si gaar ah loga taxadiraa hadii la saarayo, waxaa loo galiyaa dhar gaar ah oo ilmaha ka ilaaliyo shucaaca ka baxaayo raajada...

    • @baarliinmuse1891
      @baarliinmuse1891 2 года назад

      @@Kasmohospitals aad baa umahad santahay walal