Allahu akbar walee waa aduunyo gadoon maanta wuu kibrayaa lakin illahey innuu xaq sore yahey kibirna alle un u sugnadey ma oga ummada xaqa allaha tuso walle somali meelxun ey ku socotaa aqiro in loo socdo wey illobeen 😢 cida qabiil u buunbunineysa ee xaqa aan ka wadin xaqa alleh ma daboolayo hadaba xaqa ka hadliyey mamada maskinta oo lagu jesjesayo illahey xaqada maqarinayo😢
AJ meesha ma aha sharad iyo qamaar ee waa in hooyadaas miskiinta ah ay qanciyo in aad tahay wiilkeeda oyo in kale... Arintaan 2ba mid uun bey noqoneysaa:- ■ Tan 1aad:- waa iney ku dhashay, oo hooyadaa Janno ku gasho raali ahaashadeeda, aduun qiimo ma leh ■ Tan 2aad:- Markii DNA laqaado in aysan noqonin hooyadaa oo markaa sheekada meeshaas ku dhamaato oo la kal faataxeeysto... FG AJ walaahi haddii adigoo og in ay hooyo kuu tahay aad inkirto Janno waa kaa xaaraan sida Rasuulkeena SCW inoo sheegay...
Habaratana yaa so lugoyaay kaga darane waxaay raacisay ii sher gareeha isaalatan waa lagu shaqeesanaya waxaay arakeen inaatu wiilakan xasan huguri ayaa qaaday isaal masakeenay ku dhaqeesanayan waar alaaha kaga xishooda waalidaka ceebatiina alaaha ma asatuuro 😢😢😢😢
😡😡Maamada Wey Ka faa'iideysteen
Maa layska daayo isagaa aakhiro iyo aduunba khasaaridoonee
Dan baa la isaga Dhaafi 🤔🤔
Allahu akbar walee waa aduunyo gadoon maanta wuu kibrayaa lakin illahey innuu xaq sore yahey kibirna alle un u sugnadey ma oga ummada xaqa allaha tuso walle somali meelxun ey ku socotaa aqiro in loo socdo wey illobeen 😢 cida qabiil u buunbunineysa ee xaqa aan ka wadin xaqa alleh ma daboolayo hadaba xaqa ka hadliyey mamada maskinta oo lagu jesjesayo illahey xaqada maqarinayo😢
Insha Allah Weey Iskasoo dhamaan doontaa Wll kheyr Allaha ka dhigo
Waa joyadiis
Good!! inuu dadka ku ciyaaro wan ku tageersanahy.. ha ka fa'iidaysto 😂😂 somali wax dan aan ugu jirin bay isku xiijinaysaa
🤣🤣🤣🤣Waa Xaiif wuu Kaluumeysanaya
Maama dhashey. Joogta daahir keeney
Fiyuus buu ku rabay
SHAQA LA'AAN AYAA KU HAYSA
Elaydii aqli bey yeesheen
Sheekadani waa Sheeko lagu shaqaysanaayo
🤣🤣🤣Waa yaab
Tanis waa hiya dhicinaysaa
Elayga dadka maryooleydah iney waalayihiin buu arkay wuu ku ciyaarayaa
AJ wiil Kan asi Maa dhaley mise waa oromo .
Wuxuu arkay in ay xolo yihiin buu arkay isaga iyo dahir wey is ogyihiin somalida xolaha ahna wey ku ciyaReen
Ninkaa Hasan fareey views raadis waaye.
🤣🤣Haa dhinaciisu Ka Wataaa
Inta ku gaftey adaa ka mid ahe raali gelin bixi
🤣🤣Maya wll Aniga Kuma gafin Muuqaaladii Aan ka Sameeyey oo dhan Soo daawo ...lkn Hadana Si eey Ahaataba Hadeey Hooyadii Noqon Weydo Raaligalin Buuxda baan Bixinaya insha Allah 100%
AJ meesha ma aha sharad iyo qamaar ee waa in hooyadaas miskiinta ah ay qanciyo in aad tahay wiilkeeda oyo in kale...
Arintaan 2ba mid uun bey noqoneysaa:-
■ Tan 1aad:-
waa iney ku dhashay, oo hooyadaa Janno ku gasho raali ahaashadeeda, aduun qiimo ma leh
■ Tan 2aad:-
Markii DNA laqaado in aysan noqonin hooyadaa oo markaa sheekada meeshaas ku dhamaato oo la kal faataxeeysto...
FG
AJ walaahi haddii adigoo og in ay hooyo kuu tahay aad inkirto Janno waa kaa xaaraan sida Rasuulkeena SCW inoo sheegay...
Shukran wll...Si Wacan baad U Sharaxday ..Xaqa Iyo Xaqiiqda Allaha Na Waafajiyo 🤲
RAALIGALIN WAAYE 100G GA.
🤣Maya Suurta gal ma ahan Waayo Arinta Asaga Ku Ciyaaray
@@MORAAL-MEDIAwalaal adigu fiyuz Bad rabtay 😂 ee ilahay kaa baqa oo waxyabaha khayr Ku jirin naga yareya 🙏
Oo siddi dalka Somalia lo xoreyan laha kashaqeya 🇩🇯
MAXAA KU DABADHIGAY
Daahir dameer baa ku mashquleya wiilkas dadak daahira baa lacga siiyeya
She Rented 😂😅😂😅