Qiso Cajiib ah nin reer Yemen 🇾🇪 oo guursan rabay gabadh reer Masar 🇪🇬 🤔🤔

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 3 фев 2025

Комментарии • 95

  • @HOOYOFATUSHHASSAN
    @HOOYOFATUSHHASSAN Год назад +11

    Walalaheyga qiimo badan, Ku Sali Nabigena, The Best person ever, the most trusted person ever, the most knowledgeable and ever shining person is our beloved Prophet Muhammad Salalaahu Caleyhi Wasalam ❤🕋📿🕌

  • @foozia426
    @foozia426 Год назад +3

    Maasha allaah wuuka aarsaday sifiican buu yeelay

  • @XawoAli-vu7ud
    @XawoAli-vu7ud Год назад +2

    Wsaxayahay

  • @FatimaAli-cu7yd
    @FatimaAli-cu7yd Год назад +1

    Guul. Fatima. Muna

  • @adoonalahinaaadan3202
    @adoonalahinaaadan3202 Год назад +2

    Wacaleykuma salaam waraxmatullahi wabarakaatuhu.
    Mahadsanid.
    Allahumma salli wasalim wabaarik calaa sayidnaa Muxamed wacalaa aalihii wasaxbihii wasalam.
    جزاك الله خيرا وبارك الله فيك

  • @Mukhtaar2004
    @Mukhtaar2004 Год назад +10

    Nin rageed waaye waa aarsayay intow qof dili lahaa ha dumiyo Guriga 😂😂😂😂😂

  • @farhiyomohamed9030
    @farhiyomohamed9030 Год назад +5

    Asc
    Walaahi waan ka helay sida yarkaasi u aarsaday.
    Waa fariid waxuu isticmaalay
    Aqli badan iyo dulqaad❤❤❤

  • @Hearxx4b3lla
    @Hearxx4b3lla Год назад

    Walaahi wuu aarsaday Sifiican buy yeelay

  • @XaawoCandilaahi
    @XaawoCandilaahi 5 месяцев назад

    Scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤

  • @foozia426
    @foozia426 Год назад +3

    Subxaanalaah

  • @adnaomar8976
    @adnaomar8976 Год назад +4

    Subxanallal

  • @hafsaaden9198
    @hafsaaden9198 Год назад +3

    Alaylehe wuu aarsaday yamaniintu waa qatar

  • @mariakarlsson356
    @mariakarlsson356 Год назад +2

    Subxaanalaah qayaamo badanaa

  • @Mercury_fish
    @Mercury_fish Год назад

    Very good

  • @ugbadomar5881
    @ugbadomar5881 Год назад +2

    Waku salamay walashey

  • @umkulthum5677
    @umkulthum5677 Год назад +4

    ❤❤❤❤

  • @munaameen3599
    @munaameen3599 Год назад +9

    أللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد أللهم بارك على محمد وعلى آل محمد كما بارك على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد

  • @FarhiyaMahamed-p9g
    @FarhiyaMahamed-p9g Год назад +1

    Asc wrwb, wa sax wuxu sameyey , xoolihisi bu so ceshaday, Maser waa mafiyo.

  • @barlinabdi9579
    @barlinabdi9579 Год назад +3

    Nin aan aarsan uurkii hooyadii ayuu ku jiraa

  • @hamza-kdus
    @hamza-kdus Год назад +4

    Haa waa fariid 😅😅😅😅😅

  • @munaameen3599
    @munaameen3599 Год назад

    و عليكم السلام ورحمة الله وبركاته يا طيبه حفظك الله طال عمرك ان شاء الله ماشاء الله سبحان الله و بحمده سبحان الله العظيم

  • @SumayaSaeed-nq1ci
    @SumayaSaeed-nq1ci Год назад +2

    Wlhi waku raacsnhy wxa uu sameyay hdu cafin laha wxa laga yaba dad kle inu saas ugalan marka tan cashir ayey unoqoty qof klena saas ulama dhaqmi doonaaan😂

  • @aliedan5548
    @aliedan5548 6 месяцев назад

    ❤❤ 23:59

  • @Mercury_fish
    @Mercury_fish Год назад

    Subxanallah

  • @dekaadar9636
    @dekaadar9636 Год назад +2

    Mashallah waan qoslay😅

  • @geeseeyhaaji6812
    @geeseeyhaaji6812 Год назад +1

    He did good job

  • @ShameesSultan
    @ShameesSultan 7 месяцев назад

    تقول امي كفووو و رجال و اليميين عندهم حكمه و ذكاء

    • @FatimaMunachannel
      @FatimaMunachannel  7 месяцев назад

      ههه الله يحفظكم سلمي على الوالدة طال عمرها وطابت اوقاتكم ❤️❤️❤️

  • @suadisse6834
    @suadisse6834 Год назад +1

    Ninkaasi si fiican ayauu u aarsaday

  • @kiinyu6160
    @kiinyu6160 Год назад +1

    Wcs hno waa maalgashi

  • @shahad2629
    @shahad2629 Год назад

    waa ku sugay

  • @aaminomaxamed5374
    @aaminomaxamed5374 Год назад +3

    Hhhhh😂😂😂 wlhi Waaku suugay vsidoow yaalay axsan

  • @SumayaSaeed-nq1ci
    @SumayaSaeed-nq1ci Год назад +1

    Nimaan arsan uurka hooyadiisu kujiraa

  • @fahmadhagane6340
    @fahmadhagane6340 Год назад +3

    Wuukusugay mac sokor kutahay😂😂

  • @mohabinya1009
    @mohabinya1009 Год назад

    Maalgilin waayo investment

  • @samsamkiish2943
    @samsamkiish2943 8 месяцев назад

    Cafinta wanagsan lkn Baga si wanagsan ayu yeley Wana nin aqli badan

  • @xamdashire7980
    @xamdashire7980 Год назад

    Ustaad xage kalaso xariira

  • @kadijaali4753
    @kadijaali4753 Год назад +3

    Niman arsan uurka hoyadi ku jiraa.

  • @hodanmohamedahmed703
    @hodanmohamedahmed703 Год назад +3

    Asc in uu.ka aarsado waa ku saxnaa waayo khaladwayn ayey sameeyeen

  • @ummosaara580
    @ummosaara580 Год назад +3

    Wale wa farid alle aqli siyey mac Sonkor 😂😂

  • @asmaabdirahman2417
    @asmaabdirahman2417 Год назад +2

    Asc f muna uu ka arsaday lkn akhirka wa la dililaah markay danrooda ka dhamaystan reerkani wa kirimineerin marka ay dilana guriga un bay god uga qodi lahayen tisa baqi ahayd nin faridana u ahaa

  • @MuxumedCabdi466
    @MuxumedCabdi466 11 дней назад

    Asalaamucalaykumfaadimakninkiihorkacayayeejakakatuuraymeexaguukudambeeyaylaakiininuuiskacaifiyaaroonayadanigarayigayaga❤😂🎉🎉🎉

  • @khadramohamed6273
    @khadramohamed6273 Год назад +2

    Hi l love your videos I am from Somaliland ❤❤❤

  • @hodandaahir5232
    @hodandaahir5232 Год назад +1

    Wcs wrwb waiyaak xbbty ❤

  • @xamdacabdilaahi1842
    @xamdacabdilaahi1842 Год назад +2

    Hhhhhhh wu ka arsday❤

  • @zahraabdimatan311
    @zahraabdimatan311 Год назад +1

    Masaarida waligaa lama aamino

  • @mulkiosman2119
    @mulkiosman2119 Год назад +3

    Subxana allah 😂

  • @shamsomuse7572
    @shamsomuse7572 Год назад

    Aad bey ugu macaan tahey tuug faa iido maleh hada ka dib nin kale ma khayaani doono

  • @asiliborle6342
    @asiliborle6342 Год назад +2

    Fariida buu ahaaa

    • @zual7457
      @zual7457 Год назад

      Masaridu arrimahaas iyo kuwa ka daranba caan bay ku yihiin badankooda,waa dad aad wax u khiyaameeya Acuudubillahi

  • @zinabosman6543
    @zinabosman6543 Год назад +2

    waa ninraga 😂😂

  • @kadijaali4753
    @kadijaali4753 Год назад +3

    Si fican bu sameyey wanba caraysnay hada waba ku farxiya well done.

  • @xasnahassan4332
    @xasnahassan4332 Год назад +2

    Seetahay f muno

  • @niema5404
    @niema5404 Год назад +3

    Fariid allaylehe wuu aarsaday😂😂😂

  • @duniyokulan3158
    @duniyokulan3158 Год назад

    Kkkkkkk 😂nin rag ah dheh walhi saan ugu qoslay 😂😂😂

  • @halimaabdi270
    @halimaabdi270 Год назад +2

    Wuxu aqli badanaa 😂😂😂😂😂

  • @deeqoali57
    @deeqoali57 Год назад +2

    Masarida dad yaablaha ku jira

  • @canabcadeydefg8520
    @canabcadeydefg8520 Год назад +2

    Mac sonkor

  • @kadijaali4753
    @kadijaali4753 Год назад +2

    Subxanal Allaah

  • @fatimamohamed7076
    @fatimamohamed7076 Год назад +5

    Cashar buu u dhigay😂😂

  • @fawzoihassan2969
    @fawzoihassan2969 Год назад +2

    Kkk kkk

  • @zamzamxuseen961
    @zamzamxuseen961 Год назад +1

    😢😢😢😢😢😢😢 subxallah masar baa la aamiin

  • @HodanMihile
    @HodanMihile Год назад +2

    😂😂😂😂

  • @xasnahassan4332
    @xasnahassan4332 Год назад +1

    As fb

  • @halimabeledi5102
    @halimabeledi5102 Год назад +2

    Wuu ku sugay

  • @Waa_yaab
    @Waa_yaab 3 месяца назад

    Niman aarsan uurka hooyadi buu kujiraa

  • @dahaboadow3892
    @dahaboadow3892 11 месяцев назад

    😂😂si aad u wacan ayuu u galay 😂

  • @munoaden9125
    @munoaden9125 Год назад +8

    QOF WALBO JECEL INAN GROUP SAMESANO DIKRI ALE IYO QURAN XIFDINTISA OO BILASH O ANAGA DHEHDENA ISXIFDISENENO IKUSOBIIR

  • @JamiilaNageeye
    @JamiilaNageeye Год назад +2

    Wallahi siffiican buu yeelay 😂😂😂

  • @kaahokader4664
    @kaahokader4664 Год назад +1

    Wuu argutay sicwan

  • @notJaraa
    @notJaraa Год назад

    asc wallee nin raged buu ahaa fadumooy baguu ka dumiyay
    cid dambaanay dhacayn.

  • @mabsutdirieh9155
    @mabsutdirieh9155 Год назад +1

    Wu ku saxsanyahee

  • @sahraj3885
    @sahraj3885 Год назад

    😂😂👌👌👌

  • @filsanabdi218
    @filsanabdi218 Год назад +1

    Kkkkkkkkk Kkkkkkkkk ala ninku faraadsana😂😂😂😂😂

  • @bhasan5375
    @bhasan5375 Год назад +1

    Asc fatima muna wan kusalamay hal kaakasiwad dhiri kalinta masha allah wan ku jeclahay

  • @AfnaanAbdullahi-f4f
    @AfnaanAbdullahi-f4f Год назад

    Kkkkkkkkkkk mac sokor

  • @aishable7599
    @aishable7599 Год назад +2

    Astaqfirullah wax badso wax beel bey leedahay 😂😂😂

  • @AlmaasUmualmaas
    @AlmaasUmualmaas Год назад

    Wale yamani danba naag masri ah raadin😂😂😂😂

  • @deeqodiirshe3227
    @deeqodiirshe3227 Год назад +1

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @nasroabdullahi4738
    @nasroabdullahi4738 Год назад +2

    Inuu iska dhaafaa fcned

  • @ayaancalicismaan9761
    @ayaancalicismaan9761 Год назад

    kkkkkk

  • @Hodanmoh15
    @Hodanmoh15 Год назад +2

    Alah niinku fariidsana ma aniga dhalay walhi wuu iga qosliyay 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @hanefa283
    @hanefa283 Год назад +1

    MASAARIDA QAYAANO WAABA MUSIIBO DANTOODA MARKEY KAAGARAAN QOLKOODA DHEXDIISA AYEY QABRIDAADA KADHIGAYAAN KKKK

  • @bhasan5375
    @bhasan5375 Год назад +2

    Wa luul ismaacil

  • @UmsumeyaHanuudi-kh7vs
    @UmsumeyaHanuudi-kh7vs Год назад +2

    😂😂😂😂😂😂istaaqfurallah waa qoslay wlhy

  • @aminaabdiadem9900
    @aminaabdiadem9900 Год назад +3

    😂😂😂😂😂 astaqfirullah

  • @canabcadeydefg8520
    @canabcadeydefg8520 Год назад +2

    😂😂😂😂😂

  • @aragsanismael4912
    @aragsanismael4912 Год назад +2

    😂😂😂😂😂

  • @Mercury_fish
    @Mercury_fish Год назад

    😂😂😂😂😂

  • @arafoabdullahi8977
    @arafoabdullahi8977 Год назад

    😂😂😂😂😂😂