Nimco Migil thanks iLove Sisters und brothers from djabouti nice music Runtii Reer djabouti waan iska jeclahay Rag iyo Dumarba waligay 3 dax mar ayaan tagay Djabouti mar aan ahay tahriib iyo Labo mar oo aan u tagay baashaal anigu ku guuleestay Tahriibkii waliba Ka soo Kacitimay Cariga Switzerland Bern lange live reer Djabouti nasiib hadaan lee yahay Gabar reer Djabouti igu soo duceeya Waa dad Qalbi Nadhiif ah waliba aad u jecel Somalida
@@abdillahihamda9039 maxaa kala jeedaa Isiso caday sxb ma Qaab Qabiilaa mise si kale hadii ay tahay Qaab Qabiil Hawiye Abgaal cismaan Wacbuudhan waa kaas sxb Qabiil mise ?
gabadhan kuma fiicana heesaha muusiga culus ee waxay ku fiiicantahay kabanka heesaha lagu qaado ee haloo sheego heeso aan kaban ahayiin inay ku fiicantahay waagii hore fanan kasta meeshuu ku fiican yahaay ayaa loo sheegi jiree gabdhan ugu dhaarta
illahay wx ka barayaya inuu dumarka inoo xafido walee Haweenku wa wehl , miyaan aduun joogi lahaa hdaan hooyo i foolan, Nimayow Rag yaan la dhiban duulkaa haweenka ah wa iga talo, slan sare ka timid 🇸🇪 from puré ❤️🤍💚
Gabadhan Waa Reer Jubuuti Heestan Ay Qaadasana Fanaanad Reer Jubuuti yaale Habiba Balbalaf uu Maa Oggolin Qof kale in uu Qaato heesa hayagaa Raxma Rose Heesti Ay ku baxday Reer Jubuuti yaa laaha
Osman Ali Heestaan awalan khadro dahir baa lahayd habibo balbalafna waa uga danbeysay Mid kle bulshada afka somaliga ku hadasha waxyaaha aysan kala lahayn waxa ka mida Fanka ee Dib tarikhda ugu laabo
maa qabil ayaad ku sisey miya khadra dahir reerland ... in lagu qoslin hestan abwan ki curiyee waa ibrahim qadleeh iyo laxamisti waa omar aden dugsiyeh ... cawan ana ka o'og waxan odhaan
Heeska qofka leh ha la shego habiba abdilahi balbalaf al ha naxaristo 🇩🇯🇩🇯🇩🇯from djibouti
😂😂😂
Cod kan waa cod macaan waxanu ku macanan laha in lagu akhriyo quranka kariimka ah
Dhagahaagu waa dhago fiican oo wax fahmaya quran inaad ku dhagaysataa fiicnaan lahayd (kftn)
@@tubtatoosan4676 somali ilove you jawaab waaye walee
Sax
Nimco Migil fanaanad qaaliya Iyo muusigayste aan gacantiisa jeclahay Saleebaan iyo Dhamaan bahda #Hawraar Shaqo wacan ayaad qabatateen.
keep Going Forward 👍
Gabadhan tolow majabuti bay kaso jeda codkeeda fananinti rer jabuuti e hore ayaan kadheehanayaa 👏
Yes wa gabad rer jiibuti huno hestunaa legend xabiba cabdilaahi balbalaf ayaa leh
Fatma Shl haa waa from djibouti 🇩🇯
Nimco Migil thanks iLove Sisters und brothers from djabouti nice music Runtii Reer djabouti waan iska jeclahay Rag iyo Dumarba waligay 3 dax mar ayaan tagay Djabouti mar aan ahay tahriib iyo Labo mar oo aan u tagay baashaal anigu ku guuleestay Tahriibkii waliba Ka soo Kacitimay Cariga Switzerland Bern lange live reer Djabouti nasiib hadaan lee yahay Gabar reer Djabouti igu soo duceeya Waa dad Qalbi Nadhiif ah waliba aad u jecel Somalida
Diyare isaso cadey bas huno
@@abdillahihamda9039 maxaa kala jeedaa Isiso caday sxb ma Qaab Qabiilaa mise si kale hadii ay tahay Qaab Qabiil Hawiye Abgaal cismaan Wacbuudhan waa kaas sxb Qabiil mise ?
@@abdullahiayoub5631 kkkkkkk maya hno maha qabile reer djibouti qabile maley balsey waxad rabtoo ayan kawada.
@@abdillahihamda9039 haa ok bro thanks
Inanta codkeeda inta ka heshay like igu qabo 😍😍👍👍
Dhashaa Hargeisa waligeed ma qarsoonto bic respect wll aan wada raaxaysanee oh my .........?
Nima wa gabadh reer Djibouti ah Hargeisa waxay tegtay dhawan
Oheey oheey Xabiiba Cabdilaahi balbalaaf waaweyni hesohoodii baa la bililaqaystay
What a beautiful voice.....you wearing a stunning dress by the way..
woow heesta waxa leh xabiibo balbalaaf waxayna ku jirtaa ruwayada (RAGOOW AARSI HAWEEN MARKINA ADKAYSTA)
Sax walaloo
gabadhan kuma fiicana heesaha muusiga culus ee waxay ku fiiicantahay kabanka heesaha lagu qaado ee haloo sheego heeso aan kaban ahayiin inay ku fiicantahay waagii hore fanan kasta meeshuu ku fiican yahaay ayaa loo sheegi jiree gabdhan ugu dhaarta
Heestan halimo balbalaf ayaa hore uga maqlay👍 nimco miguil codba ku dhacay Masha Allah hore u soco 👍
Waxa hore ugu heestay fudun Lakin way keentay codkedi 👍
Habiiba abdilahi balbalaaf aya hore u qaaday
Alla heestan waan jeclaa yaraantaydii radio jabuuti An kusoo xasuustay 😭😭😭😭
waaaaw waa heesteedi edadeed xabiibo abdillahai xabiibo balbalaaf waaw waxay ku jirtay heestani ruwayadii ragaw aar si haween u adkaysta markiina
Erayadii Abwaan Ibrahim Saleebaan(Gadhle)
Riwayadii Ragow Aarsi Haween U Adkaysta Markiina !
Xabiiba Balaf Balaf
Ma Anoo Xujaale Ah Baa Madax Cunaya Mise Tukaale Ah Bay Ahayd
Waayo Waayo
XABIIBA BALBALAAF ALAYA RAXMA
Heesta waxaa iska leh fanaanada xabiiba reer jabuuti mar hore ku qaaday
So wonderful song by this woman who has a beautiful voice ❤she should sing more songs 😊
Allaah Ya cizak❤️ Nimco Migil codka dahabiga ah Rabi ha u siyaadiyo
Nimco migal
My fav weeye runtii nabad iahaw qaliyey
Sahra axmed ayad ibadashay❤🌸
+Hinda Haji quruxey subscribta igu caawi huno
Nimco ali best voice👑
Naftaydana raali gali✌
masha Allah heestani waxa leh xabiba balbalaf viiv reer jabuti
❤❤❤❤❤edo Neima Ali Miguel je vous supportéz 🎉
Waww nimco Wad shidan tahey huno balsey qimaha laxanka iyo miraha ayaa isku dhamadey reer djabouti tayada heeesaha ayey aad uu yaqanan marka reer somaliya waxey uu qataan heeesaha djabouti waa laxanka oo dib uu cusboneysiyane.
Waa cod macaantahay laakiin heestu waa jiri jirtay
Heestan o kaban ah ayan barii hore maqlay waan radiiya markasta
Gabadhan waan jeclaaday ayaa garanaya oo ii raadiya hadii tol la yahay ha la ii raadiyo
Hore usoco sxb nimca cali migil
Heestan Habiiba abdilahi balbalaaf aya hore u qaaday..nimco migil na aad ayeey u cod macaan tahay
illahay wx ka barayaya inuu dumarka inoo xafido walee Haweenku wa wehl , miyaan aduun joogi lahaa hdaan hooyo i foolan, Nimayow Rag yaan la dhiban duulkaa haweenka ah wa iga talo, slan sare ka timid 🇸🇪 from puré ❤️🤍💚
Maasha Allah noolow nimco migil pst fanaaaaaaaan
my sxb qaali ah horey u soco
Mnsha Allah axyaaa cod Nimco inaba caadi matihid
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ msh Allah Nima bella
Mansha Allah gabadhan aad Bay ucodmacantay 🙏❤️
Mashallah cod macan! Horey u soco!
Fanaadad rer jabuuti ah ayaa lahayd heesta
Wwwww xalkeedii xasuustii xabiibi baalbalaaf
ale ale gabdho qurux badnaaa qufkiii iskaabulo ah oo rabo inoo mustaqbal sameeysoo oo jecl hyo like ha ii saro ani gabdhaan jeclhye
Runti heestan waa ka helay 😘
Waaaw inantaaan codkeeda waa itaab tay wlh
Mashallah beautiful voice from Somalilander ❤️♥️🥰🥰🥰💋💋💋
Òö ò
She is from djibouti
Top voice innantaa codkeeda ku raaxeystaaaaaa tlhi
Nimco quruxley ax heesta hare sare.
Maxaan radio jibouti ka dhagaystay
heestii xabiiba balbalaaf rafiiq weeyi heestan
hesti habiba balbalaf nimco wa cod dahabley simacan wad uu qaday hesta walalshay lakin jabuti way ku xistay
Khatra daahir inanteedi miyaa
Wow nice voice
Maansha allah rajadii dalkayga ayaad tahay
Najah Mohamed naagtan waa reer djibouti 🇩🇯 ee iska ilali gawarida 🤣
Xasusti habiba balbalaf allaha u naharisto amiiiin
Nimco migil codkeda wa codki ugu macana e maqlo
heestan qoraal keeda pls
Nimcoy iga ilali buuran "best body ad heesata" queen of voice
Habiba balbalaaf wwww eedh qiyasak
Fanaanad mustaqbal ifaya le iga wlla
Love the voice
i love this girl ma aroosi karaa
Xasuustii maydhane iyo xabiiba baldhaaf
Gabadhan Waa Reer Jubuuti Heestan Ay Qaadasana Fanaanad Reer Jubuuti yaale Habiba Balbalaf uu Maa Oggolin Qof kale in uu Qaato heesa hayagaa Raxma Rose Heesti Ay ku baxday Reer Jubuuti yaa laaha
Waa sidadas huno oo somalidu Wey kadhinteyne laxanka bal eeg Hess ka laxanka iyo ereyadi qimahooga
Walee khatra daahir arneey leedahay walaalo malaha aanaa ismoodshay
yes waa runtaa
Osman Ali
Heestaan awalan khadro dahir baa lahayd habibo balbalafna waa uga danbeysay
Mid kle bulshada afka somaliga ku hadasha waxyaaha aysan kala lahayn waxa ka mida Fanka ee Dib tarikhda ugu laabo
Maxay dee 😂😂😂 khadra daahir miyaa balbalaf kula noqotay
Wow wow that’s good ❤❤❤❤❤❤
mnsha allah gabadhu cod macanaa
Axsan cod nimco migil 👌
taana ma hargeisa ayay qabatay sidaa iskuma ogayne waa sidee nimco
Hadey intey aadi lahed
Love😘😘😘😘😘😍😍😍😍
May Allah keep you safe from all harm beautiful singer and voice
erayadii AUN ibrahim gadhle
Afkedaan ka helay ba
inta inanta codkeeda ku haysata like iisaara
Ala yaa yurub geenyo diraca iga soo qada waan ku walaxay
😂😂😂maragta wu shidanyahy diracu kal iyo laab 😁
Ninkaaga u diro dee
Fanaanad qaliya cod macaan
Nimco migil waaba iska jeclahay
In la qabo hala i so ogado tol hada nahy
deeq production lama qabo ana ku haya
@@ifrahyussuf7587 ala yacizak iso sheeg hee qof nool ba tahy hhhhh
@@ifrahyussuf7587
Xagee laga helayaa
Ana waan ku dakhranahaye
Axsan yaa fanaanad codka iyo midhahuba way marayaan
waa lasuku Arkayi meesh
Heesta khatra leh
Waw jirbad hysaa lkn hees kama hyo inta igu raacsan isaara dee like ta allow alle
waa dadkaagii Ciyaal fardaha
nimcaa dalkii fadhida Ugaas
@@abdirahmanahmadmohammed3277 yaaba heli kara aapo mcn xaqiiq adna xga majogta wale kaqayliyey kaape
Heesta waa hees hore jabuutiyan
Top vice walee waa fanaanad wayn
HeestaN way iga badan tahay inaba caadi mahan
Milgo waad shidantahay haddii lagu furo isoo wac macaanto💐❤
wax kale
👏🏾👏🏾♥️♥️👏🏾👏🏾
Waa waah
Fanaan buuxda week
Fananadaan waa ni si goniya loo wareysto wayo hesaheda oo dhan waa jacal waliba midka u daran marka waxbaa jiro runtiii
Nimco walee heestan waxa markii u horaysay lahay khadra daahir cige balse waxa mar kale jabuuti ka qaadi jirtay xabiiba balbalaaf ,dabadeed waxa iyana yurub kasoo qaaday amina afrik.Lkn ina migileeey waala macaansadaa copygee sxb ka roonaaaw yay kula sii fogaaan koopigu adigu cod alaasiyaad leedahee oo wali waa cusubtahee heeso cusub ku dadaaal walaashay!!!!
ninka dhiiga u shuba somali land sorry bro hesta waxa iska leeh habiba balbalaf iyo abdi bro
@@NimcaAliMigil hey iyo khadra war riwayad bay ki jiirtay waxana wada qaaday habiba abdillahi iyo AUN cumar cali riwayadi raagow aarsi haween u adkaysta markiina waxa ccuiyaya AUN ibrahim gadhle
Khadra Dahir malahayn waxaale Xabiba Balbalaaf
@@fadumoalisicid8244 wll,aniga dadkii horaan ahaa waanan idiin hubaa inay khadra dahir xabiiba balbalaaf ka hor kaban ku heestay heestan waana hubaal
maa qabil ayaad ku sisey miya khadra dahir reerland ... in lagu qoslin hestan abwan ki curiyee waa ibrahim qadleeh iyo laxamisti waa omar aden dugsiyeh ... cawan ana ka o'og waxan odhaan
Cod iyo daganashaheda jeclay inantan aad banay u cod macantay wanay soo saxday eerayada iskamay qadiin uune hesta inkasto copy tahay xabiba bal balaf erayadi ibrahim gadhle Allah yaa raxma abwan qaali ah buu aha xikmad badan
Nimco Mansha allaha inolowo
Limitless
horto qof walbo fanan noqdo amabo arooso dhaqsibo wuu cayila Masha alalh
Warka
Masha alah Nimco horow u soco
Fannaniinti Jabuuti kuwihore iyo kuwu dhexeba way naxasuusisay
Wixii hore oo dhan quba
Nimco illahay ayaa codsiyay sxp halkaa kasi so co
Wooo
HESATA XIKAMADA MCN BEYA LEDAHAY WANOYA WALEEEEEEEEEEEEEEY ANIKASOCOTA MAKA CAKU WA HODAN ILHAYO XAJIGEGA INBATAKENA
Weyna u egtahay
Ar ila ega zamzam sharaf waxay ruxaysaaa waaxay cadaysty in garoob thy inta il aragtay like saraa sxp
Codkii dahabiga ahaa ee mandeeq
Yarta maxaa la siiyay oo durba camanka ka soo riday waa yaabe
Top
100
xaad