Aamina Cabdilaahi Xirsi & Heestii " Go,a YAA ILLA HUWADEY, GACANTU RAAXO DARANAA....MUSIC ORIGINAL

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 30 ноя 2024

Комментарии • 19

  • @AbdilaahiMxamuudgalbeedi
    @AbdilaahiMxamuudgalbeedi 7 месяцев назад +1

    Allah ha u naxariisto waxay ahayid tiir qaaliya oo umada somaliyedka baxay

  • @IbrahimMahmoud-xb1cp
    @IbrahimMahmoud-xb1cp 5 месяцев назад +1

    Alle ha u naxariisto aaiin

  • @fdama
    @fdama Год назад +1

    AUN Aamina Cabdilaahi.

  • @ahmedcabdirisaaq2402
    @ahmedcabdirisaaq2402 3 года назад +4

    Xasan ganey wuu noolyahay hargeysa ayuuna joogaa saacadaa aan kula hadlayo anaaba maalin dhawyd arkay waaba dhalin yaro wali ilaahay cimriga ha u barakeeyo

    • @SOMALIMUSICCULTURE
      @SOMALIMUSICCULTURE  3 года назад +2

      Aamiin aamiin yaa rab illaahay cimriga iyo caafimaadka ha u siyaadiyo Abwaanka iyo Fanaanada labadaba Amina cabdillaahi hada waxa ay ku nooshahay magaalada Boorame Gobolka Awdal illaahay Cimriga ha u siyaadiyo mar labaad Aamiin aamiin yaa rab

    • @ahmedcabdirisaaq2402
      @ahmedcabdirisaaq2402 3 года назад +1

      @@SOMALIMUSICCULTURE haa boorame ayay ku nooshahay aamina c/laahi

    • @ahmedabusaad4705
      @ahmedabusaad4705 3 года назад +2

      Duqayda dhaqanka iyo sugaantu soomaliyeed waa in madxaf wayn loo sameeyo oo murtidooda lagu dhowro

    • @SOMALIMUSICCULTURE
      @SOMALIMUSICCULTURE  3 года назад

      @Ahmed Abusaad waa talo fiican in la xuso oo loo sameeyo MAdxaf weey inaga istaahilaan aad iyo aad bro

  • @nimcodaheye918
    @nimcodaheye918 3 года назад +1

    Ax Ax heestan waayo waayay isoo xasuussisay

    • @SOMALIMUSICCULTURE
      @SOMALIMUSICCULTURE  3 года назад

      Waa hees aad u macaan oo xasuus mudan waan kula qabaa arinkaa, Heestan Live ayaan u daawadey anaa ciyaala xasuustayda kama go,do sariirtii loo dhigey fanaanada markey heestan qaadeeyseey waxeey ku beegneeyd Kuleeylihii 1979kii qiyaastii wakhtigaad,
      waa hees dhameeys ah..maasha allah

  • @abdullahiomar544
    @abdullahiomar544 3 года назад

    Comentigii ugu horeeyay anaa wato ee liketa 👍igu dhooba

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue 9 месяцев назад +1

    AUN aamina c. Xirsi

  • @hasannour2042
    @hasannour2042 3 года назад

    odaygu waa nool yahy

    • @SOMALIMUSICCULTURE
      @SOMALIMUSICCULTURE  3 года назад +1

      @Hasan Nour waa run waa nool yahay Abwaanku, waan ka masaxay qoraalka ayaa khalad iga galey, Thanks walaal goor horaad ii sheegtay

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 3 года назад

      @@SOMALIMUSICCULTURE waan ku salaamay walaal heestan ma cabdi qays baa leh mise xasan ganay xaga midhaha mahadsanid

  • @mohamedabdile3411
    @mohamedabdile3411 2 года назад +2

    zamaroon dad gacala somali dhaba mataageeraan isaaq waashoo calan kuwaashay waxay aaminsanyihiin godabiirsi soomaaliwayn waana dhiigga kujira