Dhalasho yar oo aan udhigay gabadhayda Nawaal

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 18 окт 2024

Комментарии • 32

  • @faraxkhano
    @faraxkhano 4 месяца назад +1

    Dhalsho wacan haboo dhalsho wacan boqorada dhalsho wacan dheeman dhalsho wacan qurux laay jir oo joog intaas iyo in kabdan❤❤❤❤❤❤

  • @XawaAbdulaahi
    @XawaAbdulaahi 4 месяца назад +1

    Dhaladha wanaagsan 🎉❤❤😊

  • @yaasalaam6612
    @yaasalaam6612 4 месяца назад +2

    Happy birthday nawaal 🎉🎉🎉

  • @aliaothman5564
    @aliaothman5564 4 месяца назад +1

    Dhalasho wacan gabadheydi Nawaal❤ kor oo kaalin qaad habo mcn❤

  • @NaimaMohamedAli
    @NaimaMohamedAli 4 месяца назад +1

    Masha allaah habo nawaal dhalasho wacan🎉🎉🎉❤❤

  • @FouIAhmed-rj5vi
    @FouIAhmed-rj5vi 4 месяца назад +1

    Happy bday🎉🎉🎉 habo mcn❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ilhanabshir7735
    @ilhanabshir7735 4 месяца назад +1

    Dhalasho wacan habo qaali soo bar baar

  • @LeylobareLeylo
    @LeylobareLeylo 4 месяца назад +1

    🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉 waanaga qarsatay

  • @nastehaabdalla4183
    @nastehaabdalla4183 4 месяца назад +1

    happy birthday 🎂 habo mcn soo barbar insha allha 🎉🎉❤❤

  • @idilyuusuf1894
    @idilyuusuf1894 4 месяца назад +1

    Hambalyo dhalasho wacan habo nawaal❤🎉🎉

  • @ikranabdulahi2758
    @ikranabdulahi2758 4 месяца назад +1

    mash allah ❤❤❤❤❤

  • @FarxiyomaxamuudFarxiyomaxamuud
    @FarxiyomaxamuudFarxiyomaxamuud 4 месяца назад +1

    Dhalasho wacan haboo

  • @امصهيب-ج7غ
    @امصهيب-ج7غ 4 месяца назад

    Maasha Allah hambalyo hambalyo habo mcn dhalasho wacan koroo kaalin gal nawaal yarey ❤🎉 gabadhayda amiira bay isku waqti dhasheen ❤

  • @MunaMMuse
    @MunaMMuse 4 месяца назад +1

    عقبال الف شمعة ي نونو

  • @yasminmohamud5686
    @yasminmohamud5686 4 месяца назад

    Habo mcn nawal hambalyo sanado badan oo farxad leh alle hakusiyo adiga walalaha & labadada walid allaha idin xafido ameen ❤🎂🎂🎂🎂🥰🥰

  • @MunaMMuse
    @MunaMMuse 4 месяца назад +1

    سنة حلوة ي جميل سنة حلوة ي جميل❤❤❤❤

  • @ninmadownaagtiisa1332
    @ninmadownaagtiisa1332 4 месяца назад +1

    Hambalyo Hambalyo habo mcn dhalasho wacan baby nawaal❤❤❤❤kor oo kaalin gal insha Allah ❤❤❤❤

  • @HothanMahamed-uo3cq
    @HothanMahamed-uo3cq 4 месяца назад +1

    Dhalasho wacan Habo kor oo kalin gal ❤

  • @sucaadoshariif1422
    @sucaadoshariif1422 4 месяца назад

    Happy birthday beautiful girl masha allah soo barbar hawaryar mcn

  • @SamiraMohamed-e3i
    @SamiraMohamed-e3i 4 месяца назад +1

    Masha allah hbo dhalsho wacan

  • @NasraAbdulahi-wt6ff
    @NasraAbdulahi-wt6ff 4 месяца назад +1

    Sooo waynoww hbo waan kujeclnhy

  • @hoodoqarandabaraani6555
    @hoodoqarandabaraani6555 4 месяца назад +1

    Horey usoco mcnto Fatima abdullahi Nunadana Hambalyo sanado badan gaar maamo koro kalin Gal dadaalkana halkaa kasi wad insha allh One day meel fican waka gaare youtubeka

  • @sagalabdullahi5397
    @sagalabdullahi5397 4 месяца назад +1

    Dhalasho wacan hbo ❤❤

  • @umuakram-yp8vn
    @umuakram-yp8vn 4 месяца назад +1

    Happy birthday 🎂 🥳 🎉 🎈 🎁 🎊 maamii sanado badan jir oo joog ❤

  • @Hamdi432-qe3xg
    @Hamdi432-qe3xg 4 месяца назад +1

    Asc abayo caruurta inokada kamirda dad ku waxaba isuquuran

  • @qisoiyowanochannel1
    @qisoiyowanochannel1 4 месяца назад +1

    Allah haku caafiyo caruurta

  • @aminaaweys1524
    @aminaaweys1524 4 месяца назад

    Hamblyo habaryar mcn koroo kaalingal 🎉🎉❤❤❤

  • @hamsehassanyousuf951
    @hamsehassanyousuf951 4 месяца назад

    Asc wlshy
    Waxad iiga soo jawaabtaa masar ma lagu baran karaa luuqada Englishka waaa mida labaade kirada hadaan isku darsano dhalin yar kale mxa igu baxaya qolkayga ii goonida ah bishii waana keligey aadna waad u mahadsan tahay

  • @hamdiali451
    @hamdiali451 4 месяца назад

    Hambalyo hbo weynow🎉❤

  • @fowziyoahmed3975
    @fowziyoahmed3975 4 месяца назад

    Abayo ilahay haa idiin xifdiyo adiga iyo caruurtada lakiin abayo dhalashada lo dabaldagayo waa xaram hadana cake shumaca laa dulsarayo waa gal kuu dayasha waana xaram

  • @deqaali6503
    @deqaali6503 4 месяца назад +1

    Dhalsho wacan hbo sandakan sanadkisa. Cafimad allaha kugu gaarsiyo

  • @Qamarbintucamir
    @Qamarbintucamir 4 месяца назад

    Happy birthday nawaal 🎉🎉