sheekoyinka farxiyo ka sheekeyso wa sadax nuuc nuuce ka hesha ?? 1: minyaro io min weyn 2: qof nabsi laga galay o markii danba guuleysty 3 sheeko tasbiixda io istiqfaarta 4:sheeko naag ninkeedi xumeyay ee ka guuleysaty markii danbe ani wa aad u jeclhy 2&3 adina ??
farxiyo wan ku salame abayo horta ani waxaa layabe labada nin o walalaha ah. nagaha ee qaban maxee dadka u ximiyan wan yabe ani dumashigey gbr u qabo. wll an ka dhigan lahaa marar badan ayaa argay. dumar badan o dhahahayo. dumashigey nagtisa ayaa. iku xun bisinka
Subaxllah Subaxllah ilwo xaq nawafji amniin amniin amniin amniin amniin amniin amniin amniin amniin amniin yarabi 🤲
اللهم❤صل❤وسلم❤ علي❤نبينا❤ محمد❤ صلي❤ الله❤ عليه❤ وسلم❤
Farxiya cadeey from jigjga anaga saas waaye ani xfdena mrka sand joogy kadib baa la I galbiyay dhaqnkeena saas waye mnshlh cwa angana waan kasoo muqany chnlkga ugu damyn 😃😊
farxiyo salama Caleykum maasha Allah abayo 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇸🇴falastiin illah ay cadow Allah qabto aamiin aamiin yaarabi 😢😢😢😢😢❤❤❤❤❤❤❤
Amin amiin Allah cadawga ka qabto 😢
Gbgghhg❤❤❤❤❤💗💗💛
Amin abyo ilahey ❤❤❤
Magaca hoyaday aaba mnta xustay 💋❤️idiil kartidi o qofa 😊
Masha Allah mamo ❤
Maash allh habo farxiyo alle haku xafido
Habo farxiyo mudo sanad aan Ka maqnaa RUclips channel kada. May 9/5/2024 dib Ku dawanayaa kuso laabtay shekdan imaresay waqtigii igu danbeyday wan uxisay wlhi shekoyinkda ❤❤❤❤❤❤
Farxiyaa masha allaah maanta wa shidan tahay dhamaystiran❤❤❤❤
ilahow iku arsaq owlad bari ah insha aallh waqti dhawo yarbi 😭
Istiqfarta badi iyo saliga nabiga
Masha allah abayo ❤❤❤❤😊
Masha alah hooyo farxiyo gul ayan nurajrnaa❤❤❤❤❤
Asc team minweyn 😂xanjo yaa ila nacay
Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo mashallh shukrn
Farxiiyo😂. Waa funny 😂 maagalad maba soo sheegi kaaro xamar ku haysan magalo ciidkasta daagan waan ku qaanac sanahay
Farhiya tawakal waa daawadaa labadaada janal insha allah
Masha allaha
Habo farxiyo allaah haku xafido qaali dumar
Hawo farxiyo lawada channel ba waku xiranhy ❤Ilhy haku xafido Hawo ☺️❤️❤️
Qurux bdn wad mahadasanthy gabdho is qimeya sida Nila qimeyo nafta hada sharafto adne walagu sharfaa Ragan ka dhacsada cadkiina
labadaba wn kuxirinahay m.a ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Masha Allah sister farxiyo ❤❤
Asc Sallalahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo mashllah abyo shukrn
Asc waamahatsan tahay dhiirigaliso daynah ❤
Wan kujecelahaye walashay alle hakuxiftiyo
Farxiya xbbti wa ogahay 2 janal
Aniga xitaa Wan arkay channalka kale masha allak so dhawaw
2:00 😂😂😂😂😂 wa magaladee farxiyo ganaha la surto markay sheegto
Qiso ayaan raba inaan kusheego xage kala soxirira
Mcneey noloshada privet haku ahaato dadkuyaqaana ku arkaayan😢
Wanusuganay. Farxiyay
Hargeisa ayan kasalaanaya
Marshall alaah❤❤❤❤❤
Waan ogay labada janal walal mscaan farxiya
Habo farxiyo mahad sanid hooshii aduunkaa iitaal ayaan kugu qabsanaa
Habo Mcnto Waxaa Itahy Dhiiragalinteyda✅️💯❤️🗣👂👑🌹🥰🎁
Wcs ❤❤
Hbo farxiyoy labada channel wan la soconaaa❤imaba dhaafto wllhi
Masha alaah❤❤❤
Jh codkeda heesta❤😂
Asc farxiyoos wan ku salaamay la aa yaa abaar Alaha ku xafido ❤❤❤
Channel hpeeenki qofka lasocon sheekaba misaga dhgysty aaadbn ujeclhy shkeeynka hpeeenki soo sii daysid musasal cml ugu xisaabtma allow Noooka daa hpo qli
Dhaanto waaye
todobo celis manaqaano reer xamarkeena
Asc faarxiiyo laabadaa baa wan laa soda sheekaada
KAN HABENKII BA SAID UDAWADA KANA GALAPTII DAAWADA👸🏼✊🏾✊🏾
Dadka Farxiya ganaha surabaya noo daaya gabadha qiso meel walba bay ka dhacdaaye. Gabadha dumaashigu qabo gardaro badanaa maxay ka rabtaa Idil
Naaa farxiyooy barzad maxaa ladhaha. From reer gopoL ha iqaban yaah😂
❤❤❤❤
Wcs abayo farxiyo wanku bahanahay.xage kalasoxariira.macanto wa iga cudsi
❤❤❤❤
Wcs abayo wan lasocda lawadad RUclips ❤❤
Wcs abayo farhiya❤ m.a edil 😮 waxaan kayaney 2 nin o wll ah nagahoda wax iskagaley yaab 😊
Manta Ana uhoreyo wn idin salamay
Same reer hargeysa kula ahay
Cakuye naag doqon ah gabr laso guursadey oo nin guriga keen saday maxaa daba dhigey aar daan laa an badana maa teda ku mashqusho😂😂
M.a frxyo😊
Wcs
sheekoyinka farxiyo ka sheekeyso wa sadax nuuc nuuce ka hesha ??
1: minyaro io min weyn
2: qof nabsi laga galay o markii danba guuleysty
3 sheeko tasbiixda io istiqfaarta
4:sheeko naag ninkeedi xumeyay ee ka guuleysaty markii danbe
ani wa aad u jeclhy 2&3 adina ??
Ani shekada hdaan sixir ku jirin wa xiseya aduunka sixir u necbhy mida kle wxa u jeclhy 1&3
Ani minyaro io minweyn igu baxdaa qosalka ka dhamanayo😂😂😭
shekoyinka dhan musalsal camal yan usugaa chanelda kle dhan wn ka go,ay farxiyo allh nokadayo❤
Astaqfàrta saliga nabiga adkaarta dhan ayan jeclahay ❤iyo hee hahahaha maseerka
Sheekada wxad ilawday miiga😂❤
See laguu soo jafaaa maa usheegtid geesiyadiii Habargidir inaa ka dhalatay yaakula hadli karo waan burineenaa noso sheeg ina ader garabkaaga nahay
Farxiya hg miya🙄
Barzad mxa Weyeh horta Zheeko kazta Waku Jirtaaye😂
Waxan cml wey baxda ani marka farax dhulka laku jiidayo 😂
Wsc
Farxiyo ani xitaa qisa xanuun badan yaa igu dhacay ilaa iyo hada mushkiladii weey iheestaa
Xbbti nalawadaag markay dhamato oo xal loo Helo inshallah khayr
Asc wll farxiyo wankusalamaay wll waxan ba in aan iskadayo dawada maxan saman kara wll waxan karaba talo wll waxan rajaynaya in aad talo isiin doontid
abayo malab saafi ah iyo liin dhaaan marso wuu ku caawin doonaa.
1:32 m.a
Haploow wxd izhegtan parzadu wa mxy zheekoyinka farxiya in padan pn ku maqlaye?🤔
Abayo wajigaaga maxàa ugu aadinee
Gobal dhan gab ka dheh dadka sidaa uwngsnthy uma wangsneee muhiimada wa inaa qisada dhagaysano
Asc
Canjelo ano dubaya dhageysanaya asxabey
1 3 Baan ku hystaa
Waahariif🤔🤔🤔🤔
Asc
BarsaD maxa la dhaha farxiyooy sheeko adan oran malaHa
Mesha fadhiga ladhigo iyo oo tv ga lagu xiro
Qolal iyo fadhii sow mahan mesha kurasata ladhigo tifiga miska qdada quracda
Qolka jifka marku qol kale isku dhax yalan oo qol jifka la dhigo qolna fadhiga la dhigo kasa barsad la dhaha
Labo qoloo iska dabagal ah😂
Labada chanelba isku mar kusoo biirey❤
UF Way qararsan Tahy qumayadu xaka Galay gabdhahn WAxay Isku qabanayan
farxiyo wan ku salame abayo horta ani waxaa layabe labada nin o walalaha ah. nagaha ee qaban maxee dadka u ximiyan wan yabe ani dumashigey gbr u qabo. wll an ka dhigan lahaa marar badan ayaa argay. dumar badan o dhahahayo. dumashigey nagtisa ayaa. iku xun bisinka
Waa midaa la yaabay mararka qaar kuwa liis la qabo ayaka ka daran
😂😂😂😂😢😢❤❤❤❤😊😊😅😅😅
M.a❤❤
Masha Allah mamo❤❤
M.a frxyo😊
Wsc
❤❤