June 16, 2024 Ciid Mubaarak beautiful lamu ayaan saaka ku ciidnay

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 17 окт 2024

Комментарии • 74

  • @lusijama6542
    @lusijama6542 4 месяца назад

    Ciid mubaarik MashaAllah Alla ha kuu bareekeeyo. Very beautiful house.

  • @Muslimah_u
    @Muslimah_u 4 месяца назад

    As Salam alykum wa Ramadullah wa barakat. My sister thank you for showing us the beauty of lamu

  • @Xoriyo_xarago23
    @Xoriyo_xarago23 4 месяца назад +5

    Mama Somali ciid mubarig aad baan kuu tagera tarikhda reer SSC baal dahaaba kaa gashay beerka kaa ogsoni from SSC Khatuumo state of somalia nolow indr ❤❤❤❤

    • @mamasoomaali
      @mamasoomaali  4 месяца назад +4

      Eedo laa shukran calal waajib

    • @AbdimalikAdan-c7w
      @AbdimalikAdan-c7w 4 месяца назад

      ​@@mamasoomaalihabar yar aad baan kuu tageeraa baryahan muu qaaladaada ma arkin miyaad mashquushay from afamadow jubaland kaasoo salaamaya ❤❤❤❤❤

  • @saciidawarsame2829
    @saciidawarsame2829 4 месяца назад

    Masha Allah abaayo waan kuu hanbalyaynaa guusha aad gaartay Allaahu ma baari gurigu waa qurux badan yahay kalarkuna waa beautiful

  • @saidaosman6524
    @saidaosman6524 4 месяца назад

    Ascw
    Walaal wa meeqa qiimah dulku?
    Xagee kala soo xiriirna?

  • @aminacadey5390
    @aminacadey5390 4 месяца назад

    Ciid Mubarak to your family members and all Muslims all over the world we love u mama greeting from Garissa

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 4 месяца назад

    Mashaa Allah habo
    Ciidul cafiya❤️🎊🎊

  • @HawaSuge
    @HawaSuge 4 месяца назад +2

    Mama Cid Mubarak wa reer jabuuti masha allah

  • @hayathassan3287
    @hayathassan3287 4 месяца назад

    mama soomali guulayso markaan dalxiis soo aadno wankuso boqandoonaa

  • @KhadroMahamoud
    @KhadroMahamoud 3 месяца назад

    Ilaahow kugu Barakeey maamo

  • @samirasahra1747
    @samirasahra1747 4 месяца назад +1

    AMIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIN

  • @munaibrahim2054
    @munaibrahim2054 3 месяца назад

    MaashaAllah habo baqara kushido guriga subax kaasto

  • @saciidawarsame2829
    @saciidawarsame2829 4 месяца назад

    Inshallah waan kuu soo martin doonaa waana kugu soo biiridoonaa
    Xabibti barwaaqada iyo horumarkaba guul iyo gobonimo

  • @HERSIGROUP
    @HERSIGROUP 4 месяца назад

    Manshallah habo congratulations on your success and hard work. The house is mansion manshallah. Soon we will join you inshallah. You should start a real estate company walahi. Eid Mubarak.

  • @monafarah4324
    @monafarah4324 4 месяца назад

    MAASHA ALAAH ILAAHAY HA KU XAFIDO AAMIIN YAARABI DHAMAAN TEEN ❤❤❤❤❤❤

  • @umuxubiixayaati1665
    @umuxubiixayaati1665 4 месяца назад

    Maanshaa Allah tabaaraka raxmaan Allaha kuu barakeeyo Habo macaan anakana mar baan marti kuusoo noqondoonaa inshaa Allah

  • @mandeqomar7713
    @mandeqomar7713 4 месяца назад

    MashaAllah ♥️ Eid mubarak walal qaali ❤

  • @hindiya11m
    @hindiya11m 4 месяца назад

    Wcs wr wb Mashaallah barakaAllah

  • @munahussein9687
    @munahussein9687 4 месяца назад +1

    asc abayo ciid wanagsan 🎉🎉🎉🎉🎉 lakin wa cedlo mesha away suqe iyo dugsige, bal no so duub hadey jerto mesha wa rabe lamu weligeyba wa jeclay

  • @mrreality1886
    @mrreality1886 4 месяца назад

    ما شاء الله تبارك الله الله اكبر و الحمدلله ولا اله الا الله

  • @malakaaay
    @malakaaay 4 месяца назад

    maasha Allah holy land Kenya peace and justice for all African citizens ❤❤

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 4 месяца назад

    ASC Masha Allah Eedo SSC Khatumo 5 Darood and Somaliya and all Muslim May your heart and home be filled with happiness. May your prayers be answered, and may your faith be strengthened. Wishing you and your family a blessed Eid ul Fitr filled with countless blessings and memorable moments. Eid Mubarak!🙏🏼🙏🏼

  • @maryannnnn942
    @maryannnnn942 4 месяца назад

    ❤❤❤❤maashaa Allah mama Somali waa guru qurux badan guulaad Garry 🎉🎉❤❤ ciid mubaarak

  • @Chuunde
    @Chuunde 4 месяца назад

    Hbo qof passpor leh miyaa iibsan kara mise qof walbo

  • @SamiyaCumar-u6v
    @SamiyaCumar-u6v 4 месяца назад

    Habo macn quruxbadanee allah ku xafido ciid wanagsan dhaman holahaaga allah ku saqiro❤❤❤❤❤

  • @rahmasayid1594
    @rahmasayid1594 4 месяца назад

    maashaAllah tabaaraka Allaha abaayo gurigii qurux shaqo fiican baad qabatay Alxmdullah Allaha kuu barakeeyo 🥰🥰🥰

  • @KhayrtoXaji
    @KhayrtoXaji 4 месяца назад

    Maashaa Allaah Alla hakuu. Barakeeyo

  • @MohamedNoormohamed-lc4rg
    @MohamedNoormohamed-lc4rg 4 месяца назад

    😊😊😊 waa duur cidla ah wxbo majiraan

  • @aliabdi8347
    @aliabdi8347 4 месяца назад

    Miyiga Lamu ayay ku nooshahay, maxay baadiyaha ku jeclaatay?

  • @saynebsaleh9254
    @saynebsaleh9254 4 месяца назад

    Maansha alaa eedo al tacab bada raaxa fii nimco aduunyo ale ha idinka dhigo akhirana fii jano aamiin aamiin aamiin

  • @fareehafarah
    @fareehafarah 4 месяца назад

    Allah kubarakeyaa

  • @imankhashim9837
    @imankhashim9837 4 месяца назад

    عيد مبارك وكل سنة وانتم بخير ما شاءالله وربنا يبارك لكم ويزيدكم من فضله ❤

  • @rahmasayid1594
    @rahmasayid1594 4 месяца назад

    ciid mubarak walalo ciidan ciideeda nabad iyo caafimaad Allaha inagu gaarasiiyo❤

  • @leylafarah1222
    @leylafarah1222 4 месяца назад

    Asc mom Eid Mubarak makawe mum boosku wa intee

  • @erumroble5081
    @erumroble5081 4 месяца назад +1

    Mashaa Allaah qurux ❤

  • @fadumojama3985
    @fadumojama3985 4 месяца назад

    Beautiful house mansha

  • @annaahmed2564
    @annaahmed2564 4 месяца назад

    Duurkaa cidlada ah free hadii la igu siiyo management good luck momo soomali duurkii kenya ilaah hakuga siiyo amaan kuukaaydan good luck momo thanks for sharing hilip iyo caano meel kasta weey yaalaan

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 4 месяца назад

      Ma Waxaad mooday Soomaaliya la isku cunaayo
      oo dad iska daaye Xayawaanki Ka cararay oo Kenya galay oo xaqiiqd ah

  • @suuban001
    @suuban001 4 месяца назад

    Maansha allaah abaayo alaha kuu barakeeyo gurigaaga

  • @jowharomohamed500
    @jowharomohamed500 4 месяца назад

    mashaa Allah waa xagee mama meshan ma kenya

  • @shugriyamahamud8199
    @shugriyamahamud8199 4 месяца назад

    Maasha Allaah Alaah hakubarigo

  • @IstahilYusuf-gl5yc
    @IstahilYusuf-gl5yc 4 месяца назад +1

    Ciid Mubarak abaayo

  • @hamda2342
    @hamda2342 4 месяца назад

    Duqdii
    Maxaa.
    Maray
    Sowtan
    Balanbashay

  • @fareehafarah
    @fareehafarah 4 месяца назад

    Mashaa Allah Tabaraka Allah

  • @HamdiAliHassan-u1x
    @HamdiAliHassan-u1x 4 месяца назад

    Eid Mubarak ❤❤

  • @KhadijaNur-f6x
    @KhadijaNur-f6x 4 месяца назад

    Maansha allahu guleyso abaayo

  • @MohamedNoormohamed-lc4rg
    @MohamedNoormohamed-lc4rg 4 месяца назад

    Wxan ma masajid baa mise waa 😊😊

  • @saidaosman6524
    @saidaosman6524 4 месяца назад

    Boosku wa imisa miter?

  • @AbdullahiHajiali
    @AbdullahiHajiali 4 месяца назад

    Wcs aad ayan salamayaa

  • @ima6291
    @ima6291 4 месяца назад

    Naa banaanka ISKA shamiidee

  • @aminasheikh2481
    @aminasheikh2481 4 месяца назад

    Mashaa alaah alaha idiin calfo

  • @ladanmuhumed1367
    @ladanmuhumed1367 4 месяца назад

    Ciid Wanaagsan 😊😊😊😊😊😊😊😊

  • @MohamedNoormohamed-lc4rg
    @MohamedNoormohamed-lc4rg 4 месяца назад

    Laamu waa meel sixir iyo tuugo badan umada beenta kadhaaf

  • @DeeqocabdulahiibrahimDeeqocabd
    @DeeqocabdulahiibrahimDeeqocabd 4 месяца назад

    Ciid wanaagsan

  • @DeeqocabdulahiibrahimDeeqocabd
    @DeeqocabdulahiibrahimDeeqocabd 4 месяца назад

    Maamo Waan kuu xiisnay

  • @malakaaay
    @malakaaay 4 месяца назад

    eedo ku mahadsan tahay inaad u sheegeyso muwaadiniinta reer NFD iney ku soo laabtaan dhulkooda. ooy dhistaan❤

  • @KhadijaNur-f6x
    @KhadijaNur-f6x 4 месяца назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @amun6894
    @amun6894 4 месяца назад +1

    Guriga soo dub walaalo

  • @aminahussein-hassan522
    @aminahussein-hassan522 4 месяца назад +1

    Adoomaha madmadow waa tay lahaayeen soomaalida dhul kii at la wareegayaan ee iska celiya😂😂😂 Uma soo socdo alaa

  • @Xoriyo_xarago23
    @Xoriyo_xarago23 4 месяца назад +1

    Indr xage kal so xidhidha ❤❤❤❤

  • @AminaKhalifYousef
    @AminaKhalifYousef 4 месяца назад

    🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤

  • @Nuurahassan7
    @Nuurahassan7 4 месяца назад

    Dugsi iskuuul ma ledahay mesha habo

  • @AhmedNur-pz2qn
    @AhmedNur-pz2qn 4 месяца назад

    Klkkkkk

  • @AbdullahiHajiali
    @AbdullahiHajiali 4 месяца назад

    Maka cagee ku talaa

  • @hayaathabiib9608
    @hayaathabiib9608 4 месяца назад

    Qurbo to qurbo Dalkeena aan maal gashano

  • @dontsub1039
    @dontsub1039 4 месяца назад

    Mashaa allaah illaahay haku barakeeyo uqti Eid mubaarak

    • @dontsub1039
      @dontsub1039 4 месяца назад

      Halka boos meeqaad ku iibsatay aan diris kula noqdee

    • @dontsub1039
      @dontsub1039 4 месяца назад

      Waase imsa hada