Kadib bandhigii XM N-Yahu oo go’aan cusub qaatay & XM oo u aargudeysa Deyf |

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 фев 2025
  • #MARACADDE #SHOW WhatsApp +252614990999

Комментарии • 156

  • @Fouziaabdi-bq1rz
    @Fouziaabdi-bq1rz 5 дней назад +1

    Aqliiga alle hakusiyadiiyo maracadde dulkeena weyhuruda beraxa aya kuyaar

  • @fartuunmohamed1062
    @fartuunmohamed1062 6 дней назад +22

    Allah ha ka dhigo kii ay ku dhamaan lahaayeen yuhuud iyo xulufadooda munaafaqiinta aamiin marwalba xaqa ayaa guuleysanaayo falastiin wey guuleyysanee ee Allah ha u dhameestiro guusha u bilaabatey walaalaha falastiin aamiin

  • @DaheromarDaheromar-sy2tu
    @DaheromarDaheromar-sy2tu 6 дней назад +4

    اللهم نصر إخواننا في غزة

  • @AmalAbdirahman-cm9yi
    @AmalAbdirahman-cm9yi 6 дней назад +6

    Masha Allah Mohammed Isa dalka iyo dadka wey u bahanyihiin qof adigookale u fikrat wanaasan ❤❤❤❤ Ilaahay hakuxifdiyo ❤❤❤❤❤

  • @MohamedDeeq-oq7rc
    @MohamedDeeq-oq7rc 5 дней назад

    Allahu akbar ilaheyow inta dulman oo Muslim ah ugar gaar rer gasa & rer muqdisho ugar gaar Aamiin yaa Allah salalaahu calayhim wasalaaam Allahu akbar

  • @Ahmadmacalin16
    @Ahmadmacalin16 6 дней назад

    Sxb maracade guul iyo gobanimo sxb sare balse hogaamiyaha siiriya inaad dhahdo ayaad ku helmaantay hogaamiyaha masar halmaan hadal kumajiro hory usoco

  • @jiijodaqere8881
    @jiijodaqere8881 6 дней назад +1

    Beralaydi soomali waa qaxooti xamar ku yihiin berihii wa laga soo caraway qof dalkiisa qaxooti ku ah waan yabay xamar markaan arkay

  • @Muhammadabooké
    @Muhammadabooké 6 дней назад +1

    Wllkei Muhammad saiid mara Adde
    Always go forward ⏩❤❤

  • @FaaisoAhmedmaxamed
    @FaaisoAhmedmaxamed 6 дней назад

    Guul Gaza iyo dhamaan muslimiinta guuuuuuuuuuuul

  • @Somalestine
    @Somalestine 6 дней назад +3

    Yuhuud Iyo Tram Waxa Ka Guulesandona Cadkas Yariiska Ee Adunka OO Dhan Ka Yabsaday Ee Marinka Gaza 🇵🇸🔻Allahu Akbar Guul Muslimiinta 💪🎉❤️💖🕊🇵🇸🗝

  • @LEOABDALLAWllboss
    @LEOABDALLAWllboss 6 дней назад +4

    Gaalada waa beenalayal kufaarta dagaalka in uu sii wadayo kufaarka donfarka ee natenyahu way I muqata balse shacabka Gaza guusha maalmahan arakayne mid ka wayn Eebe ku deeqi 🎉🎉🎉❤❤❤ dhamadka

  • @ApdirahmanhassanMohamedkulmiYe
    @ApdirahmanhassanMohamedkulmiYe 6 дней назад +5

    Asc maracadde zxp waxan jogaa hirshabele waxana aqanaa
    waxa uu kutacbaa Barris ka iyo diir iyo galley gurigiisa wax kale lagama cuno oo Ana ahayn
    Waxa uu katacbado beertiisa
    Dad Keena maheystaan madax dheeri galiso
    Nin kaas daris Ayaa nahay Wana aqanaa Marka somaali hadaa nahay madax wax tar leh maheysano eee alle Ayaa noo maqan🇸🇴😞🤲

  • @mogadisho24tv50
    @mogadisho24tv50 6 дней назад +3

    Guul reer Falastiin❤❤❤

  • @MustafaOmar-hx2ph
    @MustafaOmar-hx2ph 6 дней назад +1

    Dhulbeeredka ugu fiican somaliya waa konfurta fog laakiin cadaw AYAA heysta

  • @AmalAbdirahman-cm9yi
    @AmalAbdirahman-cm9yi 6 дней назад +2

    Adigaa mudan Mohamed Isa ❤❤❤❤❤

  • @Abdifitahabdullahi8654
    @Abdifitahabdullahi8654 6 дней назад +1

    Netanyahu waxa uu rabaa in uu Madaxweynaha maraykanka in uu beer la xawsado inleen waa labo shaydhaane.

  • @maxamedjaamac9464
    @maxamedjaamac9464 6 дней назад +2

    Asc madx. Suuriya ma masar buu safrkii ugu horeeysy ku tegayaa.

  • @Carabcade-s4w
    @Carabcade-s4w 6 дней назад

    Wan ku,salaamay marka hore waxa iiga waanagsan shirka daasi in aytimaado soomaaliya kiiniya ma,aqaano

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 6 дней назад

    Salallaahu caleyhi wasalam ♥️ ❤️ Salallaahu caleyhi wasalam ♥️ ❤️ Salallaahu caleyhi wasalam ♥️ ❤️

  • @AliMohajim
    @AliMohajim 6 дней назад +1

    Somalida burburkeda ganacsatada qayb weyn bay ku le yihiin waxaad arkaysaa tobanan kuntenar oo markab laga Soo dejinayo oo lagu le yahay waa ukun ukuntii somalidana suuqyaday I ska yaaliin oo cidna gadan mayso Haye xaasidnimada ganacsatada Soo maaha tan iyadoo magaaladaadii aad ka heli karto aa mid chinaha laga keenay baa dolar laga siinayaa

  • @aminakhadar581
    @aminakhadar581 6 дней назад +1

    Yaarabi umadeena ugargaar muslimiinta dhamaantooda

  • @ayaanlecabdiraxman3568
    @ayaanlecabdiraxman3568 6 дней назад +1

    Maraykanku waa dulmiilaha kelliya tusaale xasuuqa gaza asagaa waday oo baabiyay baaqigii ayuu ku hadlay in dalkooda uu kararo sidoo kalle pakistan ooyna shuqul isku lahayn ayuu weerar u qorshaynayaa maraykanku waa kelidii taliye dunida guudkeeda ee allah ha kaqabto isllaamka ha jabo maraykanku 0😊😊😊😊

  • @maxamedcabdikariin3610
    @maxamedcabdikariin3610 6 дней назад

    Guusha waay dhowdahay insha Allah way jabayaan yahuuda iyo reer galbeedka ❤❤❤❤

  • @hajialiabdulahi40
    @hajialiabdulahi40 6 дней назад +2

    Waa fikir wanaagsan
    Lakin waxaa laga rabaa
    Dowlada in laga helo
    Dhiirin galin iyo canshuur
    Dhaaf warshadaha yar yar
    Iyo qalabka beeraha Guuleyso walal 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👑👑👑👑👑

  • @ZakariyeEnowAbdullahi
    @ZakariyeEnowAbdullahi 6 дней назад

    Tussle mahee ee wawaxa sax ah

  • @ShiineHaaruun-b9y
    @ShiineHaaruun-b9y 6 дней назад

    Masar mahaa maxamed esee suriyaa

  • @ShaafiadaanmuuseShaafiadaanmuu
    @ShaafiadaanmuuseShaafiadaanmuu 6 дней назад

    Maracade shaw macise asc nishala wayuargudi

  • @samsamadaan-f5f
    @samsamadaan-f5f 6 дней назад +1

    waa hugaanka siira saxib waad hlmaantay

  • @IqroXasan-wm3ld
    @IqroXasan-wm3ld 6 дней назад +1

    Somalia marabto iney horey usocoto ey wax rabtaa iney gadal usocoto wa dalka kaliya ey gadal usocodkaa ahy

  • @azizaabdulle792
    @azizaabdulle792 6 дней назад +1

    Haa walaahi soomaliya waxaad arkeysaa grips ama canab ayaa wadan kale laga keena, wadankeena waxaa Brazilian looga keenaa dooro 10 sano ka hor dhacday ayaa lakeenaa wadankeena,😢😢😢😢

  • @moxubomamamia373
    @moxubomamamia373 6 дней назад

    Maasha allaah sidaad wax ula rabtid wadankeena ee madaxdu ma leeyihiin fikirkaaga oo kale

  • @jiijodaqere8881
    @jiijodaqere8881 6 дней назад

    Ilahay masoo cesho gaalkaas diyarada ilahay ha ku gubo

  • @Axmedfarxaan1
    @Axmedfarxaan1 6 дней назад +1

    In warshado la sameeyo waxa caqabad wayn ku ah korontada iyo biyaha labadaa haddii la xaliyo na gacasatadu way ku dhiiran lahayd lkn hada halka ugu dhow ee warshad laga samayn karo waa kenya, kenya na labadaa waa ka sahal.

  • @abdirahmansuleiman99
    @abdirahmansuleiman99 6 дней назад

    Hogaanka ugu sareyo Dalka Suriya waa Ustaad❤

  • @AbdirahmanJaamac-n2d
    @AbdirahmanJaamac-n2d 6 дней назад

    Waa sax thanks dhnka warshdaha halojesto

  • @abdiazizmohed6981
    @abdiazizmohed6981 6 дней назад

    Maracadoow waxaanu mareynaa heer waxyaabaha aanu Qaniga ku nahay xagga beerashada sida:- Muuska Qaraha, Cambaha, Karootada iwm, in Ganacsato diir madow lagu sheego Soomaali ay ka keenaan Dalalka Masar, Suudaan, iyo Turkiga, waana Masuibadii ebid ugu xumeyd ee lagu fekero oo Dalkeena ku dhacdo iyagoo Ganacsato Soomaali iyo Ajnabiba ah ay Mas'uul ka yihiin Dowlad kaa celinaysana aysan joogin
    Mahadsanid Abdiaziz Cirroolle

  • @AbdiRahman-zx9wd
    @AbdiRahman-zx9wd 6 дней назад +1

    Dal wanaagsan buu alle nasiiyay oo dadkiisa doqomo yihiin

  • @ibrahimmaalim1364
    @ibrahimmaalim1364 6 дней назад

    I'm a good follower of maracade Show always but today you talked something very important. The issue of agriculture.aniga waxan ahay Nin Somali ah Lakin an weligi Somalia tegin aadna uguxeeldheer beeraha jecelna inan Tago Som and do farming but main issue that is obstacle is about security please.thanks

  • @KayseHuriye
    @KayseHuriye 6 дней назад

    Ku.scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw.❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @DjSnakesk
    @DjSnakesk 6 дней назад

    bro Waa Ku salaamay muuqaladii sirdonka noo soo same legend

  • @abdirahmanhasan3538
    @abdirahmanhasan3538 6 дней назад +1

    Beerihii waxaa dadka udiiday shayaadiinta argagixisada

  • @MaxamedkafimohamedAbdi
    @MaxamedkafimohamedAbdi 6 дней назад +3

    Comments ugu horeeyo like iisaar😂

  • @hanadali
    @hanadali 12 часов назад

    Hooogaanka masar maha EE waa hooganka Syria wuu dhaca qaladka 🎉

  • @xuseensaalax-yn6xk
    @xuseensaalax-yn6xk 6 дней назад

    Mara cade Waa mahadsanatahay maada aan ka Hadashay ganacsiga dal Moos iyo liin aa dibada aa lonaga kena anago dhulkena meel waliba lagu bero ka baxayo illaaahey dalkena hanno nabadeyo

  • @FeysalCiise-d3k
    @FeysalCiise-d3k 6 дней назад +1

    ❤❤asc ina ciisoow kuhamiga guryaha keenya waxa igafican tuloyinkena wayo waadalkeyga

  • @MaryanCali-q2z
    @MaryanCali-q2z 6 дней назад

    Waad mahadsanthy wll maracade

  • @AhmedMohamed-mc6ix
    @AhmedMohamed-mc6ix 6 дней назад +1

    Hogaamiyaha cusub ee masar maaha sxb!!!

  • @YasinAbdullah-y4d
    @YasinAbdullah-y4d 6 дней назад

    Masaru mha wasuriiya

  • @Footballedits-17y
    @Footballedits-17y 6 дней назад +1

    Dowlada aan wadananimo wax ka ogayn ayey gacanta u gashay maxaad beero la tabcadaa oo dhaqaale la kobciyaa

  • @heersare6628
    @heersare6628 6 дней назад

    Wan kusalaamay akhi

  • @CabdullahiismailAbdi
    @CabdullahiismailAbdi 6 дней назад

    Mashalaa kul midnimo islamka

  • @DeeqoCabdisamad-mc3sp
    @DeeqoCabdisamad-mc3sp 6 дней назад

    Waa sax maad marnaaj kasamaysid hada dhulkeena xitaa beerihii baa joogsaday dhulkeen

  • @AmalAbdirahman-cm9yi
    @AmalAbdirahman-cm9yi 6 дней назад +1

    SCW ❤ SCW ❤SAW SCW 😢

  • @Salaamun999
    @Salaamun999 6 дней назад +1

    Hogaanka masar ma ahan ee siiriya waayo

  • @AadanAbdullahikeer
    @AadanAbdullahikeer 6 дней назад +1

    Tramp waa inuu xiraa Netanyahu oo u gacangeliyaa maxkamaada cadaalada

  • @xasanmuxudiin719
    @xasanmuxudiin719 6 дней назад

    Waa ku saxantahay tusalaha aad buxisay

  • @kingkhalidxidigaaddisapapa8985
    @kingkhalidxidigaaddisapapa8985 6 дней назад

    Allahu akpar allahu akpar allahu akpar allahu akpar allahu akpar allahu akpar allahu akpar allahu akpar allahu akpar allahu akpar

  • @ahmedhussein5841
    @ahmedhussein5841 6 дней назад

    Waa dalka siria

  • @susuusamaanbadan4860
    @susuusamaanbadan4860 6 дней назад

    Ku sali wll xabiibkena muxamed صلى الله عليه وسلم

  • @ahmebhassen9725
    @ahmebhassen9725 6 дней назад +1

    Hogan usareya suria

  • @RijaalCaydaruus
    @RijaalCaydaruus 6 дней назад

    Maanshalaah ❤❤❤❤❤❤❤

  • @AbdulahAbdurahman-yh2vm
    @AbdulahAbdurahman-yh2vm 6 дней назад

    Waa suuriya

  • @abdirahmanshuriye1872
    @abdirahmanshuriye1872 6 дней назад

    Falastiin guul insha allah ❤

  • @Ahmed.musse1984
    @Ahmed.musse1984 6 дней назад

    MADAXWAYNAHA MASAR MAAHA EE WAA KII SURIYA WALAAL

  • @Iimaancalibarre
    @Iimaancalibarre 6 дней назад

    Saaxiib kenya ha inoo xayaysiin dhulkeenna inaan dhisano ayaa kafiican raali kama ihi dhisisa kenya

  • @salahmuhumed442
    @salahmuhumed442 6 дней назад

    Kulanka Trum iyo Natanyahu :
    Natanyahu wuxuu rabaa inuu ogaado muwqifkiisa Trum Gaza

  • @mohamedahmed8975
    @mohamedahmed8975 5 дней назад

    Asc wala kay maracade
    Dalka wa lago subeya istakinka
    Ee sedas ogow warshada desans
    Mar hore aya laso beyey

  • @SaciidcabdullahiRooble
    @SaciidcabdullahiRooble 6 дней назад

    Adenka iyo kenya ayaan isku kii nacay

  • @rnoor9763
    @rnoor9763 6 дней назад

    Dowladeena iyo ganacsatada Somaaliyeed mexey cadawgeena ugu daneeyaan, maalgashi wadankeena ayaa ubaahan

  • @IsmacilJirde
    @IsmacilJirde 6 дней назад +2

    Waxaan wll beerano ayaa Ka badan Ka dibada Allah haina asturo Isha allaah

  • @AbdiMoumin-n8b
    @AbdiMoumin-n8b 6 дней назад

    Wafikir.wanagsan

  • @RobleBarre-xz6kt
    @RobleBarre-xz6kt 6 дней назад

    Huganka ugu sareeya dalka siriya kawadaaa

  • @YaasinAxmed-i9g
    @YaasinAxmed-i9g 6 дней назад

    Hadhihin iskacaabin
    Sxb dheh mujaahidiin

  • @MohamedZiad-os9pr
    @MohamedZiad-os9pr 6 дней назад

    Asc mad cise wan kusalamay sxb fikirka warshadaha wan kaso horjeda aniga ahan warshaduhu wa wixi burburka no horseday ila alankan mahadsanid

  • @cumaryuusufibraahin18
    @cumaryuusufibraahin18 6 дней назад

    ❤❤❤

  • @xamzokhaliif7703
    @xamzokhaliif7703 6 дней назад

    Wllo dadkeena wey hurdaan

  • @ahmebhassen9725
    @ahmebhassen9725 6 дней назад

    Yahudu way jabtay mareykanku u gubtay

  • @nuuxmaxamed4724
    @nuuxmaxamed4724 6 дней назад

    Guryaha aad xayeeysiiso
    Muqdisho mise hargeysa
    Lagama helo miyaa

  • @YahyeAbdulahi-j5s
    @YahyeAbdulahi-j5s 6 дней назад

    Tuugtu waxbay maalagayaan iyakaana Alle umaalagii

  • @omaralinour3377
    @omaralinour3377 6 дней назад

    Asc marcade
    Aad iyo aad baad u,asiibtay
    Soomaalia waxay ubaantay
    WARSHADO SISHAQALAANTU UYA UYARAATO

  • @mohameddahir2743
    @mohameddahir2743 6 дней назад

    Wd ku mhdsnthy sxp M.Ciise sida wacan eed noogu soo gudbiso wararka waxtarka leh, eebe hala jiro walaalaheena mujaahidiinta Falastiiniyiinta

  • @sulekhanur1539
    @sulekhanur1539 6 дней назад

    Cajiib

  • @khaalidilkacaze2727
    @khaalidilkacaze2727 5 дней назад

    Isidodi bayi ku darasanay illahayi baa uhiilinay markasab

  • @rnoor9763
    @rnoor9763 6 дней назад

    Maracadow fadlan keenya iyo itoopia waa cadawgeeyna in aan wadamadooda guri ka gadano wexey ku tahay umada Somaaliyeed damiirxumo

  • @AadanMohamed-q3l
    @AadanMohamed-q3l 6 дней назад

    Asc aniga tageryasha barnamishka maracde waxan ogahay in an heysano dhulbered lagabalabo afgoye ila afmado wa dhulbered oo ubahan in labero

  • @hawomohamoud3349
    @hawomohamoud3349 6 дней назад

    Siriya dheh

  • @MustafeQalbidhaye
    @MustafeQalbidhaye 6 дней назад +1

    Hoganka suriya dhee masar ayaad tidhii lkn halman hadal kuma jiroo lkn sax meshaa

  • @RijaalCaydaruus
    @RijaalCaydaruus 6 дней назад

    Waaruntood❤❤❤sxb

  • @Eng-hillaacyare
    @Eng-hillaacyare 6 дней назад

    Nin shahiid ah inaad la khaarijiyey ku tilmaanto waa qalad, erey bixinta qaldan iska ilaali, markii u shahiiday dheh

  • @AliMohajim
    @AliMohajim 6 дней назад

    Wcs

  • @CabdiMaxamed-t4t
    @CabdiMaxamed-t4t 6 дней назад

    Asc maxamed ciise zxb dalkeena waxuu hodan ku yahay qodaxda hadanah findhicilkaa looso dhoofiyaa

  • @sharmaakecllaahimuuse1377
    @sharmaakecllaahimuuse1377 6 дней назад

    Imka maxamed ciise hargesia findhicilka ama iskeenka iyo kajabta walagu samaya

  • @IdleNoor-tw4hx
    @IdleNoor-tw4hx 6 дней назад

    Wadmahadsantahay,sxb sare lkn hadad ber samesid yaryarka Aya kalabar kaqadhanayo hadad gorgortan latimadidna naftadha ayad weynesa amni majiro

  • @Yasserowww
    @Yasserowww 6 дней назад +1

    Frist❤

  • @DiiriyeIsmacil
    @DiiriyeIsmacil 6 дней назад

    maracade warkii duhurkii iyo kan hadaba caawa
    waxad tidhi hogaamiyihii ugu sareeyay dalka masar
    ayaa masar gaadhaya
    maana khalad fahmay

  • @xasanmaxamed3425
    @xasanmaxamed3425 5 дней назад

    Saxib madaxdaan inay wax qabtaan ma rabaan iney na dhafaana ma rabaan ipahey hana dhafiyo iyaga iyo kuwa iskumoka yihinba

  • @AmiinIsmail-r8b
    @AmiinIsmail-r8b 6 дней назад

    Aqwaa talo wanagsn bro.

  • @alidaud4899
    @alidaud4899 6 дней назад

    @maracade show
    Ganacsada wàaye dhibka.
    Beeraleyda haddaanan wax soosarkooda laga iibsanin,
    Siduu sanadka danbe wax ku beeraa, ileen fasalkii hore ayuu ku qasaary

  • @AsafaGirme
    @AsafaGirme 6 дней назад

    Nabad iyo kalsooni Ayaa ka horaysa
    Beerista

  • @TuwaakeOfficial
    @TuwaakeOfficial 6 дней назад

    Cabo iyo muus waxaa laga keenaa ethiopia iyo masar