Durdur yahaw Rogmanayaa

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 11 дек 2024

Комментарии • 166

  • @abdinaasirr7993
    @abdinaasirr7993 Месяц назад +5

    2024 hda soboqotay heezta midhaha macan music100% legend bad thay

  • @axmedxaliimburale1840
    @axmedxaliimburale1840 3 года назад +35

    Hadaa Iga Danbeeyso Like Iisaar 3/30/5/2021 Jawi Daganbaan Ku Dhageeysanaysa

  • @ubeidali1310
    @ubeidali1310 3 года назад +3

    Maxamed Cali Kaariye, mucjisadii fanka soomaalida.
    Miraha, muusigga iyo codkaba waxa aad mooddaa in la isu warshadeeyey.

  • @AbwaanAarka1
    @AbwaanAarka1 9 месяцев назад +9

    2024 hadii aad dawaneyso lagend tahay ismuuji🎉❤

  • @axmednuurmaxamed8905
    @axmednuurmaxamed8905 5 лет назад +11

    alaah yarxama raaximiin m ali kaariye waxa uu ahaa jacaylkii qof iska dhigay

  • @abdiyare8516
    @abdiyare8516 6 лет назад +9

    Waa heeskii abwaan Maxamed cali kaariye AUN KU karbaashay abwaanada qaar xasuus

    • @saamiyayuusuf9108
      @saamiyayuusuf9108 5 лет назад +2

      Wiilka reer raaso muxuu u karbaashey naga dabagee

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 6 лет назад +16

    Durduryohow Rogmanayaa
    Daa inkii Raxmaankaa
    Qurux Kuugu Deeqoo
    Waxay Tahay Daruuraha
    Roobkii Ka Da'ayoo
    Alle dunida Uumiyo
    Kugu Dhaarshay Diintee
    Dacwo Geysigaygiyo
    Waxaan Kaa Duraansado
    Adoon Diiday Igu Odhan
    Dadku siduu u idil yahay
    Inantaan ka doortaan waayo
    Kala dayownee Deg deg
    Deg deg iiga sii Qaad
    Fariintaan u dirayoo
    Dareensii inaan weli
    Raacdo Day dayayo iyada
    Waa mid ka mid ah heesahayga khaaska ah❤️

    • @mohamedabdimeggag7331
      @mohamedabdimeggag7331 5 лет назад +1

      Ya salam..marna dula marna degaya o Hakka erega daqa iyo dafin Karin duleedada

    • @fatxidhicisaar6524
      @fatxidhicisaar6524 4 года назад

      ghsjd

    • @halis000
      @halis000 7 месяцев назад +2

      Doc ogeysigaygiyo
      Waxaan Kaa Duraansado
      Adoon Diiday Igu Odhan

  • @abdikadirmuhumed6399
    @abdikadirmuhumed6399 7 лет назад +6

    Alla yaaraxma maxamad cali kaariye xasan aadan samatar ilahayow kudaa

  • @seidharun89
    @seidharun89 Год назад +2

    ❤ dur dur yahaow rogmanayaa Daakhatiyo adigaa faafan soo dul marayoo adaa duuda sare iyo
    Buuraha dakeyee
    Adaa dooxaa harawiyo
    ❤ Goday dacalka saaroo

  • @boqorkarerheesoow2893
    @boqorkarerheesoow2893 5 лет назад +5

    I watch and I am 23 years old heesihii murtida lahaa samankaa lawaay

  • @cabdikabadhe4448
    @cabdikabadhe4448 11 месяцев назад

    2019 kii bn safar ku dhagystay burco to hargysa anoo ah lkn safrkaasi wuxuu ikeenay jarmalka aduunyo🙌😒

  • @AbdiasisSaleban-f4p
    @AbdiasisSaleban-f4p 3 месяца назад

    yeye yaa xasan aadan samatar aabaha fanka soomaaliyeed❤❤

  • @sarahussein5872
    @sarahussein5872 8 лет назад +3

    wow heestan intan radinayey thank God I found it

  • @abiibyare5149
    @abiibyare5149 3 года назад +2

    Abwaan kaariye AUN muxuu dhaxal uga tagay umada somaliyeed

  • @maxamedtaajir3230
    @maxamedtaajir3230 9 лет назад +4

    alayaa cizaaak saxb waxba ka dhacay Thanks alot muddo badan ayaa radiyeeey

    • @LBchannel
      @LBchannel  9 лет назад +1

      +maxamed Taajir Adigaa mudan sxb. Raaxayso.

    • @cadderashiid
      @cadderashiid 2 года назад +1

      Tnx sxb codsiga ad dalbate ayan ku heley heestan

  • @jirda-gooyechannel7028
    @jirda-gooyechannel7028 10 месяцев назад +2

    Waa heeestii abwaan mohamed cali kaariye (AUN) ku karbaashaayay abwaanada qaarkood xasuuus hore waayh 5/2/2024😢😢

  • @DeeqoDaahir-hh9kd
    @DeeqoDaahir-hh9kd 5 месяцев назад

    Maxamed cali kaariye ..; Al fanaan xasan Baashi xsn aadan samatar wlee codkiisa waa raaco

  • @cabdiwalibeeroof2483
    @cabdiwalibeeroof2483 4 дня назад

    Heesaha dhaadheer oo shimbir,daad,iwm la dirsanayo abwaan cilmi leh baa sameeyay oo nin wayn ah dhaqanka baaddiyahana aad ugu xeel dheer Kaariye waa reer magaal 2 iyo 3 ka badan masoo dhex galin karo erayada.

  • @CabdisamadBaashe
    @CabdisamadBaashe 15 дней назад

    Ax yaa fanaan wlhy c,diini ilaa 2009 ilaa caawa oo tahay 28.11 .2024 baan dhagaysanayaa

  • @muusemaxamed4043
    @muusemaxamed4043 2 месяца назад

    Alle haw naxariisto aamiin aaamiin aamiin

  • @BilaKhadar
    @BilaKhadar 10 месяцев назад +1

    ❤❤❤🎉

  • @ikraancrasaaqahmed322
    @ikraancrasaaqahmed322 7 лет назад +2

    Wooooow axyaaa adaa. Samtaar muwaadin

  • @Ehel_Caashaq1
    @Ehel_Caashaq1 2 года назад +1

    Erayadii Dhaqtarkii Jacaylka Maxamed Cali Kaariye AUN

  • @arbajahanchronicles698
    @arbajahanchronicles698 6 лет назад +4

    Walal heesta lyrics laan waa fadhlaan lyrics uyeel thanks

  • @mohamudhasan2266
    @mohamudhasan2266 Год назад

    AAN IDINKA DABAGEEYO HEESTAN ERAYADEEDA WAXAA LAHAA ILAAHAY HA UNAXARIISTO ABWAAN MAXAMED CIISE CABDI CIISE GANEY OO AHAA MAAREEYIHII TIYAATARKA QARANKA

  • @yaasmiinyuusuf7110
    @yaasmiinyuusuf7110 6 лет назад +7

    Samatar 😍

    • @ahmedhillaac8017
      @ahmedhillaac8017 4 года назад +1

      Meel kasto ma iigaga horreysaa war Asc 😂

  • @muuseshire7487
    @muuseshire7487 9 лет назад +5

    wah wah waxba ka dhacay dur dur yahow rogmanaya ax'ya samatar fanan can baxay sln kaga timid dhashi abwan hassan ganey

    • @sayidka6911
      @sayidka6911 3 года назад

      Maxay tahay Aflagaadadu?

  • @nabadraadshe
    @nabadraadshe 9 лет назад +6

    Heestan erayadeeda waxaa sameeyey AUN Maxamed Cali Kaariye, qofkii wax ka qaba waa dood furan. Mahadsanid Suldaan Qawdhan.

    • @LBchannel
      @LBchannel  9 лет назад +1

      +nabadraadshe Adigaa mudan suldaan nabadradshe.

    • @abdirisakmohamedhassan4989
      @abdirisakmohamedhassan4989 4 года назад

      Abwaan yam yam baa iska leh walal

    • @ahmedhillaac8017
      @ahmedhillaac8017 4 года назад

      @@abdirisakmohamedhassan4989 😂😂😂 war isku xishoo Aun Abwaan yam yam Guulleed majoogaa uunbuu samatar u dhiibaye

    • @abdirisakmohamedhassan4989
      @abdirisakmohamedhassan4989 4 года назад +1

      @@ahmedhillaac8017 maxaa ka hadashay maba ku fahmine??

    • @ahmedhillaac8017
      @ahmedhillaac8017 4 года назад +1

      @@abdirisakmohamedhassan4989 wllo Yam yam 1 hees ayuu samatar u dhiibay taasina waa heesta *Guuleed majoogaa* la dhahao
      Ee heestan wxaa sameeyay Aun *Maxamed cali kaariye*

  • @MOsman92
    @MOsman92 6 лет назад

    Sxbkey Ahmed Taajir mahasanid heesta durdur yahaw ee aad noo dalabtay ana waan u baahnaa

  • @soomaaliweyn7600
    @soomaaliweyn7600 7 лет назад +3

    fadlan iyadoo qoraal ah qofkii igu caawin kara waa codsi

  • @honeybadger4812
    @honeybadger4812 8 лет назад +6

    erayadii abwaan maxamed cali kaariye waa marku abwanada Karbashayey waaw

    • @amirhaji1567
      @amirhaji1567 6 лет назад

      axmed mohamud
      Mxu ahaa karbaashka bro soo sharaxba ogaas
      Ado mhdsan

    • @axmedsahal7268
      @axmedsahal7268 5 лет назад +1

      maxamed ciise cabdi AUN aya lahaa hestaan iyo kuwa badan oo saxan baashi qaado .sida .heestii 1973.
      heestii siraad.
      iwm.

    • @sayidka6911
      @sayidka6911 3 года назад

      @@axmedsahal7268maxamed ciise, heesta siraad iyo heesta maalmaha ayuu leeyahay
      laakiin heestaan waa caan waxaana leh maxamed cali kaariye.

  • @cabdixakiinismaaciil8994
    @cabdixakiinismaaciil8994 4 года назад +4

    Who is whochind 2020

  • @asadaden
    @asadaden 9 лет назад +1

    mahadsanid sxb , lakiin heesta noo dhamaystir page kii ugu macaana ayaa ka maqan

    • @LBchannel
      @LBchannel  9 лет назад +1

      +Asad Abdi Sxb adigaa mudan. Sxb qaybta ka maqan ma hayo.

    • @asadaden
      @asadaden 9 лет назад +2

      Page ka dhiman waxaa ka mid ah
      Wax aan gu iyo dayr socod
      Midba daaq ku faadhayn
      Rag waxaa u aqoon daran
      Ninka diin ku aamino
      Dhanbaal la isu dirayee

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue 4 года назад +1

    Xassan aadan samatar 💖💖 💖💖 💖

  • @Naasirjaama-o9p
    @Naasirjaama-o9p 7 месяцев назад

    Ahn Dr kii jacaylku Maxamed Cali erayada isaga ayaa iska lahaa

  • @cabdiwalibeeroof2483
    @cabdiwalibeeroof2483 4 дня назад

    Heestaan ina Cali Kaariye ma lahan abwaankii lahaa sheega dad afsoomaali yaqaan baa joogee meeshee qof reer baaddiye ah baa sameeyay oo dhaqanka wax ka yaqaan oo nin wayn ah Kaariye heesihiisu waa magaalee.
    Yaan la isku ciyaarin.
    Xasan Aadan samatar baan hayaa codka.

  • @fartunabdi7894
    @fartunabdi7894 8 лет назад +2

    saxiib waxaan codsanayaa heestii alahuma sali oo kaban ah brother

    • @LBchannel
      @LBchannel  8 лет назад

      +Fartun Abdi Waxaan filayaa inaad ka hadlayso heesta 13aad ee Xulka Heesaha Soonka ruclips.net/video/K3VuUltobqs/видео.html Sow sidaa maaha?

  • @RaagaAli
    @RaagaAli 3 месяца назад

    Halkaan Away.Laki xaji Laki wa ceeys 8:48

  • @Burdiid
    @Burdiid 4 месяца назад

    Mataqaaan dabashee❤

  • @xasanaxmed8688
    @xasanaxmed8688 4 месяца назад

    Waan ku salaamay xasanow ina aadan samatar

  • @garyaqaanalaawayn4780
    @garyaqaanalaawayn4780 5 лет назад

    Allah ha'unaxariisto Midhihii Cabdiwali Sheekh Biixi.

  • @GulledAbdi-oq6qq
    @GulledAbdi-oq6qq Год назад

    Steel Fanaaan wan ku dhageeesanaaa Cawo io marqaaaaan Qoraygeeega ii wehela

  • @fuaadamaan2621
    @fuaadamaan2621 3 года назад +1

    Erayadii cabdi sh biixi AHN

    • @sayidka6911
      @sayidka6911 3 года назад +1

      Hhhh maxamed cali kaariye nin la qarin karo maahan.

  • @haawodagan5472
    @haawodagan5472 3 года назад +1

    Alleylahe👌👌👌🙏🙏🙏👏👏❤

    • @JamahirtaAbdirahman
      @JamahirtaAbdirahman 27 дней назад

      Gabdh walab oo jaceyl waaxa imaad comments inader waa ku salaamay

  • @ikraancrasaaqahmed322
    @ikraancrasaaqahmed322 7 лет назад +5

    Meel ayaaa IGA xanuntah xasan adaan samatar codkisaa waaa vanan

  • @RaagaAli
    @RaagaAli 3 месяца назад

    Halkaan Away.Laki xaji Laki wa ceeys

  • @abdirihmanbashiir5063
    @abdirihmanbashiir5063 8 лет назад +1

    woow hees baa ka dhacday bro ma haysaaa hetiii

  • @aminfarah6667
    @aminfarah6667 4 года назад +1

    Heestan xasuus gaara baay igu leedahay aniga iyo asxptii isla soo koranay ayaa cajaalad ku wadda dhagaysan jiran Waxaa la door biday. #DurDur ln la dirsado. Ax yaa Jacayl

  • @amirhaji1567
    @amirhaji1567 3 года назад +1

    Durduryahaw rogmanaya
    Nin waliba waxuu diray
    Ayunbuu Dan moode
    Dabka adaa baqtiyoo
    Dundumooyin rido oo
    Dadkana aan ka beydhine
    Doon taan jeclaayo
    Hadagaalin hana didinin soo kaxee dabeeto

  • @yaskadhalintihore2462
    @yaskadhalintihore2462 4 года назад +1

    AHU Abwn mxmd cali kariye

    • @abdiali4983
      @abdiali4983 4 года назад

      Cabdi Sh Biixi (ahu) ayaa heesta leh.

  • @khadarmustafa3601
    @khadarmustafa3601 6 лет назад +1

    *xasan adan samatar*
    *~big Boss~*

  • @abdikhalif1719
    @abdikhalif1719 8 лет назад

    LB channel heesaha qiima leh idinka laydinku yimaada waa mahadsantihiin inaad murtida luuqadena xiftideen

    • @LBchannel
      @LBchannel  8 лет назад

      Abdi Khalif adigaa mudan sxb.

  • @abdiqadirsuleiman4133
    @abdiqadirsuleiman4133 3 года назад +1

    Heestan erayadeeda Abwaan Ismaaciil Farxaan baan u haystaye, Abwaan Cabdi Shiikh Biixi iyo Kaariye ayaan commentska ku arkay. Bal halkaas iigu noqda!

    • @abiibyare5149
      @abiibyare5149 3 года назад +1

      Haa walal waa kaariye waxaan ku arkay waraysi samatar laga qaaday

  • @SalimSalim-su4pi
    @SalimSalim-su4pi 8 лет назад +1

    Axyaa wlee waa AsaL xassan Aadan heesihii Ta uAsaL San Ithink

  • @cabdishakuur4136
    @cabdishakuur4136 8 лет назад +3

    Mahadsanid maxaan inbadan raadiyay heestan

    • @babamustaqiim965
      @babamustaqiim965 7 лет назад

      Cabdishakur Af-magaaxshe
      abwan ad ban kusalamaya

  • @MaxamedCabdiaxmed-jm1rb
    @MaxamedCabdiaxmed-jm1rb 5 месяцев назад +1

    Waxanku dhagaysayaa magalada sayla ee hargeisa u jirta 40 kiilo mitir. Dhaca oogo

  • @cabdiqaadiribraahim6473
    @cabdiqaadiribraahim6473 4 года назад

    Sxb heesta qayb dhan ayaa go,an waana inta aan heestaba ujeclahay iyadoo dhamays Tiran
    Raadi please

    • @LBchannel
      @LBchannel  4 года назад +1

      ruclips.net/video/h3eybDO16oU/видео.html

    • @cabdiqaadiribraahim6473
      @cabdiqaadiribraahim6473 4 года назад

      @@LBchannel waaw waad Ku mahadsantay ana subscribe ayaan kugu abaal mariyay sxb

    • @LBchannel
      @LBchannel  4 года назад

      @@cabdiqaadiribraahim6473 Adigaa mudan sxb.

  • @rafaelfernandes1853
    @rafaelfernandes1853 3 года назад +8

    Where is this Music from?

  • @cabdiwalibeeroof2483
    @cabdiwalibeeroof2483 4 дня назад

    Top.

  • @ikraancrasaaqahmed322
    @ikraancrasaaqahmed322 7 лет назад +2

    igaah dheeh

  • @CabdiShukri-nb1he
    @CabdiShukri-nb1he 2 месяца назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @alimaxamed3660
    @alimaxamed3660 6 месяцев назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Arwamu
    @Arwamu 4 месяца назад

    Waaw

  • @abdirahmanfarah1629
    @abdirahmanfarah1629 4 года назад

    Asc waa maxay labada kal madood

  • @abdi-salamaskar837
    @abdi-salamaskar837 8 лет назад +3

    sxb LBchannel raali iga noqo waayo wax aad kusheegtay inaad kalmado heesta kamid ah aad kasaartay oo aad tidhi qalad ayaan u arkay fadlan manoo sheegi kartaa kalmadahaas? ama makaa heli karnaa heestan oo dhamays tiran?

    • @LBchannel
      @LBchannel  8 лет назад +2

      abdi-salam sxb ma hayo heesta oo dhamaystiran. Kelmada aan ka saaray ayaa ah (Kugu dhaarshay diintee) sababtoo ah waxaan u arkaa inay dambi tahay oo anigu waxaan aaminsanahay in illaahay oo qudha lagu dhaaran karo. Qofkii wax kale ku dhaartana uu dambi galay. Sidaa daraadeed ayaan iskaga ilaaliyay in aan aniguna dambi ku dhaco oo aan ummada fasahaadiyo, dabeetana khaladkii ayaan ka saaray.

    • @abdi-salamaskar837
      @abdi-salamaskar837 8 лет назад +2

      Sxb LBchannel aad ayaan kuugu mahad naqayaa hawsha aad hayso iyo macluumaadkaa aad soo ururisay haka caajisin marna halkaa kaga hay
      THANK YOU BROTHER

    • @LBchannel
      @LBchannel  8 лет назад +1

      abdi-salam you are welcome bro. Hawsha marna ka caajisi maayo oo halkaasaan inooga sii wadayaa haduu illaahay yidhaahdo.

    • @jibrilguled3927
      @jibrilguled3927 7 лет назад

      LBchannel

    • @adamabdi3032
      @adamabdi3032 7 лет назад

      abdi-salam askar

  • @omarnaasir
    @omarnaasir 6 лет назад +1

    Hees wcan iga dheh

  • @cabdiqadirkayse6595
    @cabdiqadirkayse6595 3 года назад

    erayadii m cali kariye

  • @khaire6661
    @khaire6661 Год назад

    Samatar caadi ma ahan

  • @mohamedabdukadirhassan2237
    @mohamedabdukadirhassan2237 4 года назад

    Fiican fiican

  • @nabadraadshe
    @nabadraadshe 9 лет назад +3

    Suldaan.waa maxay labada eray ee aad ka saartay!!???

    • @LBchannel
      @LBchannel  9 лет назад +2

      +nabadraadshe Suldaan waxaan ka saaray kelmed odhanaysa DIINTAAN KUGU DHAARSHEE. Kelmedaas oo aan u arkay in ay tahay DAMBI. Sababtoo ah waxaan aaminsanahay in illahay oo qudha lagu dhaaran karo. Diinta ama waalidka ama nabi Maxamed (Nabadgalyo iyo naxariisi korkiisa ha ahaatee) toona laguma dhaaran karo. Kolkaa si aanan dadka u fasahaadin ayaan uuga saaray.

    • @nabadraadshe
      @nabadraadshe 9 лет назад +1

      +LBchannel si fiican baad yeeshay Suldaan, waa sida aad sheegtay.

    • @fardushurre1668
      @fardushurre1668 4 месяца назад

      ​@@LBchannelrabbi haku karaameeyo walal ilaahay baa xumaan ka fog waad asiibtay 🙏🏿

  • @ibraahimdhiblaawe2926
    @ibraahimdhiblaawe2926 8 лет назад +2

    hees iga dheh

  • @abdi-salamaskar837
    @abdi-salamaskar837 8 лет назад +3

    sxb aad ayaan uga xumahay heestani madhana mana dhadhawa waxaana kamaqan ilaa
    3 bayd oo kale markaa waxaan idinka codsanayaa hadaydaan iyada oo dhamaystiran aydaan hayn dadka ha waalin fadlan waliba waxaan lahadlayaa LBchannel oo aan ujeedo waliba inuu aad u dadaalayo and thank's

    • @LBchannel
      @LBchannel  8 лет назад +2

      abdi-salam sxb horta heestan shacabka uumaanan soo bandhigin ee qofkii codsaday ayaan usoo bandhigay horana uugu sheegay in aanay heestu dhamays tirnayn oo aan waliba ka saaray kalmado aan u arkay inay khaldan yihiin. Qofkaan usoo bandhigayna wuu ku faraxsanyahay. Sabab aan dadka uuga waalo messhaba a taalo sxb.

    • @jujulejujule6045
      @jujulejujule6045 7 лет назад

      sxb

  • @halimamohamed2987
    @halimamohamed2987 7 лет назад +3

    Ma waxa laga saaray heesta
    Waxaan gu' iyo deyr socod nirgo daaq ku gaadheyn rag waxaw.........

    • @kaydqawrax7806
      @kaydqawrax7806 6 лет назад

      WaAa been waxaa lahaa erayada xasan sheekh mumin gorod MA Kariya yaqana dooxa harawo

    • @hassanabdiawqalinle880
      @hassanabdiawqalinle880 5 лет назад

      Kayd Qawrax walahi waan iswaydinayay harawa meel igu qaliya

    • @maxamuudcawil3422
      @maxamuudcawil3422 5 лет назад +1

      @@kaydqawrax7806 subxana Allah kaariye maad leedahay ma yaqaaan

    • @abiibyare5149
      @abiibyare5149 3 года назад +1

      @@kaydqawrax7806 oo kaariye dooxa harawo ilaa godey iyo qalaafe waaba dhulkii uu geela ku raaci jiraye ma nacas baad tahay kaariye yaad moodaysaa inuu ahaa ?

  • @abdikadirmuhumed6399
    @abdikadirmuhumed6399 7 лет назад

    Somalia iyo murtidii hore weey israaceen

  • @abshirpepe4130
    @abshirpepe4130 7 лет назад

    war heesta ma dhama yaqey xasan adan fanaan qaran

  • @barkhadcas8763
    @barkhadcas8763 7 лет назад +2

    Wxaa kaaga filan mahayo.
    Iyadoo dhan

  • @marshaal1234
    @marshaal1234 7 лет назад +1

    maxamed mooge heesta carcar so gali sxb

    • @LBchannel
      @LBchannel  7 лет назад

      abdi aziiz Sxb codsigii heesuhu imika ma furna. Codso marka dib loo furo. -->> ruclips.net/video/FLY9VZ5uQFw/видео.html

  • @GulledAbdi-oq6qq
    @GulledAbdi-oq6qq Год назад

    ✌️✌️✌️✌️

  • @naasircabdi4028
    @naasircabdi4028 4 года назад

    Hees xusuus mudan

  • @wakandam9476
    @wakandam9476 4 года назад +1

    Waxa tahay daruuraha ruubki ku da.ayay

  • @cabdigayo2208
    @cabdigayo2208 3 года назад

    Cabdigayo

  • @engineerahmed9356
    @engineerahmed9356 7 лет назад +2

    Fadlan heestan oo dhamaystiran baan kaa codsanayaa

    • @LBchannel
      @LBchannel  7 лет назад

      Engineer sxb intaasuun baan hayaa.

    • @duudciid1616
      @duudciid1616 7 лет назад

      LBchannel sxp waxaan kaa codsanaya hees aana aqoon labada qof ee qaada oo tiraahda geel howd u kacay adigoon hangool iyo gudin u hayn hir ma daajiside hadaad helayso mahadsanid sxp

    • @LBchannel
      @LBchannel  7 лет назад

      duud ciid sxb ma garanayo heestaa.

    • @duudciid1616
      @duudciid1616 7 лет назад

      LBchannel ok sxp

    • @mohamedosmanadan3606
      @mohamedosmanadan3606 7 лет назад

      SXB WAXAAN KAA COD SANAYA HEESTAN INANATAAN U CASADAAY U CADAABAY NAFTEYDA CISHQIGEEDA I HAAYO CAADAL WAA ALLAHEYGE NINKALEEY LA CARAAWDAY WAXA QAADO AXMED ROOBLE DAYAX

  • @MohamedMahadMuhumed
    @MohamedMahadMuhumed 8 лет назад +1

    Sxb LBchannel aad ayaan kaaga mahad celinayaa dhitaynta suugaanta soomaaliyeed balse waxaan codsanayaa hadaad hayso Heesta ay wada qaadaan Mohamed dheere iyo tiriig xaashi ee uu ka mid yahay beydka odhanaya (Inagoo rafiiqoo ruux iyo naf-qaybsi leh adigaa isku kay rogay raganimo se maahee)

    • @LBchannel
      @LBchannel  8 лет назад +1

      Maxamed Mahad sxb waligay maan maqal Maxamed dheere iyo Tiriig xaaji toona. Ma garanayo iyaga iyo heesahoodaba, laakiin waxaa jirta hees ay labadoodu ku wada luuqaynayaan oo la yidhaahdo doontii jacaylka. Halkan guji ---->>>> ruclips.net/video/pB1EtaizcJI/видео.html

  • @yonisfarxaan8717
    @yonisfarxaan8717 5 лет назад

    Axyaa ina abti waad ideeqday

  • @RaagaAli
    @RaagaAli 3 месяца назад

    H❤

  • @barkhadcas8763
    @barkhadcas8763 7 лет назад +1

    Waar heesta iyadoo
    Dhamaydtiran soo gali
    Ama iska daa ha ceeben heesahaa
    Soomalida

    • @LBchannel
      @LBchannel  7 лет назад +4

      Amiin Botan Adigu intaad dhaw dhawda iska dayso soo gali hadaad hayso. Hadaanad hayn dee nagala tag dhaw dhawdaadan bilaa micnahaa.

  • @RahmaGalool-oq4io
    @RahmaGalool-oq4io Месяц назад

    ❤2024

  • @maxamudaadanmuxumed2440
    @maxamudaadanmuxumed2440 7 лет назад

    sxb waxan idinka codsanayaa idinka oo raali ah heesta oo dhamaystiran mahad sanidiin wll

  • @ikraancrasaaqahmed322
    @ikraancrasaaqahmed322 7 лет назад +1

    Nzp kamilah

  • @yuusufcandurbo6495
    @yuusufcandurbo6495 7 лет назад +2

    Oooof oooof

  • @BilaKhadar
    @BilaKhadar 7 месяцев назад

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🏫🎁☔💪

  • @RaagaAli
    @RaagaAli 3 месяца назад

    Hada waliba wasax

  • @RaagaAli
    @RaagaAli 3 месяца назад

    H