@orahwng-l8v kkk doqonimadii miyaa micanahan ku ogaa laga bededlay aniga iyo adi qofki qoralkena aqriya ayaa shegaya qofki doqona 18 sano ciidamo shisheeye nabad kuu raadinaya sow mahan. Wllhi sidad u hadashay wan kula hadli kara lkn alx la iguma so barbaarin. Isku her in an kuso jwbo xita uma qalintid. 1000$ lacag ah ayey qatan weliba deen nagu ah 1$ wadanka kuma celiyaan, amar dowladena kuma shaqeyn, in dadkena layan cudurana nooo kenan nabadana naga ilaaliyaan ayey u jogan. Welishanana wxay qaataan wan aragna bal surayso 500$ hdi lasilaha kuwayna marka hdi xiryahooda ad ka shaqayzid ado kale ma jeclid in ay baxaan
Shababkaba itoobiya ayaa xagga logistics ka kaalmeeya si soomaaliya awood ciidan iyo mid midnimo u gaarin sidaa darteed si taa loo xaqiijiyo waa in itoobiya laga reebaa ciidamada dalka joogidoona ,
Burundi soo mahan kuwiina khawaarijta ka iibsanaayay SAANADA CIIDANKA
KUFAAR IYO KHAWAARIJBA ALLAH NAGA DUL QAADO INSHA ALLAH
In Burundi ciidamo noso dirto ayaba marki horeba nasiib darro ahyd
Learn to appreciate maybe Allah we will more blessings to somali
Doqn ba tahy hadi ad awod la heyn a cadwga isk dhicin karin hadi laga dhacyna wa mur me qashin ba tahy
@orahwng-l8v kkk doqonimadii miyaa micanahan ku ogaa laga bededlay aniga iyo adi qofki qoralkena aqriya ayaa shegaya qofki doqona 18 sano ciidamo shisheeye nabad kuu raadinaya sow mahan. Wllhi sidad u hadashay wan kula hadli kara lkn alx la iguma so barbaarin. Isku her in an kuso jwbo xita uma qalintid. 1000$ lacag ah ayey qatan weliba deen nagu ah 1$ wadanka kuma celiyaan, amar dowladena kuma shaqeyn, in dadkena layan cudurana nooo kenan nabadana naga ilaaliyaan ayey u jogan. Welishanana wxay qaataan wan aragna bal surayso 500$ hdi lasilaha kuwayna marka hdi xiryahooda ad ka shaqayzid ado kale ma jeclid in ay baxaan
Wadanka ragii u dhashay a away askarta Somalia hala qalaweeyo ciidan Sha sheeyowax nooma qabanaayan
Ciidamada shisheeye uma imanayan somalia nabad dhaliyayal ee waa dhaqale Doon market leyihiin (2000) waxay helayan dhaqale kabadan (1000)askeri
Kuwan waxay sugan oo kaliyaha in la soo wararo
Bal eeg ciidamadu u imaan maayaan inay somalia nabad ka dhaliyaan laakiin waa nushahar iyo lacag doon
Gul somaliya baxa balayo
Shababkaba itoobiya ayaa xagga logistics ka kaalmeeya si soomaaliya awood ciidan iyo mid midnimo u gaarin sidaa darteed si taa loo xaqiijiyo waa in itoobiya laga reebaa ciidamada dalka joogidoona ,
In lagu bahdilo ayaa lacag lagugu qaadana dadkana umaleesan ineey rabaan Somalia ineey ka baxdo dagaal iyago ku qawaan faa'ido dagaalka