Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo la Gudoonsiiyay Bilad Sharaf Cajiib ah Iyo Dareenkiisa oo ka Xanaaqay.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 окт 2024
  • Qarri Jiqood is a 24 hours News Channel that brings you the latest All Somalis News and Videos covering, Islaam Videos, Muhaadarah, News in Business, Politics, Entertainment, technology, and Much More.
    Don't forget to Subscribe, Share And Like Qarri Jiqood
    FG: Lagu Xigtaa lagu Xasuustaa ka horeeysa💕One💕Love💕.
    QarriJiqood

Комментарии • 105

  • @fadumomohamedabdi4959
    @fadumomohamedabdi4959 9 месяцев назад +12

    Allow noo barake oo cimrigooda dheere culamada intii aan ugu jecla oo Shiikh umal u horeeyo weeye❤❤❤❤

  • @CabulahiXarir
    @CabulahiXarir Месяц назад

    Sheikh umal waa caalimka soomalida oo dhan Allah haku xafido sheikh umal ❤❤❤ wllhi aad ayaan ujeclahay❤❤❤

  • @OsmaanHassan
    @OsmaanHassan 9 месяцев назад +9

    شيخ محمد أمل حفظه الله ورعاه اللهم حفظ من كل شر والبلاء والحسد وعين الناس والشياطين آمين يارب العالمين

  • @hodandaahir5232
    @hodandaahir5232 9 месяцев назад +10

    Allaha xafido sheikh umul cimriga allaha ubarakeeyo caafimaad taama allaha siiyo

  • @maryanl804
    @maryanl804 9 месяцев назад +2

    Masha allah illaahow noo xifdi culumada dhamantood sheekh umal iska dulqaado waa ku dareemaynaa Saadan u jecleyn bandhig yada alle Haku caafiyo shiikh umal

  • @halaneali6643
    @halaneali6643 9 месяцев назад +2

    Sheqa dar alaahay ayaan u jeclahay dan bigiisan allaha dhaafo cafimaad iyo comri cabaada badan allah ayaan ugu baryayaa

  • @xamdihurre5030
    @xamdihurre5030 9 месяцев назад +4

    Masha allah sheekha cimrigiisa iyo cilmigiisa iyo caqligiisaba allaha noobarakeeyo

  • @hamserooble5822
    @hamserooble5822 9 месяцев назад +2

    Ale caafimad iyo cimri dherar Ayaan idiin waydiiyay dhamantiinpa
    Sheekh maxamed cabdi umal Ale Ha xiftiyo labada daaroodba ❤🤲

  • @nimoahmett9299
    @nimoahmett9299 7 месяцев назад

    Sh muxamed macalin cabdi umal
    Waa sanad kasta dacigiisa
    Waa nicmo iyo gallad alle inagu arzaqay
    Alxamdulillah rabbiyow noo dhawr dhmn culimadeena❤

  • @shuaibqable3645
    @shuaibqable3645 9 месяцев назад +1

    Allah swt ha barakeeyo shiikha , runtiii aad baan u jeclahay ❤❤

  • @mahadguray4241
    @mahadguray4241 9 месяцев назад +1

    Mansha allaah hanbalyo sheekh umal waxaanu kaa soo hanbalyaynaynaa new hargaysa
    Waxaanan inoogu ducaynayaa xaqa alle haynagu sugo dhamaanteen sheekh

  • @xayaakallaah1968
    @xayaakallaah1968 9 месяцев назад +1

    ❤️❤️❤️❤️❤️maashaa Allaah Alle hanoo xif diyo. sax sheikha Aamiin. Allaahuma Aamiin

  • @ShukriHajji-h5x
    @ShukriHajji-h5x 9 месяцев назад

    Maaa shaaa Allah tabarakaAllh sheikh Allah hanobarakeeyo❤❤❤

  • @IfraaxMaxamed-kc8ev
    @IfraaxMaxamed-kc8ev 9 месяцев назад +3

    Masha allah sheekh umal dar alle ayaan u jeclahay dhamaan culumadena alle hayno xafido 🤲😊❤

  • @fardowsoxusen192
    @fardowsoxusen192 9 месяцев назад

    SUBXAANALAH sheikha wagibagubaryey kkkk MASHA ALAH GUUUL in aha aha

  • @sacdiya1490
    @sacdiya1490 9 месяцев назад +1

    ماشاء تبارك الله
    Sheekh ilahay hano dayo iyo dhamaan culamadeena ilahay hano daayo ❤❤❤❤🎉🎉🎉

  • @Ouzen7
    @Ouzen7 9 месяцев назад

    Mashaallah wa barakaallah Fadilaatu sheick Mohamed Umal

  • @maxamedshukri9119
    @maxamedshukri9119 9 месяцев назад

    Mashaa Allah Allaha xifdiyo sheekha intaa iyo kabadanba wuu u qalmaa umadda wax badan buu taray cilmi iyo cudud ba
    Alle janno haku abaalmariyo

  • @FirdawsBintmohmud
    @FirdawsBintmohmud 9 месяцев назад +3

    شيخنا الأسلام في عصرنا ❤❤❤❤

  • @sarasitoueali2834
    @sarasitoueali2834 Месяц назад

    ❤❤❤❤ اللهم بارك😍😍😍😍

  • @adammohamed5339
    @adammohamed5339 9 месяцев назад +4

    اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي آله وصحبه اجمعين

  • @mahadirije9811
    @mahadirije9811 9 месяцев назад +5

    Wlaahi farxad baan la ooyaya waayo sheekh Maxamed Abdi Umal waa halyay aan gaban diinta islaamka wax badan ka hadla arimaha uu baahan sixida

  • @aishamohamed5469
    @aishamohamed5469 9 месяцев назад +2

    dhaman culmada ALAAH barakeyo kanada ALAAH kulmiyo dhamaantood sheekha wallkeen maxhamed abdi uma ALAAH caafiyo

  • @asawirbukhari5130
    @asawirbukhari5130 9 месяцев назад +1

    MASHAA ALLAAH LAA QUWATA ILLAA BILLAAH ALLAAH YUBAARIK FIIKUM SHUYUUKHUNAL KIRAAM

  • @khadarhigaad3357
    @khadarhigaad3357 9 месяцев назад

    Masha Allah

  • @lylahassanleilahassan8168
    @lylahassanleilahassan8168 9 месяцев назад +2

    ماشاءالله تبارك الله

  • @Aaminashariif7
    @Aaminashariif7 9 месяцев назад

    Alaha noo xafida culimadeena dhaman toodi alaha barakeeyo alaha inoo daaya ❤❤❤❤

  • @apdilahixasan
    @apdilahixasan 7 месяцев назад

    Masha alaah

  • @SadamAden
    @SadamAden 9 месяцев назад +5

    Sh umal favourite sh

  • @Hinda356
    @Hinda356 9 месяцев назад

    Manshaalh ❤❤ shekhayga tafsirka

  • @ixsaanmaxamed
    @ixsaanmaxamed 9 месяцев назад +1

    Masha Allah xafido ❤❤❤

  • @zeinabahmed3221
    @zeinabahmed3221 9 месяцев назад +2

    Macha alllah

  • @AbdillahiMohamed-m8j
    @AbdillahiMohamed-m8j 9 месяцев назад

    Madha allah madha allah madha allah madha allah

  • @safiawaberi8758
    @safiawaberi8758 9 месяцев назад

    ماشاء الله تبارك الله ربنا يحفظك يا شيخ محمد

  • @adoontiialle8270
    @adoontiialle8270 9 месяцев назад

    Allaha cafiimaad iyo cimri dheer hasiiyo 🤲🤲

  • @KafeyaMohamed
    @KafeyaMohamed 9 месяцев назад

    Hambalyo hambalyo sheekhanaa maxamed cabdi umal

  • @fadumomohammed541
    @fadumomohammed541 9 месяцев назад +1

    Maasha Allaah

  • @MuhAaloveOfficial
    @MuhAaloveOfficial 9 месяцев назад +1

    Masha Allah allow culumada No xafid ❤

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 9 месяцев назад

    Masha Allah shiikh

  • @MahdiAhmed-j6w
    @MahdiAhmed-j6w 9 месяцев назад

    Culimadeena .alaha .barakeeyo amiin .❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Kazwalee
    @Kazwalee 9 месяцев назад

    Baarakallaah sheekh umal

  • @AboweAdo
    @AboweAdo 9 месяцев назад

    أللهم بارك لنا شيوخنا

  • @adammohamed5339
    @adammohamed5339 9 месяцев назад

    Maa shaa Allah culumadeena somaaliyeed

  • @Kazwalee
    @Kazwalee 9 месяцев назад

    All sheikh baarakallaah ❤❤❤❤❤❤

  • @AbshirMohamud-np9zt
    @AbshirMohamud-np9zt 9 месяцев назад

    Hambalyo sheekhygii

  • @SheikhCumar-fq2cq
    @SheikhCumar-fq2cq 9 месяцев назад

    ماشاء الله تبارك الرحمن

  • @Farhiya-sk7li
    @Farhiya-sk7li 9 месяцев назад +1

    Sheeqa Allaah hanoo daayo iyo dhamaan culumadeena

  • @menhee7408
    @menhee7408 9 месяцев назад

    Masha allaah shiiqa alaha ciseeyo

  • @aragsan5690
    @aragsan5690 9 месяцев назад +2

    Asc kalama dhacaan cumadeena wanaagsan Abaalmarin waa mudan yihiin kuligood.

  • @CiiseHaaji765-zl2yn
    @CiiseHaaji765-zl2yn 9 месяцев назад +1

    Shekh maxmed cabdi umal

  • @xaawocabdicusmaan3518
    @xaawocabdicusmaan3518 9 месяцев назад

    Masha allah❤❤❤

  • @HassanMohamed-y2d
    @HassanMohamed-y2d 9 месяцев назад

    MashaAllah

  • @cismancabdi6917
    @cismancabdi6917 9 месяцев назад

    Allah noo barakeeyo dhamaantood
    Sheikh Mohammed Abdi umal aadbaan u jeclahay waxaan ardadiisa uusan aqoonin cilmigaasaan ka faaiiday allow cimriga gu barakee

  • @nimcokhadar-jb5kv
    @nimcokhadar-jb5kv 9 месяцев назад

    ❤❤❤❤

  • @MayanSaney-xz4vn
    @MayanSaney-xz4vn 9 месяцев назад

    Masha allaha culumada kuligeenAsc

  • @FaraxmaxamedCismaan-vn2tc
    @FaraxmaxamedCismaan-vn2tc 9 месяцев назад

    Manashalaah habalayo habalayo

  • @rahobouh6785
    @rahobouh6785 9 месяцев назад +1

    MashaAllah hampalyo sheek abdi umul

  • @abdirisakmohammed7293
    @abdirisakmohammed7293 9 месяцев назад +1

    HA DHIBSAN JAAIZADAA SH.UMAL?ALLAAH IYO UMMADDA SOMALIYED EE DII TOODA IYO WANGA JECELBAA RAALI BAY KAA YIHIINE#@adiga iyo Culimada kale wanaagsanba Allaah ha idin dhowro ummadda Somaliyedna Allaah quluubtooda Diinta iyo wanaaga ha ku middeeyo

  • @tajuredi5146
    @tajuredi5146 9 месяцев назад

    ማሻላህ

  • @FarhaanShariif
    @FarhaanShariif 9 месяцев назад

    ماشآءالله

  • @khayrjecel2
    @khayrjecel2 9 месяцев назад

    Manzha alah hambalyo.shiikh

  • @maryanl804
    @maryanl804 9 месяцев назад

    Allaahu akbar

  • @Allaahu_akbbar
    @Allaahu_akbbar 9 месяцев назад

    Sheekhaadi wuu u qalmaa

  • @CRijaal
    @CRijaal 9 месяцев назад +2

    Jiir arikaas wuu ku fashilmay waxii diin maaha jiir waa istustus intuu sanbaatiyo ka diyaarso lahaa wuu ku ceeboobey diin waxuu ka dhigay jiir sida xafladaha caadiga ah

  • @Garaad216
    @Garaad216 9 месяцев назад

    Subxallah oo sacabkuna muxu ahaa

  • @Garaad216
    @Garaad216 9 месяцев назад +1

    Waa shirki in sanad walba xaflad laqabto اختلاط الرجال والنساء

    • @adoontiialle8270
      @adoontiialle8270 9 месяцев назад

      What? Meesha ma siyaaro ayaa kajirta waaxay shirkigu, sanad walba ramadanka iyo ciida timaada mashirki baa

  • @NounowSosa
    @NounowSosa 9 месяцев назад +1

    M,A

  • @XamiidoMayoow
    @XamiidoMayoow 9 месяцев назад

    😊

  • @AxmedSacid-u7j
    @AxmedSacid-u7j 9 месяцев назад

    Sh umal wuu uqalmayaa

  • @maryambishar1913
    @maryambishar1913 9 месяцев назад

    Allaha culumdanada madaxooda allah io rajiiyo walahi wa farxad qaali ah war aan ka faa.iideesan mal.aisuso jira maogine dadow

  • @CaaqilcabdirsaaqxaruurXa-qq1qq
    @CaaqilcabdirsaaqxaruurXa-qq1qq 9 месяцев назад

    Day Ogaden beentisa dib laguma aqbalo sheekhii injirta car hargaysa kalay

  • @maryanl804
    @maryanl804 9 месяцев назад +1

    Aaaaaaaamiin aaaaaamiin

  • @hhabdi4981
    @hhabdi4981 Месяц назад

    Sheekha dhabarka hakajabin sheekha amaranth waaladiiday

  • @AhmedIbrahim-hb7ei
    @AhmedIbrahim-hb7ei 9 месяцев назад +1

    Waa totally wrong wllhi waa arin qatar leeh allaha barakeyo sheikul islam sheikh xassan xussein wan arki runtii wixi uu ka hadlaaye

  • @MayanSaney-xz4vn
    @MayanSaney-xz4vn 9 месяцев назад

    Asc

  • @Garaad216
    @Garaad216 9 месяцев назад +1

    Waxani waa bidco waana shirki Nabiga iyo Asxaabti midna ma samaynin

    • @adoontiialle8270
      @adoontiialle8270 9 месяцев назад

      Bidco iyo shirki isku mid maaha? Marka waa kee

  • @mohsen6878
    @mohsen6878 9 месяцев назад +1

    نعوذ بالله من غضب الله
    Diin xumaa waxa sidan u dhaqmaya

  • @XalimoQaliif
    @XalimoQaliif 9 месяцев назад

    Qof ka wanaagsan waxa lagu yaqaan maraki madax loo doorto waa diida siida sheeq umu o kale

  • @adan10000
    @adan10000 9 месяцев назад

    Yaa jecel in la amaano oo neceb shaqsi Somali kale ah oo magac iyo maamuus leh una ogoleyn. Wadaadkan Umul lagu sheego is a Narcissist

  • @AxmedMaxmud-qs6ty
    @AxmedMaxmud-qs6ty 9 месяцев назад +1

    Mayrurkii uctisaamka waaba warcusube.

  • @sucdisiad3316
    @sucdisiad3316 9 месяцев назад

    Ma waxuu abaal marinta ku mutaystay gafkii uu u geeystay Nabigeena Muxamed Nabad Gelyo iyo Naxariis Korkiisa Ha Ahaatee.
    Mise Dhurwaaguu umada cunsiiyeey mise waa hadiyadii kristmaska lays gudoonsiin jiray. wax wanaag ah oo uu sameeyay ma arkiv. Sheekh kastuumo iyo rajabeeto gaduudna maxaa la siin?

  • @AboweAdo
    @AboweAdo 9 месяцев назад

    😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @AboweAdo
    @AboweAdo 9 месяцев назад

    Hampalyo

  • @SomaliBrazil
    @SomaliBrazil 9 месяцев назад +1

    jow kow now Umal uraaya umal beenaley umal munaafaq umal kalab shaydan dhaqaar-qaabe wa tuugo lacagti masaajiidka xaada jow kow now hadana bow

    • @nasiradan8170
      @nasiradan8170 9 месяцев назад +1

      Ilaahay kabaqo qof aan waxba kugeysan carabkaaga kadaa

  • @abdirashidhussein3029
    @abdirashidhussein3029 9 месяцев назад

    XAYISINTA BADAN EE BENTA AH NAGA YARAYEYA.

    • @CiiseHaaji765-zl2yn
      @CiiseHaaji765-zl2yn 9 месяцев назад +1

      Subxa allh shekh wa kan ugu wax tarka badan ee culumo badan so saray ma jiro qof ka wax tar badn in kasto bani adan yahy qald uu leyhy lkn qaldkisa wangsn ka wayn

  • @adan10000
    @adan10000 9 месяцев назад

    Narcissist Umul

  • @bashirhussein7343
    @bashirhussein7343 9 месяцев назад

    Kuwaan allah ha inaga qabto

    • @fatumaali5834
      @fatumaali5834 9 месяцев назад +3

      Adiga allha naga kaqabto culumadana allha nobarakeeyo

    • @AbshirMohamud-np9zt
      @AbshirMohamud-np9zt 9 месяцев назад

      Intan dhihi lahaa😂​@@fatumaali5834

    • @IfraaxMaxamed-kc8ev
      @IfraaxMaxamed-kc8ev 9 месяцев назад

      ​@fatumaali5834 aamiin yaarabi

    • @IfraaxMaxamed-kc8ev
      @IfraaxMaxamed-kc8ev 9 месяцев назад +1

      Alle haynoo daayo kuwa culumadeena cadow ku eh o necebna alle haka qabto shar toodana hay naga haayo

  • @shuaibqable3645
    @shuaibqable3645 9 месяцев назад +2

    Allah swt ha barakeeyo shiikha , runtiii aad baan u jeclahay ❤❤

  • @engmohamudibrahim4402
    @engmohamudibrahim4402 9 месяцев назад

    Mashallah ❤❤

  • @XaawaadanTuraab-pe2re
    @XaawaadanTuraab-pe2re 9 месяцев назад

    ❤❤❤

  • @aliyamustafa8466
    @aliyamustafa8466 9 месяцев назад

    Mashaa Allah

  • @mohamudabdirahman622
    @mohamudabdirahman622 9 месяцев назад

    Maansha Allah