walahi waa hees isku buuxda, midho, laxan iyo cood yaab ah. waxa kasii daran music ga la saaray. ninka tumay amase raga kadoo shaqeeyey music wa dad hibo music ga i leh walahi. si yaab leh ayaa loo tumey. mashala . jaamc yare, qeen jaamac aabahed. cimriga alaha ku dheereyo.team la heesta kaso shaqeeyey dhamaan waan idin salaam.congratulation.faanka somaliyeed cees macaan ayaa kuso darteen.halyeeyo ayaa tihìin.Med from caasimada Djibouti
heestan shaadiya waa hees wakhti fiican ku beeg antay 1997 lakiin jamac yare sesigay waa nin walan wayo hargeysa ayuu iman lahaa oo aan ku soo dhawayn lahaa dadkuna ka jecelyihiin
Heeztan xusuuus gaara ii leedahay Jaamac Yare fanaan jira illaahay cimriga hakuu dheereeyo.
Heestan caawa waxaan ku dhegaysanayaq Algérie 🇩🇿 gaar ahaaan caasimada anigoo tahriib ah kuna socda spain insha allah allah nabad gab hanu geeeyo waa habeeen arbaca soogalayso 10/12/2024
walahi waa hees isku buuxda, midho, laxan iyo cood yaab ah. waxa kasii daran music ga la saaray. ninka tumay amase raga kadoo shaqeeyey music wa dad hibo music ga i leh walahi. si yaab leh ayaa loo tumey. mashala . jaamc yare, qeen jaamac aabahed. cimriga alaha ku dheereyo.team la heesta kaso shaqeeyey dhamaan waan idin salaam.congratulation.faanka somaliyeed cees macaan ayaa kuso darteen.halyeeyo ayaa tihìin.Med from caasimada Djibouti
wah wah wah ar waa ragii dhane madax sare SSc ppl moste be beautiful Dhulbahante ppl viiiiiiiiiiiiiiiiiiivaa our Boyz markaan sheeda kaa dayo jaceylbaa i sheeloo shibanaan ahaadaa lolz
Cawo ey tahay taariqdu /14 /11/2023 waxan ku raxeysanaya hestan❤ runti wa hes ani ii quusesa
woooooooooooow i love this song. xasuus miidhan lol :)
2010 baan kucayaarijiray caawana waa iishidantaha 12/12/2024
VIVA ReeR laaska :-) Nice,
Sidiiq iidlee ahaa sxb wan kusalamay fanaanka reer Sool
Jaamac yareH
Hambalyo umadaa somaliyed
heestan waa macantahy waxaan xusuutay berigii ama beryo bero 98/7/10 baykubeegnay
qalinle xasan 👍
Duugeeda Dadbaa Is Leh Somaliya Ha U Biqin
Call Work Cawl, good
10/4/2024
@
heestan shaadiya waa hees wakhti fiican ku beeg antay 1997 lakiin jamac yare sesigay waa nin walan wayo hargeysa ayuu iman lahaa oo aan ku soo dhawayn lahaa dadkuna ka jecelyihiin
Music by #Abdisalam said Hassan Jimmy
waaaaaaaaaaw
Add iyo add
@xaalimo xalimo cadey Adiga xata anigad i xasuusisay laaska kawaran hee bal ,, kkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkk
Dhulbahante anaa wax kadhigay haday wax yihiin hhhhhhhhhhh
dhaladkii togdheer adigoo ayo ah inaad is cadaysaa ka horayso
dhaladkii togdheer anigoo garxajisa sxb kaas hore waan ka guuree kana anaa leh
dhaladkii togdheer sanad ka hor ayaan qoray qooraalkaa
dhaladkii togdheer edeb yeelo.dhishiibso.madhibaanyahow
Add iyo add
Cajaab