Allha u naxariisto jannadii fardowsa allha ka waraabiyo eheladii iyo qarabadii uu ka baxay samir iyo immaan allha ka siiyo angana allha nooga daba naxariisto ammiin yaa allah scw
ina lilah wa ina ileyhi rajicun ialahay ha u naxaristo aapo wa moud med dahir .dj.magalada cali sabiix .waxan ku xidhannahay barnamijka kaftanka siyasada. walaal samir iyo iimaan
Cali Harare aabo allaha unaxariisto anigaba abahey afar bil ka hor buu iga dhintey aad ban ugu naxay lakin qadarta rabi baa jirto allaha unaxariisto shaman intimate muslinee dhimatey anagane bacdiyaa nehee alla nama fidneeyo allaahuma aamiin
Allaha u naxariisto aabe inta muslimiinta oo idil Aamin
Allah unaxariisto inta Muslims oo dhimatay
Alabama unaxaristp inti dhimatay
Cali cabdi xirsi xaraare waxan kaaga tacsiyeynayaa geerida naxdinta leh ee ku timid Allah ha u naxariistee aabo cabdi xirsi walaal samir iyo iimaan aamiin aamiin
Cali wall samir iyo iimaan alaha inaga siiyo isagana alaha unaxariisto aamiin
Alle ha unaxariistoh Aabe maanta ogaaday , sabar iyo iimaan buuxa Eebbe swt ha inaga wada siiyo. Aamin🤲
Aabe allaha u naxariisto adigana samir iyo iimaan allaha kaa siiyo
Ilaahay Ha u naxariisto Aabo Asaga iyo Muslimiintii Dhimatay Ammiin
Alaha u naxaristo Abo,samar iyo IMAN ilahey ha idinka siiyo dhaman intii dhimatay Muslimin ah ilaahey ha u naxaristo.
Allah ha u naxriisto Aabo brother
ALLAH ha
u naxariisto Aabbo Ali Xaraare Aamiin Insha-Allaah.
"INNAA LILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN"
Inaa illaahi wa inaa illaahu raajacuun ali adi iyo dhaman reerka Samir iyo iimaan alla haidinka siiyo asna jamatul naciim alla haka waraabiyo
Walaal cali xaraare aabo Naxariistii jannada allaha ka waraabiyo aamiin aamiin
Allaah ha unaxariisto janatul fardowsa haka warabiyo Aabo
Ilaahey aabo ha unaxariisto qabrigiisana ilahey ha uwaasiciyo aamin❤
Allaha ha naxariisto cabdi xirsi adigana samir iyo iimaan ilaahay ha kaa siiyo
Allah ha u naxariisto aabahaa iyo dhamaan muslimiinta oo dhan.
Alle ha u naxariisto adiga iyo dhamaan eheladii kalema sabir iyo iimaad haydinka siiyo aamiin yaa allaah
Allow alaha qaarika ah ha unaxariisto Aabo Somaliyeed, anagane waan daba soconaa.
Ilaahay naxariistii janno haka waraabiyo aabo
Alle ha u naxariisto Aabe Samir iimaan Adinkana Ilaah ha idinka siiya
Alle swt ha unaxariisto jantul fardowsa allaha kawarabiyo
Alle ha,unaxariisto aabo iyo dhamaan intii dhimatay anagane alle ha,inoo naxaristo aamin aamin aamin
Ilaahay aabe iyo intii muslim ah ee dhimatayba alaha u naxariisto, adigana samir iyo iimaan buuxa alaha kaa siiyo.
Ilaahay naxariistii janno ha ka waraabiyo waalidkaa. Adiga iyo eheladii kalana samir iyo iimaan ha idinka siiyo. Aamiin.
Allah Naxariisti Jano Haka Waraabsho Adiga ehelkana Sabir iyo iiman Saadiqa Allah haka Siiyo Aamin
Ilaahay naxariista janno haka waraabiyo Aabo qabriga ha u nuuriyo
Aliyow ilahay samir iyo iman ilahay ha siyo isagana ilahay ha unaxaristo janatul fardusa haka warabiyo
Ilaahey ha unaxariisto Aabo sabir iyo imaan ha idinka siiyo
Samir iyo iman ilahay haku Iso aube ilahay naxaristii Allah eebehen ha siiyo!amin!!!
Qof Qiimo aan miisaan lahayn ku leh baad ka tahay Ummadda Soomaaliyeed, Aabbahaa iyo Dhamaan Waalidkeen Allaha u Naxariisto, Walalo. Aamiin
Abaha cali xarare Allah ha u naxariisto amiin
Mr.Cali Xararow, Allaha u naxaristo abo Cabdi Xarare adigana samir iyo imaan ha ku siyo.
Amiin ya rabi.
Alle ha u naxariisto aabo ali haraare samir iyo imaan walal
Ilaahay ha una xariisto aabo cabdi xirsi xaraare aamiin
Inaa lilaah alle ha unaxaristo qabriga alle ha unuriyo marti lajacel yahay alle haka dhigo
Wllo cali abdi xirsi wllo abbo ilahay samar iyo iman hakaasiyo ehelki u kabaxayna samir iyo iiman ihalay ha kasiyo. Aamin amin janatul fardawsa ilhay ha kawarabiyo aamin aamin
ALLHYA RAHMA Abe aliyow ilhy janatul Fardows haka warabiyo
Inaa lilaahi waa inaa ilaahi raajucuun cali aabe allah how naxariisto aamiin
Ilaahay haw naxariisto marxuumka iyo muslimiin ah
Allah ha u naxariisto aabo ilaahay hoygiisa janatul fardawsa hoygiisa hakayeelo
Illaahay ha u naxariisto Janatul Fardawsa Illaahay ha geeyo
Anne Alle ha u naxariiso,Ehelkuna dhammaan samir Eebe ha idiinka siiyo.
Amiin Amiin amiin
Allaha uu naxariisto janatul Fardowza amin amiin
inaalilaah wainaa ileeyhi raajicoon ilaaheey ha unaxariisto aabe kutubkiisana midigta allah hakasiiyo samar iyo iimaana allaha idinka siiyo dhamaan familka reehareei oodhan
familka reexaraare aankawadaa
Allah ha naxariisto abaha iyo inta dhimatey muslinba
Illahay naxariistii jano haka waraabiyo aamiin isagiyo umada nabi maxamed (scw)
Ilaahey naxariistii Janno haka waraabiyo waalidka.
Ilaahey Ha naxariisto Aabaha Idinka samir iyo Iiman Allah ha Idinka siiyo
Alle Ha unaxariisto Caliyoow Aabahaa.
Adiga iyo Qoskiinaba Samir iyo imaan Alle ha idinsiiyo.
Rabi hoooow naxaristo abaha Samir iyo iman ha idinka siiiyo
Allah ha unaxriisto Aabe naxriis jano Allah hasiiyo insha Allah
Allha u naxariisto jannadii fardowsa allha ka waraabiyo eheladii iyo qarabadii uu ka baxay samir iyo immaan allha ka siiyo angana allha nooga daba naxariisto ammiin yaa allah scw
Allah ha u naxariisto aabe janadii ha ka waraabsho aamin
Allah yarxaam cali Aabo, Allah qabriga ha uu nuuriyo
ina lilah wa ina ileyhi rajicun ialahay ha u naxaristo aapo wa moud med dahir .dj.magalada cali sabiix .waxan ku xidhannahay barnamijka kaftanka siyasada. walaal samir iyo iimaan
Cali xaraare abo allaha u naxariist awlaadisii iyo qaraabadaba simiir iyo imaan illahay ha idinka siiyo amiin
Allaha unaxaristo samir iyo iman Allaha kasiiyo ehelkii dhaman somaliyeed janatul fardawso Allaha ku abalmariyo aamiin aamiin aamiin aamiin
Ilahay ha u naxariisto aabo weriye weyn
Cabdi xirsi rabi haw naxariisto iyo dhamaan muslimiinta rabi ha caafiyo dhamaan intq xanuun san
Allaha unaxariisto aabo cabdi idinkana samar iyo iimaan allaha idin siiyo
Aabbe Abdi Hirsi Xaraare Allaha unaxariisto. Samir iyo iimaan dhamaan reer Haraare.
Aaamiin.
Habaryar abahaa alla haunaxariisto adigiyo ehelkoodhan samar iyo iimaan sasdiqa allaahaydkasiiyo aammiin
Allaha Siiyo Naxariistii Jano Kitaabkiisana midigta Allaha ka siiyo
Cali Harare aabo allaha unaxariisto anigaba abahey afar bil ka hor buu iga dhintey aad ban ugu naxay lakin qadarta rabi baa jirto allaha unaxariisto shaman intimate muslinee dhimatey anagane bacdiyaa nehee alla nama fidneeyo allaahuma aamiin
Allah ha u naxariisto cali xarare qabrigana ha u nuuriyo amiin
Alle ha u naxariisto cabdi xirsi oo ahaa cali cabdi xirsi cali xaraare abihii oo ku geeriyooday magaalada badhan ee gobolka sanaag samiir iyo imaan sxb
Alaha unaxariisto cali xaraare
Aabihiis cabdi xirsi
Allaha ha unaxaristo samir iyo iman allaha naga siiyo dhaman tiin
Ali haraare alla hu naxareesto Aabaha iyo intee muslim Ah Ameen
Allaha u naxaristo janatal fardowsa allaha ka waraabiyo adeer samar iyo Iimaan allaha nagasiiyo Aaaamin
Allah unaxariisto aabaha sabar iyo iimaan Allah hadiinka siiyo
Illahey ha u naxariisto adna samir jamiil ah hakaa siiyo
Walal waan ku tacsiyeyneya naxaris jano ALLAH HA KA WARABIYO ADIGANA SAMIR IYO IMAAN BAN KU LEEYAHAY.
Aabe Cabdi Xirsi Xaraare Allaha unaxariiso. Aamiin.
Alle ha unaxariisto samir iyo iiman wariye Cali iyo Qoyska uu ka baxay Marxuunka
ILAAHAY naxariistii Janno ha siiyo..Aamiin.
inaa ililaahi wa inaa ilayhi raajicuun alahaa unaxaristo asaga iyo dhamaanteyn inta muslinka ah janatul fardowsa alaha geeyo aamiin amiin yaarabi
Ilaahay janadii firdawsa ha ka waraabiyo aamiin
Alleh ha u naxariisto marxismen samir iyo iimaan sareecana ha ku siiyo dhameenteen ba
Ilahay ha u naxaristo abo Abdi xirsi
Alla yarxaam insha Allah.. kitaabkisa midigta Allah haka siiyo insha Allah
Allaha unaxariisto jana fardowsa Allaha ugu bishaareeyo
ALLE haw naxariista Aabe Abdi janal fardarawsa acla ALLE ha geeyo qoyskiisi samair iyo imaan ALLE ha geeyo Amiin!
Samir iyo iimaaan wll Aabe Alle Qabriga haw nuuro 🤲
Illahay haunaxariisto aabe aabe ali abdi xirsi xaraare aabe illahay haunaxariisto aamiin aamiin
Allah ha u naxariisto adeer cabdi xirsi waana uga tacsideynayaa cali cabdi xirsi(cali xarare) geerida ku timi aabihiis iyo dhamaan reer cabdi xirsi.
Caliyow aabe allaha unaxariisto from Saudi Arabia
Asc cali aabe alaha unaxariisto maalmahan waan kuwaayay rooda minriyaadal jana alaha ogadhigo khabriga
Allah ha u inaxariisdo Aabe Janatii Firdowsana ha ka waraabi adikana Samir iyo Imaan haka siiyo Amin yaa Rabi
Allah yaa raxma raximiin marxuunka janatul fardowsa aclaa alaha geeyo 🙏🙏🙏
Ilaahay how naxariisto aabo iO waalidkeeni Allah naga jeclaaday oo dhan. Allhuma Amiin 🤲🏼
Allaha unaxariisto Aabo samir iyo iimaan Allaha ka siiyo dhamaan qoyskii iyo kharaabadii uu ka baxay Cali xarare walal samir iyo iimaan Allaha naga siiyo Aabo ilaahay jannada haka waraabiyo
Eebbe ha u naxariisto Cabdi Xirsi
Allah yaaraxma ali aabo janadii allah geeyo amiin
INaalilaahi wa inaa ilaahy rajicuun ilaahy isaga iyo muslimka oo dhan ha unaxariisto janatul fardows aclaa ilaahy hakusooro aamin aamin
Illaahay haw naxariisto adigana samir iyo aamiin hakaa siiyo
Allaha u naxariisto abdi hersi hoygiisa janatul fardowsa allaha ka dhigo samir iyo iimaan allaha ka siiyo qoys qaraabo iyo dhamaan asxaab tiisii
ILAAHAY ha u naxariisto oo janatul fardowsa ha geeyo,..Aamiin
Allahayow xasan iyo Inata lamidka ah wadanka iyo umada Somaaliyeed kaso qabo
Ali harare Wanu maqalnay jimce hore geerida aabo alha unaxaristo
Mel aan kla so hadlo ayan wayay mdamon haynin talefan kaga 😢🤲🏼