Garowe city Beautiful House | it's Your City | Puntland Somalia garowe | Vlogger Razaul

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 28 сен 2024
  • Garowe city new house,
    #garowe
    #puntland
    #somalia
    #house
    Garowe Nugaal,Puntland
    Halkan ka daawo Dhameystirka VIlla Cusub aan dhameyney.
    Waxaa Dhameyney Dhismaha Villa cusub Xafadaha Mubaarak oo lagu Dhisey qalab Hab Casri ah.
    Gurigan ayaan ku Diyariney Ganjeel Gambaleel leh, Air condition Qeyb walba oo jeef ah, wana decoration Dhamaan Guriga, Sidoo Kale muqusalaha waxa ku xiranay qalab casariya iyo jiko Qalabeysan Waana Guri Degaana.
    Cabirka dhulka waa 16 *20meter
    Mudane/marwo Hadii aad Rabto Dhisme Casri ah Kuna dhamaan Doono wakhti Kooban iyo qimo ku rali galiya.
    Fadlan Nala Soo Xiriir.
    Gondogoye Architects
    🏡WhatsApp
    +252 90 5296731
    ⁨+252 ⁨ ⁨ ⁨907 330 969

Комментарии • 7

  • @abshirhasan4580
    @abshirhasan4580 3 дня назад +1

    Guryaha dhir la‘aanta, nolol fiican iyo qurux macno leh mayeeshan. Guri walba ugu yaraan 20 Geed in lagu beero ayaa wacan in ay waajib noqoto.

  • @samiirasamiira1318
    @samiirasamiira1318 День назад +1

    Wll waa imisa qiimuhu

    • @vlogerrazaul0011
      @vlogerrazaul0011  22 часа назад

      you can contract with us
      +252 90 5296731 WhatsApp

  • @MakaMohamoud
    @MakaMohamoud 10 дней назад +2

    Masha Allah keep going