All FAARAX DHARKA CIIDKA XALIIMA UGADAYSA SANADKAN😂 FARXIYO WA BISLAATAY BES WAAYE😂 MUUQADI ASBUUCA

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 сен 2024

Комментарии • 285

  • @Khayrwade01
    @Khayrwade01 2 месяца назад +154

    Cida nabiga jecel loofta saara❤

    • @ALMUXSINIIN
      @ALMUXSINIIN 2 месяца назад +1

      Soo booqda waad ka wada faaidi doontaan

  • @Rayaan277
    @Rayaan277 2 месяца назад +98

    Kusaliya nabigeena muhammad scw kadib iso booqo wll sidan ugaaro 2000 inshaAllaah ❤🕋☝🏼

  • @Xaali941
    @Xaali941 2 месяца назад +31

    Adunka ma so Marin qof ka wangzn Nabi mahmed Allhu musali cala saydina mahmed 😢

    • @yareyare-lb9bg
      @yareyare-lb9bg 2 месяца назад +1

      Sax ✅

    • @riixaanriimaas
      @riixaanriimaas 2 месяца назад +1

      Aaad u weyn
      ياربي صل وسلم على حبيبي محمد المصطفى صلى الله عليه وسلم🤲💚💖❤️💝💯

  • @user-er7pw8mq4q
    @user-er7pw8mq4q 2 месяца назад +56

    waziir la.aantaa qosol majiree alle cimriga iyo cafimadka haku barakeeyo🎉🎉🎉

  • @haliimoali6947
    @haliimoali6947 2 месяца назад +31

    Kusali Suubanaheenii Muhammad scw scw
    محمد صلى الله عليه وسلم تسليما كثيرا ❤❤

  • @haniyasinmahmed
    @haniyasinmahmed 2 месяца назад +20

    Wlhi hoya nimada wa macaan ilmaheygi kowaad calosha kuwadaa haduu dhaqdhaqaaqin waka naxaa inu igu dhex orda iska rabaa😂😂

    • @SUHAYBJOKEF2021pk
      @SUHAYBJOKEF2021pk 2 месяца назад +1

      Na ilamaha gajaad ku dishy e ilaali orod lahyne ilma ordooyo hoyadiis iyo abahis ma ordi jiray kkk I.allah abyo ilhy haka dhigo ilmihii naftisa iyo walidkiisa iyo dadkiisa wax Tara jahliga qabiilkaba elle haka i dho tiro Kii lagu nasto ilhy ha noogo dhigo amin haniyey hadaba ilmahaa no ilaaliya wan idinku aminy kk

    • @AbdirasakAden-dy3jk
      @AbdirasakAden-dy3jk 2 месяца назад

      Ilahow nabad hakugu kale keno❤❤

  • @Sharma_cade
    @Sharma_cade 2 месяца назад +9

    ilaa Gormee ka cararee saliga Nabi muxamned ﷺ❤❤❤

  • @abdiwalihassan2737
    @abdiwalihassan2737 2 месяца назад +11

    Kusali xabiibkeena Muhammed scw Scw Scw ❤❤❤

  • @Hussein_Mukhtar_10
    @Hussein_Mukhtar_10 2 месяца назад +11

    صلى على النبي، صلى الله عليه وسلم

    • @riixaanriimaas
      @riixaanriimaas 2 месяца назад +3

      عليه أفضل الصلاة والسلام🤲❤💚

    • @ayanayaninasaida9222
      @ayanayaninasaida9222 2 месяца назад +1

      صلى الله عليه وسلم❤❤❤❤❤❤❤

  • @bootstrap-es5wf
    @bootstrap-es5wf 2 месяца назад +7

    Hooyo abaalkaga allaha jano haka dhigo inan yar allaha daayo ayada ilamaheda yar xafidulah ayaan leeyahay runtii aad ayan uladhacay qaabka ay ilamheda yar ugu faraxsanatahay walshey ilaahay ha idin wada xafido , sidookle hooyadeey macaan sahra mohamed ahmed ayadana allaha idhowra hooyo caafimad iyo camal suuban aduunya iyo aaqiraba

  • @user-ji8dm2qx3h
    @user-ji8dm2qx3h 2 месяца назад +4

    Farax qalbiga haduu hanto waa logadaa🎉🎉❤❤

  • @mohamedhimilo6064
    @mohamedhimilo6064 2 месяца назад +13

    اللهمَّ صلِّ وسلِّمْ وبارِكْ علَى عَبْدِكَ ورَسُوْلِكَ محمَّد وعلى آله وصحبه أجمعين.❤

  • @cabdalle_bille
    @cabdalle_bille 2 месяца назад +33

    Inta sariirta cidlada ku ah waa salaamay 😢😂

  • @KOKO_BUULE_45
    @KOKO_BUULE_45 2 месяца назад +11

    Waxaa U Nacayy dadka Rasuulka SCW Like ku Raadsha War ilahey ka baqaa bilaa Caleyki intiina Badan kuma salisaan xitaa 😢❤

  • @FaraxPutin
    @FaraxPutin 2 месяца назад +4

    Inta hooyo u nooshahy alx❤

  • @Deeqoantaay
    @Deeqoantaay 2 месяца назад +8

    10ka malin fadlan walal ka faa idayso ❤❤kaliya hadii aadan wax kale wooden sunnooyinka salaada ha katagin

  • @AyaanAhmed-lk6gl
    @AyaanAhmed-lk6gl 2 месяца назад +15

    Aragtida dadweynaha iyo shilalka telephonada ayamahan mxa ku dhacay😢

  • @arzaama4871
    @arzaama4871 2 месяца назад +11

    Zakiyow inag iyo rag xagee noo kale wadane waxan isku nahay ceeshow milixi inag jooji wax wadid shaq farax 🎉

  • @erhadali4424
    @erhadali4424 2 месяца назад +7

    Salut Ministre de la réseaux sociaux Zaki bin Haji Wlhi xita anako rer Djibouti 🇩🇯 ah ablata waa maqlney Pèle lkn Djibouti kaliya umalen jirney sheekada 😂😂😂

  • @user-uh6fy6kw5d
    @user-uh6fy6kw5d 2 месяца назад +10

    Hooyinka somaliad Allah dhooro janada Allah kawaraqbiyo

  • @Fatumasahraa
    @Fatumasahraa 2 месяца назад +7

    Somalia are one family

  • @cismaanisxaaq7614
    @cismaanisxaaq7614 2 месяца назад +6

    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا ❤

  • @mowlidnoor8985
    @mowlidnoor8985 2 месяца назад +4

    KUSALIYA RASULKA SALLALLAHU CALEYHI WASALIM SALLALLAHU CALEYHI WASALIM SALLALLAHU CALEYHI WASALIM SALLALLAHU CALEYHI WASALIM SALLALLAHU CALEYHI WASALIM

  • @jamiilahashi181
    @jamiilahashi181 2 месяца назад +5

    Ragan la raadsanayo iyo rafaadkaas nama soo gaadhin from s/land❤

  • @husseinahmedali2879
    @husseinahmedali2879 2 месяца назад +5

    Keep going my pro zaki bini xaaji 💪❤

  • @shijo2055
    @shijo2055 2 месяца назад +2

    اللهم ارنا الحق حقآ 🤲🤲🥺

  • @yuusufgashanle
    @yuusufgashanle 2 месяца назад +3

    Hooyo school ey ah wanku wataa dhowr jer bow iga fakaday 🥍 goalkaas cml ♥️♥️🥺🥺

  • @HodanCabdi-dp4vo
    @HodanCabdi-dp4vo 2 месяца назад +4

    Murad ban lehe isodoceya wll😊

  • @MouadJames-ts9xw
    @MouadJames-ts9xw 2 месяца назад +1

    Xalimoyika Djibouti jooga dharga ciida waan ii niiga suugaya 😂
    J vous s'attend rpnd mw si vt

    • @bouhoomar9355
      @bouhoomar9355 2 месяца назад

      Tu peux toujours attendre mon frère courage 😂😂😂😂

  • @HAGAHADADWAYNAHA
    @HAGAHADADWAYNAHA 2 месяца назад +3

    Team wa ziirka like iisaara 🎉❤

  • @HIDDO_WACAN
    @HIDDO_WACAN 2 месяца назад +2

    Salaama saraakiisha meeshaan joogta 👏

  • @deeq9159axamedXusen
    @deeq9159axamedXusen Месяц назад

    muqalka igu qosol😂 banaa waa😂😂😂 shamurey😁😁😁😁👍

  • @saadeaali9231
    @saadeaali9231 2 месяца назад +1

    Wasiir Waaa ku salamaay 😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤

  • @MucaadBiwaaye
    @MucaadBiwaaye 2 месяца назад +1

    Faarax bay noojabiyeen 😂😂😂😂

  • @fitahyare7706
    @fitahyare7706 2 месяца назад

    Walahi wasir waligeyba cawa ayn aduquslay sxb nagaqabo xalimu

  • @deeq9159axamedXusen
    @deeq9159axamedXusen Месяц назад

    😁😁😁😁😁😁😁😁farax daqsdaha lagaa shufaa oo cadaa hayo halaha sharfoo❤❤❤❤

  • @mowlidnoor8985
    @mowlidnoor8985 2 месяца назад +2

    Hee haye iwad sheekada ana an dhageeste 😂

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 2 месяца назад +2

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤

  • @maanOfficial-ve8pw
    @maanOfficial-ve8pw 2 месяца назад +3

    WASIIR ARINTA SCHOOL BULUZI QABRIYADA
    LAFAGAYAA ARINTA BALWAXKADHEH

  • @Mudan-di5vp
    @Mudan-di5vp 2 месяца назад

    Waxaan soo xasuustay markuu nabigu sallallahu calayhi wasallam dumarka wax haysta laha sadaqeysta o ragiina baahan wax siiya

  • @user-jq9jz6mu9g
    @user-jq9jz6mu9g 2 месяца назад

    Masha allah gwarta iskulkadhigato ani cml.waye.2015 dhameyay.2sano.dhiganaye.gwarhestay.ano xamilo eh.dhameyay..83%kubasay alx❤

  • @qadarhussein6627
    @qadarhussein6627 2 месяца назад

    Wazir kabadha ugu qoron tahay Hani bajaj ma u so qadadit oo sarakisha udirtid waa iga codsii

  • @mahadmaxamad961
    @mahadmaxamad961 2 месяца назад

    Hada kadib waa in cutada la koontaroola dawao kale maleh wasiir😂😂😂😂

  • @FaysalMoha-jr2ji
    @FaysalMoha-jr2ji 2 месяца назад

    Gabar i gada ba rabaa anna really 😂😅 is muuji xaliimo deeqsi ah Quruxeey

  • @UnlimiteYT
    @UnlimiteYT 2 месяца назад +1

    First subscribe hala isaro wanaag ba so gudbiyaye ❤

  • @IsmaaciilYuusuf-zf7se
    @IsmaaciilYuusuf-zf7se 2 месяца назад

    adkatay bolo kuciyadhay walalkay carabida. كمل جميل😂😂😂 from wasiirka

  • @FaadumodarajoFatmadarajo
    @FaadumodarajoFatmadarajo 2 месяца назад +1

    🎉🎉🎉🎉🎉🎉ciid mubaarak walashey😂😂😂

    • @Ladanabdii
      @Ladanabdii 2 месяца назад

      ciid lamida qali hormaris miyaa😂

  • @malinleshow9886
    @malinleshow9886 2 месяца назад

    Dadkii boodhari iyo hodan sheegay warkn meel walbo garsiyay😂😂😂😂

  • @ubahahmed1740
    @ubahahmed1740 2 месяца назад

    😂😂😂😂😂😂😂wasiira Kamilla jamiilka hadab caaw mareyso cimamdad wa ku siiyeye❤❤❤❤❤😂😂😂😂

  • @Mohan.222
    @Mohan.222 2 месяца назад

    Zaki bin haji the legend 🇸🇴🏴‍☠️ my

  • @KayfIssa
    @KayfIssa 2 месяца назад +1

    Wazir daqada waxa loogu taganyahay lacagta iida ayaa laga sixi rabaa😊

  • @BurhanBare-ti8oj
    @BurhanBare-ti8oj 2 месяца назад +1

    Somalia funny movie actor

  • @MustafWadani-zb4xc
    @MustafWadani-zb4xc 2 месяца назад

    Waziir qoftoo aan xoogaga aan isku darsano isoo raadi

  • @Speedlife77
    @Speedlife77 2 месяца назад

    Tafsiirka Quraanka Hadaa Jeceshahay Nagu soo Biir

  • @samiyajama4943
    @samiyajama4943 2 месяца назад

    Waligay nin aan ijecelen oo igu waalan moye nin in aan usheegto nin jecel ha ka yaabin😂😂😂😊😊❤

  • @hamdixiischannel1482
    @hamdixiischannel1482 2 месяца назад

    Waziir sheekooyin dhaw baad sheegeysaaye waxaa jiro sheeko xariirada soomaalida jiil ka jiil waala soo wariyaa oo soomaalida waa oral sociaty marka afka ayaan sheekada ku gudbinaa.

  • @MunaKuus
    @MunaKuus 2 месяца назад

    Gabadha wiilka isbaarada udhigatay waa in lasoo xiraa😂

  • @mohamedmowlid7239
    @mohamedmowlid7239 2 месяца назад

    Wsc waziir welcome back legend hore usoco legend

  • @yusufkuule1700
    @yusufkuule1700 2 месяца назад

    Zaki Wan ku samlamay sxb sarakisha Ayan kamid ahay e senkula soxaririkara Wan ku bahanahay sxbow mel an kalasoxarira isheg sxb mcn

  • @jowharmedia5378
    @jowharmedia5378 2 месяца назад

    War ileen cidan anaglypta ña sarantahay😂😂😊

  • @bashirmohamud2527
    @bashirmohamud2527 2 месяца назад

    qofta qaadlay caadiya ayaan aniguba u haystay 😂

  • @SalmaanaxmedfaaraxDhagacse
    @SalmaanaxmedfaaraxDhagacse 2 месяца назад

    Sax waa muqal kii kobad ee qosliya waan ka koobad😂

  • @SafuushSMG
    @SafuushSMG 2 месяца назад

    Taliye rufiyanka ku dhaxjiro farxiyo io faarax makasee hurta ...cidkale ma ahan waa adiga maxaa warka ugu kala qadee oo dhaxdooda ku galiyay 😂😂😂😂 tartanka io dabka aa darayso iska daay taliye😂😂

  • @CabdiwaduudAftin
    @CabdiwaduudAftin 2 месяца назад

    Wan sugaynaa wasiir😂😂😂

  • @user-fd4wx1fb7h
    @user-fd4wx1fb7h 2 месяца назад

    wasiir wagaas wxaa jiray wargees waraaqad ah ma fahanhty

  • @Ceelaabe
    @Ceelaabe 2 месяца назад

    Xaliimo dheyman iska soo saara tii dharka iisoo gadaysay😂

  • @RojoAmed
    @RojoAmed 2 месяца назад

    Wazir barnaamijka dalaq dam 😂😂 aan kaa sugaynaa taliye🙏🙏

  • @abdirashidhassanisack796
    @abdirashidhassanisack796 2 месяца назад

    Wasiir shilka telephone da kaama heyno hadaa nahay saraakiisha 😊❤

  • @XasanCiise-vs1wc
    @XasanCiise-vs1wc 2 месяца назад

    Lajan👍👍👍👍👍👍

  • @user-ji8dm2qx3h
    @user-ji8dm2qx3h 2 месяца назад

    Waalagaa qaday salanta ❤❤❤

  • @haabo196
    @haabo196 2 месяца назад

    Nin aan aabahey iyo wiilasheena ka ahen wlh uma gadayo

  • @queenfardowzaofficial4444
    @queenfardowzaofficial4444 2 месяца назад

    Haddii aa tahay hooyo xaamila ah si fudud ku ogow inaa matano wado computerka ka hor kasoo daawo chnnlka queen fardowza official 🎉🎉

  • @ALMUXSINIIN
    @ALMUXSINIIN 2 месяца назад

    Qeer ayaan idin hayaa isoo booqda

  • @najibmusse7133
    @najibmusse7133 2 месяца назад +1

    كمل الجميل kkķk

  • @yusufabdirahman5509
    @yusufabdirahman5509 2 месяца назад

    Goon ficha waa dhaly dilaa mandar,
    Dilaa mandarine wuu in kiray aan maqli jirey.
    Walhy sheekeeyinkaas waa maqli jirey

  • @6422dabadi
    @6422dabadi 2 месяца назад

    Waziire dumarka hanagu during adi wa zarootaye😅

  • @farhiaibrahim5220
    @farhiaibrahim5220 2 месяца назад

    Ninkeyga haduu yahay oo isla nolnahnay waa ugadaa 😂😂

  • @XamdiAbdiraxman-df9sl
    @XamdiAbdiraxman-df9sl 2 месяца назад

    Wasiirka waa nagu dhamaatay

  • @fatxiali5603
    @fatxiali5603 2 месяца назад

    Masha allah abaayo allaha ku xifdiyo❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @SOMALIAXMAD
    @SOMALIAXMAD 2 месяца назад

    Seedi Se wax yeshay😂

  • @bashirmohamud2527
    @bashirmohamud2527 2 месяца назад

    Soomaalidu iyadaaba safar wada ah kii Bosaso joogay ayaa Jigjiga aadaya, kii Jigjiga ayaa Xamar aadaya, kii Xamar ayaa Gaalkacyo aadaya, kii Gaalkacyo ayaa Hargaysa aadaya, kii Hargaysa ayaa Jabuuti aadaya, kii Baydhabo ayaa Kismaanyo aadaya, kii Kismaanyo ayaa Gaarisa aadaya ilaa iyo tuulo ka tuulo meelna nama xirto waana sababta aynu dhaqan iyo sheekooyin badan u wadaagno.

  • @ridwaanibrahiim7760
    @ridwaanibrahiim7760 2 месяца назад

    Aniga qoftayda ciida carafo dharkii iyo xaqal ciidkiiba way isoo tidhay

  • @user-rx7pk1zq8e
    @user-rx7pk1zq8e 2 месяца назад

    Wan Ku salamay wasir Zaki

  • @MaxamedxasanMaxamed-vs3ng
    @MaxamedxasanMaxamed-vs3ng 2 месяца назад

    Saaxiib waagii hore soomaalida wey iswarhayaan

  • @saafihashi3872
    @saafihashi3872 2 месяца назад

    Wasirka salan sare❤❤❤❤❤❤😅😅😅😅😅

  • @bisharbmk6989
    @bisharbmk6989 2 месяца назад

    Aniga kenya ayan kudashee hata shikada waan maaglee ee pele

  • @hasanyacquub678
    @hasanyacquub678 2 месяца назад

    Qaabkey Ku gaartey anaa idin sheegaayo qofaa meel kasafraaya magaala kaluu tagaa kadina meeshi uu kugursana kadib carurtisu ugu sheekeyna wixii loogu so shekeyey yaraantis caruurta dugsigey ugu sheekeynayan😂😂😂😂

  • @jibrilahmed3707
    @jibrilahmed3707 2 месяца назад

    Waaku daawaday mana qoslin been rageedi sxb 🎉

  • @Hydramooon
    @Hydramooon 2 месяца назад +1

    Koko 5day 1m views kugaaadhe ka soo hadal wasiiiir

  • @Mawlid842
    @Mawlid842 2 месяца назад

    Asc dadkayigi waani jeclahay❤❤

  • @fowsiyodaahir4819
    @fowsiyodaahir4819 2 месяца назад

    Booskii raga dumarka galay booskii dumarkana raga galay 2024

  • @user-ul6fn9ie6q
    @user-ul6fn9ie6q 2 месяца назад

    Ceeb gabadh in nin ku rasaday ku wacantay qiima gabadhu waxay ku fiicantahay inu ku wadisto number kaaga

  • @Naske14
    @Naske14 2 месяца назад

    Naagaha Noooh 😂😂😂

  • @Xamdi_xilkas
    @Xamdi_xilkas 2 месяца назад

    Somalidu wa socoto wazir marka shekdane we la socotaa le meshi lgu wada sheksto qofki joga si shegayo hdne marku magalo kle ama tulo kale tago wa sey ila tahay😂

  • @Zamaal12
    @Zamaal12 2 месяца назад

    anaa sheekadaas faafiye😂😂

  • @xaawocabdimaxamuud337
    @xaawocabdimaxamuud337 2 месяца назад +1

    Mnta ani kow❤🎉

  • @khaalidyaxye6531
    @khaalidyaxye6531 2 месяца назад

    Wasiir bal xaliimooyinka meesha inoogu jira mid dharka ciida ii gada raadinooyaa 😢😅

  • @JamacFaadumo-kr1gc
    @JamacFaadumo-kr1gc 2 месяца назад

    Zaki wagardhaca miyaa tahay reer Saxo miya tahay calanka puntland baaa wadta vive reeer ayeeydey mrkkkk

    • @afnaanmohamed9765
      @afnaanmohamed9765 2 месяца назад

      Waziirkeena nooga daa tooshka qabyalada 😂😂😂😂 kaftan waaye ha igoosan yaah😂😂😂

  • @Andhiga927
    @Andhiga927 2 месяца назад

    Waar wasiir wagaas radio ayaa laysku sawiri jirey 😂😂

  • @user-kn6tr8ss4z
    @user-kn6tr8ss4z 2 месяца назад

    saki Legend ka Raga meesha ku Haya😅😅