PART 2 / FAADUMO SHEEKADII ABID UGU WAALANYD DAAWO SUBXAAN

Поделиться
HTML-код

Комментарии • 29

  • @munamohamed383
    @munamohamed383 15 дней назад +10

    This is madness, sorry that you and your family are going through this I think the old man wants you and he is making his son suffer because he cannot have you

    • @MiaLabe
      @MiaLabe 14 дней назад +2

      I agree sis so sad.

    • @maryanali4555
      @maryanali4555 14 дней назад

      Facts…

    • @ifrahibrahim216
      @ifrahibrahim216 14 дней назад +1

      I all thought that he probably wanted his son wife for himself

  • @user-hq9jk9hj6r
    @user-hq9jk9hj6r 15 дней назад +3

    Hadii uu Odaga jeclaa gabadha odaga kalabka muxu ka dhibateynaya ma guursan karee haduu wiilka furo ama geeriyodo xaasidno lama yiraahdo wa yahuudnimo sidaas allha ka bixiyo dhibka walshey ka haajira meshaad jogtiin allaah Ayaa idinla jiree insha allh

  • @FardowzaHassan
    @FardowzaHassan 14 дней назад +2

    Ilaahow u gargaar wlh waa calool xumo meesha igu danbeysay wlh😢😢

  • @ifrahmuze3593
    @ifrahmuze3593 15 дней назад +2

    walahi intan habarta dilo qool ku xidhi laha

  • @user-hq9jk9hj6r
    @user-hq9jk9hj6r 15 дней назад +2

    Nacalaa sheydaan kuyaaal ee iskaga haajiraa mesha dhibta idinku heysto xasbiya allaah

  • @Xafsa_said
    @Xafsa_said 15 дней назад +3

    Subhnllh Meeshaad ku dhibtoodo waa laga haajiraa wl ilhy dhibta hka dulqaado xawqaliyada ku dadaal iyo tasbiixda inshllh

  • @user-fo6it1tt1k
    @user-fo6it1tt1k 15 дней назад +1

    Kkk reer wada xanuunsan ale waxuu ku dhahay mesha lagagu dhibo waa laga haajira may ugurto xataa moqdisho dagto tankale maba uusan dhalay odayguna gabadhuu hunguri ka haya abe gabar uu sodog uyahay ma geeyo gabarey dee odayga ku raba sadex rer unba dulmiga ka jiri kara Somaliland

  • @user-hq9jk9hj6r
    @user-hq9jk9hj6r 15 дней назад +1

    Qisadan ilaa dhsmaadka Nala socodsiya wllayal

  • @user-dm6rs1sb7m
    @user-dm6rs1sb7m 13 дней назад +1

    Hooyoda io aabah wiilka dhalayi armayi sixireeysan yihin walalyaloo sow macquul ma noqon karto ina sixiraysan yihin wlhyi sheeko iga yaabsayi waayo midan wiilka hoyadiis io aabihisab quraan ha la saaro waxab ka khadane ilhyow u sahal dadkagaa 😢😢

  • @user-fo6it1tt1k
    @user-fo6it1tt1k 15 дней назад +2

    Gabarey inta wax rad sato adıyo odaygada ilmaha moqdisho ugura meel Somali degto oo mel lagu nolada xamar buu ku nolankara ee walaley ugura xamar quransarna way leedahee

  • @user-gx4np4vr2g
    @user-gx4np4vr2g 14 дней назад

    SUBXANALAAH ILAHOW DHIBKA KAQAAD UMA DAAADA DHIBAN😢

  • @abdikariimabdikariim1651
    @abdikariimabdikariim1651 14 дней назад +1

    Rooyal nin 48 sac kusoo xero galiya soo hel ani mooyee

  • @MiaYoutube11
    @MiaYoutube11 11 дней назад +1

    Aweey dadkii ehelka ah or where are the culimaa? Gabadha reer keedha meyxey ucaawin waye reerkaan?ma magaladha oh dhan ayaa xuun mise anaa moodhey?

  • @BadraMaxamed-gg5sd
    @BadraMaxamed-gg5sd 14 дней назад +2

    😂😂😂😂

  • @user-kc1yl4ck4h
    @user-kc1yl4ck4h 15 дней назад +1

    Gabdha yaanla sii dhibateyn ninka odagu wuu ku maserrssn yahe sidan u Arko

  • @user-kc1yl4ck4h
    @user-kc1yl4ck4h 15 дней назад +1

    Habartu wala tagan filayaa

  • @user-wh7pg8dn1p
    @user-wh7pg8dn1p 5 дней назад

    𝗢𝗱𝗲𝘆𝗴𝘂 𝗴𝗮𝗯𝗮𝗱𝗵𝗮 𝘄𝘂𝘂 𝗷𝗲𝗰𝗲𝗹𝘆𝗮𝗵𝗮𝘆😢😢

  • @ArafonMohamed
    @ArafonMohamed 15 дней назад +2

    Thank u. Well. Coming

  • @aminaabdullahi7582
    @aminaabdullahi7582 15 дней назад +1

    Something is not adding up I don't believe this

  • @AbdilaahiSidiq
    @AbdilaahiSidiq 13 дней назад

    Idinkoo nolosha nocaas ah intaad dhuumataan ka Haajira meeshaa idiin dhaanta

  • @sadamabdi6766
    @sadamabdi6766 12 дней назад +1

    😡sax waa runtaa Faadumo waalid badan oo ilmomahooda kale jecel baa jira 😡😡😡😡😡😡bal dulmi eeeg ciil badanaa

  • @farxiyomaxamud4483
    @farxiyomaxamud4483 13 дней назад

    Muslin Aloow cAawiyA reer kaan oo meel amANA geyno

  • @RaaqiyaCdey
    @RaaqiyaCdey 14 дней назад

    Oday masersan wanba fahanaye ilantana maxa dhege wan yabe
    Midakala walalada hablo iyo inamaba leh igana maxa helay talow

  • @user-hq9jk9hj6r
    @user-hq9jk9hj6r 15 дней назад

    Haaa

  • @user-fo6it1tt1k
    @user-fo6it1tt1k 15 дней назад +2

    Xamar waliga hada dagan tahay qabiilkee tahay laguma dhahayo

  • @MiaYoutube11
    @MiaYoutube11 11 дней назад

    Aweey dadkii ehelka ah or where are the culimaa? Gabadha reer keedha meyxey ucaawin waye reerkaan?ma magaladha oh dhan ayaa xuun mise anaa moodhey?