هو عالم الباحث مجتهد وليس بمقلد يشير الحق ولا يهابه أحد ولا يخاف في الله لومة لاءمة بل هو يصدع الحق أمام جبابرة وطلمة له قوة تنفيد بمواجهة مساإل على كمالها مع براهين وأذلة هو واقعي له قوة إطلاع فيماجرى حوله ليس كخلق من علماء سوا
Ma laba ibnu carabi ayaa jira Waayo ibnu carabi ga aad hada mulxid ka ku sheegayso Laakiin waxaa jira Ibnu carabi sheekadiisa lagu soo bandhigay taxanaha قايمة ارظغرل , qaabka uu uga soo muuqanaayo taxanaha waa qaab cajiiba oo diin wacnidisa aad ka yaabay sid iska daa in uu mulxid noqdee .
Allahu akbar Allahu akbar allahu akbar ilaahoow xaqqa nawaafaji yaarabi
MashaAllah, walle Sheekhu Ummada xaqa waa u'ucadeeyey,
Ilaahay habarakeeyo Ummadana haku anfaco dhamaantood
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين
جزاك الله خيرا وبارك الله فيك واعانك علي الدفاع عن الحق
Jazaka Allahu kheyr Sheekh
Jazakalahu Khayree Inshallah Shekh Xasan
Ilaaheey kheer hasiiyo culamadeena
Khaasatan sh Xasaan xuseen aadam abu Salman
Ibnuqayyim Inaqalaf aed
M.a
ilaahy dinteena qiimaha badan hana fahamsiiyo, xaqana hana waafajiyo
Aamiin Aamiin
Masha allah
Bismilaah
maansha allah sheekh xassan
Alahu akbar
khayr Alle hasiiyo shekh xassaan
رجل في زمن قل فيه الرجال وكوكب سطع في دجى ليلة مظلمة
maasha allaah sh xisaan
Mashaa alaah alaahu akbar
هو عالم الباحث مجتهد وليس بمقلد يشير الحق ولا يهابه أحد ولا يخاف في الله لومة لاءمة بل هو يصدع الحق أمام جبابرة وطلمة له قوة تنفيد بمواجهة مساإل على كمالها مع براهين وأذلة هو واقعي له قوة إطلاع فيماجرى حوله ليس كخلق من علماء سوا
Jazaka Allahu kheyr
صدقت يا أخي
احست
ولا يهاب أحد
masashaalah sh xasaan alaah kuxifdiyo
اللهم احفطه
ايها المار ردد معي بلسانك
سبحاالله وبحمد سبحان الله العظيم
ilaahy dhagarta gaalada hana garab mariyo
AAMIIN AAMIIN
Xuduuda wadamada gumeysi baa sameeyey ma jiro dhul lakala leeyahay muslim iyo gaalba xuduuda waxaa sameeyey niman gumaysi ah dhulka illaahay baa iska leh wuxuuna kuwada abuuray mid rumaysan iyo mid caasi ah
waa runta wll,
ruuxa Muslimka Passport kiisu wa Laailaaha Ila Allahu, meel alaale meeshu joogaba wuxuu kaa mudanyahay qofka muslimka hiil iyo hoo , garab iyo gacal,
waxan ee lugu magacaabo ajinabi iyo soogalooti waa dhaqan eey gaaladu muslimiinta kukalafogeeyse, sababtoo ah waxeey rabaan ineey waligood midoobin, muslimiinti beey wadan wadan iyo gobolo ukala qeeybisey, midwalbana calaankiisa ayuu taagtey.
ilaahy quluubta muslimiinta hamideeyo
@@warfadayur1301 Aamiin Ya Rabb
Tawxiid ninuu laabti galay libin ilaah siiye
Lab lab iyo inuu noco bidcada laasim bay noqone
Lufluf niman irsaaq looga dhigay yuu ibliis lumine
Suufiga laleemada lehee baqtiga loo loogo
Shirkigaa lamagac baxay xubiga dhagar luus luusay
Luqmad bay kafaro uga xisheen laanti tawxiide
Ahbalada ibliis leexsadee laamiyada gooyey
Laxnigiyo bidcaday laaqayaan oy lisaan abide
Sunaday dagaal laasimaan oy lug jarayeene
Liqaaxii nasaaraday cabeen oy liq liqa yeene
Buudigay lamayracan intay laba cashee yaane
Lufluf mooye diin saxa malahan say lashaac bixine
Waa wada sandiiq ina lugayn oo lamaamuline
Kafogaada waa duul laqmaday oo ibliis luraye
Wixii khilaafsan shareecada daaquud wax kastoo lawayneeyo een xaqa waafaqsanayn daaquud
Ictiqaadu budlaan cibaado qayrolaahi
Inaad kafogaato kana tagaan
Inaad lacolowdo
Inaad gaalaysiiso
Inaad lacolowdo
Sanamka qawaaniinta intaadan lacoloobin inaad lacolowdo kan qaanuunka dajiyey sanamka
54:00
Taxiid ninuu laabti galay libin ilaah siiye
Lab lab iyo inuu noco bidcada laasim bay noqone
Lufluf niman irsaaq looga dhigay yuu ibliis lumine
Suufiga laleemada lehee baqtiga loo loogo
Shirkigaa lamagac baxay xubiga dhagar luus luusay
Luqmad bay kafaro uga xisheen laanti tawxiide
Ahbalada ibliis leexsadee laamiyada gooyey
Laxnigiyo bidcaday laaqayaan oy lisaan abide
Sunaday dagaal laasimaan oy lug jarayeene
Liqaaxii nasaaraday cabeen oy liq liqa yeene
Buudigay lamayracan intay laba cashee yaane
Lufluf mooye diin saxa malahan say lashaac bixine
Waa wada sandiiq ina lugayn oo lamaamuline
Kafogaada waa duul laqmaday oo ibliis luraye
Ma laba ibnu carabi ayaa jira
Waayo ibnu carabi ga aad hada mulxid ka ku sheegayso
Laakiin waxaa jira Ibnu carabi sheekadiisa lagu soo bandhigay taxanaha قايمة ارظغرل , qaabka uu uga soo muuqanaayo taxanaha waa qaab cajiiba oo diin wacnidisa aad ka yaabay sid iska daa in uu mulxid noqdee .
Laba ibnu carabi baa jirto
M.a