Mashaalaah ubax fahamo keep going somali wa xasiidin cudur Somaliland bay qabaan ha u baxiin ubax fahamo hiiraan bala geyan halkey caruun tedu ka so jeen boqortooydii xawaadle 💚💜❤️💕💖🥰
Asc qofkasta oo fanaan Soomaali ah in la,ataageero ❤oo lasoo dhaweeyo Aa fiican barkee Fanaaniinta Soomaaliyeed Cisma Wax Masiiso ilaa markay fan ama show At sameestaan Again Fanaan Qabiil Malaha,Soomaaliyeey Qabiil Macno Malaha Soomaali Waxa Dalkeenii Iyo Ilmaheenii Qaxiyey Qabiil Waaye,illaahay Waxaan Kabaryaynaa Inuu Noogu Soo Celiyo Sidii hore Iyo Ka Fiican Inshaa Allah 🤲🤲🤲❤️❤️❤️
UBAH FAHMO FANAANAD COD MACAAN WAXAAN KAA CODSANAYNAA INAAD NOO SOO QAADO HEESIHII HORE EE KHADRO DAAHIR SAHRO AHMED ALLAHA U NAXARIISTEE NOO SOO CUSBOONAYSII KINSI XAJI AMINO CABDULAAHI SAADO CALI ALLAHA U NAXARIISTO DADKA HADA CAAYNAYANA JOOJIYA KANA TOOBAD KEENA HEES LOO DHIIBAY FANAANKA HA KU CAAYINA🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺
SOOMALILAND BILIC IYO POWER LEH BAAN KA IMIDEE HARGAYSO BAXSAN BAAN KA SOO BAXAYEE BULSHADII SOOMAALI BEERKA WAAN KA JACLAHEE DADKAYGII QURBAHAAN U BOHOLYOOWAYEE WAAN IDIIN BARIIDSHEE MA BARIDEENEE🌺🌺🌺 GOBTII BURCO IYO BARBARO JOOGTAAY BOQORTOOYOOY IDINA MA NABAD QABTAANEE BEERTII NABADIYO BARADII CILMIGAAY. BAARBAARTII AWDALEEY MA BARIDEENEEY BEERIHII GABIILEEY BIDHAANTA U WACNAA BALADKII CAGAARNAA. ALLA BARWAAQEEYAY. BILICDA SANAAG BARTEEY DAALO KU TAAL. BIYUHU BURQADEEN MA U BAQOOLNAAYEE BIYAHUU BURQADEEN MA U BOQOOLNAAYE🌺🌺🌺🌺🌺
NIMCO SABRIYE NACAS AFSOOMAALI XUN SOOMALI SOOMALILAND NECEB MA JIRTO BEENALEEY REER SOOMALILAND AYAGAA DADKA MAAGO CAAYO HANA ISKU XISHOODAAN DADKUNA WAA WALAALO DALKANA SOOMALIA LA DHAHAA SOMALILAND DAL MA AHA WAA MAAMUL. GOBALEED🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🌺🌺🌺🌺🌺🌺
ISKU XISHOW WAA FANAANAD SOOMAALIYEED ALSHABAAB MA AHA MANA URAYSO CAAYDA JOOJI WAAN OGNAHAY IN COLAADI KA SOCOTO WAQOOYIGA MARKAA CIDBA MEESHAY TAAGAN TAHAY DHIGA UBAH FAHMO WALIGEED CIDNA MAY CAYNIN. OG GIRL🇸🇴🇸🇴🇸🇴

waaw boqoradii quruxda fanka waa fananad qaran somalilander ❤🎉 wana gandh xamar iyo hawiye wayiine u dhaxday 🩸💯🇸🇴🙏🏾
Masha allah
Waba nicmaysanaye haday quruxkeydan noo dhaxdee kkkkk👍😂
@@bayaanjama629aad iyo aad waa musicshnki weyna e subxaanyo
Mashallah hooyo ubax fahamo quruxdi qofkii
Asc qofkasta oo fanaan Soomaali ah in la,ataageero ❤oo lasoo dhaweeyo Aa fiican barkee Fanaaniinta Soomaaliyeed Cisma Wax Masiiso ilaa markay fan ama show At sameestaan Again Fanaan Qabiil Malaha,Soomaaliyeey Qabiil Macno Malaha Soomaali Waxa Dalkeenii Iyo Ilmaheenii Qaxiyey Qabiil Waaye,illaahay Waxaan Kabaryaynaa Inuu Noogu Soo Celiyo Sidii hore Iyo Ka Fiican Inshaa Allah 🤲🤲🤲❤️❤️❤️
WAAD KU MAHADSANTAHAY HADALKA WANAAGSAN WAA SADAQO QABIILKA IYO COLAADA ALLAHA NAGA SAARO WAANU IS JECELNAHAY🌺🌺🌺🌺🌺
Masha Allah beautiful voice ❤❤❤❤
Wow...❤ 🎉Ubax Fahmo ilaahow noo Kaa Daa 😊adiga iyo inta qalbiga wanaagsan ee kugu xeeran...sida Nimco Yasin...Farxiya fiska...iyo qaar Kalo badan.. 😊😊❤ ilaahow dhul soomaliyeed oo dhan Cadaw noga qabo. AMIN YARAB.
Allaahuma Aameen yaa Rabil Caalamiin🤲🤲🤲❤️
SOMAALIDA WAA DADKA ADUUNKA ISAGU JECEL WAXNA ISTARO ILAAHAY QABYAALADA CAAYDA COLAADA ILAAHAY HANAGA BAABI IYO AMIIN YAA RABI
Amiin amiin
Waaw ubax fahmo fananad qaran cod dahabley iyo nimco yAsiin fankiiyo qofa farxiya fiska noolada❤❤❤❤❤
Waaaw fanaaanad ubax daahir nolow
Masha allah maamo keep going waa hooyo qalbi wanagsan kolay reer London waay keecen noo soo dhaweya waa idinku amaano❤
🔥🔥🔥🔥
UBAH FAHMO FANAANAD COD MACAAN WAXAAN KAA CODSANAYNAA INAAD NOO SOO QAADO HEESIHII HORE EE KHADRO DAAHIR SAHRO AHMED ALLAHA U NAXARIISTEE NOO SOO CUSBOONAYSII KINSI XAJI AMINO CABDULAAHI SAADO CALI ALLAHA U NAXARIISTO DADKA HADA CAAYNAYANA JOOJIYA KANA TOOBAD KEENA HEES LOO DHIIBAY FANAANKA HA KU CAAYINA🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺
❤❤❤❤❤
Mansha allah
Waaw❤
Guul Somaliland
Yaa salaam . Mom ubax
❤❤❤
SOOMALILAND BILIC IYO POWER LEH BAAN KA IMIDEE HARGAYSO BAXSAN BAAN KA SOO BAXAYEE BULSHADII SOOMAALI BEERKA WAAN KA JACLAHEE DADKAYGII QURBAHAAN U BOHOLYOOWAYEE WAAN IDIIN BARIIDSHEE MA BARIDEENEE🌺🌺🌺 GOBTII BURCO IYO BARBARO JOOGTAAY BOQORTOOYOOY IDINA MA NABAD QABTAANEE BEERTII NABADIYO BARADII CILMIGAAY. BAARBAARTII AWDALEEY MA BARIDEENEEY BEERIHII GABIILEEY BIDHAANTA U WACNAA BALADKII CAGAARNAA. ALLA BARWAAQEEYAY. BILICDA SANAAG BARTEEY DAALO KU TAAL. BIYUHU BURQADEEN MA U BAQOOLNAAYEE BIYAHUU BURQADEEN MA U BOQOOLNAAYE🌺🌺🌺🌺🌺
Waouh nice song💚🤍❤️
Somalidu casiidsaana 1000 qof aya View dawaday heesta only 20 Aya👍🏾..
Iyadaa ugu tala gashay, somalidu ma 3 gobolbaa, mey u wada heesto dadkeeda.
@@Carafaad.Cabdikerimsomalida cafimadka qabta kama cuqdadoodan magalo wllkod ee ubax waa naag somalilander umana bahna views ee uga bax mesha 🐖🐖
UBAH FAHMO EESH CALAA HEES AFKAAGA CAANO QABOW OO SONKOR IYO HEEL LEH LAGU QABAY. YAA JECLAAN JIRAY CAANAHAA FARTA TAAG KKKKKK
NIMCO SABRIYE NACAS AFSOOMAALI XUN SOOMALI SOOMALILAND NECEB MA JIRTO BEENALEEY REER SOOMALILAND AYAGAA DADKA MAAGO CAAYO HANA ISKU XISHOODAAN DADKUNA WAA WALAALO DALKANA SOOMALIA LA DHAHAA SOMALILAND DAL MA AHA WAA MAAMUL. GOBALEED🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🌺🌺🌺🌺🌺🌺
Horta halkee laga dhalay cuqdada ayaad jaar tihin adiga miyaa kala sara😮
Somaliland waa tan lagu xiro gabadhan maskiin
Al shababb uffff

Caanyo