DABAAL DEGGA 14 GUURADII KASOO WAREEGTAY DOWLADDII KACAANKA 1984

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 24 янв 2025

Комментарии • 102

  • @asalraacmedia
    @asalraacmedia 4 года назад +19

    Aabahay sawirkisa ma xasuusto balse musiga ciidanka lootumayo iyo astaanta qaranka markan arko wxan xasuusta abahy ilahow ku naxariso col.mohmed muse ilkaboqol😭❤

  • @maryamadam6932
    @maryamadam6932 4 года назад +14

    Jalle MSB markaa dhimatay sharaftii somalia COMO. Ku jirtaa haddaan indhaha soo kala qaadnay inkaarqabayaal dhuuni raac ayaa hada in como nagu celiyo rabaan .allaha noogargaaro aaaamiin.

  • @Urcristiano-z2n
    @Urcristiano-z2n Месяц назад +1

    Somalia madowlaades laheed😮❤

  • @aminabarre5051
    @aminabarre5051 2 года назад +6

    Waxaanku dhashay isbitaaladeedii waxaan waxkubartay iskuuladeedii waxaan kucayaari jiray si nabadgelyo ah waa imid ayadoo lamaraayo ciidanku gaardinaayo miigag aywadaan wiilal soomaali oo isrogrogaaya jincahana liido nabadgalyo ugu dabaalano aloow macaanaysaa qabiilna maanan aqoon

  • @abduqadirjimcalejilal4340
    @abduqadirjimcalejilal4340 5 лет назад +14

    Tanoo kale sidey noo soo marto illaahey xagiisa waxba kama aha allaah ayaan kasugeynaa sidaan ahaan jirnay iyo kasii fiican

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi 2 года назад +6

    Allah Ha Naxiisto Aabihii Africa Jaalle Siyaad

  • @isseelmi9384
    @isseelmi9384 5 лет назад +12

    Ilaahoow u nsxariiso rabiyoow dal iyo dadba sharaftoodii markuu dhintay baa u danbeeysay.

  • @abdifatahkhalif7025
    @abdifatahkhalif7025 2 месяца назад +1

    Allow ku naxariiso jalle siyaad janadii allaha kugu casuuma aamin

  • @seryu8204
    @seryu8204 2 года назад +2

    Wuu qaldamaa kacaanku laaki in haybad iyo sharaf iyo aftaag ayuu lahaa soomalgu meel kasta ha joogtee somaalida waqtigaasi iyada ayaa wax u yeedhin jirtey kuwa manta u yeedhin a ee xalane fadhiyaa aduunyo maant a soomalgu aluu leyahay wey soo noqon ishaalaah

  • @sahalss1638
    @sahalss1638 5 лет назад +10

    Somalinimadu waa sinjigeyga
    I love somalia is the best country of the Africa 😍😍😍😍😍😍

  • @asalraacmedia
    @asalraacmedia 4 года назад +7

    Ninki abahais ama walalki askari yahy wuu ku faani jirey si nabad ah ayuuna usexan jirey mantayse ninki aabihis ama walalkis ciidanyahy naxdin masexdo ama la qarxiyey ama la diley kaga darane sharf maleh ilaahow ciidankena sharaftisa soceli

  • @xuseenibrahim4070
    @xuseenibrahim4070 Год назад +1

    Aniga markas 5 Xidigod ayaan ahay hadi wagas Hawiya uu horseed uyahay Kornel Caydiid iyo kuwikale ee qabqablayashii Lakiin Siyad bare waxas dhahay War bosaneerada aan ku fadiya Waxay noqoni mid urto wana largay 37.Sano ❤❤❤❤❤❤

  • @QURXINTAGURYAHA
    @QURXINTAGURYAHA 4 года назад +3

    Wadan awood weyn ilaahaybaa wood leh ayeynu noqon karnaa laakiin waa in aynu iska ilaalinaa guul wadaynta dib in aanay inoogu dhicin. waa in aan iska jirnaa in aanay cidi wadanka xoog ku qabsan mar danbe insha allah- markaas ayeynu kasii fiicnaanaynaa insha allah- ilaahay ha u naxariisto siyaad laakiin kuwii la shaqeynaayey ayaa wadanka ku ciyaaray cidina lamay hadli karin

  • @faysalmohamad2211
    @faysalmohamad2211 4 месяца назад +1

    Quruxdaa hawiyaa ku ciyaaray

  • @SPharaoh
    @SPharaoh Год назад +2

    Kuwii dalka burburiyey waxaa la soo baray sida wax loo burburiyo markii ay wax walba dalka gacanta ku qabsadeen Waxay garan waayeen ineey dalka dhisaan oo wadan ka dhigaan oo dawladnimo horkacaan. Dhis lama barin.

  • @lathany.3537
    @lathany.3537 Год назад +2

    Madaxda noo joogta markey arkaan wadanka siduu ahaa sow ma dareemaan waji gabax iyo ceeb sidey hantida umada ugu tagri falayaan ragaas oo jooga miyeey hadli lahaayeen xasan, Axmed madoob, faroole biix, aadan madoobe faysal cali waraabe 😂😂😂😂godka jilicoow ay ku sheekey sani lahaayeen😂

  • @Hw15243
    @Hw15243 3 года назад +4

    Masha allah, i still remember that day

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi 2 года назад +3

    Jaalle Siyaad Ma Dhiman

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi 2 года назад +4

    Xasuustii Dalkeenii Hooyo Ee Soomaaliya

  • @abdiwelihassanahmed1233
    @abdiwelihassanahmed1233 5 лет назад +10

    Somaliyey halkaa qabiil laguma gadhine qaranima lagu gadhey

  • @yusufuk9925
    @yusufuk9925 2 года назад +3

    Alla yaa raxma aape siyaad

  • @farhiaiamail605
    @farhiaiamail605 3 года назад +2

    Xhks alsh u naxaristo golahi sare xhks

  • @cabdimacalin1844
    @cabdimacalin1844 2 года назад +2

    Oktoobar waan uxiisnay yaaba heli karo

  • @jalbisgeelqaad984
    @jalbisgeelqaad984 Год назад +2

    Ilahaw sharafkii iyo karaamadii aad na siisay ee aan garan wayney noo soo celi adaa awoodee 32 sano ciqaab noogu filan yaa raxmaan yaa raxiim

    • @Clay-u6h
      @Clay-u6h Год назад +1

      Aamiin yaa rabbi

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi 2 года назад +5

    Viva Soomaaliweyn

  • @jaalesiyaadukliverpool4287
    @jaalesiyaadukliverpool4287 Год назад +2

    ALLAYARAXMA AABE SIYAAD

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi 2 года назад +3

    Dhaliyarooy Diida Gumaysiga Dalkiina Dhista

  • @SomalianTime
    @SomalianTime Год назад +2

    waxaan ma arkaan miyaa kuwa madaxda noo ah

  • @royalcase1760
    @royalcase1760 6 лет назад +7

    Maanshl waa madxadii soomaaliyeed

  • @seidabdi751
    @seidabdi751 Год назад +1

    Jaahle Max'd Ziyaad Barre Waxa Uu Ahaa Madaxwadaha Habdadka Taldadka Soomaalida Shimillo Dhan 21 !!

  • @seidabdi751
    @seidabdi751 2 года назад

    AW GEEDDI KALIIL CUMAR DAAHIR GEEDDIY SHAANBOW! Nin Kugu Garfay Maa Guulaysahaa Shanriiv Geeddi Shaanbow!

    • @seidabdi751
      @seidabdi751 2 года назад

      ruclips.net/video/RG9UMtr6r1Y/видео.html

  • @abukarmurudimumin253
    @abukarmurudimumin253 4 года назад +2

    Qabiiro military aya meesha fadhiyo sida General Samatar, General Dafle, General Barre wllhi waqti aya na soo maray Allah kacaanka soo celi

  • @XuseenibrahimXuseen-c9c
    @XuseenibrahimXuseen-c9c 2 месяца назад +1

    Kingston jale siyad

  • @MaxamedCadullqaadir
    @MaxamedCadullqaadir Год назад +1

    Anigoo kusoo koray nolol ka duwan mida xiligaas jirtay
    Hada Ayaan daawanayaa

  • @tafarimakonnen1892
    @tafarimakonnen1892 Год назад +1

    3:13

  • @farxanmaxamed5641
    @farxanmaxamed5641 Год назад +1

    Masha allaa

  • @iftiinkawarka3558
    @iftiinkawarka3558 2 года назад

    Baafin Laila Yassin waxay kamid ahayd arday 2 jiro ah oo 1982-dii Laga qaday burco kadibna school ubaaxii kacanka afgooye La geeyay
    1984-kii ayay ugu danbeeysay hooyo oo ugu tagtay
    Afgooye
    ILa maanta Layla Jagac war lagama hayo
    Isnaxariis leh Qof garanaya hadduu jiro iLa Soo xidhiidh

  • @yusufuk9925
    @yusufuk9925 4 года назад +3

    Dowladdii kacaanka caadi maaheen

  • @NOFarah-jl1du
    @NOFarah-jl1du 4 года назад +1

    Gabdhuhu raga ayey la siman yihiin...Somalia was progressive itself long time ago....

  • @seidabdi751
    @seidabdi751 2 года назад +1

    VIIVA CIIDANKA USLUUBTA!

  • @fowsiabdiraashid662
    @fowsiabdiraashid662 5 лет назад +2

    2019/7/14👨🏻‍✈️🙏💕❤️👩🏽‍✈️🇸🇴😢😢😢

  • @seidabdi751
    @seidabdi751 2 года назад

    Ciidanka Tawiishka Amse Darwiisjku Waa DURKIY amse Turkiyaanis TIIBO TURKIY!!!!

  • @seidabdi751
    @seidabdi751 2 года назад +1

    VIVA SHAQSHAQQ = Ururabanka Shanqada Iyo Shaqqaalaha Ee Qqaranka!

  • @jamaali6725
    @jamaali6725 4 года назад

    Wsa berry horeh oo salaman. Israca maha.

  • @abdirahmansahalfartaagchan8175
    @abdirahmansahalfartaagchan8175 5 лет назад +5

    ala cod karsanaa weriyaha daadihinaya oo kamida raga murtida iyo xigmada somali u sita ahna raga reer somaliland ninkaasina waa ahmed siciid cige oo aad wada garanaysaan bal siduu kelmadaha u helayo ee aanay dhib ku ahayn inuu meel ka doono u fiirsada mar qudha hadalku kama gedmanayo

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue Год назад

    Waaya waayo

  • @abmoh9216
    @abmoh9216 Год назад

    Ninka wariyaha ahi magacii

  • @NOFarah-jl1du
    @NOFarah-jl1du 4 года назад +1

    Gabdhuhu raga ayey la siman yihiin!!!....we were fucking 40 years ahead of todays so called "progressive"....let us educate Ilhan Omar...so she can teach others.....somalia will come back soon.....

  • @achrafadan4409
    @achrafadan4409 6 лет назад +2

    Yaa dawanaya 1janaayo salasa

  • @seidabdi751
    @seidabdi751 2 года назад

    Maahmaahda Ciidanka = Cid Walba Cidda Aay U Cunto Aay U Ciidamiyaan!!! [ Maahmaah Soomaaliy]

  • @AbukarMuriidi
    @AbukarMuriidi Год назад

    Sorry! Mudane madaxweyne Siyad Barre nasiib umayeelanin in aan kugu salaamo gacanteeda laakiin inshallah janada ayan isku arki-doonaa haddii Alle idmo...

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 2 года назад

    LEVESS

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 2 года назад

    LIVVE

  • @yunussalah3587
    @yunussalah3587 2 года назад

    Sheydaan siyaad barre oo ahaa sheydaanka weyn golaha sare

  • @cabdiaskari1640
    @cabdiaskari1640 10 месяцев назад

    Doofaar afweyne iyo midgaan samatar

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 2 года назад

    LIVVES

  • @Jar_javoo
    @Jar_javoo 2 года назад

    Utostos darenkaa qab towratii socotee yaalagaa badin nayunayu habarey malin odayoday habenkii habarhabar maalintii odayoday abtirsiga miya lolajeda basaborkaga yuulumin

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 2 года назад

    LIKE

  • @khadiijasaid1516
    @khadiijasaid1516 3 года назад +1

    🇸🇴

  • @MaxamedCadullqaadir
    @MaxamedCadullqaadir Год назад

    18/11/2023

  • @abdulmo4704
    @abdulmo4704 4 года назад

    AHEEEEY AH

  • @ابراهيمالصومالي-ط6ض

    هراب رءيس اثوبيا ١٩٧٧

  • @abdihakiimmohamed2253
    @abdihakiimmohamed2253 2 года назад +2

    Waxaso dhanba waxa ka awood batay afar nin oo SNM ah wa mucjiao cajiib aj ku cimro qadasho mudan

    • @qalbidaryeele
      @qalbidaryeele 2 года назад +2

      Waxaas baa lagugu so shekeeyay wll dowladi itoobiya ee reee galbeedka wateen bey ragaan cuneen malin cad ee waxa ciidankan iskugu tagay itobia yemen sudan wadamada carbeed sofiyeedki oo hormud u aha itobia colombia iyo reer yurub 1977 ki kadibna sirdoono aya dalka lagu abuuray macluul aya sida ciraq dalka kadhacday si awooda usi daciifto kadib jamhadihii aya laguso hubeeyay itobia orod tarikhda wa maguurto so aqriso niyow 4 nin hanola imaaine dad waxbartaan nahe

    • @badriabdirashiid-uy3ve
      @badriabdirashiid-uy3ve Год назад +1

      Waa beenale SNM dalku Mar kuu bur buray qabiil loo kala daatay
      Bay soo galen hargeysa

    • @drsocial6889
      @drsocial6889 8 месяцев назад

      ​@@qalbidaryeele😢

    • @HindaAbdulle-fl2jj
      @HindaAbdulle-fl2jj 4 месяца назад

      ​@@badriabdirashiid-uy3ve
      Itoobia isaaq baa jabiyay 77 .aduunkoo dhan baa la jiray wakhtigan dowladii Somalia social media may jirin itoobia isagaa lasoo heshiiyay oo yidhi walaslkiin Baan ahay ogaadeenis iyo recerv eeria ba qaata oo ii soo xareeyay SNM markaasay halmar nafta soo hureen wasnay jabiyeen alxamdulilaah Somaliland baa dib noogu dhalatay ❤❤❤❤😂

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 2 года назад

    SHARE

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 2 года назад

    FACEBOOK

  • @seidabdi751
    @seidabdi751 2 года назад

    Waxa Aanu ICICTRIRAAFSAN NAHAY Kuliyadka Sharciyadda Amse Kuliyadda Khayrciga = Dhamed Gardhe = Kuliyadka Garka = ???

  • @Shaarkeey100
    @Shaarkeey100 4 года назад

    01:42:16 aan usoo galaa mar walba

    • @abdihakiimmohamed2253
      @abdihakiimmohamed2253 2 года назад

      Waayo nio halkasi

    • @Shaarkeey100
      @Shaarkeey100 2 года назад

      @@abdihakiimmohamed2253 Waxaa bilaabaneysa muusika heeesta Talisyohiw wareersani war li daa

    • @Shaarkeey100
      @Shaarkeey100 2 года назад

      @magic 999+ Mahadsanid sxb. Dhamaanteen

  • @cabdishakuurmaxamuud6229
    @cabdishakuurmaxamuud6229 2 года назад

    Kkkkk xashiish buu meeshan ku soo bandhigey afweyne.
    T34 iyo artillery ww2 lagu galay ayey Soviets kii ka iibiyeen.

    • @salmancade8014
      @salmancade8014 2 года назад

      Bal qofkan wen maxa kaqaldan bal muxu kagalabsaday qofkab abahago kale ah

    • @cabdishakuurmaxamuud6229
      @cabdishakuurmaxamuud6229 2 года назад

      @@salmancade8014 agoontii faqashta ayaad ka mid tahay miyaa ?

    • @salmancade8014
      @salmancade8014 2 года назад +1

      @@cabdishakuurmaxamuud6229 ku lama yabayo waxa kamit tahay dadka xaqa islamed lagu so koriyey qof nocas ahne marnaba laga mayabo inu wadankisa udamqado wuxu kador bidaya in uu shisheye gumesto waligiis udaba dhaqo ku soco xaran kunaxow

    • @cabdishakuurmaxamuud6229
      @cabdishakuurmaxamuud6229 2 года назад

      @@salmancade8014 adiga ayaa xaq islaameed iyo xoolihii umadda ay faqashtu kugu soo korisey waadigan difaacayee.

    • @abdihakiimmohamed2253
      @abdihakiimmohamed2253 2 года назад

      1:20: hlkaas ila daawada

  • @naimaabdi3876
    @naimaabdi3876 2 месяца назад

    Yaa 14 iyo aa walee waan ogaa goofka xoolaheena tuug 🤨🧐🤔

  • @seidabdi751
    @seidabdi751 2 года назад

    ISLAKEEN = HARMONY = ?

  • @jamaali6725
    @jamaali6725 4 года назад

    Tuutahaa ma faqashba?

    • @Shaarkeey100
      @Shaarkeey100 4 года назад +1

      Waa 1984 tii. Faqash iyo waxaas ma jirin. Dadka meesha ka muuqda kala bar Gobolada waqooyi ayee ka soo jeedeen. Sidaa ula soco xaalada. Mr

    • @cadeycali6723
      @cadeycali6723 3 года назад

      Jama Qoladii Qabrijareys cuqdad u dhimo ee farxadda nooga leexo

  • @Call_God_Alone
    @Call_God_Alone Год назад

    Meel baas ka dhaca. Balaayadii Somali halaagga ay ilaa maanta ka degi la'dahay u horseeday.

    • @nahawi1479
      @nahawi1479 Год назад

      Waxba Maadan Sheegin,Aamuska Ayaad ku fiican tahay.Noloshaa iyo Quruxdaa Waan Soo Gaadhay,idinkuna inaad Maqashay keliya Ayaan u Maleynayaa.

    • @HindaAbdulle-fl2jj
      @HindaAbdulle-fl2jj 4 месяца назад

      ​@@nahawi1479
      Waxan dhashay geeridii cabdiraiid Cali sharmaarke hadana umaan garaadaysan siyaad bare oo la jecelyahay reer hargaysaan waan ahay waxa dhicikarta intii aan ciyaalka ahaa in la moodayay in uu fiicnaa laakiin markaan tobensano gasdhsyba waxa bilaabay dareenkii dulmiga isaaq lagu hayay alxamdulilaah Somaliland baa noo dhalatay intuujoogayba waan jiray inoo hooyo ah na wuu dhscsy