Размер видео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показать панель управления
Автовоспроизведение
Автоповтор
Maasha AllahWaa shqo abuur iyo dhiirigelin muhiim ah.MAHADSANID
Fadan kasoo hadal paypal bank ga iyo sida loo samaysto qofkii joga wadan usan ka shaqay.
Mansha allaha sxp support nasi mahad sanid keeb going
Asc ustaad duran een Envato market faafahin dheerad ah iga sii Hadii aan dhigey iyo hadi kale see ku ogaana inan dhigey iyo inkale
Mansh alah duraan sxb ilahay haku xifdiyo
Mahadsanid sxb duraanAnigu upwork ayaan profile ku leyahay as front_end developer.
Shukran
Thanks
Thanks for the details, thanks thanks
Any time!
Thanks walalo
Asc walaal duraal waan kuslaamay runti waan ku xidhanay bartan aad kuleedahay You tube ka.Waxaan doonayay inaan kuweydiiyo su'aal.Majiraan Websites aad lacag aad kasameyn kartid? Inan la dhoho Ali Osman Abdulle ayaa badanaa ka hadla, balse ma hubo iney sax yihiin.Kuwaa uu sheegayo waxa kamid ah (Allworkjob.com).Waad mahadsantahay walaal rabbina haku maamuuso aduun iyo aakhiroba.
Mustafa dhamac Bro waxaa jira 100websites ka badan oo aad lacag ka samaynkartid, lkn waxaa kala duwan qaabka. Habka 1. Hadii aad Xirfad leedahay kuwa ugu waa weyni waa kuwa uu Duran ka hadlay oo adiga shaqada qabanaaya sidaasaana qofkii shaqada aad u qabatay lacag uga dalacaysaa. Habka 2. waxaa layiraahda Affiliate marketing. Habkaan adigu wax shaqo ah maqabanaysid waxaad dadka lawadaagaysaa (xayaysiis) adeega ama alaabo ay dadkale leeyihiin adigoo isticmaalaaya socialmedia ama website aad adigu leedahay, markii qof aad adigu gaarsiisay uu gato alaabadii ama isticmaalo adeegii waxaaad ka halaysaa percentage(qeyb) shirkadii adeega ama alaabada iska lahayd. Mahadsanid
Why don't you make money with it
I did, but I also different business now.
@@DuraanAli okay its that time again, its literally past midnight here in somalia can you help me find a legitimate way that i can work online and its worldwide
ustaad sumit proposal hadu kaa dido maxa ciladu tahay
Maasha Allah
Waa shqo abuur iyo dhiirigelin muhiim ah.
MAHADSANID
Fadan kasoo hadal paypal bank ga iyo sida loo samaysto qofkii joga wadan usan ka shaqay.
Mansha allaha sxp support nasi mahad sanid keeb going
Asc ustaad duran een Envato market faafahin dheerad ah iga sii
Hadii aan dhigey iyo hadi kale see ku ogaana inan dhigey iyo inkale
Mansh alah duraan sxb ilahay haku xifdiyo
Mahadsanid sxb duraan
Anigu upwork ayaan profile ku leyahay as front_end developer.
Shukran
Thanks
Thanks for the details, thanks thanks
Any time!
Thanks walalo
Asc walaal duraal waan kuslaamay runti waan ku xidhanay bartan aad kuleedahay You tube ka.
Waxaan doonayay inaan kuweydiiyo su'aal.
Majiraan Websites aad lacag aad kasameyn kartid?
Inan la dhoho Ali Osman Abdulle ayaa badanaa ka hadla, balse ma hubo iney sax yihiin.
Kuwaa uu sheegayo waxa kamid ah (Allworkjob.com).
Waad mahadsantahay walaal rabbina haku maamuuso aduun iyo aakhiroba.