Karaamadii Ka Dhacday Xarunta Sh Xasan Alwaajidi Roob iyo koronto | Sawirka Culumadaan Lagu Dhibay

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 5 июн 2024
  • Karaamadii Ka Dhacday Xarunta Sh Xasan Alwaajidi Roob iyo koronto | Sawirka Culumadaan Lagu Dhibay magacooda ku Qaraabanayan

Комментарии • 46

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemed Месяц назад +7

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @degan4
    @degan4 Месяц назад +6

    Illaahay wixii aad ka rajayso qalbi nadiifa waa ka helaysaa❤❤❤❤❤

  • @HabibaMohamed-mx2wi
    @HabibaMohamed-mx2wi Месяц назад +1

    Masha Allah Tabarakalah.Majaaliska Quranka kuruxsana.Allaow Sheikh Hassan AlWaajid Barakey.Ameen.

  • @user-ty3tu6dl4r
    @user-ty3tu6dl4r Месяц назад +2

    Naacam 😢walahi ilahay ❤️☝️adoonkisa ma ciibeyoo😢😢

  • @mashkookemediachannel
    @mashkookemediachannel Месяц назад +2

    Ku sali nabiga scw ❤

  • @abdulahinuraaya6709
    @abdulahinuraaya6709 Месяц назад +3

    Walaal badbaado waa mahadsantahay sh waajidi qayr allaha siiyo iyo adiga managu dheereen anoo rabo uu iga dhamaadey noosoo badi barnaamijyadan oo kale imaankaa noogu dhismaayo @@@@@

  • @user-pb4zw1ct5d
    @user-pb4zw1ct5d Месяц назад +1

    Sh cabdirashiid Quran umadhigin xasan alwajidi bales walla dhegeystey.

  • @itaqillaa
    @itaqillaa Месяц назад +6

    Raab wax la dhibsado ma aha Raabku waa calaamaadka allaah
    Wakhtiyada Roobka Samada furan ducada la aqbalaa🌿💚

  • @sahroali7203
    @sahroali7203 Месяц назад

    Allahu akbar masha allah tabarakallah sheikh xasan alla haku xafido qofkii alla isku xiro oodacada ah wuu libaanayaa alla hana siyo yaqiin iyo absida alle hana siyo yaarabi🤲🏻❤️

  • @MssAnfac
    @MssAnfac Месяц назад

    Masha Allah

  • @user-cw8dw5cs9d
    @user-cw8dw5cs9d Месяц назад

    Mashalah sheikh waa shiekh wanaagsan o ilahay ku kalson waxyaabo badan baankaka faidnaa ilajay hadii ad aminto wax kasta waa waa ku hirgalayaan sheikh omar adna mahadsanid waad no so gudbisay sida qofka isku cilaajiyo no gaso gudbi inshalaah mahadsanid from america

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 Месяц назад

    JazakumuAllahu khayran sheikh xasan iyo sheikh cabdallah

  • @Jey17-xy9lu
    @Jey17-xy9lu Месяц назад

    Masha Allah shekh waxad no dhiistay niyada siidan aya lo wacdiya qufkan wax lo fahan siya alxamdu lilahi masha Allah 🎉🎉🎉

  • @MaryanHussein-nu9yd
    @MaryanHussein-nu9yd Месяц назад

    Mashaa alaah sh xasan al waajidi ilaahey ha ku xifdiyo waxaan maqlay abihiis oo u ducaynayo

  • @MandeeqCabduqaadir
    @MandeeqCabduqaadir Месяц назад

    Sheikh ilaahey ha idin xafido adi iyo sheikh al waajidi walaahi wax yaabo badan aan idinka faa iiday ilaahey cimriga ha idin barakeeyo cilmiga neh ilaahey ha idin siyaadiyo waad mahad san tihiin

  • @umuquteyba9260
    @umuquteyba9260 Месяц назад

    Masha Allah sheikheena illaahay haku barakeeyo adiga iyo inta muslimiinta ahba.

  • @Asmaaaishak
    @Asmaaaishak Месяц назад

    سبحان الله وبحمده سبحان الله العيم

  • @user-ty3tu6dl4r
    @user-ty3tu6dl4r Месяц назад

    Allah hakugu abal miriyo janaa alfardoso caala sh badbado 🎉❤

  • @user-tv2ti4pw9m
    @user-tv2ti4pw9m Месяц назад

    Maansh allah sheekh allah ha idin barakeeyo

  • @dafeahame833
    @dafeahame833 Месяц назад +2

    غفرالله لكما
    Bal shiikh aniga waxan ku oran laha kutubta towxid iyo caqidada aqrisa

    • @abu-ff8ws
      @abu-ff8ws Месяц назад

      Maxaa kalajeedaa wll

  • @InaAli-vq4en
    @InaAli-vq4en Месяц назад +1

    Macha Allah

  • @AweysAhmed-cl2qp
    @AweysAhmed-cl2qp Месяц назад

    Allhu akbar ❤

  • @user-pp3mx9qf3u
    @user-pp3mx9qf3u Месяц назад

    Maashaa Allah

  • @Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge
    @Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge Месяц назад

    Subaxnalah

  • @MubarikJARMANY-rs2rj
    @MubarikJARMANY-rs2rj Месяц назад

    Mashalah

  • @Nuursaciid-qb4yy
    @Nuursaciid-qb4yy Месяц назад

    Mucalin xassan al-waajidi waxaan oran lahaa ha iska daayo soo galidda baraha bulshada, hana diido waraysiyada nooc okale ah.

  • @user-tr1nd8fm6z
    @user-tr1nd8fm6z Месяц назад

    Mashaa Allaah
    iLaahay.hakaa abaal mariyio
    Sheekh qisooyinkaa cajaa ibka ah eed noo soo jeedisay runtii aad ayaan ugu farxay
    Sida yaqiintu kamuuqato eed.noogu soo gudbisay
    Hadaad ilaahay barido inaanu ilaahay ku qadinayn haday yaqiintaadu fiicantahay
    iyo xataa hadaad danbiyo gashayba.

  • @Samawade25
    @Samawade25 Месяц назад

    Ilaahay baryadiisa waa ajiibaa haddii Allah ducadada aqbalo ha moodin in aad dadka kale ka karaamo badan tahay, oo dadka aad kucabsiiso in aad awliyo tahay.

  • @user-zd4mj8mm5b
    @user-zd4mj8mm5b Месяц назад

    Ilahey dambi daaf weeydiso tawxidkana aqriso

  • @user-pb4zw1ct5d
    @user-pb4zw1ct5d Месяц назад

    Was isfanin

  • @CumarcabdiXanafi-yx8rp
    @CumarcabdiXanafi-yx8rp Месяц назад

    M.a sheekh xasan iska yaree camerada

  • @ibrahimmahmoud114
    @ibrahimmahmoud114 Месяц назад +1

    Shekoow muslimiinta falastiin uduceey

  • @user-cv8th6vc6u
    @user-cv8th6vc6u Месяц назад

    Waleee anagaa wax aragnay waxna laaaban

  • @cabdiraxmanxuseen8392
    @cabdiraxmanxuseen8392 Месяц назад +1

    waa beenaale bidci Alle ayaa duco iga aqbaly ayuu taganyhy inad muslim dhaba tahy aynba la hubin

  • @sacdiyoxuseen6951
    @sacdiyoxuseen6951 Месяц назад

    kkkkkkkkkkk hadaa ilaahey hanagaa qabto abgaal iyo hawargidir hawaar waa laa noogay hadaa ilaah noo weydii sheeqow

  • @abdifitaheosman5486
    @abdifitaheosman5486 Месяц назад

    Beenlow

  • @alashcariyyahchannel4302
    @alashcariyyahchannel4302 Месяц назад

    Hada ma waxaad naleedahay wahaabiya ayaa karaamo leh sow ayagi diidi jiray mida xigto ninkaan camera da usoo fadhiisto inuu isku faaniyo maxushoodo miyaa

  • @abdirashirdigninow1084
    @abdirashirdigninow1084 Месяц назад

    Burhaan Suufiya iyo iyo in lagu faano waxyaalo ayba dhici karto in ayba tahay karaamat ayaa bilaabatay.Halka taabcig Aweys qarni ee reer yemen aha ka cararay magaalooyinki laga bartay si aan looba ogaan wax uu yahay.Halka hadda media lala soo tasgsn yahay arka burhaanteeyda.

  • @mohsen6878
    @mohsen6878 Месяц назад +3

    Waa sidaas xaalku marki adigoo jaahil ah, caalim ismoodo oo aad cawradaada caalamka usoo bandhigto😂
    Qofkan feeraha weyn wax qabsada oo ceebtisa astura malaga wayey ehelkiisa?!

    • @sucdiosman8337
      @sucdiosman8337 Месяц назад

      Hada maxaad ku caaysey qof walalkaa oo aan waxba kuu dhibin. walaal Allah ka cabso manta waa aduun berina waa aaqiro ogoow. Hadii aad Allah denbi ka gasho oo aad cafis weeydiisato wuu kaa cafin. lakiin denbi aad qof walalkaa aad ka gashey Allah kaama cafinaayo ilaa aad qofkii cafis weeydiisato, mida kale hadal aad maanta si sahal kusoo qortey yuusan maalinta aaqiro Allah hortiisa joogto xusho kugu noqon. intaasna waa iga talo.

    • @muhsinosman7265
      @muhsinosman7265 Месяц назад +1

      In Aad qof muslim ah Aad u gaftaa waa qalaad Runti

    • @yusufabdi3855
      @yusufabdi3855 Месяц назад

      Kolay Adaa maalinti qiyaama laga waydiina

  • @channelforhusseindubeabdif245
    @channelforhusseindubeabdif245 Месяц назад

    شيخ أصبح مغرورا سبحان الله

  • @Jey17-xy9lu
    @Jey17-xy9lu Месяц назад

    Masha Allah