Barnaamijka Xusuus Reeb= Waraysi Maxamed Xaashi Cilmi PRT 1 By Ducaale HCTV

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 18 окт 2024
  • KALA SOCO HORN CABLE TV WARARKI UGU DANBEEYEY , HEESO , MUSIC, IYO WALIBA DHACDOOYINKA KU BIIR FACEBOOKAYAGAN / horncabletvhctv AMA BOOQO WEBSITE KAYAGAN
    www.horncable.tv/

Комментарии • 49

  • @maxamedcabdicilmi6181
    @maxamedcabdicilmi6181 11 месяцев назад +5

    Ilahay haw naxariisto wuxuu aha shaqsi wanagsan intu qof wanagsanyahay😊

  • @casuuseahmed979
    @casuuseahmed979 11 месяцев назад +1

    Maanta ayaa la aasay
    Maxamed xaashi cilmi
    Alle ha u naxariisto
    Date 20:11:2023

  • @wwomann3
    @wwomann3 7 лет назад +3

    libaax libaax dhalay Eng Muj Maxamad Xaashi Cilmi nolow xalaal quute dalkiisa iyio dadkisa daacad u ah.

  • @Hafsa-Ali1
    @Hafsa-Ali1 7 лет назад +5

    Nin fiican weeye xaqiiq Alle cimriga Haw barakeeyo

  • @saadsamatar3002
    @saadsamatar3002 11 месяцев назад

    A Nobel men. Allah ha u naxariisto marxumka. Aamiin

  • @xamdaxaali2555
    @xamdaxaali2555 10 месяцев назад

    Ilaaahay hakuu naxariisto adeer 😢

  • @hassanmaxamed4059
    @hassanmaxamed4059 11 месяцев назад

    illahay hawnaxariisto qabrigana hawnuuro Dhammaan eheladiina samir iyo iimaan haka siiyo xalay ayuu ku geeriyooday magalada Riyad ee dalka sucudia Arabia 15/11/23

  • @odowaboqore249
    @odowaboqore249 11 месяцев назад

    Allah ha u naxariisto wuxuu ahaa nin uqalmay madaxwayne in uu noqday ahayd

  • @abdirahmanmohamed417
    @abdirahmanmohamed417 11 месяцев назад

    Alle hawnaxariisto eng maxmed xaasi cilmi 😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @MohamedUbax
    @MohamedUbax 11 месяцев назад

    Alle hanaxariisto aaammmmiiiinñ yaarabi

  • @hassansayit5136
    @hassansayit5136 7 лет назад +3

    maxamed cabdi ducaale waad ku mahad santahay inaad warysato maxamed xaashi waxad Kalo warysataa Axmed mire iyo ibaraahim dhago weyne

  • @eidaanyare4987
    @eidaanyare4987 6 лет назад

    Ducaale alle cimriga hakuu dheereyo wax badan ayaan ka bartay barnaamijkaaga xasuus reeb

  • @colaadxayd2876
    @colaadxayd2876 7 лет назад +5

    ilaahay cimriga iyo caqliga hakuu barakeeyo xalaal quute ilma xalaal ehelu karaamo mohamed haashi cilmi

  • @sharmaakemaxamedbuux1392
    @sharmaakemaxamedbuux1392 7 лет назад +5

    Dhagwayne
    Ahmed mire
    maydhax
    Ciise Curaagte
    Carab Ducaale
    Xasan Cali Abokor
    ragaan soo wayso

  • @sharmaakemaxamedbuux1392
    @sharmaakemaxamedbuux1392 7 лет назад +2

    Xalaal miirad Eng Maxamed Xaashi Cilmi waa geesi

  • @harbiwadani9101
    @harbiwadani9101 6 лет назад +1

    Ibraahin dhagowayne iyo xasan Ciise Axmed mire Ito cabdiraxmaan aw Cali Faarax ayaanu aad u xiisaynaynaa ducalow ee waraysigooda noosoo gudbiya adeer mahadsanid

  • @CumarSheekh-ir3nk
    @CumarSheekh-ir3nk 11 месяцев назад

    😢ale ha unaxariato😊

  • @ismailgadiid2053
    @ismailgadiid2053 7 лет назад

    Aad baad u mahadsan tahey Weriye Ducaale, fadlan Xasan maygaag Samater ku dar xusuus reebka iyo cidii Kale ee la mid ahba.

  • @ahmedharir5863
    @ahmedharir5863 11 месяцев назад

    Alla ha naxaristo marxuumn Eng . Maxamed Xashi Cilmi oo ilaa saacad ka hor dhintay alla haw raxmado naxaris waasaca.
    Nin aqoon leh oo cod kar ah oo hal adag ayuu ahaa.

  • @hariiroomaar9326
    @hariiroomaar9326 7 лет назад +3

    waad mahadsantahay ducaale waxyaabo badan ayaanu kaa faa iidnay lkn weli waxaajira rag badan oo kuuhadhsan sida ibrahim dhegawayne iyo Ahmed mire

  • @zakihaji6391
    @zakihaji6391 7 лет назад +5

    Waa geesi Lkn ma joogo wadankiisi iyo shicibkiisi lkn waa nin waxqabad

  • @cabdifataaxmaxamed8670
    @cabdifataaxmaxamed8670 2 года назад

    Kusoo dhawoow markiska daaru AL Furqan online.
    Hb fudud Ood ku baran karto qur'anka kariim ka ah iyo culuumtiisa hab online adoo jooga gurigaaga iyo goobtaada shaqada hab online ah .
    Welcome

  • @mrabdirahman9641
    @mrabdirahman9641 7 лет назад

    ducaaale noolow ader gacaliye saxafi qliya

  • @jarmaliyojacayl8254
    @jarmaliyojacayl8254 3 года назад

    Waaf mahdantahay ducaale

  • @mahadhussein5320
    @mahadhussein5320 7 лет назад

    dhagaweyne iyo xassan ciise ayaa ku dhiman ducaale

  • @hariiroomaar9326
    @hariiroomaar9326 7 лет назад +2

    waad mahad santahay

  • @badrimustafe7830
    @badrimustafe7830 3 года назад

    Maxamed xaaji cilmi nolow intey nololi jirto

  • @salmanura5109
    @salmanura5109 11 месяцев назад

    alle haw naxariisto wuxuu ahaa geesi somaliland ka baxay xalaal miirad buu ahaa tariikhda qortay

  • @ibnomar7595
    @ibnomar7595 7 лет назад +2

    mnCha allllllH

  • @dayahjama7454
    @dayahjama7454 7 лет назад

    Mahadsanidin

  • @hanaqadhorumarka1411
    @hanaqadhorumarka1411 6 лет назад

    Cabdiraxman aw cali ba ku hadhay

  • @mahdicabdi9676
    @mahdicabdi9676 7 лет назад

    wxaad waraysataa ibraahim dhagawayne iyo axmed mire

    • @maxamudarte1432
      @maxamudarte1432 7 лет назад

      cawl yare, maxamed elmi xaashi praises hiself , he is not the only hero.

  • @guledguray2663
    @guledguray2663 4 года назад

    Xumaan reeb iyo ducaale beenaale.Taariikh hore dad aan laheyn oo S N M ka bilaabato taarikhdooda Iyo Waanala xasuuqay yaad rabtaa inaad been uga dhigto taarikh aan jirin.xumaan reeb..

    • @caashaqalbi882
      @caashaqalbi882 4 года назад

      Waa run inan xasuuq dhacay lkn adigu liita wax laga waydiineyn ayaad tahey.

    • @buufiyahaweyn7430
      @buufiyahaweyn7430 3 года назад

      HHHHHHH IBNU HAAD INA AFWEYNE
      MAXAA KA GALAY XUMANTADII AYAAD LEEDAHAY HA SHEEGINA CAWAAN
      BADTAHAY SI FIICAN BAD NOGU MUJISAY COLADADA

  • @atamayste4593
    @atamayste4593 11 месяцев назад

    Alle haw naxarisro caway tiisi noqotay lkn taarikh bu uga tegay dadka waa ninkibla dagaalamibjiray musmaasuqa somali baa bi.iyay

  • @kaafaayali6293
    @kaafaayali6293 7 лет назад +3

    arlada soomaalidu degto kkkkkkkkk riyo iyo ruwaayad buu ku jiraa Ducaale

    • @mukhtarothman2184
      @mukhtarothman2184 7 лет назад +5

      kuma jiree ru ayuu sheegaya wuxuuna wadaa xusuus ururin sxb dhaleecanta jiooji oo bal ugu yaraan halkad joogto wax u qabo

  • @mahamedabdilahi2122
    @mahamedabdilahi2122 5 лет назад

    Barigii schoolkuu fasax nooga dhigay

  • @DH-yi5dx
    @DH-yi5dx 7 лет назад

    mujaahid general jidhif baa kuu hadhay

  • @sharmaakemaxamedbuux1392
    @sharmaakemaxamedbuux1392 7 лет назад

    xasan ciise Jaamac kuu hadhay

  • @awilsuleiman4250
    @awilsuleiman4250 4 года назад

    sasuus reeb somaliland ha noolaaato

  • @azlmcl198
    @azlmcl198 7 лет назад

    hahaha

  • @kaahinyare7566
    @kaahinyare7566 6 лет назад

    Ina xaashi waa ninka qabyaalad xumo intuu ka qabo xaflad ilyartu is qabatay ka dhex yidhi
    Dahabshiil lacagta ha dhiganina hadaad sacad muuse tihiin ku lahaa
    Ninka noocaas ah xataa aqoontiisa in la qaato ma mudna

  • @kaafaayali6293
    @kaafaayali6293 7 лет назад

    beenaale kacaankii waxba ma qaban kkkkkkkkk kacaanka dad waa dilay lkn wax waa qabtay

    • @maanoche9742
      @maanoche9742 5 лет назад +1

      kaafaay ali halkuu waxkaqabtay waa la yaqaan lkn Hargeisa maya waxba kama qaban

    • @salmanura5109
      @salmanura5109 11 месяцев назад +1

      alle hakuu naxariisto wuxuu ahaa xalaal mirad walaahi tariikhda ku qortay tiiriig naga damay buu ahaa