April 21, 2024

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 17 окт 2024

Комментарии • 93

  • @filsayusuf1048
    @filsayusuf1048 5 месяцев назад +1

    Masha Allah keep going mamo❤️

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 5 месяцев назад +2

    Mashaa Allah habo
    Talo wanagsan, Alle SWT hakaa abaalmariyo taloyinkaga wanagsan, wan ku tala jirnaa in aan ku korino labadeena wiil wadankii, Alle hanoo fududeeyo dhamaanteen, Allahumma Aamiin Aamiin Aamiin ya Rabb❤💖

  • @naimaali2737
    @naimaali2737 5 месяцев назад +20

    Habo markan maqlo waxa ladhalay iyo dhulka martii loo yahay waan ooyay 😭😭😭 5 sano reer leeyay waliiy waxba maan dhaliin ilahay hay siiye awlaadee🤲🤲🤲

    • @hindaseenyo1556
      @hindaseenyo1556 5 месяцев назад +3

      Ilaahay ayaa kusiinaya macaan badan ilmo khayr qaba sabur insha allaah Ilaahay bari sadaqo badana baxso

    • @naimaali2737
      @naimaali2737 5 месяцев назад

      @@hindaseenyo1556 amiin amiin abyo haye

    • @safiyofarah-gs9qx
      @safiyofarah-gs9qx 5 месяцев назад +3

      KUWO QEYR QABA OO CAAFIMAAD QABA ALLAHA KU SIIYO ADIGA IYO INTII ISLAAMA

    • @umulqeyrburaale
      @umulqeyrburaale 5 месяцев назад

      Abaayo ilhy ubad qeyr qaba oo ku aaso allha kusiyo

    • @AM-jd2fq
      @AM-jd2fq 5 месяцев назад +1

      Si deg deg ah Allah ha kuugu deeqo mataanayaal baariyo ah amiin

  • @umusiham-gy6rq
    @umusiham-gy6rq 5 месяцев назад +4

    Mama soomali suuqa khudaarta maad na tustid khayr allaha ku siiyee❤

  • @KhadroMahamoud
    @KhadroMahamoud 3 месяца назад

    Ilaahow haku qaadin habaryar guriga aad dhistay rabi haku calfo amiin

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 5 месяцев назад

    Lamu Island is so beautiful, greeny and clean, Allahumma barik💞😃

  • @aishaabdullahi8574
    @aishaabdullahi8574 5 месяцев назад

    Mansha.allah tabaraka af kaaga caano la gu qabay

  • @Maryamasuldaana
    @Maryamasuldaana 5 месяцев назад

    Mashallah Mama Somali, may Allah bless you.

  • @LeilaFamily1
    @LeilaFamily1 5 месяцев назад +2

    Asc habo malaga hela guri kira ah waa meel aad qurux badan

  • @shukriabdullahi8049
    @shukriabdullahi8049 5 месяцев назад

    Asc
    Sthy xld Habo?
    Telkaaga ma helikaraa
    Adigoo raaliya waxaan rabaa in aan ku lahadlo se prevet ah

  • @FalisOmar-cq7po
    @FalisOmar-cq7po 5 месяцев назад +1

    Asc boos laamiga saaran waa imisa habo .waxbarashada waa imisa calaa cunug bishii qeer Allah kusiya waad nadhiragalisaa

  • @Som-Hanoolaato
    @Som-Hanoolaato 5 месяцев назад

    Ma Sha ALLAAH
    Talooyin wanaagsan kuugu jeclahay meeshaas ka siiwad walaashey 👍
    Mahadsanid, abaayo

  • @fowzia-hy6fc
    @fowzia-hy6fc 5 месяцев назад

    Maashaa Allaah mama soomaali Ajar iyo xasanaad Allaha kaa siiyo waanada iyo talooyinka wanaagsan ee waxtarka leh ❤

  • @Hodansooliyosaanag1987
    @Hodansooliyosaanag1987 5 месяцев назад

    Mashallah mama you are looking beautiful and young

  • @binfaqiibnulbalad1387
    @binfaqiibnulbalad1387 5 месяцев назад

    Mama somalia qof fcn waaye masha allaah tabaarakalaah alah xafida cumri dheer iyo cibaafo alah siiyo

  • @abdiaziz8682
    @abdiaziz8682 5 месяцев назад

    Mashallh wan jecelahy wanada iyo dhirag galintada mammo waxan kujirah hoyojinka qurba joga i nosoo badi wanada iyo hormarka Inshllh mahadsanid hoyo

  • @AminaHassan-gg2fl
    @AminaHassan-gg2fl 5 месяцев назад

    Masha allaha waa meel qurux badan marka baan labo bari joogay waqti hore

  • @AhmedNuur-n7b
    @AhmedNuur-n7b 5 месяцев назад

    Masha allah mama somali wacyahelin loo bahna ayaad somalida u soo jedisay ajir iyo xasanaad allah ka siyo wixi hurdo hurdada ka kaca

  • @sahroali1967
    @sahroali1967 5 месяцев назад

    Masha allah mama somalia wale dad waxa waad ushegtey alla haka ajarsiyo qaali alla haku xafido adigo kale oo wanaga dad larabo alla hano badiyo shukran mama qaali❤❤❤❤

  • @AM-jd2fq
    @AM-jd2fq 5 месяцев назад

    Masha Allah,Allah ha kuu barakeeyo

  • @NaadiraIsmail
    @NaadiraIsmail 5 месяцев назад

    Ascwrwb Maama Somaali walashay aadban kuu salaamayaa illahay haku barakeeyo wlle talooyinkaga aadban kuugu raacsanahay wlle waxan kaloo kaa codsanayaa inaad numerkaaga isoo dirtid waxan rabaa inaan kula hadlo oo aad wax iga qabato magalada inshaa Allah hada kahora waan ku soo qoray farin wax umalayn fariimaha kugu batay bal walaaley isoo nr kaga wax jogaa UK

  • @hafsaibrahimhassan
    @hafsaibrahimhassan 5 месяцев назад

    Wlhi mama somaali aniga hada canada ayaan joogaa 5 bilood
    Habeen iyo maalin wax kale kama fikiro
    Saan ku so noqon lahaa
    Aniga nairobi ayaan daganaa
    Xaafad raqiis ah hadana walaalahey
    Ayaa dagan alx
    Wlhi mama somaali
    Sharciga samir aan ku sugo
    Ilahay ha ii siiyo mamo
    Ii so ducee labo caruur ah
    Ayaan heystaa
    In ilahay igu xitfyo intaan
    Sharci helaayo

  • @kayfhassanmahamad6223
    @kayfhassanmahamad6223 5 месяцев назад

    Walaaleey Run haddaa rabtid Qurbo haddaa rabtid in aan ka Soo qaxno Number lagaa helo na Soo sii!!

  • @iftinqajawan13
    @iftinqajawan13 5 месяцев назад

    Mashalah wa Mel buuq iyo sawaxan jirin madaxa kudagso kufican intasocoty ilahada qofna ma arag

  • @xamarey8143
    @xamarey8143 5 месяцев назад

    sidaas darteed ayaan kuu leeyahay lacagta waad ku dhagantihiin anagu shaqo sahal ah ayaan ka soo shaqeyney tiinoo kalana awn ahey tan soomaaliya oo kalana ahey anaga ilmo lama soo cararin ee soomaaliya ayaan u soo xiisney maama soomaaliyeey

  • @kayfhassanmahamad6223
    @kayfhassanmahamad6223 5 месяцев назад

    Helloooo hadal ma ahee Meel lagala soo xiriiro ma’leh miyaa Abaayo?????????????????????

  • @faadumo116
    @faadumo116 5 месяцев назад

    abaayo raqamkaaga iso dir walaal wcs

  • @fadomoabdi8286
    @fadomoabdi8286 5 месяцев назад +1

    Asc habo meshaan Nairobi intay u jirtaa iyo sadexda qol waa meeqa kirada number kaaga isoo dir habo please waan u baahnahay suaalo ku way diinlahaa khyr Allah ku siiyo wax fican ayaad wadaa

  • @aliadventures9671
    @aliadventures9671 5 месяцев назад

    Waa ku salaamay mama Somali, numberkaaga isoo dir

  • @Caliya529
    @Caliya529 5 месяцев назад

    Mama soomali dhaqalhi aad ka hadli jirtey dip nogu celi hooyoyin yar yar ku dawanaya ooan aniga ka mid ahe Adun iyo akhiro meel wanagsna ku danbe

  • @maryamokulane8467
    @maryamokulane8467 5 месяцев назад +1

    Asc is very nice place can

  • @fardlemi8038
    @fardlemi8038 5 месяцев назад

    ASC, maamo xagee kala soo xariira??? Mesha dagantay ayan wax ka rabay e 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @safiyofarah-gs9qx
    @safiyofarah-gs9qx 5 месяцев назад +2

    WAAN KU SALAAMAY MAAMO SOOMAALI MARQAATI ANAA KAAGA AH ILMAHA MARKA AFRIKO LA KEENO WEY ISBADALAAN HAMI AYAA GALAYA IYO HAWO ADUUN WAXNA WUU QABSANAYAA INDHAHA U FURMAYA 11SANO AYAAN DEGENAHAY ALXAMDULILAAH

  • @SafiaKabail-p3u
    @SafiaKabail-p3u 5 месяцев назад

    Maama soomaali baaraka laah

  • @Yaboy.22
    @Yaboy.22 5 месяцев назад

    Maansha Allah, allaha kuu barakeeyo

  • @maryamokulane8467
    @maryamokulane8467 5 месяцев назад +1

    Masha Allah

  • @amaalmoha3681
    @amaalmoha3681 5 месяцев назад +2

    Edo mamo somali wa ku salamay

  • @haweyofarah753
    @haweyofarah753 5 месяцев назад

    Mansha allah waa runta mama ❤

  • @ima6291
    @ima6291 5 месяцев назад

    Wlley aniga iyo 3dhalinyara biilka imisa igu filnankarto

  • @SucaadCail
    @SucaadCail 5 месяцев назад

    Waa xagiina maaha xagayaga nimcaa fadhida

  • @Duqa-magaalada
    @Duqa-magaalada 5 месяцев назад

    Gaalo ka guur ee gaalo uguur maxee ku kala duwanyihiin kaliya waxaa ka guurtay cimilo qabow una guurtay cimilo kulul. Dhaqan, diin iyo afkeena hooyo uma guurin weli dhul shisheeyaa ku nooshahay weli waxaa la joogtaa kuwii qamriga cabaayay sida casiirka marka umadeena u xayeesii dhulkooda hooyo kaama caqliyaree

  • @FadumaMohamed-y3x
    @FadumaMohamed-y3x 5 месяцев назад

    Please talk about education in the city

  • @sudiyusuf5269
    @sudiyusuf5269 5 месяцев назад

    Meeshaa walaley nimanki habaarnaa ayaa xoogkuleh dadkana beerahoodi kaqaateye see looga amaan helayaa?

  • @AminaAhmed-g9z
    @AminaAhmed-g9z 5 месяцев назад +2

    Aamiin aSC dumaash see tahay

  • @Gory-ali
    @Gory-ali 5 месяцев назад +1

    Asc. Habo. Waan kusalaamay.
    Laba jeerbaan. Raqamkeyga. Kuu soo. Qoray. Si aad. Iiga. Caawiso. Dhulka. Sucuudigaan. Daganahay. Caruurtiina. Sadexsano. Iskuul. Iima. Hogan. Sharciga. Oo nalagu. Cadibay. Awgeed. Marka. Inaan. Soo. Guan. Rabaa. Habo. Xaga. Dhulka. Iga. Case. Oo. Iga soo. Wac. Raqamkeeyga. Waayo Laga. Maheysto.

  • @xaryanxarago3587
    @xaryanxarago3587 5 месяцев назад

    Salaan sare abaayo amino waa ijabo

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 5 месяцев назад

    Guuleysta dhamaantiin habo❤

  • @amun6894
    @amun6894 5 месяцев назад +3

    Guriga na tus dhexdisa please

  • @AminaKhalifYousef
    @AminaKhalifYousef 5 месяцев назад +1

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @ArdoYussufBarre-qp4tp
    @ArdoYussufBarre-qp4tp 5 месяцев назад

    Mamo numberka MA issinkarta pls meshan waankuqanceee❤

  • @sucdiabdirahman9049
    @sucdiabdirahman9049 5 месяцев назад

    Mamo kawaran guryaha kira ahaan qali miya mise raqis noga so waran

  • @UbahWarsame-zt1ue
    @UbahWarsame-zt1ue 5 месяцев назад

    Xafadaan magaceed habaryayer

  • @ima6291
    @ima6291 5 месяцев назад +1

    Oolaamigad sarantahay ileyn

  • @KhadroAli-fz1jt
    @KhadroAli-fz1jt 5 месяцев назад

    Kenyanku wa dad wanaagsan oo lala noolaankaro degan adaableh af&adinba waka nabadgeli

  • @xaryanxarago3587
    @xaryanxarago3587 5 месяцев назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @umruweydo832
    @umruweydo832 5 месяцев назад

    Waan kuu bahanahay

  • @umruweydo832
    @umruweydo832 5 месяцев назад

    Wcs xagee lagal soo xiriri karaa lwalal

  • @istarabdi1526
    @istarabdi1526 5 месяцев назад

    Wcs walaashay ina tahliilay

  • @amun6894
    @amun6894 5 месяцев назад +2

    Guriga na tus qolalka please

  • @sahroduraan6529
    @sahroduraan6529 5 месяцев назад

    Jzk

  • @umuhamza1551
    @umuhamza1551 5 месяцев назад

    Mama dalaayad qaado qoraxda

  • @nestehamohame
    @nestehamohame 5 месяцев назад

    hadey meeshu waxabarasho ledahey Quran iyo maadi laga helayo maxa magaalo ku faleyesan

  • @Ilyas-zd4rv
    @Ilyas-zd4rv 5 месяцев назад +1

    😊🙂🤔🤔w.k. SaLaaney Horta. AAD baad u DHuuDHuuBATAyE, Sey¿?? W'X u jIRAANIIN, HAWSHA weyn⁰⁰d HAySID🙂darteed MIYAA???✍️👀🧠

    • @Ilyas-zd4rv
      @Ilyas-zd4rv 5 месяцев назад

      🤔😊🙂👍GACALIS0=💛

  • @AM-jd2fq
    @AM-jd2fq 5 месяцев назад

    Wcs wr wb